01: Dalka Masar 🇪🇬 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.พ. 2024
  • 01: Masar 🇪🇬 inta aadan u guurin muuqaalkan daawo #Egypt #Somali #Hassansunni.
    Waa muuqaalo taxane ah oo aan soomaali meel kasta oo ay joogto kula wadaagayo wadamada iyo noloshooda dhinac walba sida, maciishadda, guryaha, amniga, transportation-ka iyo waxbarashada iyo caafimaadka.
    Fadlan la wadaag asxaabta muuqaaladan runtii waqti badan ayaan gelinay si aan dadkeenna ugu faa’iidayno adigana dadaalkaas ka qayb qaado sidoo kale subscribe dheh channnelkan iyo sidoo kale channelkayga kale ee ​⁠ ​⁠​⁠​⁠​⁠​⁠@Sunni.mediaTV
    Kanya.
    • 02: Dalka Kenya 🇰🇪 int...
    Please check out the channel , and if you see any value in my videos, please consider supporting by subscribing: / hassansunni
    ~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~~
    Let's stay connected:
    ✅ Facebook: / hassansunni.page
    ✅ Instagram: / hassansunni
    ✅ TikTok: / hassan_sunni
    ✅ Snapchat: / hassan.sunni
    Support My Work: by Subscribing my TH-cam channel

ความคิดเห็น • 71

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 3 หลายเดือนก่อน +13

    Dalkena Allah no hagaajiyo mel dhaanto maleh aduunka dal shisheeyaha dareen ku joog waaye dawarsi qaxootinimo daremesa

  • @ummabdullah9637
    @ummabdullah9637 2 หลายเดือนก่อน +3

    kheyr Allaha ku siiye walalow ma noga so warantid sucudiga gaar ahan madiina magalad Rasuulka scw❤❤ mahadsanid

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 หลายเดือนก่อน +3

      Waan ku dadaali dionaa inshaa Allah

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waa anoo kale waxaan la yaabay 7 badaas qodob xagga kharaahka aday wax kaa baxayan ganacsiga kuma fiicna , masar meel maaha hadaan kasoo laabtay 11 bilod basaan daganaa waa runtiis tilmaanta kuma fiicna

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah wa lo bahna

  • @nasiibmahamed9423
    @nasiibmahamed9423 2 หลายเดือนก่อน

    Jazakalaahu khair

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakalaahu khayran ❤

  • @msociologist
    @msociologist 2 หลายเดือนก่อน +1

    Many thanks

  • @abdurahmanahmed5082
    @abdurahmanahmed5082 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah, mahadsanid

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allaah wllkey mahadsanid

  • @sar3222
    @sar3222 2 หลายเดือนก่อน

    Aad iyo aad ❤❤❤❤❤❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 หลายเดือนก่อน +2

    100% Waa sax. Allah aclam

  • @sabiriinfaysal4290
    @sabiriinfaysal4290 23 วันที่ผ่านมา

    Thanks wll❤

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid

  • @user-qe9du1eh1c
    @user-qe9du1eh1c หลายเดือนก่อน

    You right

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle 2 หลายเดือนก่อน +3

    Umu duniya❤

  • @Fadumohalgan
    @Fadumohalgan 2 หลายเดือนก่อน +3

    Dhanka wax barashada waa qaali.iskoolada ilmaha yaryar ayaa ku fiican kuwa waa weyn way ku jahwareerayaan

  • @MustafKarama-mr1ss
    @MustafKarama-mr1ss หลายเดือนก่อน

    Keep going my brother

  • @waxgaradmohamed7171
    @waxgaradmohamed7171 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ani Malaysia Degi lahaa bales marka hiore Egypt quraanka iyo Arabia ilmaha u bartaan lkn was a I yaryarihin alhmdullilahi

  • @nasraibrahim4637
    @nasraibrahim4637 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masar waan jeclahay inaa kunoolaado

  • @user-xt6dp4iz6s
    @user-xt6dp4iz6s 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad umadda u adeegto

  • @c.m.g3802
    @c.m.g3802 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kenia meel Ma ahan iga tag 100%masar baa ka wacan

  • @wzupppp
    @wzupppp หลายเดือนก่อน

    Wadankiina dhista

  • @MohamedMayow-ql6qs
    @MohamedMayow-ql6qs 2 หลายเดือนก่อน

    Ethiopia 🇪🇹

  • @BaftoMedia
    @BaftoMedia 2 หลายเดือนก่อน

    Skolada fiican magacyadooda nooga soo waran sxb insh allah

  • @abdiqanimohamoud3463
    @abdiqanimohamoud3463 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks good news.
    Cimilada kawaran?

  • @ABIN--
    @ABIN-- 3 หลายเดือนก่อน

    Jazakullahu Kheir. Kenya ka shekeey inshala waan sugeynaa

    • @honestyfirst2165
      @honestyfirst2165 2 หลายเดือนก่อน

      Anaa reerkenya ah. Kenya OK waaye

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 2 หลายเดือนก่อน

    Bareyfadka raqiis maahan walal

  • @user-ie3qq5py2t
    @user-ie3qq5py2t 2 หลายเดือนก่อน

    RUNTA KA SHEGTEYYYY ADEER
    😂❤

  • @mohamedadowadan325
    @mohamedadowadan325 23 วันที่ผ่านมา

    wll ganacsi kawaran ganacsi makasameyn karaa

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 2 หลายเดือนก่อน

    Xisaabta Al-Jabra Masar Eeka Timid Mohamed Al-Jabra Aduunka Dhan Waalaga Isticmaa-laa

  • @abdukadirhayir1050
    @abdukadirhayir1050 2 หลายเดือนก่อน

    Anigaa masar joogay kunoolaa waa runtiis dhanka residence waa dhib dhib baana uga soo baxay alx

  • @ruqiyaabdulkader6669
    @ruqiyaabdulkader6669 2 หลายเดือนก่อน

    asc warbixim iga sii xaga waxbarashada airladda waayp soomali badan ayaa xagga u gurtey. iyo waxa iskoolada laga baro. wayo dadkas aad ayeey dintoda ugu adag yihiin?

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 2 หลายเดือนก่อน

    Kenya intaan ka ogahay dheh deep uma taqaanide plz

  • @maryandhaqane8681
    @maryandhaqane8681 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa sax cuntadooda xitaa ma fiicno

    • @abomoaaz7245
      @abomoaaz7245 วันที่ผ่านมา

      It is not good for you, but it is good for all Arabs and foreigners, and most importantly, good for them

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 หลายเดือนก่อน

    Mozambique 🇲🇿 kasoo hadal sxb

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 2 หลายเดือนก่อน

    As km Quran ka Somalia ayaa uga wanaagsan sibakenya

  • @balaqowhassan1043
    @balaqowhassan1043 2 หลายเดือนก่อน

    Xasan suni haye

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 2 หลายเดือนก่อน

    Adeer dad Qurbaha ka Yimid oo Pensionkoodii Ku qaadanaya Masar ma la kulantaa. iisoo Sheeg

  • @laylabugle6295
    @laylabugle6295 2 หลายเดือนก่อน

    Asc ALLAAHA kaa cafiyo tuug ma joogo aa anigaa borso leeygaag dafay madinatul nasar maxkada agteeda oo aan cidanka ka ilaalada maxkamada fogeeyn balse hada ma ogi waxaan ka hadlaayo waa mar hore masrida wax ka tugeeysan ma jiro wayo waa jaago

  • @mukhtarosman2492
    @mukhtarosman2492 2 หลายเดือนก่อน

    Horta Qeylada waa waxa somaalidu jeceshahay marka posetive ka ku dar
    Xanaaqa waxeey lamid yihiin Turkey da

  • @AH-mn9jm
    @AH-mn9jm 2 หลายเดือนก่อน

    Macaliimanta la qabsado ee ninmanka ah oo aabe guriga joogin sax ma aha.
    Waa in aan aan joojino.

  • @user-wd8qo5qq2g
    @user-wd8qo5qq2g 2 หลายเดือนก่อน

    What is the whear of Egypt and how do you know that you are not the only one who is 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-ry3fy8wh8l
    @user-ry3fy8wh8l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Luuqada ingiriiska aad bay ugu liitaan oo waa dhib ciyaalada inguriiska wax bartay oo yurub iyo maraykanka wax ku bartay lama qabsan karaan masar anigaa ciyaal UK ka watoo masar geeyey sida kalioo dhan waa okay laakiin luqadda ingiriiska ma ku fiicna

    • @Zakiwaaye
      @Zakiwaaye 2 หลายเดือนก่อน +2

      Masar intee af carabiga kabaranaayaan aa dajiyaa, kadib somalia ama Kenya quraanka lagu xifdisiiyaa, markaas waa dadaashay. Ciyaal aa kudadaashayne Europe ama America looma celiyo

  • @MOHVLOGG
    @MOHVLOGG 2 หลายเดือนก่อน

    Jawiga Cimilada Sabadkii Xaafadaha Sinalidu Degto Jaanacadaha Free malagu Helaa
    Deganaabshaha ma every one baa la siiyaa Mise Jiust Waalidka special Somali

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน

    Nin baahan markaad gurigiisa ugu tagto adiguu kucunin? Barta Masar iyo dadkeeda.

  • @liiyoos6710
    @liiyoos6710 2 หลายเดือนก่อน

    Walahi mugamaca hadaad aragto uma xiisaysid, hal daaqad ayaa 70 qof gacanta u jirtaa oo dukumintigii iyo halkii caruur 8 sawir laba isbuuc inaan lagaa qaban ayaa laga yaabaa , hadii lagaa qabto laguuma sheegaayo waxa laguugu soo celiyey, Dadka xadiiqada taxriir ayaa la daadsan yahay.

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 หลายเดือนก่อน

      Mogamaca waa meesha ku nacsiinaysa Masar oo dhan, waxaad mooddaa in ay wali joogaa 1950’s qaabka ay u shaqaynayaan.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 2 หลายเดือนก่อน

    Habar gidir kulahaa Masar ayaa itoobiya naga xorayhee?

  • @suubanseeraar3
    @suubanseeraar3 2 หลายเดือนก่อน +10

    Soomaali inay dhul shisheeye u hayaamahayaan mooyee ,dhulkooda maxaa u diiday. Arki meysid dad kale oo kutashanahayo dhul aysan lahayn.

    • @maymuun7956
      @maymuun7956 27 วันที่ผ่านมา

      Dhulka alshabaab baa dadka ku qarxinayee adigu amni ee ku dagaan mau haysaa

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul4704 หลายเดือนก่อน

    Boowe xaga caagimaadka ka mahadal ee masarida

  • @MohamedSiyad-wc1ct
    @MohamedSiyad-wc1ct 2 หลายเดือนก่อน

    Aniga dagana molasha way Kathleen ilmaha iyo gawiga Masar lakin guriyaha hada waa qaali wllo $600 oo ayaan ku dagana

  • @ahmedabdiomar7204
    @ahmedabdiomar7204 หลายเดือนก่อน

    War dalkeeena aanu dhisano aaanu u guuuro Annigu caruuurtayda Boorame ayaan geeyay oo aaanan horay u arrag waaanan ku faaaiday kuwiii Syria iyo masar iyo kenya geeeyayna anigaaa ka faaaido batay ee waddanka meeel inoo xaadhxaaadha

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  หลายเดือนก่อน

      Walaal email ii soo dir Sunni.Media10@gmail.com

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 24 วันที่ผ่านมา

    Dee dalkiina hagaajiya faqashayay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 หลายเดือนก่อน

    2:25 Indha adeega XASAN Shiikh Camal. 6Bilood malagu mari karaa?.
    Buldaananaa hadaan 6Bilood magaalada ku maro.
    Caruurta Ayakaa ba Baran.

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 2 หลายเดือนก่อน

    Dalka ku hagagaya wa dadkee?
    As somali Kenya wa dalkenaa we are Not f ok

  • @Laila-account
    @Laila-account 2 หลายเดือนก่อน

    Istaqfurulah masser raqiis mah ahan wadada nadiif mah ahan and no good for education i😮😮

  • @Mu5taf
    @Mu5taf 2 หลายเดือนก่อน

    Calanka thumbnailka kuu saaran waa India

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 หลายเดือนก่อน

      Waa Egypt 🇪🇬

    • @HassanSunni
      @HassanSunni  2 หลายเดือนก่อน

      Si fiican u fiiri

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc aniga ayaa Taney Masaru iyokeny iyo Masaru 100/100 Masaru aya fiican dadka runta u shee😂

    • @waxgaradmohamed7171
      @waxgaradmohamed7171 2 หลายเดือนก่อน

      Hhhhh ilmaha qurbaha laga keno Lee I fcn 😂

  • @Qadroali231
    @Qadroali231 2 หลายเดือนก่อน

    Nolashooda wey kacday waxa San Ku nacay beenta sheiqooda xitaa been iyo is a Dana wareeg adoo dha hay aaqira kabaq ayuu kuleeyahay aaqira gala gaaro

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waar dhukiina hagaajista gaar ahaan magaalada ugu weyn ee muqdisho maxaa masar iyo meelo qudhmay idinka galay masaari iyagaa fakhri aawadeed aduunka meel walba shiishad iyo buuri ku iibinayee yoh 😢😢😢😢😢