![Jawaahir Hussain](/img/default-banner.jpg)
- 1 112
- 13 680 167
Jawaahir Hussain
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 4 มี.ค. 2014
Kusoo dhawaada TH-cam channel keyga waxad kaheli kartaa waxwalbo kusaabsan arimaha bulshada sida horimarla nolosha tarbiya caruurta dhiira gelin naftada qisooyin ila tali IWL arimo kalo badan waa walashiinoo marwalba heegan idin ah wixi sual ah whts appka iigalaso xiriir iyo rayi qaadasho ah Facebook jawaahirHussain
#DIGRIGA TAAJ👑 ADIGRI MAXAAD KATAQAANAA NOLOSHAADA DHAN WEY BEDELMI DOONTAA...
#DIGRIGA TAAJ👑 ADIGRI MAXAAD KATAQAANAA NOLOSHAADA DHAN WEY BEDELMI DOONTAA...
มุมมอง: 5 907
วีดีโอ
#DIGRIGA TAAJ ADIGRI MAXAAD KATAQAANAN HADABA NOLOSHEYDUU SABAB UNOQDAY INEY BEDELANTO.....
มุมมอง 5K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#DIGRIGA TAAJ ADIGRI MAXAAD KATAQAANAN HADABA NOLOSHEYDUU SABAB UNOQDAY INEY BEDELANTO.....
#DIGRIGA MAAMADAN SOMALIYED CUDUR AYAY DIGRIGAN ISAAGA DAAWEYSAY SUBXANALLAH
มุมมอง 8K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
#DIGRIGA MAAMADAN SOMALIYED CUDUR AYAY DIGRIGAN ISAAGA DAAWEYSAY SUBXANALLAH
#DIGRIGA CIRIIRIGA KADIB MAXAA NOLOSHEYDA KU DHACAY SUBXANALLAH
มุมมอง 8K14 วันที่ผ่านมา
#DIGRIGA CIRIIRIGA KADIB MAXAA NOLOSHEYDA KU DHACAY SUBXANALLAH
#DIGRIGA SAMIR KADIB MAXAA NOLOSHEYDA KUSOO KORDHAY RUNTII FARXADAN .......
มุมมอง 6K21 วันที่ผ่านมา
#DIGRIGA SAMIR KADIB MAXAA NOLOSHEYDA KUSOO KORDHAY RUNTII FARXADAN .......
#DIGRIGA GOORME AYAA DUCADA LA AQBALAA AMA LADUCEYSTAA
มุมมอง 4.9Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA GOORME AYAA DUCADA LA AQBALAA AMA LADUCEYSTAA
#DIGRIGA MURAGADII KADIB DIGRIGAN FARXAD AYUU NOLOSHEYDA KUSOO BIIRIYAY ALXMDLHI
มุมมอง 8Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA MURAGADII KADIB DIGRIGAN FARXAD AYUU NOLOSHEYDA KUSOO BIIRIYAY ALXMDLHI
#DIGRIGA SIDAAN AYAAN UDUCEYSTAY SAACADO KADIB WIXI ANKU DUCEYSTAY WAAN HELAY ALXMDLHI
มุมมอง 9Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA SIDAAN AYAAN UDUCEYSTAY SAACADO KADIB WIXI ANKU DUCEYSTAY WAAN HELAY ALXMDLHI
#DIGRIGA HADIYAD BAAN IDIN WADAYE IGA GUDOOMA ASXAABTEYDA
มุมมอง 9Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA HADIYAD BAAN IDIN WADAYE IGA GUDOOMA ASXAABTEYDA
#DIGRIGA DUCADEYDA LAMA AQBALO CULEYSYO BADAN AYAA IHEYSTO ARINTAN MAXAN KASAMEYAA?
มุมมอง 9Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA DUCADEYDA LAMA AQBALO CULEYSYO BADAN AYAA IHEYSTO ARINTAN MAXAN KASAMEYAA?
#DIGRIGA XILIYADAN DUCEYSAN JIRAY ILLAHEY WUU II AQBALAY LKN MAXAA KADAMBEEYAY?
มุมมอง 8Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA XILIYADAN DUCEYSAN JIRAY ILLAHEY WUU II AQBALAY LKN MAXAA KADAMBEEYAY?
#DIGRIGA WLHI DIGRIGAN WAA MUCJISO SUBXANALLAH ANIGA HADA KADIB WAAN BADIN
มุมมอง 19Kหลายเดือนก่อน
#DIGRIGA WLHI DIGRIGAN WAA MUCJISO SUBXANALLAH ANIGA HADA KADIB WAAN BADIN
#DIGRIGA WALASHEY HODAN ONLINE IGA GAARSIIYA IYO QOFWALBA SOCIAL MEDIA YAHA KUJIRA
มุมมอง 8K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA WALASHEY HODAN ONLINE IGA GAARSIIYA IYO QOFWALBA SOCIAL MEDIA YAHA KUJIRA
#MAY.17.DEEDA WAXAAN MAANTA IDIN WADAA AQBAAR CUSUB ONLY REER SEATTLE WASHINGTON ♥️ ❤️
มุมมอง 3.3K2 หลายเดือนก่อน
#MAY.17.DEEDA WAXAAN MAANTA IDIN WADAA AQBAAR CUSUB ONLY REER SEATTLE WASHINGTON ♥️ ❤️
#DIGRIGA ISMA LAHEYN MURUGADEYDA AYAAD XAL UHELEYSAA LKN DIGRIGAN AYUU XALKEYGA NOQDAY
มุมมอง 6K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA ISMA LAHEYN MURUGADEYDA AYAAD XAL UHELEYSAA LKN DIGRIGAN AYUU XALKEYGA NOQDAY
##DIGRIGA MAANTA WAX ANIGA MUCJISO AAN UBIXIYAY AYAAN IDIN WADAA WLHI
มุมมอง 8K2 หลายเดือนก่อน
DIGRIGA MAANTA WAX ANIGA MUCJISO AAN UBIXIYAY AYAAN IDIN WADAA WLHI
#DIGRIGA🥲 3 DAAN QOF NOLOSHEYDA MA ILAABI DOONO ALXMDLHI CALAA KULI XAAL
มุมมอง 13K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA🥲 3 DAAN QOF NOLOSHEYDA MA ILAABI DOONO ALXMDLHI CALAA KULI XAAL
#DIGRIGA BI.IDNILLAH XALKA WAA UN INTAAN HADAAD SAMEYSAAN WASWAAS IDIN DAAYAY INSHA ALLAAH
มุมมอง 7K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA BI.IDNILLAH XALKA WAA UN INTAAN HADAAD SAMEYSAAN WASWAAS IDIN DAAYAY INSHA ALLAAH
#DIGRIGA TANA WEY DHACDAA QISADAN MAGAC USOO BIXIYA WLHI WANKA XUMAHAY INEY TAN DHACDO
มุมมอง 9K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA TANA WEY DHACDAA QISADAN MAGAC USOO BIXIYA WLHI WANKA XUMAHAY INEY TAN DHACDO
#DIGRIGA LOTTERY HADAAD KU GUUlEYSATID INTAAN KELIYA SAMEEY 1 HABEEN AYAA KAHARSAN
มุมมอง 8K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA LOTTERY HADAAD KU GUUlEYSATID INTAAN KELIYA SAMEEY 1 HABEEN AYAA KAHARSAN
#DIGRIGA DIGRIGAN FARXAD AYUU ILLAHEY IIGUGU DEEQAY ALXMDLHI
มุมมอง 15K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA DIGRIGAN FARXAD AYUU ILLAHEY IIGUGU DEEQAY ALXMDLHI
#DIGRIGA DIGRIGAN BADBAADO AYUU NOLOSHENA UNOQDAY ALXMDLHI
มุมมอง 9K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA DIGRIGAN BADBAADO AYUU NOLOSHENA UNOQDAY ALXMDLHI
#DIGRIGA MUGDIGAN WAXAA IGA SAARAY DIGRIGA ALXMDLHI
มุมมอง 17K2 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA MUGDIGAN WAXAA IGA SAARAY DIGRIGA ALXMDLHI
#DIGRIGA VIDEO AAN HILMAAMAY CIID MUBAARAK
มุมมอง 6K3 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA VIDEO AAN HILMAAMAY CIID MUBAARAK
#DIGRIGA NOLOSHAADA 100%80 WEY ISBEDELI DOONTAA BI IDNILLAH
มุมมอง 6K3 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA NOLOSHAADA 100 WEY ISBEDELI DOONTAA BI IDNILLAH
#DIGRIGA 4 TAN SHEY AYAAN NOLOSHEYDA KU BEDELAY ALXMDLHI ADIGANA SAMEY SIDANI
มุมมอง 9K3 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA 4 TAN SHEY AYAAN NOLOSHEYDA KU BEDELAY ALXMDLHI ADIGANA SAMEY SIDANI
#DIGRIGA MUCJISADA AAN LEYLATUL QADARKA ARKAY YUUSAN KUDHAAFIN 10 KA DAMBE
มุมมอง 7K3 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA MUCJISADA AAN LEYLATUL QADARKA ARKAY YUUSAN KUDHAAFIN 10 KA DAMBE
#DIGRIGA VLOG SAFARKEYGA SEATTLE ✈️ ILAA IYO LOS ANGELES
มุมมอง 8K3 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA VLOG SAFARKEYGA SEATTLE ✈️ ILAA IYO LOS ANGELES
#DIGRIGA MUGDIGAN WAADKA BEXEYSAA ISMA LAHEYN LKN DIGRIGAN AYUU SABAB.....
มุมมอง 8K4 หลายเดือนก่อน
#DIGRIGA MUGDIGAN WAADKA BEXEYSAA ISMA LAHEYN LKN DIGRIGAN AYUU SABAB.....
❤❤❤❤ walaal illaahay hanoo kaadaayo jawaahir
Shukran juuyeey ilahay khayr haku siiyo 😊❤
Asc wllo jawaahir mahad sanid aniga ayaa arkay faaidooyinka digriga wllo jawaabin waxkaste oo aan u baahdo ama aan alle ka baryo si dadag ah baan lay siiyaa ama tusaale ,ishaaro laytusiyaa wllo qalbigayga dhaqaalahayga noloshaydana quruxda aan u noolahay wlhi ma malaynaysid wax kale ma sameeyo kaliyahy ,quraan akhris iyo digri ii gaar ah maalinkaste aanan ka tagin bes iyo maali ka jimce gali ka danbe saliga nabiga akhriya jimce kaste bes intaas waxan ku helay wlhi ma malaynaysid axaabeey akhriya o ku dadala noloshin,risiqiina,xasilooda nafta,busharoyin fiican ,duco badan alle ka cabsi badan , risiq waasica oo xalaalah ,jidkaga oo iftiima ,salada oo kuu saxantaha ,sadaqada oo ku fududaato,qarabo xidhidhinta oo ku fududaato,xanaaqa oo kuu yaraada bal eeg wllo intaas anigaa helay arkay wlhi bilahi wax kale kuma helin e Jaliyata wa digriga ,quran akhriska,, adkarta subixi iyo galabti ,salaada jamaca oooaanku ilaaliyo bes intaas uun ku helay wllo adna ku hel oo bari ha yarato ha badnaaato
Mashaallah
Subxanalah abayo aniga msg kaada hada waxan dhihi kara Faraj ilahy iso diry way wan bilaba inshalah jazakalah
❤❤❤❤❤
Mnsh allh ❤
Asc jawahir Ina eedo iwrn xalada alxmdulaahi lambatkaga wuu iga baxay isoo qawo
Allow cajiska io culeyska iga reby shaqo xalal ah io qatuma wngzan guy's plz murad leyhy iso duceyo
Abayo jawahir setahy
Marka away diyarada mesha ku qoran ma adiga ka hadlayba
❤❤❤❤
Jawaahir ❤Ilhy haku barakeyo
Salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aamiin yaarabii 🤲
Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi caleyhi salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤أللــــــــــــــهم صــل وســــــــلم وبــــــــــارك عـــــلى سيــــــــدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين يارب العالمين
Uxibuka filaaah❤❤❤❤
❤❤
Scw scw scw scw scw scw walalayaal waxan idinka cod sanaya iso duceeya Insha Allah in ilaahay ifududeye salatu layl iyo salada subax ilaahay na riyadayda irumeyo sida qerku igu jiro alle ha idin xifdiyo dhamantin 🎉
Mashallah Huno
Scw
Cajiib cajiib cajiib Walaalayaal dikrigaan aad halooga warhayo waayo dhamaanteen waxaan ka cabanaynaa xanuunada ruuxiga ah sida cabsida,walwalka,murugta,oohin joogto ah allaah xidhiidhkiisa wanaajiya intaan iska dayno raali galinta ibnu aadamka
Mansha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️
Ma❤❤❤❤❤❤
Manshallah
scw scw scw scw
allah carabkeena ha u fudufeeyo digir oo dhan ba
❤❤❤❤
Cajiib❤
Ani diri kasta waa aqrya gabadha an ka darn 😢 albkast waa iga xirmye
Samir ani kula mid ahy 😢
Salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi wasalim salalahu celeyhi you want to do it
Maasha allah shukar walaal
Maaasha Allah❤❤❤❤❤
Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯
Jawahir abayo nosoo badi dhikrigan maxa yeelay il iyo shaydan aya nagu badan gabdhaha somaliyed hada nahay xasidka nagu badan dadka dhan albaqra mawada garanayan lkn digrigan qofkasta wu xifdinkara jinkina way lada galameysa usheeg hoyoyinka dhahayo albaqra ma garanayo dikrigan haku badashan ayagon cilaaj aadin haisku dabiban
Salalahu caleyhii wasalam ❤❤❤
Sallallaahu caleyhi wasalam mahadsanid walaal jawaahir
Aad ayaa u mahadsan tahay abaayo ajir alle hakaa siiyo
MAANSHALLAA ♥️ ♥️ ♥️
Jazaakallaahu qeyr
Maasha Allah
Maash alaah
Mashallah
Msha all wllo Waa mahadsnthy qlpi waa na dhiirri gelisa whi haddalkaaga waanku yididishaa jawahirr😢 Alh hakaa abaal marrriyo❤🎉😊
Jawaahiree wllo meel an kaala soo xiriiro iisheeg hadday macquul tahay
Masha alah Masha alah ❤❤❤❤
Ilaahayow qalbiyadeena kusug oo kuweynee digrigaada aamiin yarabi
Scw scw scw❤❤❤❤
Asc abayo. Mcnto jasaakalaahu qeyr wlshy jawahir xuseen abayo markaa ku arkey adoo ataqfaarta kasheekeynaayo wlhi aadaan uga heley marka inaan kula xiriiro ayaan rabey xagee kaaheleyaa abayo