Drs asc wad ku mahadsantahy sida qurxoon oo markadta maclumad tayo leh nola wadagtid marka waxa ka codsanaynah inad barnamuj kasosamysid علم الجنيات ..وصفاة سائده ومنحية كيف يؤثر امراض الورثيه ب دي ان ايه اشكرك
Asc dr halmar waxaan u rabi laheyn dhkhtir dalka jooga Marwlba wxee wacaal ka qabaan Seniority according to the surgery Vedio noga so hhbeey challenge hde wx ka jiraaan
@@Xaaji1nio carabta dhan miya dhaqankas leh ma aqn Sudan waa soo arky tabtaas ayay ahaayeen waliba qodoba kle uu ka hadly way wadaagaan kuwa negative ka iyo kuwa positive ka ahba gaar shekada ma aqn sudanta riyaawad ayay ka sameeyeen 😂😂😊
Dr. Fikrda eh in somalidena bartan hadalka wngsan Wn kugu racsanhy hadalada wngsan carabta qar wey kasimanyihin somalidena dadka dhaliyarada ah markey duceyan wexe kudhahayan wayel mathy marka lo الله يعطيك العافية❤
Dhaqalaha aad miyu uga raqisan yahay dalka somalia plz video kaso samey xaga dhaqaalaha waana fikrad fiican Dr cadnaan
Aad iyo aad ayaaN kaaga mahad celiyaa dr cadnaan run ahaanti waa noo dadaashay in bdn
Subaxaanallah dalka khatar aya ka wcn malaah waxas wey ku yar yihiin
Mahadsanid dr adnan war bixintan wn u bahna
Xog badanbaad noo faaidaysay 😊mahadsanid
subaxanaAllah waa yaab yaa ala bisinka
Waxan rajaynayy inaan imaado maser waad ijeclaysiisay shukran jazaka llaah khyr
Mnshlh dre shkrn
Shukran Dr
Walaal aad ayaa mahadsantahay waa video wax badan aan Ka bartay.
Dr mahadsanid ❤❤❤
maasha Allah dr barnaamijkaan laba mar daawaday codsi dhawr xalqo ka sameey masar aad ayaan ujeclahay ka sheekeenteeda
Thanks Dr Adnaan
Shukran
Walhi ano cusub baa macalin masari ah ba wuxu igu yiri waliga dadka ha aminin tilmanta khaldanbey ku sinayan ❤walhi wan kufa idey
Dr sidee ardayda soomaaliyed minxo kuhelikaraan ama ugu fudud ay kuimaankaraan
Dr ❤ shurkn waxbadn no faidaysay❤
Mahadsanid dr. Adnan
Dr inaan kula soo xidhiidho ayaan doonayaa inte kaa helaa
Dr ado mahadsan ka so hadal qalalka caruurta ku dhaca
Thanks dr adnan😊
جزاكم الله خيرا جزاء
يوم من الايام
Wan tagi doona masar
ان شاء الله
Dr adnaan mahadsanid
somali yodhan hadi laga heli lahaa 100 kiba 50 qof adokale ah marhora horumar garilahen oo haqiiqa inolow DR adnan🥰🥰🥰
احنا اقدم منهم واحسن منهم خلقا somali landheerayaal meel walboo joogtaan
insha Allah cardiothoracic surgery inan kabarto ayaan uimadhi dona.
luqadha carabiga aad ayaan uxiseya.
salaamullah doc
Thank you so much 🫡
Drs asc wad ku mahadsantahy sida qurxoon oo markadta maclumad tayo leh nola wadagtid marka waxa ka codsanaynah inad barnamuj kasosamysid علم الجنيات ..وصفاة سائده ومنحية كيف يؤثر امراض الورثيه ب دي ان ايه اشكرك
Aad iyo aad
Masha Allah dr.
Mashallah waa i jecleysiisay Masar.
ماشاءالله شكراً
الله يرضى عليك
Thanks dr keep going
thank you so much d.r adnan❤
Asc dr halmar waxaan u rabi laheyn dhkhtir dalka jooga
Marwlba wxee wacaal ka qabaan
Seniority according to the surgery
Vedio noga so hhbeey challenge hde wx ka jiraaan
Thanks 🙏 Dr wa sax intad sheg tay masar 2 jeer ayan dalxiis u tagay aniga from America 🇺🇸
Minaxada, siday ardaydu somalidu ku helan muuqaal ka soo duub. 🙏❤
Dr shaqo malaga heli karaa
Dr tnkis ❤❤❤❤❤
M.a Dr thnkz👍
Mahsanid dr❤
Mahadsanid Dr adnan waxan kaa codsan lahaa wadooyinka io sida loosoo applyy gareysto minxooyinka weliba kuwa caafimaadka takhasuska sare
M,a Dr adnaan
Mansh allah mahadsanid
Mahadsanid dr ❤❤❤
Macluumaad muhiim ah thanks Minxada gaar ahaan azhar University
Taaz wa nasiib wafican inta adimanin ina xareysato
Mahadsanid Dr Adnan ❤
Dr minxoyinka side lo apply gareysan kara
Sidee lagu imaan karaa masaar zxp
Mahadsanid dr
Thank you so much
Shuran
Dr thnks sas baanba masar kujoognaa
Wxn sooxasuusty khiyanada
Mrkaad kahadlaysay comment gbdhi bixisay Oo Ay leedahay masar waaba fircoon yaryar dadkeedu😂
Waxbadan bad iga caawisay Nov ban kusoo wajahany❤😊
Masha allah dictoore si wacan baa usoo tabisay 😂 mida cunta ayaan ayaan kuquslay aniga igu yartahay dhahaya😂😂
Dr aadbad umahadsanthy
Wxn rabaa inan u imaad masar dhatarka ENT maku fcnyihin
fuuw foorida waa kudheraysaa ustadka 😁😁
Waa macluumad aad uwangsan
Diktore mahadsanid lkn waxaa kaa codsanahaya in aad ka soo hadasho sida loo apply gareeyo minxooyinka jamacadaha masar....
Muqaalkan waan wada dhageystay dhamantisa lkin runta waxe tahay intaan kunolahay dal carbeen nolasheyda markin bulsha ahaan bulshada masar bulsho kaxun
جزاك الله خير الجزاء
Wlaaloow scholerahip xagee ka helaaa master😢 iga caawi
ما عليش ما تجيب عيش😮
سودانين و مصر ين متقاربين شديد
Dr 9ka qodob aa shegty badankood Sudan oo an ku noolaa way lahaayeen ma aqn waxa isku dhaqan ka dhigay😂
😂 Masar iyo Sudan 1 ayey isku ahaayeen weligoood.
@DrAdnanAbdallah aaad io aad Dr, Qodobka dhaarta wax oo aad vedioga ku shegty wax bdn waa LA igu gaaday lkn hada kadip umalayn maayo😂😂
ما عليش ما تجيب عيش😮
ustaadow lkn sow balwada mabaranayaaan
Isbital somalida ay ledahy malaga fura karo miya si caqabadas uyarato 😢inta kale walaqadankara lkn
adeega waxaa waaye marabi ilaahow muu iadhaho😂
Mhdsànid dr
Thanks doctor
bisinka uma soo socdiba aad baan u jeclahy bulshaooyinka is caawiya ee akhlaaqda leh
Dr wadanka sawdiga ku istaagy😂😂
Waxbarashada masar kasoo hadal
Muuqaalkaan daawo th-cam.com/video/pJRnSmwghcU/w-d-xo.htmlsi=EGViKXLdXhCwc4H2
Adnanow ani saudiya joga runti wn ybe mlha dhrta fudedka arbto dhn baka simn
Sido kle waxa arke dumar bdn oo ad is ledahy m.a weye ba cabyan shishada yb alx anagu ddkena xun baa cba shish iyo sigar mrke noqoto dumr
Waxa ku dhan calamadaha munaafiqiinta
Tilmaamtooda waxaa ka mid ah markaa meel weydiisid اول شمال waxaas tilmaam miyaa 😆😆
MA aqn wax la dhaho qaamuuskooda Kuma jirto😂😂😂
@@mukhtarabdurahman4352 Aad iyo aad 😆
@@Xaaji1nio carabta dhan miya dhaqankas leh ma aqn Sudan waa soo arky tabtaas ayay ahaayeen waliba qodoba kle uu ka hadly way wadaagaan kuwa negative ka iyo kuwa positive ka ahba gaar shekada ma aqn sudanta riyaawad ayay ka sameeyeen 😂😂😊
Axsan naas taas 10 sano Ka hore aan maqlay😅
😂umad walba cid mudan baa talada loogu dhiibaa mansha ziizii madax idiin noqoy
Shukran Dr