ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Allaha janeeyo Abwaan mulaxan heesaa jilaaa Markii dambana Sheikh Cabdilaahi diiriye sooraan Qamar na cimriga iyo cafimad kaba allaha u barakeeyo ameen Mahadsanid #www🤴❤️💯
Wakhti badan raadinayay alle ha unxariisto sheekh sooraan qamar sidoo kalee
Yaasalam Sh Sooran Alle Ha Janneeyo Codkiisa.,,Adoon Maal Lahayn DihinQof Hadduu Ku Soo DayoDawgiyo DadnimadiyoDanaha Uga Sheekeey,,
Salaamaat.Rabi haw raxmoodo ustaad sooraan.hooyo qamarna eebbe ha dhowro if iyo aakhiraba.
Alle haw naxriisto cabdilaahi diriye soraan oo ku danbeeyay akhirkii masaajidka hargaysa kuyaal ee nakhiil oo mu ,adin ka ahaa.
Heestan waxaan maqalay 2006 lixdii aniga oo saaran gaadhi kuna sii socda berbera darawalkii gaadhiga waday ayaan waydiiyay qofka qada wuuna ii sheegay markaa sooraan waan aqaanay oo cidiii garanaysa masajidka nakhiil ee u dhow telesom iyo hadhwaag ayuu ka eedaami jiray aadna waan isku naqaanay oo waagaa aniga oo yar ayaan ka eedaami jiray runtii nin aad u qalbi fiican oo sheeko miidhan ayuu ahaa lkn ma ogayn inuu fanaan ahaa markaa alle haw naxariisto
X
Sooraaan ilaahayhaw nazariisto
HeesTan waxaa la dhageysan jiray Hoyadey muddo 12 sano ka Hor ah anoo aad uyar Balse heesta Macneheeda Waxan Fahmay markan Hana Qaaday🤦♂️Alla maxay sarbeeb dhaaftay✍Su,aal?? ""jacaylka dhabta ah iyo duruufata maxa ka dhexeyo Horta""waa leysu dan sheegtay Toos baana lisku dareensiyay iyado sicad loo bandhigin xaladaha cakiran iyo duruufta labada dhinac😪🙏Waan kuu dul marayee dabuubtad iledahayHaduu hadalku kaa dagay Ii dabac sanow oo😢😢Dugsigan jeclayow Dibada iga soo hoyDiidmiyo wax ii daran yaana kaa dareemin😢Inkastoon da,daadabaDumarka ogu jecelahay Deyr baa dhaxdeena ahAanan dumin kareynine❤Waayuhu nin uu dabar Ku dekaamiyaan eheeAnaa dibadda seexdee Xageed ila dageysaa💔😪Heesta mar walpo an dhageysto iyo nolosha aan ku jiro waxad moodaa abwaanku inuu qisadeyda ka sameyay Heestaba🤕 Qamar Harawo iyo sooraan🔥❤🙏🙏
So true
Baraawo waayo waayo
Waa qaraamkii waayo waayo igadaa
Qamar inaba caadi ma aysan ahayn
Aamiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
C/laahi diiriye sooraan aun
saxib wayo wayo waxan rabaa heestii sahra axmed iyo axmed mooge Wadda qadi jireen ee gabal dhacay ama nabsibaa ku gacan qaban siday dadka qar u yaqanan mahad sanid
Cajiib baldaya waxa ka dhaca meesha
Codkan qamar maahee see wax u jiraan
❤🎉🎉
Wow
Wwww
I like his face
Allaha janeeyo Abwaan mulaxan heesaa jilaaa Markii dambana Sheikh Cabdilaahi diiriye sooraan Qamar na cimriga iyo cafimad kaba allaha u barakeeyo ameen Mahadsanid #www🤴❤️💯
Wakhti badan raadinayay alle ha unxariisto sheekh sooraan qamar sidoo kalee
Yaasalam Sh Sooran Alle Ha Janneeyo Codkiisa.
,,Adoon Maal Lahayn Dihin
Qof Hadduu Ku Soo Dayo
Dawgiyo Dadnimadiyo
Danaha Uga Sheekeey,,
Salaamaat.
Rabi haw raxmoodo ustaad sooraan.hooyo qamarna eebbe ha dhowro if iyo aakhiraba.
Alle haw naxriisto cabdilaahi diriye soraan oo ku danbeeyay akhirkii masaajidka hargaysa kuyaal ee nakhiil oo mu ,adin ka ahaa.
Heestan waxaan maqalay 2006 lixdii aniga oo saaran gaadhi kuna sii socda berbera darawalkii gaadhiga waday ayaan waydiiyay qofka qada wuuna ii sheegay markaa sooraan waan aqaanay oo cidiii garanaysa masajidka nakhiil ee u dhow telesom iyo hadhwaag ayuu ka eedaami jiray aadna waan isku naqaanay oo waagaa aniga oo yar ayaan ka eedaami jiray runtii nin aad u qalbi fiican oo sheeko miidhan ayuu ahaa lkn ma ogayn inuu fanaan ahaa markaa alle haw naxariisto
X
Sooraaan ilaahayhaw nazariisto
HeesTan waxaa la dhageysan jiray Hoyadey muddo 12 sano ka Hor ah anoo aad uyar Balse heesta Macneheeda Waxan Fahmay markan Hana Qaaday🤦♂️Alla maxay sarbeeb dhaaftay✍Su,aal?? ""jacaylka dhabta ah iyo duruufata maxa ka dhexeyo Horta""waa leysu dan sheegtay Toos baana lisku dareensiyay iyado sicad loo bandhigin xaladaha cakiran iyo duruufta labada dhinac😪🙏
Waan kuu dul marayee
dabuubtad iledahay
Haduu hadalku kaa dagay
Ii dabac sanow oo😢😢
Dugsigan jeclayow
Dibada iga soo hoy
Diidmiyo wax ii daran
yaana kaa dareemin😢
Inkastoon da,daadaba
Dumarka ogu jecelahay
Deyr baa dhaxdeena ah
Aanan dumin kareynine❤
Waayuhu nin uu dabar
Ku dekaamiyaan ehee
Anaa dibadda seexdee
Xageed ila dageysaa💔😪
Heesta mar walpo an dhageysto iyo nolosha aan ku jiro waxad moodaa abwaanku inuu qisadeyda ka sameyay Heestaba🤕 Qamar Harawo iyo sooraan🔥❤🙏🙏
So true
Baraawo waayo waayo
Waa qaraamkii waayo waayo igadaa
Qamar inaba caadi ma aysan ahayn
Aamiin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
C/laahi diiriye sooraan aun
saxib wayo wayo waxan rabaa
heestii sahra axmed
iyo
axmed mooge
Wadda qadi jireen ee
gabal dhacay ama nabsibaa ku gacan qaban siday dadka qar u yaqanan mahad sanid
Cajiib baldaya waxa ka dhaca meesha
Codkan qamar maahee see wax u jiraan
❤🎉🎉
Wow
Wwww
I like his face