Masha Allah waa warbixin fiican. Masar aadbay iskubedeshay Waqti waxandeganaa Guriga alaabtisa u dhantahay oo 3 qol jiif, laba fadhi iyo cuntada, jiko, laba musqul ay ahaayeen 800 gini . Lakin hada unkiba Wuu isbedelay Wax sidisi hore ahaanaya Majirto. Ilahay SWT ha ku Xafido Qofkasta Meeshudeganyahay
ABAAYO LONDON AAN RABAA IN AAN KA SOO GUURO INSHA ALLAH MARKA SKOOLADA MEEQA WAAYE BRITISH SYSTEM KA QURAANKA MEEQA BARI AALA BARTAA CARABIGANA MA GOONI BAA LOO BARTAA MISE SCHOOL KAA LAGU BARTAA
Walal British school kama warqabo soomaalidu ma aadaan inta badan maxaa yeelay lacagtoodaa badan sanadkii 5000 pound ayan maqlay caruurta yaryar kuwa waa wayna way kasii lacag badan yihiin amaa quraanka iyo carabiga 5 bari ayaa labartaa
Asc..markaad wax sotobineyso fadlan bayani ona dameystir. When you covering something, please explain widely and completely. Guryaha, Maa sedax qoolba, 2qool baa ama waa hal qool????????? Sido kale familiyadha mawadha sino . Please explain 3bedrooms, 2bedrroms ans 1bedroom.
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته شكرا حبيبتي على المعلومات القيمة وانا الآن من متابعينك الجدد ربي يوفقك .عندي سؤال بالنسبة للمدارس الابتدائية كم الأسعار وأين موقعها في مدينة النصر بالضبط . وإذا ربي كتب إني ارحل إلى مصر ممكن اتواصل معاكي أختي الكريمة عبر الواتسب للمساعدة جزاكي الله ألف خير
@@fardowsoiskufillan العفو معذورة حبيبتي ولا يهمك على العموم كورنا معطلة الأمور إن شاء الله الأمور لما تتحسن راح اتواصل معاك بإذن الله كل عام وانتم بخير وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ولال
Mashalah waan meel fiican masar waan daganan jirey inshalah waan ku so noqon.
Maasha Allah xabiibti soo noqod wanaagsan masar eaa meel aad ufiican
Inaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun Allaha unaxariisto qabrigana Allaha uwaasiciyo hooyo fartuun maanta waxay nooga baahantahay asxaabtayda waa duco aan uwada ducayno in ilaahay qabriga uwaasici aan ogaano qofkii maanta nool bari manoola
Asc wr wb Masha Allah Farrows jasakalahuqayr Qatrka ha kacaajisin Noo siiwad Masha Allah ajar alaha kaasiiyo asc abdirone uk
masha allh quruxi wa xijab walashex hormar wcn gabdhaheena xijaabka allah ku hadeeyo
Aamiin walalkay jazaakallah
@@fardowsoiskufillan amin mnsh allh
Mansha'alaah waa intaan arkayeey TH-camr qof ka asturan ma anan arag walaal eebe haku asturo aduun iyo akhiraba insha'alaah.
Aamiin walal jizaakillah xijaabka waa aaya min aayaatillah waana waajib inawada saaran ilaahey hanaguwada asturo dhamaan haweenka soomaaliyeed naaif adan mahadsanid
MAN SAH ALLAH ALLEE HAKUU
.BARAA KEEYO. WAR BIHIINTADA WAA NOO MUHIIM
Masha allah shukran abayo
Asc asxaabta channel kayga fardowso iskufilan channel kuxiran aad ayan idinkaga mahadcelinaa qofwalba oo muuqaalkaan daawado waxaan si walalnimo iyo soomaalinimaa oga codsanayaa inuu subscribe iisaaro channel ilaahey ajar haydinka siiyo mahad sanidiin idaylkiin👍👍👍👍
Maasha Allah waad astaaheshaa 100kun subscribe waana kuusaaray hormar wacan sister
Wad astaahishaa asxaabta daawanee please gabadhaan xijaaban aan caawino way kaqayma badantahaye wan kuusaaray 5 @gmail oon iskahayn hormar wacan
Asc abaayo Fardoso waxan daganahy U.K. waxaan rabaa inaan soo guuro wax yar ayaan rabaa in an ku suaalo please talefanka ga mahelikaraa
@@أمايمن-س3س wcs
WAA SAHAL ABDI OO KU NOOL CASIMAADA WADANKA DJIBOUTI 🇩🇯 ♥
INSHA ALLAH DAHWAAN WAXAAN RABAA IN.AAN UU.SOO GUURO WADANKA 🇪🇬 EGYPT. GAR AHAAN .MAGAALDA .QAHIIRA
Mashallaaha. Alle haku xafido adiga ilmahaaga abaayo iskoolada waa imisa raalina iga noqo xabibti
Salwa wadankee joogtaa ?
Insha Allah abayo video si faah faahsan uga hadlayo baa dhawaan idin soo wadaa
Insha Allah kaas uga bogan doonta
Masha Allah waa warbixin fiican.
Masar aadbay iskubedeshay
Waqti waxandeganaa Guriga alaabtisa u dhantahay oo 3 qol jiif, laba fadhi iyo cuntada, jiko, laba musqul ay ahaayeen 800 gini .
Lakin hada unkiba Wuu isbedelay Wax sidisi hore ahaanaya Majirto.
Ilahay SWT ha ku Xafido Qofkasta Meeshudeganyahay
Haa xabiibti waxwalba sidoodi maahan
ManshaAllah abyo halkee kala sooxiriiraq
Masha allah abayo khayr fara badan raxmaanku hku siyo xbbtii shugran qli جزاءك الله خير الجزاء يا حبيبتي
Abayo macanto adigaa mudan mahadsanid qaali badan qurux
Masha allah abayo jzk.
Wan jecelahay gabdhaha xijaaban Allaha kuusiyaadiyo waxaa tahay gabar yar sidaan qiyaasayo waxan rajaynaa inay gabdhaha facaa ah kugu dayan doonan insha Allah keep going habo macan
Maashalah mashalah mataantyda ilaahy hakuxifdiyo dadka TH-camerka badankood ma asturna sidaadokalana uma asturna mashalah mashalah tabarakilah ilaahy hakubarakeeyo xabiibti
Aamiin matantayda ilaahey hanagu hafido xijaabka waxaan rajaynaa inan jano kutagno insha Allah
Fardowso iskufilan channel 💕
Thanks xappt xafidullaah
Thanks sister 💕💕💕💕
Lambarkada se ku heli kara Walaashey sual qaas rabaa ina ku weydiyo wcs wr wb
Wadankee joogtaa WhatsApp ama snapchat insha Allah
Maasha Allah keep going sister noosoobadi
Mashaallaah fardowsa allaha ku xifdiyo Xabiibati
Aamiin abayo macanto jizaakillah
Guryaha waa raqiis lacagtu waa 340-400 mesha ugu shidan halka xafadeeda okle ah thy 150-200 xafada Iska masaakiinta waye nh
Waad mahadsan tahay walashey waxa rajeeyna inaad information badan egypt nooga soo gudbin doonto
Horay u soco walashey
Thanks walalkay mahadsanid
Wan soobadinaq insha Allah
Masha Allah abyo waan kugu cusbahay waxaan kaa soo arkay walalkay #mohamed buskut official
Soodhawaaw qaali badan qurux
Waa dhawahay mcnto
Asckm masha allaah
walal waxan ayhay gabar somaliyed meshan rabaa inan ka warsado telka what upkada swedan anjogaa
Maasha Allah
M.A EE HAL QOL IYO SUULIGIIZAA IYO FADHIIGA MEEQO WAYE IYO JIKOO
Masha allh qurux xijaabka
Thanks xbibti faido waaye aad ufican
Thanks xabiibti
Masha Allah
Mashallah
Macha allah
XAMPALYO XAMPALYO .FARDOWZA ISKU FILAN
Thanks abayo ilmaha meesha lakeeno sidee ugu fudud inaad school hore ka geeyso xananda sidee kula qabsan karaan nolashas
Xabiibti caruurta waxaa fiican inay wadanka laqabsadaan sanadka ugu horeeyo xanaanadana waalageeyaa
@@fardowsoiskufillan mahadsanid abayo insha Allah
Asc
Jaamacado diin ah ma ku yaalaan qaahira
Allah baa kugu dhariyay baxreen sida iqamada °anka kaso hdl
Baxreen majoogo
Waxaan deganaa
٦٦مدينة النصر شارع احمد حسن الزياد الدور الرابع
Pleaseiisoo sawira
abaayo iskolo lacag la,aan ilma mahelaa
Asc wallal caruurta baan heystaa usa waxaan inaadiishhegto waxbarashada diinta
Walal WhatsApp meesha kuyaalo kala xariir
Asc abayo cashir qiradeda iyo wax barashada carurta yar yar plz kasowaran illahay haku barakeyo
Haye insha Allah
ABAAYO LONDON AAN RABAA IN AAN KA SOO GUURO INSHA ALLAH MARKA SKOOLADA MEEQA WAAYE BRITISH SYSTEM KA QURAANKA MEEQA BARI AALA BARTAA CARABIGANA MA GOONI BAA LOO BARTAA MISE SCHOOL KAA LAGU BARTAA
Walal British school kama warqabo soomaalidu ma aadaan inta badan maxaa yeelay lacagtoodaa badan sanadkii 5000 pound ayan maqlay caruurta yaryar kuwa waa wayna way kasii lacag badan yihiin amaa quraanka iyo carabiga 5 bari ayaa labartaa
Gooni ayaa loobartaa school kuma jiraan
Mashalha macanto waa meqo lacagata dugsiga quranka
Abayo duqsiga waa ilaaya 70 dol
Abayo waa mahda santahaya
Asc abayo xage kalasoxirira sual qasa ban rabay inan kuwediyo insha allh
Fhashi49 Snapchat
Wcs
3 qol waa meeqo abaayo
Xabiibti 4500 Egypt money ilaaya 6000 Egypt qofba siduu kuhelo xaafahada qaaraa 2500 ah
Guryaha Alaab ma taala mise adaa Alaabta soo adeeganaya sida sariiraha fadhiga tv ga wax kasta
Maya abayo waa kuwa firaaqada kuwa alaabta taalo intaas wee ka qaalisan yihiin.
Mahadsanid
Scm abaayo. Badana 3 qol iyo barando lee arkaa. Lakin ma jiraan 4:qol iyo barando.
Waajiraan laakiin waa qaali
@@fardowsoiskufillan 500 ban maka badanyihiin ??
500 ilaa 600 waayay
@@fardowsoiskufillan qayr ilaaheey ha ku siiyo walaal
Asc..markaad wax sotobineyso fadlan bayani ona dameystir. When you covering something, please explain widely and completely. Guryaha, Maa sedax qoolba, 2qool baa ama waa hal qool????????? Sido kale familiyadha mawadha sino . Please explain 3bedrooms, 2bedrroms ans 1bedroom.
Waan sheegaa please sifiican udhagayso waa 3 qol fadhi laba musqulood iyo jiko vido aan sharixin sooma galiyo waymaha guryaha isma lahan guri aan qaymihiisa hubina majecli inan umada usoogudbiyo mahadsanid
scw wll waan kusalamey waxban rabey kaweydiiyo dadka guryaha ka iibsado meel aan kala soo xiriirio isheeg
Snapchat kayga fhashi49 kaas igala sooxariir
Abayo iskolka waa meqo sanadki
School sanadki ayaa lashubaa waana ilaaya £1350 pound
Waa mahda santahaya
Adigaa mudan abayo
Asc abayo maciishada sida burka salida sonkorta bariiska baastada qiima hooda nooshreg kenyan uguuray maciishadu waa yara qaali waxyar
Xabiibti WhatsApp iga soowac ama snapchat wan kuusheegaa insha Allah kenya waa karaqiisan tahay masar
Wcs
@@fardowsoiskufillan watsbka isii malihi isnajad abato
Uk maad joogtaa? Abayo
@@fardowsoiskufillan waan kaguuray kenyan joogaa laakiin qaali ayay igu tahay kharashkeeda walalo
Adigane iso boqo mahadsanid
Okay insha Allah
Makra guryaha ma goglanyihiin? I mean furnished.
مفروش او مؤثث.
Haa
Uk abaayo waad la socota xaalka iyo waxaa soo socda September illaahay hanaga haayo abaayo
Haa xabiibti uk waxaa kasoo socdo halaag Allaha badbaadiyo umada
@@fardowsoiskufillan amin yaa allha
Shcoolada kasoo hadal xabibti termkii meeqa waaye
Ok qaali badan qurux
Asalamu alaykum habo, sidee kula soo xiriiri karaa private habo. Let me know JazakAllah khayr
Waiyaaki habo snapchat fhashi49 kaas ama WhatsApp
Madiinatii iyo rihab waa meeqakirda gurigooda qoysku haduu ka koban yahay 8 qof 6 caruur tahay imisaad umalayn in uu kubixikaro bishii hadaad awoodo in aad sifiican u qiyaasi karto mahadsanid
Asc abayo waxay kuxirantahay qofba siduu wax u isticmaalo dadkubisku si wax uma istecmaalan hadan qiyaaso waxan isleeyahay ilaaya 1500 dollar ayaa kufilan
Mansha allaah abaayo horumar wacan wanku saray Subscribe iyo lake
Thanks xabiibti soodhawaaw
Mida kale lacagaha aad sheegayso lama yaqaan ee dolar kusoo sheeg hadda ka dib
Waan kusheegay ee video wada daawo
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته شكرا حبيبتي على المعلومات القيمة وانا الآن من متابعينك الجدد ربي يوفقك .عندي سؤال بالنسبة للمدارس الابتدائية كم الأسعار وأين موقعها في مدينة النصر بالضبط . وإذا ربي كتب إني ارحل إلى مصر ممكن اتواصل معاكي أختي الكريمة عبر الواتسب للمساعدة جزاكي الله ألف خير
ماعليش حبيبتي ما شوفت رسالتك وشكرا على متابعتك 💕💕💕💕
@@fardowsoiskufillan العفو معذورة حبيبتي ولا يهمك على العموم كورنا معطلة الأمور إن شاء الله الأمور لما تتحسن راح اتواصل معاك بإذن الله كل عام وانتم بخير وتقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال ولال
شكرا حبيبتي قلبي رب يحفظك إنت وعيالك وزوجك وأهلك ودينك اللهم امين كل سنة وانت طيب 🥰🥰🥰
@@fardowsoiskufillan آمين أجمعين يارب
UK money ma aqaan USD kusheg
350 ilaaya 400 dollar 💵
Mahadsanid wll
Hadaa Qol single ah Rabo imisuu noqon bishii?
@@abdallaofficial6810 hadad dag ladagaysid waa raqiis haduu qolkuu kaligaa yahayna waa yara qaali 150 camal waaya
dollar ku sheg adiga oo raali ah
Maasha Allah
Mashaallh
Masha Allah
Maasha Allah
Maasha Allah
Maasha Allah
Maasha Allah
Maasha Allah
Asc
Jaamacada qaahira ku yaalaa ma kuwo diinta lagu bartaa wall
Waa imisa qofka doonaya inuu lacagtiisa ku yimaado doonayana mastar
oo somaaliya jaamacad kasoo bartey