Cabdillaahi Diiriye Sooraan Iyo Faadumo Cabdillaahi Maandeeq 🔥Iyo Heesta "TASHI"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 9 หลายเดือนก่อน +2

    Rabbiyow u naxariiso Cabdilahi Diiriye Sooraan isagoo daaci Ilaahay ah buu geeriyooday Firdows Al aclaa Rabbi ha ku sugo amiin yaa Rabbi 🤲😥

  • @nadiirbuux7987
    @nadiirbuux7987 9 หลายเดือนก่อน +9

    Amazing voices c/laahi and fadumo highest jana farduus 29/2/2024😢 hadaad iga danbayso like😂

  • @abdirizakmohamudyusuf6571
    @abdirizakmohamudyusuf6571 3 ปีที่แล้ว +41

    Alle ha ku naxariisto Cabdillaahi Diiriye Sooraan, anigu waxan bartay 2009 isagoo mu'adin ka ah masaajid Hargeysa ku yaalla. Shiikh wanaagsan buu ahaa. Qabriga ilaahay ha u nuuriyo.

    • @timocade7124
      @timocade7124 ปีที่แล้ว +2

      MAan deeq waa nooshahay

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 ปีที่แล้ว +14

    Cajiib qiimo badanaa oo naxariis kudhehanaa cododkooda music iyo bilaa music la' aanba waa dhaxal ey inooga tageen inta dhimatay Allah uraxmado inta nool nah Allah cafimaad siiyo 🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰
    (WAAYO WAAYIHII WACNAA )
    aad baad u mahad santahay wall mcn

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 3 ปีที่แล้ว +18

    Alle Ha u Wada Naxariisto Marxuum Cabdilaahi Diiriye Sooraan Oo Markii Danbe Sheekh Ku Danbeeyey Kuna Dhintay Khaatumo Wanaagsan, Sidoo Kale Alle Ha u Raxmado Maxamed Cige Ibir, Hada Waa Da Alle Caafimaadka Iyo Cimriga ha u Dheereeyo Edo Faadumo Cabdilaahi Maandeeq Iyo Abwaan Muuse Cali Faruur Waad Mahadsan Tihiin Waayo Waayo Wiyihii Wacnaa.

    • @abdirahman2145
      @abdirahman2145 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaahu ma amen yaa rabi 😍😘❤️🤲

    • @timocade7124
      @timocade7124 ปีที่แล้ว

      Maan deeq waa nooshahay

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 ปีที่แล้ว +2

    She has a very sweet voice.
    I always enjoy her incredible voice.
    This is love story and
    betrail.
    God bless you all and forgive your sins in the second life. Amen.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว +2

    Waayo waahii wacan awowo Mahadsanid anoo 100 jir ah heestan waligey ma maqlin xageed ka keentey war heesan kale siiya radio hargeisa iyo kan muqdsho

  • @maxamudmaxamed1586
    @maxamudmaxamed1586 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle haw naxariisto cabdillahi sooraan iyo intii dhimateyba

    • @abdirahman2145
      @abdirahman2145 3 ปีที่แล้ว +1

      Allaahu ma amen yaa rabi 😍😘❤️🤲

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 ปีที่แล้ว +10

    Isku Reer London ahayeen... Sheikh C/laahii Sooraan..... Iyo Marwo Faadumo C/laahii Kaahiin Maandeeq.. MUJAHIDAD True SNM hard-core supporter, iyo Walaasheed..
    Ilaahay Cafimaad iyo cimri dheereer Cibaado subaan..
    Sheikh Sooraan.. Ilaahay janatul fardusa hawku casuumo... Deeqsii buu ahaa, raxmaad badan, Oo dadka baahan danyarta, liidta caawimo u ururin jiray.... Dadkoo idil jecla kaftan Heesahii .....
    Ramadan kasta wacyin gelin dambeed Misaajidka dadka Soo gelin jiray..

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว

      She never crossed the border unlike mooge and sahra yar

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      Mujaahidad yacni Soomaali ayey xasuuqday oo waxay ka mid ahayd jabhaddii Qarandumiska ahayd ee SNM?
      Maandeeq ha u gafin denbi aysan lahsyna ha u saarin waxay ahayd fanaanad Qaran.

    • @cabdicasiisgiire3089
      @cabdicasiisgiire3089 2 ปีที่แล้ว

      @@cadeycali6723 kkkk iska hadasho dhilooyinka daaroode adigu kamid tahaa lagu xasuuqayay sharmuutayey midgaan mareexana ayaad tahaye afweyne suuli ku baqti gaalku

    • @cadeycali6723
      @cadeycali6723 2 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiisgiire3089
      Nin miyaa mise naag waxa hadlaaya mise waa isku jir sidii la idinku yaqiin? Adinka nimankiina waxay u joogeen Maxamed siyaad Barre. Adeegayaashii ayaa ku dhalay. Cuqdad aabahaa aabihiis la dhintay oo aan harin ayaad qabtaa. Weli 40 sano kadib waa ciisheysan tahay adiga iyo abkaaba. Taasi waxay muujin inaad adoomo aheydeen welina aadan maskaxda iyo qalbiga ka ciilqabto.
      Daarood cabaadaaya ama cayramaaya ma aragtay?
      Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk. Nin u arka in wax la yeelay ayaa caytama. Xanaaq ayaa adiga iyo aabahaagii dabada dhigan jiray ka muuqda ee dabada xaarka ka dhaqo ina Qowmuluud.
      PS: Daarood habaar iyo naceyb wax ka tari waa ee orod tii ku dhashay ee Oromada Qandhicilka leh ka Qaraabab jirtay u qudmee dayuus/dayuusad yahay aan caqliga dameerka ku dhaamin. 🤮🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
      Viva Duriyadda Daarood . Alxamdu lillaahi inaanan ka dhanlan reer niic dabajilic.
      Xusuus: marka dambe ee aad soo jawaabeyso qoraalka hagaaji, joogsi iyo hakad geli si loo akhriyo. Kkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkk
      Damiin ciishaysan waa yaabe

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg ปีที่แล้ว +1

      How could she be mujaahid since she never joined snm or even went to hawd during struggle years

  • @HaajiGuutaalle
    @HaajiGuutaalle 4 หลายเดือนก่อน +1

    Goormuu hamigan baas
    Uu kahari nafteydoo
    Inanyahay kuhelayaa
    Goor sheegTu waa 2:30
    HalkA TaariqdU thY 23/7/2024
    GoobTu wAa Mogadishu somalia
    Illhy ha unaxariisTo AbwaanKa ,NakaruuMa io Rooraaye dhamntood😢

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 6 หลายเดือนก่อน

    Ale hawnaxariistee sheekhii weeye sooraan iyo faadumo cabdilaahi maandeeq❤

  • @shiinewais
    @shiinewais ปีที่แล้ว +1

    Xassan Diiriye (AHUN) Maahe Fanaanka Heestan Qaadayaa ee waa Fanaankii Sooraan AHUN

    • @jalbisgeelqaad984
      @jalbisgeelqaad984 ปีที่แล้ว

      Abdulahi diriye soran AHN hargeisa ayuu ku dhintay

  • @caraayecali5449
    @caraayecali5449 ปีที่แล้ว

    Ilaahey ha u naxariisto c/laahi diire sooraan iyo mandaaq waxaan ku soo xasuutaa guriyii martida ceelbuur

  • @muniishofficial7343
    @muniishofficial7343 2 ปีที่แล้ว +8

    8/8/2022 qofka dawanayo waan salamay 🥺🥺🥺

    • @gasira1173
      @gasira1173 2 ปีที่แล้ว +2

      ka qadnay wllo malaik haku salanto🥰

    • @abdirahmansalad7129
      @abdirahmansalad7129 2 ปีที่แล้ว

      17/11/2022 Ayaan firsanayaa Wana kusalamayaa

    • @usaamemaxamuud21
      @usaamemaxamuud21 7 หลายเดือนก่อน

      9/5/2024🤞❤️

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 7 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u naxariisto cabadulaahi sooraan iyo intii dhimtay

  • @mohamedalin6155
    @mohamedalin6155 3 ปีที่แล้ว +6

    Waaya waayihii wacnaa waxan kalasocdaa heeso xambaarsan dhaxwe iyo qiimaha dhaqankeenii hore. Asal weeyi!!

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv 3 หลายเดือนก่อน

    Axyaa fanaan axyaa abwaan xaqiiq hadaan reer somaliland nahay dowladnimadeenii iyo dhaxalkii awoowgeen ayaan cidlo ku tuurney waliba dad dumar oo kale ah oon dhaqan ixtiraam midna laheyn ayaan cidlo isku dhigney balse waa aduunye ilaahi awooda lahaa khaladkeena dib waa u sixi doona dowladnimadeeniina gacmaheena waa ku soo laaban doonta Viva reer sheekh isaxaaq,garxajis,HY from sacad muuse,jibriil abokor

  • @raniyajama9630
    @raniyajama9630 3 ปีที่แล้ว +8

    Arab time. Allah haa unaxriisto Sooraan

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin to that raniya

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว

      Sax it is all arab crew

    • @raniyajama9630
      @raniyajama9630 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-tn5yg all the way from Ahmed Dhagax 😁

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว

      @@raniyajama9630 thought you gone long ago ina Jaamac

    • @raniyajama9630
      @raniyajama9630 2 ปีที่แล้ว

      @@AhmedMohamed-tn5yg nah am still nearby

  • @cabdiwahaabxasanceli4929
    @cabdiwahaabxasanceli4929 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaaya raxma raaximiin illaahay janadii sooran qaatuma fiican buu ku dhintay illaahay danbigiisa ha dhaafo

  • @se1059
    @se1059 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah laba legend 🙌 🙏 ❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 8 หลายเดือนก่อน

    Illaahoow kuunaxariiso queen qaali unique and beautiful www🎉🌺🎊🌸🇸🇴💙🇸🇴🌸🎊🌺🫶🥰😅😅

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 ปีที่แล้ว +4

    Very advanced Allaha u naxariisto sooraan

  • @MTooyo
    @MTooyo 2 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha unaxariisto, 2014 ayaan ku arkey Maka Almukama asaga waajibaadka Xajka gudanaya.

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 ปีที่แล้ว

    Heestaan iyo hees ey maandeeq Iyo maxamed cabdullahi gujis isku laxan ekaa bisinka

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 8 หลายเดือนก่อน

    Axsan qaraami, wax kale 👌

  • @baalweyne4352
    @baalweyne4352 ปีที่แล้ว +1

    Ereyadii cabdi Aadan Xaad Cabdi qays riwaayaddi gaal iyo islaam geelow yaa ku leh

  • @xamdixasan600
    @xamdixasan600 3 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha uwada naxristo

    • @fadumoalihassan5000
      @fadumoalihassan5000 ปีที่แล้ว

      Xitaa Sangub iyo aamino Abdullaahi waa isla heesen

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 3 ปีที่แล้ว +5

    Maalinbaa london sooraan oo sheekh nqoday mid kuyidhi cajaladii cilmi caado daawanayaa waanagadaa casri jaahiliga hana xasuusine ayuu kujawaabay

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +3

    Raxmaanku haw naxariisto Labadaba🤲

    • @abdirahmanadami8870
      @abdirahmanadami8870 11 หลายเดือนก่อน +1

      Maandeeq way nooshahay

    • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
      @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdirahmanadami8870
      Waan ogahay saaxiib lkn qalinka
      Iyo qoraalkaa khaldamay ALLE
      Cimriga iyo caafimaadkaba haw
      Barakeeyo Fanaanadeena qaaliga ah.

  • @CrisaaqCwali
    @CrisaaqCwali หลายเดือนก่อน

    Alfanaan cabdulaahi diiriye iyo faadumo cabdulaahi kaamin

  • @Daljir143
    @Daljir143 3 ปีที่แล้ว +4

    Heesahaan oo kale noo soo baddi

  • @nasserpokie
    @nasserpokie ปีที่แล้ว

    Codkii dahabiga ahaa ee maandeeq &Sooraan, midhii Muse cali faruur, laxankii mohd ilbir, midhaa qoraalkooda sax waa tihaad imarisay ee maaha tiiayaad!! Dhamaantood naxariiste eebe korkoo 3:49 da

  • @timocade7124
    @timocade7124 ปีที่แล้ว +1

    Waxaasa heesa caleeyg mahasanid waayo waayihii wacnaa

  • @amor_abdi1047
    @amor_abdi1047 3 ปีที่แล้ว +7

    Dadkii hore English xataa wee ku hadli jireen✌ #Waaayo waayo

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 3 ปีที่แล้ว +1

    Tani waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jecelahay

  • @cabdilaahixasan-i1q
    @cabdilaahixasan-i1q 8 หลายเดือนก่อน

    Rabi haw naxariisto

  • @khupdirizak6459
    @khupdirizak6459 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh soraan noosoo qor heesta hodadamo

  • @abdishakurali7519
    @abdishakurali7519 7 หลายเดือนก่อน

    Waayihii wacnaa.

  • @911_09
    @911_09 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLAH OO NAXIRSATO UMADA GEERIYODAY

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman8165 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha unaxarista sooran

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 ปีที่แล้ว

    Maandeeq iyo shekh sooraan aun

  • @gasira1173
    @gasira1173 2 ปีที่แล้ว +2

    mxd sameysay adero rabbi idin naxriiste

  • @MaxamedQuule-wk9bl
    @MaxamedQuule-wk9bl 7 หลายเดือนก่อน +1

    Arabheesaya

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Soomaaliyeey Midnimo Qabiilka Diiida

    • @munamohamed6709
      @munamohamed6709 2 ปีที่แล้ว

      Ilahay baan ja magan galay konfur

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 2 ปีที่แล้ว

      Maxa haysaane rabtaan in laydinkula midooba ?

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 2 ปีที่แล้ว

      Aadbaan uga xumahay laakiin waxaad beerka ka doontay ragbaa ceel u qoday ridheer- ku riday oo ku daboolay- dibna loo furimaayo(waa sida muuqatee))

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 ปีที่แล้ว +3

    Waaow

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 ปีที่แล้ว +2

    Muuqaalkani ma aha masndeeq

  • @dawanmedia1889
    @dawanmedia1889 2 ปีที่แล้ว

    inkastoo ay hesstan badda igu horeyso, waxan u malaynayaa in tahay mirii Dacar.

  • @IsmailOmar-uh7bu
    @IsmailOmar-uh7bu 11 หลายเดือนก่อน

    5:49
    Wadatuur heesaha

  • @cabdirisaaqxoolajecel
    @cabdirisaaqxoolajecel ปีที่แล้ว

    Wah waah

  • @AL_shahada
    @AL_shahada ปีที่แล้ว +1

    Dadkan maxey la ortamaan saa waxa maqlijiray codkoodeey gatan saa dibadi guri kasta talifishan yalo qofba wax firsana waloo kaltama saa waxa maqlee aduunyadey iska mash quulinayaan waxa iisobaxeysay inta maxanikenay hadana wadka logamurgin tarxil logamurgaa ooleskaga ilalin cidba walbo i ney ismashqulinosa qudkeda siuradinosa ilahey irsaqaden melsan hagaliyo

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahbarka Loo Joojinina

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 2 ปีที่แล้ว

    Erayada Muuse Cali faruur ayaa lahaa

  • @xuseenqoomish6687
    @xuseenqoomish6687 2 ปีที่แล้ว

    He may ahxasanaadan
    .

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    Liked

  • @dhaqantv5940
    @dhaqantv5940 3 ปีที่แล้ว

    Xagee kaala sooxidhiidhaa walaal

    • @kayseabdi3098
      @kayseabdi3098 3 ปีที่แล้ว

      Alahawnsxsriisto sooraan

  • @naciimodaahirmaxamud4724
    @naciimodaahirmaxamud4724 ปีที่แล้ว

    😢😢😢

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว +1

    Shares

  • @ibraahimawed5935
    @ibraahimawed5935 2 ปีที่แล้ว

    sooraan iyo heesihiisii maxaa kamid ahaa

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 ปีที่แล้ว +2

    Laxanka ninkaleh nadiira nayrus aabeheed miyaa????

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 ปีที่แล้ว +2

      May waxu dhalay gabadha uu qabo qamar sugaani

    • @Tayasiir
      @Tayasiir 3 ปีที่แล้ว

      Haa waa Nadiira Neyruus Aabaheed maxamed cige Ilbir

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 ปีที่แล้ว

      @@Tayasiir ma ahan sxb ninkan waxu sodog u yahay qamar suugaani

    • @Tayasiir
      @Tayasiir 3 ปีที่แล้ว

      Uma aha walaal Nadiira Maxamed Cige ayaa la yidhaa Nadiira Neyruus waxaana dhalay fanaankii maxamed cige oo ILBIR lagu naanaysi jiray

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 ปีที่แล้ว +2

      @@Tayasiir ninkan hada heesta mandeq la qadaayo miyanu ahayn xaaji sooran hargaisa ku dhintay asago sheeq ah san maqley

  • @jaamaqolaasdoctor2399
    @jaamaqolaasdoctor2399 11 หลายเดือนก่อน

    Fadimo mandeeq.sooraan

  • @huud7497
    @huud7497 3 ปีที่แล้ว +2

    Islata qamar sugani abahed nabe islanta wu karbasha🤣

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LikeS

  • @nawalabdullahi9612
    @nawalabdullahi9612 ปีที่แล้ว

    Nasiim soraan abaheed miyaa tolow

    • @jonasmk8231
      @jonasmk8231 ปีที่แล้ว

      Haa waa Nasiim Cabdilahi Sooraan aabaheed

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว +1

    FacebookS

    • @omerali9135
      @omerali9135 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhu waa saafi Ducaale

  • @KABERIO04
    @KABERIO04 ปีที่แล้ว

    Alla ku Tibeeyo kuna Takuleeyo adiga iska Tuure,
    Tawdaan is baranaad Taydii ilwdood Tukale u dhaqaaqdee,
    Tuhun maahee sheekhii Sawdigi la Tagna,
    Tobiyeeyso..Tobiyeyso Gabadhyahay Tashi igu ma laabniye.🤐

  • @siciidbaasheaxmed1037
    @siciidbaasheaxmed1037 3 ปีที่แล้ว

    Face book

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LivetionS

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 2 ปีที่แล้ว +1

    No No No No

  • @faaldaroor8687
    @faaldaroor8687 3 ปีที่แล้ว

    Faal