Aun Cabdi Naasir Macalin Sahra Axmed Heesta Maxaa Kaa Lillaahiya With Lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 73

  • @shavecm3047
    @shavecm3047 2 ปีที่แล้ว +13

    Waa Minneapolis Minnesota 20 May 2022 Somali dadkaygow nabad kuu waadha/waara ❤️

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn 2 ปีที่แล้ว +10

    Maxaa kaa lilaahiya
    Caashaqa aan lalinee🥰
    Hees iyo bar

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi ปีที่แล้ว +4

    #LyricsSongLOOLI
    #CABDINASIRAHUN
    Loolii heega lahaydoo
    Labba goor tuskii helay
    Dhulkoo Liqay xarreedii
    Rayskuna Labbeenyahayeey
    Oo Laammo ubax iyo
    Isku Ladhay caleentii
    Leeg Leeganaayaan
    Saxan saxo Lulaysiyo
    Sidda Laydha Laydha
    Uddugga Leh
    Laab qaboojiyaay
    Maxaa kaa Lilaahiya
    Caashaqa ha Lalinee
    SAHRAAHMEDAHUN
    Siddaa Aar Libbaaxoo
    Lisanaaya miciyaha
    Amma Laqan marroodiya
    Oo Laammo ku cartamayeey
    Amma Faras Lallabihiyo
    Birmadkaba Lihiin ku leh
    Libbta Geesiggeedii
    Farxad Lagu Abuurroo
    Caashaqa Laddabtaye
    Addna hoo Listiisoo
    Kala leexan maynee
    Addna haysku kay ladin
    #ABDINAASIRAHUN
    Siddii aan u laab kacay
    Laddi waayey jiifkoo
    Siddaan Ulaba lagdoodaan
    Laaca waaga toosaayeey
    Laabxadayda beerkiyo
    Qalbigaygaad ka lulataa
    Laxawgiina sii korodh
    Leebkii halista iga muday
    Innaan Liito arragtayee
    Intaan Loxodka Lay dhigin
    Maxaa kaa Lilaahiya
    Caashaqa ha Lalinne
    #SAHRAAHMEDAHUN
    Reerkii Layli dhaansada
    Haamuhuu ka Laayaa
    Harraadna kama Ladnaadee
    Lugtii Jeenni dhaaftaayeey
    Luggooyey ku socotaa
    Lafyu way jabtaayoo
    Lammaanihii Is doortee
    Isu Laab fayoobayn
    Maba aanay Lulanine
    Bal maxay ka Leeftaa?
    Kala Leexan maynee
    Adnna haysku kay Ladin
    ■■■■■■■■■■■■■■
    HEES XUSID MUDAN OLD IS GOLD.
    YAA SALAAM AXSAN CALEEG, heestani waxay ka mid tahay heesaha Laysugu hal celiyo kuwooda ugu macaan, HEESTANI waxay qayb ka ahayd, riwaayaddii CAANKA ahayd ee HA WAALAADO JACAYLKU EE AYNU WEERARKA AADNO ee Uu Alifay Ama Curiyey Abwaankii Weynaa Dhakhtarkii Jacaylka MOHAMED ALI KAARIE 1977 Ayey ahayd AHUN Laxankana waxa Saaray Ustaad Hassan Sabriye Afrax Hassan Garayt AHUN waxa si toolmoon Ugu wada Luuqeeya Ustaad Cabdinaasir Macalin Siciid IYO Sahra Ahmed Jaamac AHUN dhamaantood - Aamiin Yaa RABBI.
    Heestan 5 Sano ka hor waxaan kaga faalooday Hoygii Canjiladaha Cuddoonnaa MUDUGBOY Qaybta Commentiga oo aan Lyricska heesta kusoo qoray CAJAA'IBAAT.

  • @axmed4362
    @axmed4362 2 ปีที่แล้ว +23

    Looli Egen ahaydoo.
    Egen, waxa loo yaqaanaa meel naq wanaagsan iyo dhir hamashawday ku taallo aan xoolo daaqin, addin iyo kuwo duunyo midna aanu marin.

    • @maanmohamed
      @maanmohamed ปีที่แล้ว

      Mhdsnd wll. Manoogu dari kartaa ereyga loolii ?

    • @axmed4362
      @axmed4362 ปีที่แล้ว +4

      Looli maaha ereyga halkan ku jiraa walaal, Waa
      Oollin egen ahaydoo
      Oollin macnaheedu Waa meel la deggenyahay.
      Eggen waxa loo yaqaannaa meel baraaqo ah oon la daaqin.
      Loolid macnaheedu Waa ciyaarid

    • @maanmohamed
      @maanmohamed ปีที่แล้ว

      @@axmed4362 🙏🙏🙏🙏 mhdsn sxb

    • @BileTv88
      @BileTv88 ปีที่แล้ว

      ​@@axmed43628i

    • @AhmedDude
      @AhmedDude 4 หลายเดือนก่อน

      @@axmed4362Thanks saxib. Ereyadaan waxa fahmi kara oo kaliya qof nolosha miyiga wax ka yaqaan. Kolayn aniga ma fahmeen.

  • @nabardaarshe6276
    @nabardaarshe6276 4 หลายเดือนก่อน +1

    Caashaqa aan lalinee! Maahan
    Ee Sida saxda ahi waa(CAASHAQAA HALALIN)

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว +2

    Aun mamo qaran sahro and cabdi nasir macalin sacid he's aqiro qaday years ago wa dhintay shil gari aun

  • @cabdiqaadirxaaji9236
    @cabdiqaadirxaaji9236 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdinaasir.sanado.badan.ka hor ayuun.dhintay.ilaahow.unaxariiso.ma noola

  • @bollywood24h12
    @bollywood24h12 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxahy tabatay qalbigayga Maxaa ka lilaahiyaa caashqaa ha lalinnee😭

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Jaceeyl marbuu tasbtaa qof siduu yeelaba lawarbixiyaa colaadiisa jacey wuxuu jablasoo marey soomaaha

    • @CabdirsaaqCabdulaahi-u6v
      @CabdirsaaqCabdulaahi-u6v 7 หลายเดือนก่อน

      Wtty

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 2 ปีที่แล้ว +3

    Maxaa kaa lilaahi caashaqa aan laliinnee 👌🥰 Allow u naxariisto labadaba 🤲

  • @laafa_cadde
    @laafa_cadde 2 ปีที่แล้ว +3

    Sida aar lipaaaxoooo🥰🖐
    Allaha unxristo😭😭2

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +7

    Darwiish in The House Calanka Soomaliyeed Ciyaarta Hala Daayo Shacabka Soomaaliyeed Midimo Iyo Gobanimo

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Doiwladii miyaad wali dhiseeysaa horas loodhissye miyasd kawadey dhankaa

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 2 ปีที่แล้ว +2

    waaah Waah Ax Ya Cod Allow U Naxariiso Allahuma Amiin 🤲

  • @abdiqanianash-nj9jc
    @abdiqanianash-nj9jc ปีที่แล้ว

    maxa kaa lilaahiye caazhaqa aan lalinee
    Alle Ha u naxariizTo Lapadoodapa

  • @muslimamaxmed5963
    @muslimamaxmed5963 2 ปีที่แล้ว +3

    Heesta aniga jeclaaday ee allah naxridto wlas sahro ahmed

    • @laafa_cadde
      @laafa_cadde 2 ปีที่แล้ว

      Aaaamiiiin yaa rapi maalin qamiiis ah April 2018
      Maalin madow bey aheed 😭😭

  • @cabdikariinahmed9815
    @cabdikariinahmed9815 2 ปีที่แล้ว +4

    Alayaraxm shamaabtood maxamad cali Katrina ereyada

  • @kingsalmansalmaan8026
    @kingsalmansalmaan8026 ปีที่แล้ว

    🎉warniyow mar un waxafirisa mar un waxan darema kaftan mahan wllhi caddi mahan😊😅😅🎉🎉😢❤❤❤❤

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr 2 ปีที่แล้ว +2

    Wa hees shidan, Masha Allah.

  • @nafisaali3534
    @nafisaali3534 ปีที่แล้ว

    Allah haku naxariiisto 😢😢😢

  • @almukhtaarihajihussein5626
    @almukhtaarihajihussein5626 ปีที่แล้ว

    24.11.23
    Hbn jimce
    Gaadhi ku dhexa dhegysanya heesta
    Hami iyo hurgumo jacyl
    Arimo bdm ayan kala hufaya

  • @muxsinguure1454
    @muxsinguure1454 7 หลายเดือนก่อน

    Waa Hubaal dadkan okale dib isomari mayaan waqtigaas okale nasomari maayo

  • @saleibanmohamoud2664
    @saleibanmohamoud2664 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla yaa raxma .sidii aan ulaab kacay.....

  • @mohamedhasanfarajaawfaraja8817
    @mohamedhasanfarajaawfaraja8817 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxp heesti amal ee muse qalinle soo geli mise waad weyday

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 ปีที่แล้ว

    Maxa ka lilahi ah cashaqa ha laline

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 2 ปีที่แล้ว +2

    qrmi is my fv 🐎🔥

  • @BashiirTypicalexample
    @BashiirTypicalexample 5 หลายเดือนก่อน

    LHaqaldina.dadkan.komatiga.ayaan.lahadlaya.waa.caashaqa.halalin.c.naasir.macalin.siciid.sahra.alle.hawnaxariisto.dhamaan.waa.ninkii.gaadhigu.jiidhay.19.82kii.saan.maqlay

  • @kingsalmansalmaan8026
    @kingsalmansalmaan8026 ปีที่แล้ว +1

    Caddi mahan mar waliba waxan arka

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 2 ปีที่แล้ว +1

    Qaraami 1..& Xasuus wacan,And Full Peace & Live in Somalia..Marxuumiinta Allaha U dembi Dhaafo C/Nasir Macallin & Zahra Axmed Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin....scww.

  • @AhmedAhmed-du3qr
    @AhmedAhmed-du3qr 2 ปีที่แล้ว +1

    Qof hada ku qayilayo amu jiraa May 15 2022?

    • @BileTv88
      @BileTv88 2 ปีที่แล้ว

      Haaa waa jira

    • @MohamedDHegjar
      @MohamedDHegjar 6 หลายเดือนก่อน +1

      Cawa fadhiya 23 my 2024

  • @user-ml9kd5jw7c
    @user-ml9kd5jw7c 7 หลายเดือนก่อน +1

    They were great stars

  • @ibrahimcawil6505
    @ibrahimcawil6505 2 ปีที่แล้ว +2

    Axyaaa hees

  • @Ahmedmohamed-oc8qq
    @Ahmedmohamed-oc8qq 2 ปีที่แล้ว +1

    Cabdinaasir macallin wuu nolyahay hada xaalad aduunyana waa ay heysaa qofkii caawin lahaa meelu joogaba ha raadiyo pls

    • @omarfaruk4735
      @omarfaruk4735 2 ปีที่แล้ว

      Fanaan C.Nasir Macalin Saciid ma noolyahay?

    • @axmedcalixasanxasan2235
      @axmedcalixasanxasan2235 2 ปีที่แล้ว

      Asc kasd mooday mahan ee wudhintay kan heesayaa waxan laodhn jiray c/nasir malin saciid

    • @maanmohamed
      @maanmohamed ปีที่แล้ว

      Kan heesaya waa abdunasir mcln sicid
      Kan kalana wa abdinasir mcln ceydid labo duba wey dhinten

  • @atocareh7066
    @atocareh7066 2 ปีที่แล้ว +19

    This song reminds my youth days back in my beloved city Burco 40 yrs blaring from Bruco maqaaxiyo it was quite spectacle

  • @maxamed2690
    @maxamed2690 ปีที่แล้ว

    Waayo waayo wacnaayaa

  • @xasanyare5546
    @xasanyare5546 2 ปีที่แล้ว

    *waaw cadkaas ban ka yaabay#

  • @kingsalmansalmaan8026
    @kingsalmansalmaan8026 ปีที่แล้ว

    Caddi mahan

  • @shakirabdiibraibra4490
    @shakirabdiibraibra4490 ปีที่แล้ว

    Ax yaa fananiin

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf8677 2 ปีที่แล้ว

    WAAR QOLADAN REER SOMALIYA EE HEESAHA SOO TURJUNTA WAY DADAALAYAAN LAKIN AF SOMALIGA AYAA KU YAR.BAL EEGA WUXU QORAY (MAXAA KA LILAHIYA CASHAQA AN LALINEE) MAAHA SIDAAS EE WAA (MAXAA KAA LILAAHIYA CAASHAQA HA LUMININE)

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      Caashaqa ha lumin aa! Hhhhh.

    • @abdiraxmanxureey7186
      @abdiraxmanxureey7186 2 ปีที่แล้ว

      kibir aqoon la, aan iyo quursi isku darso waa ayaan daro
      adigaa qaldan dad inaad saxdana waad rabtaa hhh
      Caashaqa ha luminine hhhh labo mid waa noqon kartaa
      1 caashaqa ha laalinee
      2 caashaqa ha lalinee

    • @sayidka6911
      @sayidka6911 2 ปีที่แล้ว

      @@abdiraxmanxureey7186 waa ilmihii beenta lagu korshay.

    • @mayowaadama
      @mayowaadama ปีที่แล้ว

      Wax heestaba aysan kujirin ayad latimid

  • @Ismaaciilreermiyi
    @Ismaaciilreermiyi 2 ปีที่แล้ว +1

    Calanka Soomaliyeed weyneeya

  • @munamohamed1678
    @munamohamed1678 2 ปีที่แล้ว +2

    kalay afaomali mhn miya hestan qarami ajeclehe😂😂lkn fahan majiro

    • @camircali3025
      @camircali3025 2 ปีที่แล้ว +1

      Sharma raadkisa ka har ereyadaaad garan weeydid dadka laweeydiya qaramiga kuso biir

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 ปีที่แล้ว

    Wow

  • @laafa_cadde
    @laafa_cadde 2 ปีที่แล้ว +1

    Kala leexnmeyno

  • @maxamedcabdi6197
    @maxamedcabdi6197 ปีที่แล้ว

    Tollow maxay tahay laqan

  • @daahirmuuse8408
    @daahirmuuse8408 2 ปีที่แล้ว +2

    By

  • @fuumaibrahim2059
    @fuumaibrahim2059 2 ปีที่แล้ว

    Hes.c.nasi
    Mcln

  • @xasanyare5546
    @xasanyare5546 2 ปีที่แล้ว

    *waaq#

  • @calisandheerecali6717
    @calisandheerecali6717 2 ปีที่แล้ว

    """

  • @muslimamaxmed5963
    @muslimamaxmed5963 2 ปีที่แล้ว +1

    Fyuguhu