Mayow, Allah ha kuu sahlo arimaha..Baryada ALLAH BADSO..ALLAH WAA MID INOO DHOW OO NAXARIISTEE... Khayrna filo oo weliga nolosha ha ka quusane Baryada ALLAH BADSO
Sidu I barka day hurdo kama bogto wey bariqsayo weygu bahay bur ba kugu gudbane miyad so bixi karta macnaha waxba iga ka hor tagan iyada waxay ledahay dhulka igu balartaye beryo kama ragen anigaba beryahan bog igu noqdo berkiyo wadnaha bog igu shido birba igu jabsane Mey baxnanineysa dhulka balartaye beryo kama ragen minutes ku iman Laha ledahay he's wa jeclahay meqa radina
Ilaahaaw u naxariiso cumar dhuule iyo intii dhimatay muslimiinta
Amiin Amiin Amiin
Wakhti adag baan kujira hestaanana wehel ii ah maanta waa xili subah ah wakhti kasii adagna diyaar baan uahay wakhti macaana niyadaaN kuhayaa😢Somalia hanoolaato
Allaha kuu fududeyo wll🫶🏻
Dd badan baa kula mida
Nasibka haku sacido brother aniga I so ducey kula mid ban ahay xaqiqdi
@@farhiaismail1984 abaaayo Qaaali Guulayzo I.n "maalmihi wacnaa way soo socdaaN"❤️🩹
Sidee kuu caawiyaa Walaal
AUN ABWAANKI JUCBURKA IYO MAADADA IYO MURTIDA LEGEND ABWAAN CABDI LAAHI CABDI SHUBE (1926-1978) ILAHAY HA NAXAREESTO JANADANA HAKA WARABIYO
3:17 + 5:12 5:14 5:31
Aamiin
Abwaanka jacburka , madalaadalada Cabdi. cablaahi shube,
AUN,,Aamiin
Allaah ha u naxariisto cumar dhuule
Amiin Amiin Amiin
Aniigu. Jacaalkaagi. U. Hooreyey. Waali. Waa. Ihaaya. I. Wash. In. Aan. Laakuulimo. Marakaale. Isha. Allh. Amiin
Alle ha unaxariisto cumar dhuule
ILAAHAW UNAXARISO CAUMAR IYO INTII DHIMATAYBA❤
Alle how naxristo cumar dhuule iska iyo ita Muslimta dhimatay
Dhuu = Harag
Axzan Muzique Aun_Maryan Mursal Ciise_VS Cumar Dhule Cali Allahayow Janadii Ku Gee Waayo 🩶🔵🔵🟢
Ala yaraxma cumardhule janatul farsdowsao kugu bishare adiga iyo inti musliminta dhaman
Oooh fankii wadankii aynu hadaynu somali nahay gacanteena ku burburinay ayuuu raacay
Allah haw naxariisto
AAMIIN
Yayah ya cumaru A.UN😢
2:41 habeenimo ayan dhagaysanaya waa wakhti aan kusuganay marxalad adag oo aanan haysan wax shaqo ah wax maal aduun ahna meel iiool laakin dhibta laguma waare waan kabixi doona inshallah maalin ay noqotaba haduu alle ogolaado 31-5-2024
Nin Labaatan buuxsamay iyo aduun waa lagdamaya
Anigaba baryuu bacad ila maroo
Beerkiyo wadnaha boog iga shidee
Birbaa igu jabsane miyaan wali bogsaday💔
very interesting love ❤ song.
two talented artists ( Omer dhule and Maryam Mursal).
Mirihii c.c.shube laxankii c.dhuule codka maryan mursal iyo c.dhuule cali
29/5/2024) waa maalin arbaco ah xaaladana aad ay igu xuntahay xadana aan rajeynaayo maalin malmaha kamid ah inan kabixi dono insha allaah
Mayow, Allah ha kuu sahlo arimaha..Baryada ALLAH BADSO..ALLAH WAA MID INOO DHOW OO NAXARIISTEE... Khayrna filo oo weliga nolosha ha ka quusane Baryada ALLAH BADSO
Illaahay naxariistii jano hakawaraabiyo dhamaan intii dhimatay oo cumar dhuule kamid yahay
AMIIN YA RABBI YA ALLAH ❤🤲
town town for sanad barakeysan allaha ka dhigo dhalinyaro ❤❤😎
Waa Eryadii cabdilahi cabdi shube
Cabdi shube waa nool yahay
magaca shube wadagaan ee waa laba qof oo kala duwan. abwaan cabdulahi cabdi shube sameyay fikrad heesta waqooyi somalia ku dhashay
Ilaah ha u naxariisto
Cumar dhuule ilaahay ha u naxariisto❤❤❤
Aamiin.
Waa hees xiiso badan jacayl ka turjumaysa
Yaan badin warkee maxaa inoo balana axsan hees cumar dhuule
Ereyadi Abwaan Cabdilahi Cabdi Shube ❤❤❤❤
the best i a song🎉
Cumar dhuule cali.. alah raxma
Maryan mursal ciise, ayaa ugu cod macaan dumarka.
Cumar dhuule iyo Maryan Mursal . cod macaanaa
Maalin ah sabti tariikhduna ay tahay . 27\4\2024
Xaalkuna waa adag yahay alle ha sikhro.
Inkastoo nin geesiya raggu geed adiig yahay hadaan garabka
Lala qaban xero oodimaayo.
Cumar dhuule cali iyo maryan musrsal ciise bootan
Alah janada haka warabiyo
Best song
Cabi cabdilaahi shube, Commedian abwaan weyn , majaajiliiste,dadka ka qosliya.
Hees wanaagan macaan.
Heesaha jacaylka ugu wanaagasan,, Cumar dhuule Cali, ayaa qaada
Axsan
Waxan doonayaah mid duco qabah😢😢
Midhihii abwaan, Cabdi. cabdilaahi shube.
AUN CUMAR DHUU-LE
Aamiin.
Yaan badin warka.
Xikmada heesta fahma ,, Maryan mursal ciise, waxay doonaysaa in Aabaheed la waydiisto.
2024 sanad isbadal
Oo, 😊
Old🥺
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Shube waa nool yahay
Sidduu ii Barkaday
Hurdo kama bogtoo
I bariinsayoo
Waygu baahayee
Addaan kuu bukaa
May bogsiin kartaa?.
Buur baa kugu gudbane
Miyaad soo bixi kartaa?.
Nio murqaaanku mcna 😂😂
Washinton🇺🇸🇺🇲
He's he's dhaftay wa burba kugu gudbane miyad so bixi karta dhulka igu balartaye beryo kama ragen dhulka igu dher xaqiqdi iney aniga iga hadleysa moda
Cumar dhuule ahaaa
June 2024
Wow
Awliyo awliyo dhashay horta muu dhintay mise wuu noolyahay
Marayan mursal, waxay doonaysaa in Aabaheed la waydiisto.
Sidu I barka day hurdo kama bogto wey bariqsayo weygu bahay bur ba kugu gudbane miyad so bixi karta macnaha waxba iga ka hor tagan iyada waxay ledahay dhulka igu balartaye beryo kama ragen anigaba beryahan bog igu noqdo berkiyo wadnaha bog igu shido birba igu jabsane Mey baxnanineysa dhulka balartaye beryo kama ragen minutes ku iman Laha ledahay he's wa jeclahay meqa radina
M.abshir.dhoore.indhacade heliwa.wayawayo
❤
waqooyiga somalia aa sameyay fikrad heesta
Heesta nin reer puntland baa sameeyey shube cabdi shube oo nool hada
magaca shube wadagaan ee waa laba qof oo kala duwan. abwaan cabdulahi cabdi shube sameyay fikrad heesta wuu dhintay. abwaanku dawladii hoose ee hargeysa uu xubin shaqaale ka ahaa
@@HamdkI
Binti girl, naaa beenta jooji.
🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
2025😢
Haka baqin waxbaa Barye iga war dhoowr
Buuurtan ku gudban waa maxay? Yaaab
Soon hjii8dh
E
Yaan badin warka.
❤❤❤😢
❤
❤