DIGNIIN KUSOCOTA SOMAALIDA KUSOO QULQULAYSA DALKA MASAR XAQIIQADA DHABTA AH EE TAALA DALKA MASAR

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 127

  • @ayaangobdoon3254
    @ayaangobdoon3254  วันที่ผ่านมา +30

    Waa kan lambarkayga +201119258862 .
    cidii visaha dalka Masar Rabta halkan kala xiriir: +20 11 47314416

    • @umuaalaan
      @umuaalaan วันที่ผ่านมา +2

      Shukran wll

    • @ayaanmahamud3180
      @ayaanmahamud3180 วันที่ผ่านมา

      Shukran xabibti

    • @fardowsoiskufillan
      @fardowsoiskufillan วันที่ผ่านมา +1

      Maasha allah ayaan runtaad kahadashay ilaahay haku barakeeyo ina adeer keep going you are strong 💪 women ❤

    • @ShukriNoor-p5z
      @ShukriNoor-p5z วันที่ผ่านมา

      Qof magalada dadka kala bara melaha adeega melaha dalxiiska UN ku geynaayo miyuu jiraa wl

    • @xaliimoraage2302
      @xaliimoraage2302 วันที่ผ่านมา

      Ayanay wn ka helay maclumadka nasiisay ee walshay waxan raba side ku tahay dacwada qofka lo furayo

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe วันที่ผ่านมา +13

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 💗

  • @Anisa-vg3kd
    @Anisa-vg3kd 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MashaAllah Tabarakallah ayan qurux waad ku mahadsan tahay faahfahinta iyo xogta aad nasiisay inshaAllah mustaq balka in aan masar ku noolado jazallah kheyr xabiibty

  • @CimcoCdalla
    @CimcoCdalla 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw ❤

  • @naciimoxasan1105
    @naciimoxasan1105 วันที่ผ่านมา +3

    masha alaaha ❤diiragalin wanaagsan ayaa dbixisaa alah kudaayo

  • @cadercumar3753
    @cadercumar3753 วันที่ผ่านมา +8

    Anigu inaan u soo guuran rabey lkn markey Albaabka ka xirrtey reer falasaiin oogaa shaki baa iglay

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @maxamedaadanxasan2106
    @maxamedaadanxasan2106 วันที่ผ่านมา +2

    Walaashey ayaanee waa runtaa oo wixii saxda ahaay sheegtay adiga iyo awladaada alaha idinku dhowra

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 วันที่ผ่านมา +6

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 วันที่ผ่านมา +10

    Wllo waanku salaamay anigu waanku daawan jiray 2022-2023 laakiin codkagu miyuu waynaaday qaali mise anaa moodey

    • @caaishaxasan486
      @caaishaxasan486 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Laga yaabo ino hergab haayo

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t วันที่ผ่านมา +2

    ANOO MASAR IYO SACUUDIGA
    USOO SOCDO BAAN FISADA MALAYSIA 🇲🇾 HELAY ALXAMDULILLAHI MAANTA SANADKII SADAXAAD YAA KU NOOLAHAY WADANKA MALAYSIA
    AAD BAANA UGU FARAXSANAHAY

  • @NuurtoSheekhxuseen
    @NuurtoSheekhxuseen วันที่ผ่านมา +2

    M.a ilahey haku xafido walashey qaliya wlhi qof wanagsan lee San lagahela🙏❤️❤️

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa allaah ❤

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe วันที่ผ่านมา +6

    Allhu Akbar ❤️❤️

  • @habibaabdirahman7243
    @habibaabdirahman7243 วันที่ผ่านมา +2

    Woow masha Allah ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 วันที่ผ่านมา +4

    Belo waye hadal ficaneye mashallah

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manshaallaah Manshaallaah 🇸🇴🙏

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Abaayo masar Dadka dabada ka imadey wa uraqis abaayo kastumo an 50 dollar ku gadanaa Labo qol an 1500 dollar ku daganahay mesha ugu raqisan abaayo masar qofki lacaghesto wa wadan Lagu nolankaro ani 2 sano ka somaqanahay qofan wax heysan maso dhaweyneyso wadan adag ani markan imanay waxey ahed 2004 nolosha waxey ahed raqis said ah 30 xabo cesha nus Gani ahed

  • @DeganAh
    @DeganAh วันที่ผ่านมา +2

    Waa sax wllo Ayaan qali

  • @CasiidocabdirasaqYusuf-zo7sx
    @CasiidocabdirasaqYusuf-zo7sx วันที่ผ่านมา

    Ayaan waan kusalamay waxaan rabaa in aan usoguro masar inshs allsh

  • @deegoali1432
    @deegoali1432 วันที่ผ่านมา

    Masha Allh Egypti waxan adnay suumerkan bishi 7 aad dalxiis ahan wlhi wankasohelnay ciyalka xataa zaid oguhelen inkasto lawo biyot uu galay lkn Alxm gadaal weykaficnaden, xafada waxan dagnay New cairo wlhi 1 week 600€ kudagnay apartment uu ahaa oo 1 qando uyar kamaqnayn albabka wardiyo kujoogo wlhi safetigeda iyo dhamaan wankasohelnay insha Allh markale inan imano wanrajaynayna insha Allh

  • @waxkabarochannel9071
    @waxkabarochannel9071 วันที่ผ่านมา +4

    Asc waa ku salaamay

  • @RamlaAliAbdi
    @RamlaAliAbdi วันที่ผ่านมา +4

    الله يحفظك يا اختي ❤❤

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 วันที่ผ่านมา

    Xaqiiqada noo sheegtay thnks ayaaaneey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe วันที่ผ่านมา +2

    Wcs wllshy mcn ❤️

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 วันที่ผ่านมา +4

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @maryamamohamed6104
    @maryamamohamed6104 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaaney abayo xumaan ha ii fahmin lkn microphone 🎤 ka wuka cilesanyhy ama si fican ma u shaqenoyo

  • @khadramashaallahfadhiqurba54
    @khadramashaallahfadhiqurba54 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nolasha iyo kirada noo soo sheeg tlk rabaa Ayaan haber yerey

  • @zidraali9150
    @zidraali9150 วันที่ผ่านมา +2

    Ayaan wakusalamay qalpi ❤✌️

  • @Fariihachannel1
    @Fariihachannel1 วันที่ผ่านมา +2

    Please somaliyey isoo boqda channel key allah lawadada walid janada hageeyo plz ha idhafin allah ayan kugudhariyey 1k igu tura plz thank you

  • @Ifka-t3h
    @Ifka-t3h วันที่ผ่านมา +1

    Waad ku sugtay walaahi manto dhan waxa ku so wici lahaayen meqo waaye maxaa igu baxaayo good job Giza iyo madiinatu nasri meqa isku jiraan

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Marba dal anay lahayn haw yacan kodina way guben😢

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 วันที่ผ่านมา

    Ayaan khayir insh allah ❤❤❤

  • @amalcabdiqadir338
    @amalcabdiqadir338 วันที่ผ่านมา +1

    Ayaaneey dadka masar u dhashay ayagaaba carabta khaliijiyiinta shaqo u doonto.

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha Allah ayaaneey maxaan uxiisay baagooronkaa kaa dambeeya❤❤❤❤❤🎉

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen วันที่ผ่านมา

    Wcs abyo ayanah xbbt❤❤❤

  • @bilicdawadanka4199
    @bilicdawadanka4199 วันที่ผ่านมา

    Labadan maalin niyada ikaka jirtey Alxmdulilaah hadaba ka so hadashey Alxmdulilaah

  • @sacdiamohamed9194
    @sacdiamohamed9194 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 14 นาทีที่ผ่านมา

    Adigabo qof cajib ah 5dolar ticket ku Goosatey maxa kadabo socotey.
    Waqti ugu lumisey.

  • @Xilkas0000
    @Xilkas0000 วันที่ผ่านมา +1

    Wlhi waa runtaa masar wllkey ayaa joogo meesha kuguursadey qaahira ayaa joogaa jaamacad meesha kabaranaayey 9sano ayaa jooga 2016 bishii 4aad ayaa meesha tagey wax bada waa ka'ogahay lkn dadka qaar ilaahay ayaa ufududeeyey mardhow waa bixi rabtaa

    • @Sahruush
      @Sahruush 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Abyo ani inan jamacad u imadan rabaa War iga siii hdan dugsi sare ku jira muqdisho jogaa waxn rabaa jamacda islamic inan dhigto qaabke lagu dhigta ma ii sharxi karta qaaali❤

  • @Sahruush
    @Sahruush 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Pls ii sheega dadka joogo masar inan usoo gurnaa rabnaa sanadkan dugsi sare ahy marka jamacadna inan ka galo rabaa yaa war iga siinayo😢

  • @CasiidocabdirasaqYusuf-zo7sx
    @CasiidocabdirasaqYusuf-zo7sx วันที่ผ่านมา

    Waxbarasho baanka rabnaa

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo ayan mashallah Mashallah ❤❤❤❤good 👍 👌 ❤❤❤

  • @xamdiabdi5624
    @xamdiabdi5624 วันที่ผ่านมา

    Asc maasha alaah hbo run sheegtay haddii soomaali qaadanayso

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 วันที่ผ่านมา

    Ayan quruxay xbbt fiid wanagsan

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku วันที่ผ่านมา

    War ayaan wa so qadatay ani waryad ha ladin shaqeye dhibta lacagtaa 😂😂😂😂 ani gorta alhe wax idhibe an tagi karo alhe hay gadhsiye wlee ayaan ani hoyo kati badn marka ku aqonsady my dhawayn alhe haku garab galo wlshy❤

  • @NasroMohamed-dx6tw
    @NasroMohamed-dx6tw วันที่ผ่านมา +2

    Alaa somaliya nabad noga dhiik

  • @faadumoali117
    @faadumoali117 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lix boqol doollar oo kirada biilka iyo gaska korontada biyuhu kujiraan waa raqiis runtii

  • @NiciimaFuaad
    @NiciimaFuaad วันที่ผ่านมา +1

    Ayaaney wllo gabadh aaN jeceLaHay ayaad taHay

  • @shukri.Ali.Hassan
    @shukri.Ali.Hassan 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc abaayo dadka guryaha ijaaro nosoqor telkoda

  • @zakhaji-et5cs
    @zakhaji-et5cs วันที่ผ่านมา +1

    Fardowso isku filan ,runta ay ka sheegtaa masar

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 วันที่ผ่านมา

    Dadka qurubah ka soo guuro we have good live aniga degan canada kaga guurey lacagta more cheaper

  • @mohamedfarah2420
    @mohamedfarah2420 วันที่ผ่านมา

    Shaqo fican waad haysah huuno. Xalkas kawad fariid waa tahay.

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م วันที่ผ่านมา +2

    Xitaa masar tagaasida qaarkoot dadka wey af duub taan kalyaha ayaa laga baxaayaa ogaada

    • @hafsanorelmi3994
      @hafsanorelmi3994 วันที่ผ่านมา

      Waba halisee maxa lo fanina marka

  • @Tazniim888
    @Tazniim888 วันที่ผ่านมา

    Wan ku salamay abayoh waligay comant kama bixin ❤manta sigaara ku salama

  • @fadumocadey9244
    @fadumocadey9244 วันที่ผ่านมา

    Wax barashada ka waxan raqiismiya dhanka ciyalka

  • @AishaIsse-o5k
    @AishaIsse-o5k วันที่ผ่านมา +1

    Gurigaa kaguuraysid waa meeqa qol

  • @deeqawehliye6302
    @deeqawehliye6302 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inan so baxan rabay lkn bartan jogo uma so dhafayo

  • @_bebe_suu8963
    @_bebe_suu8963 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Is it English spoken how is the education

  • @Dekomohamud-b3g
    @Dekomohamud-b3g วันที่ผ่านมา +2

    Waakusugaayay ❤

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ วันที่ผ่านมา

    Waa rutaa abaayo ❤😢

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish วันที่ผ่านมา +2

    Koley Ragga Socodku wa u Door.😂😂😂

  • @Qalbixada
    @Qalbixada 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Manta dhan miyaa oyneysay 😢

  • @hodanulusowyusuf8710
    @hodanulusowyusuf8710 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk wlh waan qoslay cdi ma tihid abyo allh haku xafido

  • @shukrifarax4165
    @shukrifarax4165 วันที่ผ่านมา

    🙏🙏🙏🏻🙏🏻🙏🏻💔💔🙏🏻🙏🏻🙏🙏🏻

  • @KadraHesseinmohamed-fk2fw
    @KadraHesseinmohamed-fk2fw 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilhey ama kaso bahiyo

  • @waxkabarochannel9071
    @waxkabarochannel9071 วันที่ผ่านมา

    Asc ayaaney qosol badanidoo

  • @lulelmi4325
    @lulelmi4325 วันที่ผ่านมา

    Ayaanay abaayo ka waran dadka yurub kayimaado 7ilaa iyo 8 qafood ah qiyaas ilmaha wax barashadooda maheli karaan mise fiisaha may rabaan 6bilood kasto mise waa been somaalida

    • @sumayaaxmed6445
      @sumayaaxmed6445 วันที่ผ่านมา +1

      Nabrkeda wc wa lacag warbxin hada rabto 😅

    • @ZainabAbdi-yo2eo
      @ZainabAbdi-yo2eo วันที่ผ่านมา

      @@lulelmi4325 hal cunug hadii wax barasho kuu dhigto waa la idin siinaa iqaamada wax inta laga sheegi karo Maxaa waaye lacag idinka qaadanaa mida kale qof aad aqoonin wax ha u dirsanina ee dadka ku shaqeeya ee tixraaca leh raadso abaayo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 วันที่ผ่านมา

    DHANKA DACWADA KA WARAN SAFARADAHA MA FUDUDAHAY IN QOFKA UU KA BAXO.

  • @lulelmi4325
    @lulelmi4325 วันที่ผ่านมา

    Kkkkkk waxaan kugu darsanaa hada ko hor waxaadna tiri shaqaalaha waa qaali 250

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 วันที่ผ่านมา

    ASC AYANEY XAAFADA AAD DEGAN TAHAY HADEY RAQIIS TAHAY MAXAAD XAAFAD QAALI AH U DAGEE

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  วันที่ผ่านมา

      Xaafad shidan aa rabaa abaa tan waan kadhargay

  • @ShukriHasanAbdi-j9m
    @ShukriHasanAbdi-j9m วันที่ผ่านมา

    Manty aniga uhureye❤❤

  • @faizaahmed4268
    @faizaahmed4268 วันที่ผ่านมา

    Shaqo aan khadaamad ahayn male Oo loo shaqeeyo qurbaha qoysaska ka yimi Oo aad kala kulmi kartid waxkasta masaariduna iyagaba waxba haysan

  • @farhioyosofmuse3237
    @farhioyosofmuse3237 วันที่ผ่านมา

    Hduu yhy hal qofna ma 350 asgana

  • @saynabsaafi3942
    @saynabsaafi3942 วันที่ผ่านมา

    Asc abayo mala gadan kara giriga masar

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 วันที่ผ่านมา

    feegar ma jiro miyaa

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 วันที่ผ่านมา

    Qasaalada automatic miyaa?

  • @SabaadFaarax-k4z
    @SabaadFaarax-k4z วันที่ผ่านมา

    Ayaneey caafimad baan rabaa inaan u imadee ilahay ban kugu dhaariye wll isoo jawaab maw iman Kara bisha 11 aad sanadkan ban rabaye plz iso jawab

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  วันที่ผ่านมา

      Waad uumaan kartaa abaayo

    • @sahrosha1500
      @sahrosha1500 วันที่ผ่านมา

      Masha Allah dawo weytaala masar UK wax laga qaban wayay week kahor ana kasonoqday masar

  • @Asamomaxamed33
    @Asamomaxamed33 วันที่ผ่านมา

    30 mahaayo meesha warbixinteedana waa rabaa

    • @hamdiabdirahiim6507
      @hamdiabdirahiim6507 วันที่ผ่านมา

      War bixinta kaliy miyaa lacag ah

    • @ZainabAbdi-yo2eo
      @ZainabAbdi-yo2eo วันที่ผ่านมา +1

      Abaayo madiina nasri iyo rixaab xaafadaha ladhaho guriga ebarka ah 200 guriga alabta daalana 3 fadhi waa 400 visa ha waa 200 ilaayo 250 sharcigana inaa cunug school kuu dhigto waaye waa lagu siinaa dadkan ayay wax weyn idinka dhigin nolosheeda waa iska fiicantahay nolol ahan aniga wadamo madan waan dagay lkn ayda waa iska macquul qofwalba iyo awoodiisa visaha 250 waa qofka wada passport somaaliga kuwa kale waa ka raqiisan yihiin intaas miyaa lacag lagu dhiibaa bisinka

    • @Asamomaxamed33
      @Asamomaxamed33 วันที่ผ่านมา

      @@ZainabAbdi-yo2eo waa mahadsantahay sharafey

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@ZainabAbdi-yo2eomahdsnid qalnjo ajar alaha kasiiyo garashadada alha kuudhaafo

  • @MascoodSiyaad
    @MascoodSiyaad วันที่ผ่านมา

    Abaayo codka maxa kagadhacay

  • @kooscige1935
    @kooscige1935 วันที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhh😂😂😂😂😂

  • @Kalsooncadey
    @Kalsooncadey วันที่ผ่านมา

    Abayo dacwada ka wrn mid wllky ah i dhahy wa ku kxen masar igaso waran hdy ka fududahy dacwad Europe aan hlkas iga fur dhahe kenya islaha awal lkn way adag tahy la i dhahy

    • @FortuneOmar-gh9me
      @FortuneOmar-gh9me วันที่ผ่านมา

      india fudud laaluush ne makasaayaan

    • @UmMohamed-y6g
      @UmMohamed-y6g 32 นาทีที่ผ่านมา

      @kalsoon cadeey abaayo adi cmlaa eheee waleyso dacwonoyaa ma heshay xoog ku sabsan inlaga bixi karo Masar dacwad ahaan

  • @Yaxye-pc8oh
    @Yaxye-pc8oh วันที่ผ่านมา

    Xaafadaha raqiiska maaka soo sheekeysid mida kale wuji cusub la timid soomaalia maaku so baahatay lacagta kasheekeynosaa. Ma xishoonosid mise yaan la imaanin miya kawada walaaley caadi iska dhig

  • @hamdushmo
    @hamdushmo วันที่ผ่านมา +1

    ayaan xppti sidaan cml muuqaalada xilli hore noo soo dhig hadda ka dib ani cml makhrib kii sexdaa kugu xirane❤

    • @IkraamMahamoud
      @IkraamMahamoud วันที่ผ่านมา

      Somalidi hore ka danbeysa 😂

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AishaIsse-o5k
    @AishaIsse-o5k วันที่ผ่านมา

    Abyo guriga kaguuraysid waa meeqa qol

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale วันที่ผ่านมา

    KKKKKKKKĶKKKK😂😂. HORTA WAN. KU. SALAAMEY. AYAN GOBDOON. AYAN QURUUX. AYAN. COD WEYN. KAL MADAAHAN. EE. LAGAA. GA. HADLOO GOBOLADA. WAQOOYIIGA 🇸🇴. SOMALIA. AM DALKEENA. 🇩🇯. DJIBOUTI. LAGAAGA HADLOO. REER. MOGADISHU AYAA TAHEE. YAA. TOLOOW. YA KU BAAREEY. KU LAHAA. NIINKA. AAD KAAB. KA TOLOO NEEYSIID. KAABTIISAA LA EEGAA

  • @MumtaazMumtaaz-vy6hu
    @MumtaazMumtaaz-vy6hu วันที่ผ่านมา

    Ayaney mugdishad la yaban tahe hargeysa sey qali u tahy wad yabi wlhi

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 วันที่ผ่านมา

    Masha Allaah

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t วันที่ผ่านมา +6

    ANOO MASAR IYO SACUUDIGA
    USOO SOCDO BAAN FISADA MALAYSIA 🇲🇾 HELAY ALXAMDULILLAHI MAANTA SANADKII SADAXAAD YAA KU NOOLAHAY WADANKA MALAYSIA
    AAD BAANA UGU FARAXSANAHAY

    • @mo8417
      @mo8417 วันที่ผ่านมา +1

      Ka waran Malaysia hooyo caruur leh ma ku noolaan karaan

    • @LuulIsmail-fw2sn
      @LuulIsmail-fw2sn วันที่ผ่านมา +1

      Walaley malesiya war ikasi

    • @JiijoSheikh-o7m
      @JiijoSheikh-o7m วันที่ผ่านมา

      Waaa qaaali Abyo un waaa adagtahay sda ku hesho ama aad uga baxdo waa wadan qurux bdn Lkn shaqo malahn kaar malahan

    • @FadumoAbdirahman-k6g
      @FadumoAbdirahman-k6g วันที่ผ่านมา +1

      Xabiibti war naga sii plse lambarkaga qali

    • @JigJiga-q5t
      @JigJiga-q5t วันที่ผ่านมา +2

      @mo8417
      Haa UN iska diiwaangali
      Dad aad u badan oo caruur heesto yaa dagan inshaa Allaah kheyr

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e วันที่ผ่านมา

    Scw❤❤❤❤❤

  • @AishaIsse-o5k
    @AishaIsse-o5k วันที่ผ่านมา

    Gurigaa kaguuraysid waa meeqa qol

  • @aminaabdullahi6913
    @aminaabdullahi6913 วันที่ผ่านมา +2

    Masha Allah

  • @JigJiga-q5t
    @JigJiga-q5t วันที่ผ่านมา +1

    ANOO MASAR IYO SACUUDIGA
    USOO SOCDO BAAN FISADA MALAYSIA 🇲🇾 HELAY ALXAMDULILLAHI MAANTA SANADKII SADAXAAD YAA KU NOOLAHAY WADANKA MALAYSIA
    AAD BAANA UGU FARAXSANAHAY