Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
  • Follow us on Facebook:
    / rageediimusic
    Nagala Soo Xariir Xaga Inastgram ka:-
    / i.am__abdullahi
    Lyrics by: Maxamed Ahmed Suuryaan
    Erayadii Aun Maxamed cumar Huryo 1985
    Laxankii Aun Axmed Gaceyte Yuusuf

ความคิดเห็น • 831

  • @ahmetsultan26
    @ahmetsultan26 5 หลายเดือนก่อน +66

    Waqti dheer Kadib Waxaan Dib Usoo Booqdey Hees Xasuus Gaar aH iiLeH, waqtigu waa isgurayaa noloshuna istag maleH After 9yrs kadib Heestan ayaan dib usoo booqdey Xasuuso horena i geliseY 😢
    EnshallaH waxaan Rajeynayaa isbadalka dhapta ee aan doonayo mrkan Nolosha ka gaaro inuu qoraalkan xasuus Gaar aH ii noqoN dooNo...
    17-Aug-2024 Malin sabti ah, Hadaa iga dambeyso like ta igu dhiirigeLi 👍

    • @sahrashinni4895
      @sahrashinni4895 5 หลายเดือนก่อน +4

      Wll horumar wcn iyo hiigzi hanaan wanaaagleh ban kuu rajayanayaa iyo mustaqbal ifiiyya labada daaroodba❤

    • @ahmetsultan26
      @ahmetsultan26 4 หลายเดือนก่อน

      @@sahrashinni4895 Sidoo KaLe wlshey qali rabbi Haku Xifdiyo 👍🫡

    • @ahmedyussuf710
      @ahmedyussuf710 4 หลายเดือนก่อน

      @@sahrashinni4895p

    • @AnfacSahal
      @AnfacSahal 4 หลายเดือนก่อน +1

      Nasab Wacan Walalkeyow❤

    • @ahmetsultan26
      @ahmetsultan26 4 หลายเดือนก่อน

      @@sahrashinni4895 Sidoo KaLe wlle Quruxeey

  • @hassanesse3347
    @hassanesse3347 3 ปีที่แล้ว +82

    "Markabkaa badaha Mara
    Waa inaan Ku baafshaa" weeye,
    Sidoo kale " ama aan berbera weyn
    Doonyaha bumbey taga" weeye, lrycska iska sax fadlan😇

    • @keeydstudio9165
      @keeydstudio9165 3 ปีที่แล้ว

      Bunjab Ugaga boodaa, hasan ciise nin culus

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 2 ปีที่แล้ว +4

      Bumbey Mumbai India miyaa sxb

    • @hassanesse3347
      @hassanesse3347 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Kurbo_gaming_x77 haa sxp wa isku mid

    • @abwaaniidlechannel5891
      @abwaaniidlechannel5891 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad meelaha lyrics ay khaldeen inaasaxo ayaaan u soo galay comments lkn adaaba usheegay

    • @abdirizakabdiahmed7667
      @abdirizakabdiahmed7667 2 ปีที่แล้ว +2

      @@Kurbo_gaming_x77
      Waagii hore bumbay ayaa la odhan jiray
      Xisbigan cunsuriga ayaa badalay

  • @mooice9167
    @mooice9167 ปีที่แล้ว +40

    Hilowga wax aanad waligaa arag, qof aanad waligaa la kulmin, maan ku sawirashada sheeko aanan ku quseyn, ku daanshood ka dhulal aanad waligaa tagin!...
    Thats the power of music❤

    • @sherom6597
      @sherom6597 ปีที่แล้ว +3

      Underrated comment❤❤

    • @khalidsiciid9696
      @khalidsiciid9696 11 หลายเดือนก่อน +1

      Iyo sidaad waxaas oo dhan qoraalkaa Yar ugu suuraysay Cajaa'ibaad 🙏🙏

    • @aliabdiali-mahdi7998
      @aliabdiali-mahdi7998 3 หลายเดือนก่อน

      Your Coment Is Beyond The Imagination , Bravo ❤

  • @shaakilxaraf5692
    @shaakilxaraf5692 2 ปีที่แล้ว +16

    Saacadu 12:00 am habayn waxaan ku dhaqaysanaya sariirtayda dusheeda bosaso waa habaynkii intaan jcyl lahaa igu ciilka badnaaa😣 salaama somali muxamed

  • @elsadam143
    @elsadam143 10 หลายเดือนก่อน +21

    Inta qaarimaga jecel sidayda oo kale bal ismuujiya
    Waa maalin ciid ah 10/04/2024
    Qaaraamigu waa dahab 🌹❤️

  • @baylood.germany
    @baylood.germany 2 ปีที่แล้ว +155

    Mabruuka 😭 waa magaca gabadhii aan aduunka ugu jecla ka dib waan isla soo tahriibnay inagoo balanteenu ay ahayd inaan markan yurub tagno inaan is guursano ilaahay waa na nabad keenay yurub gaar ahaan wadanka Germany 🇩🇪 dhawr bil kadib gabadhii wayba is bedeshay markaan waxoga yara ururiyay ee aan ku idhi xiligii aynu nolosha ku midoobi lahayn ayaa la gaadhay waxay igu tidhi wax yar dib inoogu dhig Naf wax jeceli iyadaa dhibane wayahay ban ku idhi one year ka dib ayaan hadana usoo bandhigay iyadoo inta wali is bedel aaan ka dareemayo hye ayaan ku idhi mantana diyaar ban ahay maxa dhulka ka yaala aduu way ii war wareegtay qof aan wixii rabin adba waad dareemi kartaaye siday wax u jiraan ban radiyay ka dib waxan soo ogaday in uu jiro wiil ay qarabo yihin ilma ader in uu magalada deganyahy islana socdan inta badan shekadi markii an ku so hadal qaday wayba sii xanaqday ka dib runta ii sheeg ayaan ku idhi ugu danbayn waxa ay iigu jawabtay anigoo indrkay arkaya sideen wiil kale u guursada Wlhi Lilmo kulul ayaa indhahayga ka timid qof ddhan oo aad rafadka dhan la so martay saxaraha ninki garan unba garane wax walba oo ay u bahato u kenayay dumar abaal male marka lagu leyahay been maha wlhi hadal is dhaafsi badan ka dib meel walba block ayay iga saartay ilayn waa qof aan ku rabine 😭 Lix bilood oo aan xanuunsanayay waxa aan dhagaysan jiray heestan marwalba ka dib waxan go aan saday inaan gabadh somaliyeed Ba
    Aanan shukaansan ba guusanina
    After Sano ka dib Alhamdulilah waxaan guursaday gabadh Yamaniyad ah waxayna ii dhashay gabadh
    Gabadhiina waxaan u bixiyay Mabruuka

    • @hafsaabdul2236
      @hafsaabdul2236 2 ปีที่แล้ว +4

      Xanun waye runti😪

    • @salansacad
      @salansacad 2 ปีที่แล้ว +3

      Sorry for your horrible history for Somali un respected girl I hope u forgotten everything for past

    • @justnow7263
      @justnow7263 ปีที่แล้ว +13

      Yemen taadaas uska wado walaal.
      Magacana inanta inooga bedel, ileen waad xasuusan kolbee.

    • @samirbadan6053
      @samirbadan6053 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭

    • @abdikanimohamed4766
      @abdikanimohamed4766 ปีที่แล้ว +8

      😢Qisaddan Xaqiiqdii Xaadayday Kicisay Shucuurtaydana way Gilgishay 😢😮Xaqiiqdii dumar Abaal maleh

  • @kowsarosman244
    @kowsarosman244 2 ปีที่แล้ว +40

    Waqti dher kadib aniga iyo suldankayga aya kuwada caweynayna riyadenina alle wuno rumayey ❤ 😍 💖 ❣

    • @maxamedibraahim374
      @maxamedibraahim374 2 ปีที่แล้ว

      M.a guulaysta🤴❤👸

    • @sahalalli9571
      @sahalalli9571 ปีที่แล้ว

      alle kuwii iskuraaga haydinka yeelo

    • @mcfish6232
      @mcfish6232 10 หลายเดือนก่อน

      mashalllah ❤❤

    • @kowsarosman244
      @kowsarosman244 10 หลายเดือนก่อน

      @@maxamedibraahim374shukran walalkay😍

    • @kowsarosman244
      @kowsarosman244 10 หลายเดือนก่อน +1

      @@sahalalli9571aamin wle qali alle haku sharfo 😍

  • @SahankaAdduunka
    @SahankaAdduunka 3 ปีที่แล้ว +51

    bal inuu hargaysa iyo
    burco fasax ku yimidoo
    bilna howdka aadoo
    dambar bagasha dhamayaa
    oo barbaartii idhi
    baxsan inan yaroo mudh ah
    ku aroos banaanada
    legend saynab cige
    heesi waa heesihii hore
    mahadsanid rageedi

  • @omarabdulle3636
    @omarabdulle3636 2 ปีที่แล้ว +107

    Xiliga 01:20 siqda dhexe habeenimo
    Jooga caasimada muqdisho
    Waxan ku dhageysanaya sariirteyda
    Dusheeda sido kalana waxan aqrisanaya commentiyada dareenka leh ee halkan lagu soo wada qoray salaaman saxiibayaal. ❤

    • @aqyya12
      @aqyya12 2 ปีที่แล้ว +7

      Waa Saqdhaxe heestaan waxan ku dhagaysanayaa sariirtayda, erayda heesta waxay dhex qaadeen dhuuxayga inkastoo Jacyl uu ihayn hadana qalbiga ka macansadey laxanka iyo erayada heesta, goobtuna caasimada dalka, barakee Allow xamar.
      Salaam wll @Omar Abdulle

    • @yasinmaxamuud654
      @yasinmaxamuud654 2 ปีที่แล้ว +1

      @@aqyya12 Habeenkaa dhagaysatey maalintiisa jacayl waan la saaxiib ahay Wana hyztaa alxm lkn heestaan xusuus Gara igu ledahy wanaa jeclahy 🤍

    • @warfaacaraale2242
      @warfaacaraale2242 2 ปีที่แล้ว +1

      Sacadu waa 2:10 saqdhexe habeennimo casimada Nairobi waxaan ku jiraa hawada sare

    • @claahickariin6278
      @claahickariin6278 2 ปีที่แล้ว

      Anoo yaris ah ayaa hestan dhagaysan jiray walhi ma aqoon jaceyl wuxuu yahay lkn maanta ayay igu dhacay dhipkisi waxan bartay gabadh qaxan ushegtay jeceyl ciyaar ciyaar iga ahayd marka weyna iga aqbashay lkn waxay noqo tay qof iga kensatay daren walhi waxan uqaday jecely waxay noqotay ruux kamida laxadkayga waxayna jogta beel iga fog boorama ana garowe nasip daro waano is weynay gabadhi tellki ka xumaday ana heer waxan gaadhay mar kaan wayay duni doo dhan nacay hadana meel ay ku sugantahy ma.aqaan 😥

    • @CarabShiikh
      @CarabShiikh ปีที่แล้ว

      @@claahickariin6278 sorry sxb hees makaaga sameeyaa anigu

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 3 ปีที่แล้ว +30

    Diyaaradaha biligliyo
    Baaburka socotada
    Markabkaa badaha mara
    Waa inaan ku baafshaa!!
    Yaasalaam Abwaan Huryo 😪

  • @nasteehoabdirzakmohamoud
    @nasteehoabdirzakmohamoud ปีที่แล้ว +9

    Heestan wxa iso direy jacaylkeyga talaado 14march 2023 asago iso xasuusinaya maalinka kasto tagay ogoust 2020ki wxa ka maqnaha 3sano iyo labo sano aan isla joognay allaha naga dhigo kuwi is helo is calfada inzha alllah 😍 I love you bbe mrksta wxan ahan dhankaga allaha naga dhigo kuwo guuleysta inzha alah 😍

  • @haldoorchannel9427
    @haldoorchannel9427 3 ปีที่แล้ว +129

    2 sano ayaan dhiiga iyo dhuuxa wadaageynay😢😰lkn isma calfan 😰😰tahriib iyo nin qurba jira bey iga door biday😰rajadeyda weli kama quusan oo weli dunidaan u jeclahay😭😭allow nagu kulmi noloshaan nolol ka qurxoon🤲🤲🤲

    • @munocllhi7627
      @munocllhi7627 3 ปีที่แล้ว +2

      Allaha idin kulmiyo

    • @Ethna08
      @Ethna08 3 ปีที่แล้ว +2

      Alle ha idinku kulmiyo

    • @micrajoon868
      @micrajoon868 3 ปีที่แล้ว +1

      Calafka idin lamàani wll

    • @zaynabcali8671
      @zaynabcali8671 2 ปีที่แล้ว +1

      Sorry bro aamin rabi ha idin kulmiyo

    • @nimaanmuhumedkulan612
      @nimaanmuhumedkulan612 2 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭

  • @MohamedFaraho
    @MohamedFaraho 5 หลายเดือนก่อน +5

    Jawi degan Widh Widh,Buuhoodle SSC-Khaatumo,gacan tii barakaysnayd ee Saalax Qaasim Naaji iyo Codkii Saynab Cige ❤❤❤

  • @qaasimmacruuf3501
    @qaasimmacruuf3501 3 ปีที่แล้ว +18

    Rageedii Axyaa Axyaaa Inbdn Baan Heestan Qaacigeeda Raadinayey Wala Bilaa Zhpul Fan Rageegii Legend Seynab Cige Top 10ka Wlhi Iyo Ustaad Saalax Qaasin Oo kamanka Ah Thnkz Inbdn

  • @fartunhussein2456
    @fartunhussein2456 3 ปีที่แล้ว +47

    Hees dareen wadato❤❤ iyo codkii seynab cige 🥰🥰
    Jawi degan ayaan ku dhageysanayaa 9:16 habeenimo anigoo joogo turkiga 🥰🥰🥰

    • @Who_are_you900
      @Who_are_you900 3 ปีที่แล้ว

      Ku raaxeyso sis ?

    • @abdulkadirmohamedyusuf
      @abdulkadirmohamedyusuf 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa jeclahay Gabdhaha Qaaraamiga dhagaysta😍. Ii allaha ku nabad yeelo.❤

    • @fartunhussein2456
      @fartunhussein2456 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdulkadirmohamedyusuf thanks wll amiin dhamaanteena 👏👏👏

    • @fartunhussein2456
      @fartunhussein2456 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Who_are_you900 sido kle bro 👏👏

    • @suldaanupthiali1325
      @suldaanupthiali1325 2 ปีที่แล้ว

      Sido kale🙌🏿❤haben ramadan ah

  • @anasgantaal5765
    @anasgantaal5765 10 หลายเดือนก่อน +6

    Waa hees aad uxanuun badan culays iyo qiiro marxalad iyo uur kubaalo xan baarsan qofkii jaceel dhaawiciisa soomaray ama jaceel lagu xumeeyeey ama garanaya jaceel micnihiisa aad bay ugubayaan erayadaan
    Anigu waxaan is idhi malaha qarnigaan aynu jooga waa qarnigii lagaganacsanayeey qalbiyada boholyowgu taag dareeyey 😢
    jaceel waa cadur jira meeqa qof uu dilaybaa naga hooseeya meeqa ayuu waalay oo maanta qashimada taagan 😢

  • @abdiasishubse996
    @abdiasishubse996 3 ปีที่แล้ว +33

    22.1.2022 saacadu 21:23 Xadka Ruushka iyo Finland ayaan ku dhageysanayaa baraf xumina waa socdaa jaaleyaal waa idin salamaa

    • @axmedshiine2398
      @axmedshiine2398 2 ปีที่แล้ว

      Legend wa ka qadney salan so daahdey iga dheh 🤚

    • @zakariyebootan3694
      @zakariyebootan3694 2 ปีที่แล้ว

      Adoo yar Finland iska dhibtay wajibka wadana gudanaysa sadex bilod laqi rabtaa kk keep going legend

    • @JimaleMuse-gj7sk
      @JimaleMuse-gj7sk ปีที่แล้ว

      Sxb jidkaas ban so hayaa hadad farintayda aragto iso jawab fadlan si aad information isiiso

  • @cibadoibrahim7247
    @cibadoibrahim7247 3 ปีที่แล้ว +60

    Hestaan jceylkeega 2017 safar gaban usocday mrkasa tlka kaqaban waye markoo baxaye aadhagesanjiray mar mar oohin iqaban jirtay lkn wais adkenaayay ilaa hda waanislasoconaa mardhaw isguursan rabnaa allh nofududeeyo inshllh 😪🥰🥰🥰🤵👰

    • @ruweidahmahmett2680
      @ruweidahmahmett2680 3 ปีที่แล้ว +3

      Illaaaah ha isku kiin calfo ha idin barakeyo noloshaaas aad rajeyneysaan😍🤲

    • @abdullahimuhiadinadaani3710
      @abdullahimuhiadinadaani3710 2 ปีที่แล้ว +3

      Hambalyo inaa guursatay rajeynayaa jaceylka ku noolaada🧕🥀🦋❤

    • @hodangaraad4501
      @hodangaraad4501 2 ปีที่แล้ว +2

      Ma is guursateen wll

    • @cibadoibrahim7247
      @cibadoibrahim7247 2 ปีที่แล้ว +1

      @@ruweidahmahmett2680 abyo waisgursanay ducada allh iaqbalay🤲

    • @cibadoibrahim7247
      @cibadoibrahim7247 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahimuhiadinadaani3710 ha waisgursanay inshllh wll🥰

  • @hanadmacallin6875
    @hanadmacallin6875 3 ปีที่แล้ว +19

    Heesta "Jeegaan jalleecada" soo gali saaxiib ee ay ku luuqeynayaan labada fanaan ee astaanta uhelay codadka mar la aragga ah ee mid saddexeeya jirin, Waa Caabi Mire Dacar & Khadra Daahir 🎶🎵🎷🎸🎺🎻🥁🥁🥀❤

  • @maxamedsoomaali93
    @maxamedsoomaali93 3 ปีที่แล้ว +13

    Ashqaraar kabankii Saalax Qaasim naaji gacantiisii ayay dhaguhu dhadhan'sanaayaan

  • @badrigass4135
    @badrigass4135 ปีที่แล้ว +3

    Saynab cige inkastoon jeclaanlahaa halka ay kasoo jeedo hayb ahaan, hadana waxba kufali maayo oo waxaaba iga badan iney Tahey fannaanad somaaliyeed, Allow ku dhowr mama runtii fankii horaba waxan ka dhageystaa. CUMAR IYO SAYNAB.!

    • @mohamedabdirahman5530
      @mohamedabdirahman5530 ปีที่แล้ว +2

      Habarjeclo kasii ah UDURUXMIIN
      reer ceerigaabo gaar ahaan reer xiis

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 10 หลายเดือนก่อน +2

      sanaag inay kaso jeedaan maqlay h jeclo muuse abokor

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 9 หลายเดือนก่อน +1

      Fanaaniinta Isaaqa waan jeclahay fanka waa u daacad waa fanaaniinta kaliya ee qalbigayga taabta

    • @badrigass4135
      @badrigass4135 8 หลายเดือนก่อน

      @@mohamedabdirahman5530mahadsanid, comments kaaga ayaa igu Soo celiyey heeskan qiimaha badan, Awdalban kasoo salaamayaa

  • @ruweidahmahmett2680
    @ruweidahmahmett2680 3 ปีที่แล้ว +15

    Hestaan mrkaan maqlayay waa yaraa habryartey oo xiligaa gabar yar ahayd baa jecleed qolka lasexan jiray oona ladhagesan jiray anigoo ereyada fahansaneen wlhi si baa u jeclaaa ma aqani sbabta waqti dheer maqalkeda ayadoo iigu danbeysay baa cawa maqribkii bajaj saarna buuu kadaray wiilki waday waxay iga qabtay inaan lyricska raadiyo si aan ereyda sifiican ugu fahmo saa waaba ereyo wadna qabada🥺❤ inta is baafineysa oo isjecl allah isku calfo🤲inta waligood jaceyl aragna sideydoo kle nolosha kuraxeysa😁🙏

    • @molidsanqadh2016
      @molidsanqadh2016 2 ปีที่แล้ว +2

      waa runtaa gaccallo lkn meelaha qaar ayuu qalday erayada lyrics ka ah sida
      maraakiibta bada mara waa inaan ku baaqshaa maa lkn waa ku baafshaa oo uu abwaanku uga jeeday cir iyo dhul iyo badba waa inaan ka raadiyaa sidoo kale waxa qaldan ama aan aan berbera wayn doonyaha badweyn taga barjab ugaga boodaa waa khalada waxaana sax ah ama aan berbera weyn doonyaha bombay taga punjap uga boodaa yacnii waa inaan markab ka raacaa berbera oon tagaa bombay magaalada caasimada u ahayd india oo soomaalidu qarniyadii hore udhoofi jireen xattaa hadaan ka waayo waa inaan kasoo raadsha gobolka punjap oo ku yaal hindiya iyo pakistan lkn aanan hadeer ka warqabin inuu madaxbaani helay lkn ladhaho punjaapta barri iyo punjaapta galbeed oo hindiya iyo pakistaan gobol u dhaxeeya ah waxa kaloo khaldan sida saxda ahna tahay ..bal inuu hargeysa iyo burco fasax ku yimid bilooo hawdka aadaa oo danbar bogosho dhamayaa oo ay tidhi barbaartii bilan inan yaroo qudha ku aroos banaanada
      yacnii bal waan soo raadin kaan jclaa waaba intaaso hargeysa yimid ama burco amaba miyiga fasax ku tagay oo uu caanaha bartaas ku dhamayaa dabadeed asxaabtiisii ayna u dhihin bartanba iskaga guurso gabaryar oo kugu haboon kadaali maaye bad buur iyo dibad xataa miya waan kasoo baafin EESH CALAA JCYL YAA RUWEIDAH

    • @ubaxcabdi2690
      @ubaxcabdi2690 ปีที่แล้ว

      🥺❤

  • @yasinfarah
    @yasinfarah ปีที่แล้ว +1

    1/23/2024 saacadu 11:36 magaladu kampala.
    Xus iyo xasuus gooni bay heestani igu leedahay sanad kasta 100 jeer ka badan waan dhegeysta alle haku naxariisto saynab cige.❤

  • @apdikadiralidagel1373
    @apdikadiralidagel1373 2 ปีที่แล้ว +25

    Heestan waxaa samey Abawne mohmed Omar Huryo Laxankii Gacayte kabankii saalax Qaasim naaji Looqadii Saynab cige Heestan waxay leedahy Dareen jaceyl❤️🥰

    • @MOHAMEDOMAR-rl2py
      @MOHAMEDOMAR-rl2py ปีที่แล้ว +1

      Heestan soo qabrigii jacaylka kumajirin
      Oo sangub malahayn??

    • @HassanAhmed-yf7vm
      @HassanAhmed-yf7vm 9 หลายเดือนก่อน

      Abwaan huryo baa sameeyay ​@@MOHAMEDOMAR-rl2py

  • @naima5387
    @naima5387 2 ปีที่แล้ว +1

    Barkimada la ooya barya hibashadise
    Ahmed waku xiisay 😩🥺 Bogsi iyo nasiib wacan nagu beeg Allhayaow🥺❤️

  • @shariifshaaciyeofficial5502
    @shariifshaaciyeofficial5502 3 ปีที่แล้ว +47

    Jawi hadii qof qaaci ku dhageysto anaa glbta ku dhageysanaa 5:34 Mudug Galkacyo✌

    • @ibraahimxasan9456
      @ibraahimxasan9456 3 ปีที่แล้ว +2

      Legend raaxeyso 😊🖐️

    • @reergaalkacyood9361
      @reergaalkacyood9361 3 ปีที่แล้ว +4

      Adeer raaxayso kolay Israac iyo Garsoor mid baad joogtaaye. 😂😂

  • @mariabashir11
    @mariabashir11 2 ปีที่แล้ว +19

    Bogsi iyo nasiib wacan nagu beeg allahayoow cajiib 🥰

  • @anisaaragsan8731
    @anisaaragsan8731 ปีที่แล้ว +8

    Hesta kliya mrka dhagysto ilmeyo 😢jcylku ad bu uxnun bdn yhy❤

    • @ABDIFATAXDAHIRISMACIL
      @ABDIFATAXDAHIRISMACIL 2 หลายเดือนก่อน

      Aad bubaalka cashaqaa Barkimida la ooyda Baryo hibashadade💔😢

  • @mustafeshinbir117
    @mustafeshinbir117 2 ปีที่แล้ว +4

    asma buraale inan la yiraahdo ayaan u qaadi jiray heestan 2008 kii wali dadka iyada ayaan u jecelahy ...apart from a little rust,true love never die.
    hi reer qudhacdheer

  • @CarabShiikh
    @CarabShiikh ปีที่แล้ว +2

    bogsi nasiib wcn nagu beeg alahayoow waah waah erayadii m
    cumar huryo AHUN
    laxankii axmed gacayte AHUN
    kabankii qalbiga taabanayay ee ustaad saalax qaasim naaji
    durbaankii uways goobbe AHHUN codkii dahabiga ahaa ee saynab ciga maxamed
    nuux c/kaafi garoowe maalin jimcaa 13 / 10/ 2023

  • @Daljir143
    @Daljir143 3 ปีที่แล้ว +9

    7jir baan ahaa xilligaa dhegeysan jiray anoo Baladweyne joogo, maantana 25 baan jiraa weli kama daalin haddii aan noolahahayne waan sii dhegeysan doonaa anoo Xamar joogo.

  • @hamdinur9926
    @hamdinur9926 2 ปีที่แล้ว +17

    Manta oo ay thy 12/9/2022 / malin isniina 10:56 ayaann dhageysanay
    Allow qof kasta riyadiisa u rumee❤️🤲🤲🤲

  • @mohadeeqchannel9730
    @mohadeeqchannel9730 2 ปีที่แล้ว +6

    Waxan ahay isku fasal afarsono ee dugsigasere
    Waxan ahyn sxb wallo io jacykayga oohadan faslka malin ugooyo waa isowicijirty 😭😭😭😭😭
    Hadda waxa ay joogtaa turki oo jamacd kawadaa oo isoo xiriso hada waco telka igama qabato
    Aniguna waxan joogaa garowe
    Oo rajo ayaan kaqabaa inan did umidownoh❣️❣️❣️❣️❣️

    • @Farhiashire2019
      @Farhiashire2019 ปีที่แล้ว

      Sidii khayr ka kuugu jiro Alle ha kaaga dhigo wll

  • @harbihgulled4457
    @harbihgulled4457 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hada ayay xaaladaas i haysataa oo ina abtiday oon jecelahay baa xidhiidh wannaagsan naga dhaxeeya meel iga fogna waa iga jirtaa. Marka waan dhagaystaa❤ ducada na soo raaciya inaan is calfano dhalinyaronyaro.
    Hadaa ruux aad is barateen
    Uu balad fog kaa tago
    Ballana aa lahaydeen
    Ay la raagto buusatda.❤

  • @Muna39660
    @Muna39660 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan dareen ayee igu reebtaa wiilka is jecelyhy oo wali aanan wada kylmin ayaa wadan kle ku nool inshllh mardhow inshllh ayaan kulmeena ilahayow nabad iskey tus oo calaf iskey dar😭❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽 waxan calaf eheen kama cabsado🤲🏽😭

  • @saabirayuub1276
    @saabirayuub1276 ปีที่แล้ว +22

    Heestaan hada ka hor aderkey oo ku marqamayo dhageestay subixi markaa school katagay baan gabar aan jeclaa u qoray abaheed baa warqadii helay qayaastii maalmo kadib ayadaoon iga soo jawaabin buu Aabahed ku dhahay school ka waan kaa badala 😢 After weeks gabadhhii school kale lageeyay
    3 sano kadib Anigoo Wax barashadii
    Dhameyay oo Airport muqdisho ka shaqeeynaya baan is Aragnay😢waan isku oynay she went Canada 🇨🇦 Aniganeh hada USA 🇺🇸 ku Noolahay Waan isweenay qoftii but I'm married now Alx
    And she's still single I wish she got good husband insha Allah I I make her Duca Adinkaneh U duceey respect my first ❤

    • @laafa_cadde
      @laafa_cadde ปีที่แล้ว +1

      Waa cajiib legend

    • @naagadag4493
      @naagadag4493 ปีที่แล้ว

      nolol wnaagsan kurajeena saabir.❤

    • @DrCabdirisaaqYousuf
      @DrCabdirisaaqYousuf ปีที่แล้ว

      Aamiin saaxiib.

    • @SamsamO-lb7hc
      @SamsamO-lb7hc ปีที่แล้ว

      Gabadha guurso. Waadiga yidhi lama guursan. Fursada ha dayicin

    • @YussufAbdi-u7t
      @YussufAbdi-u7t 10 หลายเดือนก่อน

      You are a true hero bro

  • @zaki-rd6jv
    @zaki-rd6jv 7 หลายเดือนก่อน +7

    19june 2024,Fort macmurray,Alberta Canada, Saq dhexe ayaay hestan ii daaran, ciidla aad udaran baan daremaya familkeygi oo iga fog iyo ano shaqa laan ah mudo 9bilood, hooyo iyo aabo na labadoda iga xanunsan yahiin😭 ina shaqeysto oo aan diinteyda,dadkeyga iyo dalkeyga ba wax taro baan doonaya🥲

    • @Abdirashiidcade34
      @Abdirashiidcade34 7 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay haku fududeeyo saaxiib, dhibakana haka dulqaado 😢😢

    • @sahrashinni4895
      @sahrashinni4895 5 หลายเดือนก่อน

      Abwe alle wxaan karajynayyaa inaad hesho wx wlba oo kufarax geliya wxna rjynayyaa inaad shaqo heshy waalidkiina kuu cfimaaday

    • @iqraabdullahi258
      @iqraabdullahi258 3 หลายเดือนก่อน

      Afar bilood kabacdhi wxn filaya inu shaqo qer leh Allah kusiye

  • @Abdirahimofficialy
    @Abdirahimofficialy ปีที่แล้ว +4

    Heestan inbadan baan dhagaystay jacaylka iyo kala fogaan shaha lamaanaha waa xanuun badan tahay
    Inantii u horaysay een jeclaaday wali waan jecelahay 😢 ma ilaabin
    Waxaan akhriyay commontska quruxda badan ee dareenka leh ee bulshadu ku wadaagtay halkan

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxan umalenaya in uutumay jiim shekh mumin Goobe iyo salax qasim iyo jiim iyo Axmed nur jangow waa Rer baladweyne Ragii ugu cuslaa xaga tumista dhamantoo Allh unaxariisto salax qasimna cimre dheer iyo cibadaso suban Allh siiyo

    • @somalitoday4962
      @somalitoday4962 2 ปีที่แล้ว +1

      Salaax waaye isma qarin karto gacanta Saalax

  • @khalidcali6996
    @khalidcali6996 2 ปีที่แล้ว +4

    Heestan waxa aan dhagaysan jiray Mar aan walalkay oo xanuun sanayay ku hayay dhakhtarka wayn ee hargeisa si aan wakhtiga iskugu dhafiyo habeenkii ugu danbayntii waa geeriyooday walalkay alle hakuu naxariisto 😭🤲

    • @maxamedhubbi6860
      @maxamedhubbi6860 2 ปีที่แล้ว

      Aamin alla haku naxariisto

    • @abdelqanimohammed995
      @abdelqanimohammed995 2 ปีที่แล้ว

      الله يرحمه رحمت الابرار و يسكنه فسيح جناته اللهم امين.

    • @asiyamohamed4896
      @asiyamohamed4896 2 ปีที่แล้ว +1

      Naxariis warto insha allh ilahy ayan uga baryin 😭

    • @kalit_abas_officail_chanel6270
      @kalit_abas_officail_chanel6270 8 หลายเดือนก่อน

      Alle haw naxaristo😢🤲

    • @omarmohanud847
      @omarmohanud847 3 หลายเดือนก่อน

      Naxariistii Janno Allaha Ka waraaabiyo

  • @awallaibrahim9192
    @awallaibrahim9192 ปีที่แล้ว +6

    The golden age of somali music and art. Saynab cige one of the best somali female artst hands down

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 3 หลายเดือนก่อน

    Eedaday saynab cige heestan codkeeda unic ah way ku farayaraystay. Waa hees ka hadlaysa marxalad adag oo qof wax jeceli ka libdhay qofkii uu jeclaa. Ileen waa sadna qofka aad jeceshahay haba helinee inuu kaa ag muuqdo😢❤❤

    • @diiriyeoomaar816
      @diiriyeoomaar816 15 วันที่ผ่านมา

      Ma isaaq baa mise waa samaroon?

  • @SareyFarah
    @SareyFarah หลายเดือนก่อน +1

    Waa heesti: ❤Baxsan inan yaroo mudha❤iyo Codkii dahabiga AUN the Legendary Seynab Cige Mohamed❤👏 03-01-2025 ❤Friday❤Alla xabaali maxay dad heysaa🤕

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 3 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi kaban iga Dheh
    Heestaba kabanka Qaadayo Macalinka kabanka Saalax Qaasim Qofba meel bu ku vcn yahay wlhi

  • @daudmohamudadan6060
    @daudmohamudadan6060 3 หลายเดือนก่อน

    Haddaad ruux is barateen
    Uu Balad fog kaa tago !😭😭
    Maxaan Kuu xiisay Boqoradeydiiyey, Allaw annagoo nabad ah
    Minnesota, Minnehaha ayaan kaa soo salaamaa

  • @ismaciilaxmed7238
    @ismaciilaxmed7238 3 ปีที่แล้ว +3

    Waah waah kaban degan ?? ereyo qalbiga uroon. muuqaal indhaha jacelyihiin codkii maama seynnab cige oo mucjisada aha oo leysku ladhay heesta mcn. baa kasoo baxday ❤❤

  • @hamz233
    @hamz233 13 วันที่ผ่านมา +1

    Jan 2025 Yaa dhagaysanaya. Yaa Saynaab!

  • @Khaliil123
    @Khaliil123 3 ปีที่แล้ว +15

    Aminku waa 01:02 24 July 2021, goobtu Kismayo, magaaladii aan ku barbaaray oo ay igu damaysay muddo 26 sano kahor ah. Alla waqti macaanaa xasuusta waqtiga tagay; waxaad iska jeclaan in cajiladda nolosha dib loo celiyo.

  • @maxamedmahdi1893
    @maxamedmahdi1893 หลายเดือนก่อน

    Hadaad ruux is barateen
    Uu balad fog kaa tago
    Alla mxn kuu xiisay boqoradii an jeclaayeey.❤

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wax walba waxa ka daran kabanka Saalax Qaasim❤

  • @guledhassan5625
    @guledhassan5625 ปีที่แล้ว +4

    Axyaaa Hees wxad Garanyso inaaad dhagaysataaa Rooon ❤❤❤

  • @amo6188
    @amo6188 ปีที่แล้ว +7

    Ama Aaan Berberay Wayn
    Doonyaha Mubaytaga
    buri ugaga Boodaaa
    Abwaan Huryo ❤
    Qoraaalka iska Saxa reer xamaroow☝

  • @GuledSidow
    @GuledSidow ปีที่แล้ว +1

    Yaa salaam sayneb cige aloow yaa ku soo ragaad celiya oo mar kale ku keena wartta dhiiga halka laga helay diyamaan daha seynabeey ileen adigaa horey U tiree warta dhiiga Salad Maxamed Shardi

  • @abdirahmanibrahim6706
    @abdirahmanibrahim6706 3 ปีที่แล้ว +13

    caawa ay bishu 20/07/2021 waxaanku dhageysanayaa Belgium Brussels heestan waxbadan baan raadinayey ayadoo Qoraal ah thanks bro Rageedii

    • @ardaaproduction1363
      @ardaaproduction1363 3 ปีที่แล้ว

      xogaa buu khalday
      waxa weeye
      ama berbera weyn
      doonyaha bombay taga (hindiya)
      maraakiib ku baafshaa weeye

    • @kowsarosman244
      @kowsarosman244 2 ปีที่แล้ว +1

      Anigana waxan dhagaysanaya 22/6/2022 waqti isku dhow baba dhagaysanaya dalka Canada 🇨🇦 ayan joga ku dhagaysan amintu wa casar liiq

    • @abdirahmanrage4988
      @abdirahmanrage4988 2 ปีที่แล้ว

      @@kowsarosman244 ilaso hadal huno qali

  • @ahmedosman2804
    @ahmedosman2804 3 ปีที่แล้ว +1

    LEGEND SAYNAB CIGE
    ERAUDA HURYO
    LAXANKII GACAYTE
    ILAHAY HA U NAXARIISTO
    LABADOODABA AAMIIN

  • @hamzehusein5697
    @hamzehusein5697 2 ปีที่แล้ว +4

    Old is gold yaa alaah qaraamku waa qiiro iyo xasuus nolosha qurxisa codkii dahabiga ahaa ee sainab cige ale cimriga iyo caafimadka u barakee wxn ku dhagaysanayaa jawi roob iyo hargeisa sacada 10:44 pm iyo 150ka

    • @axmedshiine2398
      @axmedshiine2398 2 ปีที่แล้ว

      Wr zhp ma nooshahay fanaanadu

    • @hamzehusein5697
      @hamzehusein5697 2 ปีที่แล้ว

      @@axmedshiine2398 haa zainab cige way nooshahay ale ha daayee

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      @@axmedshiine2398 haa way nooshahay kkk

  • @Somali_in_south_africa
    @Somali_in_south_africa ปีที่แล้ว +1

    Axad taariq 10/9/2023
    Jacayl 4 sano ah aadna aan u kala fognahay qofkeygii.
    Xaaladuhu kuwo isku aadan ma ahan
    Jawi kale iyo fakar mar walbaa
    Wadankuna waa south africa.
    Allow sahal amuuraha

  • @abdikadirfahmed7340
    @abdikadirfahmed7340 3 ปีที่แล้ว +4

    Hees mcn badn aniga jooga calaforia usa 🇺🇸 5:39 gaalabta ayan jawi daagn Dagestay ani Wali jawi sidan ah ku jira💔

    • @mariabashir11
      @mariabashir11 2 ปีที่แล้ว

      Wad ka Baxeeysa I.a wallkey noloasha sidaa isk ah

  • @ZuheybAbdullahi-i2e
    @ZuheybAbdullahi-i2e 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hestaan waxbadan ayaan dhageestay balse maanta ayaan go.ansade inan comment ka baxiyo hadad iga danbeyso xaladaa jiq igu ahee isooducee pls waxaana jooga south africa 🇿🇦❤

    • @ubaxcabdi2690
      @ubaxcabdi2690 4 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahay haku siyo wll waxad rabto🥺🤲🏻

  • @UpdinajibMohamett-gf8ht
    @UpdinajibMohamett-gf8ht 6 หลายเดือนก่อน

    Magaceedu waa fatxi walhi iyada aadbaan ujeclahy intaa noolahy ma ilaawi doono waayo ayada waxay isii say jacayl xad dhaafa oo aan hagrasho lahyn waxaan rajaynaa inay ilmahyga hooyadood noqoto ❤😢

  • @aqoonraadis3153
    @aqoonraadis3153 ปีที่แล้ว +2

    waa xiliga 7:49 aroornimo 1 /11/2023 laas canod hooyadey ayaa i agfadhida anaa waan iska fadhiya gabadh ayaan isbaranay xuman yar ayaa nàdhex martey si aan ujoojiyo xumaanta alle ayaa utoobad keenay iyadiina wan block gay waayo iyadu xumaanta ayey kuraaxaysanysey isoo duceeya 😢😢😢

  • @iqrocawil1003
    @iqrocawil1003 3 หลายเดือนก่อน

    Heestan waxan dhagaysan jirey jacaylkeyo iga maqan 3 sano wan is jeclayn xiligi guurka uu iman lahaa magaladeyda buu iga dhintey 😢😢😢😢 diyaradaha biligliyo hawada iska fiirsan jirey habeynki diyarad an arkaba isaga saran ban niyada ku dhisan jirey 😢😢😢😢😢😢

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib6428 ปีที่แล้ว +3

    4:00 Hapeenimo
    wah wah wah
    Alleh yaraxma raaximiin
    our mom 👩 ❤ Diamond voice

  • @MSbuundo11
    @MSbuundo11 ปีที่แล้ว

    Wax kale weeye eedo saynaba cige alle haku daayo caafimaaad baan kuu waydiin eebe

  • @daahirguureye5923
    @daahirguureye5923 23 วันที่ผ่านมา +1

    Heestan waxa jecel oo aan ku xasuusta zxpky ama wllky dhaba abdiqadir maxamud mar uu gaadhi watay aan burco ka raacay wlhy illa hargaysa wuu dhagaysanayay illa marki danbe uu isheegay qisada ku kaliftay
    Dumar waa ridiyo waran raga loogu dow gallay
    Rabi zxp dhamanten wax khayr qaba hayna kulansiyo

  • @XuseenbareCalasoow
    @XuseenbareCalasoow 29 วันที่ผ่านมา

    Heestaan waxaan dhageeysa jiray xil aan joogay dhadhaab 2011 waan ku qayilijiray xuus waayo waayo

  • @Sayidka41
    @Sayidka41 ปีที่แล้ว

    Xanunka qof qofkiisi maqan yahay baa darema heestana waa bartimool❤😢

  • @abdisamedomar1557
    @abdisamedomar1557 3 ปีที่แล้ว +1

    waah waah codkii:Zayanab cige
    laxankii:A gcayte yuusuf
    Diyaaradaha Biligliyo
    baabuurta soctadaa
    maraakibtaa badaha mara
    waa inaan ku baafshaa
    ama aan berbera wayn
    doonyahaa badwaynta taga
    dartii ugaba boodaa

  • @abdiwalidalmar1911
    @abdiwalidalmar1911 หลายเดือนก่อน +1

    "Diyaaradaha biligliyo
    Baabuurka socotada
    Maraakiibta badaha mara
    Waa in aan ku baafshaa
    Ama aan Berbera wayn
    Doonyaha Bambaay taga
    Birjab ugaga boodaa".

  • @Clkariimdaahir
    @Clkariimdaahir 9 หลายเดือนก่อน

    ilaahay inta kala maqan ha isusoo dhaweeyo qofwalbana muraadkiisa oo macasi lahayn ha siiyo

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn ปีที่แล้ว

    Taageer Allahayow❤
    Axyaa hees rabi naxariis waarta ha siiyo maama zeynab😢

  • @adamhoodaale9443
    @adamhoodaale9443 3 ปีที่แล้ว +39

    Qoodheey iyo xeradeey waa heesti jimcaha😍🎺🎷🎺🎷🥁🥁n🎸🎸🎸🎼

  • @adenman5334
    @adenman5334 3 ปีที่แล้ว +20

    💯 woow 🥲kaban degan🫀eryo wadnaha ruxayo 🫁 laxan macaan iyo codki s.cige o mucjisa 💘

  • @Najip-t9d
    @Najip-t9d หลายเดือนก่อน

    Walahi saxip waxan hes way fahftay khadra hadir ilahy haku xafido❤❤❤❤❤

  • @hodanhassan138
    @hodanhassan138 2 ปีที่แล้ว +1

    Nasri iyo nasiib wacan nagu beeg alahayow 😢🙏

  • @macnejile2975
    @macnejile2975 3 ปีที่แล้ว +4

    Heestan ila ciyaal nimadaydii anagoon qofta baas isbaranban qadijiray❣

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 ปีที่แล้ว +2

    Kabanku waa kii salaxe inkaarna ❤❤❤❤

  • @faadumoxasan9060
    @faadumoxasan9060 2 ปีที่แล้ว +2

    Heestan waah heesaha uguh qaalih gah eh kamanah daalo dhagaysigeedah❤❤❤❤💋saynab cige❤❤hooyo soomaaliyeed

  • @IlwaadAbdurashiid4631
    @IlwaadAbdurashiid4631 3 ปีที่แล้ว +14

    Hadaa ruux isbarteen oo balad fog ka tagoo wlh Cawa heestan wan soo raadsaday waaayo Asxaabteyda oo aan muda isla wada jognaa iga takeen

    • @mohamedabdulahiabdi2081
      @mohamedabdulahiabdi2081 2 ปีที่แล้ว +2

      heesaha saxiibtinimada dhagayso, meeshan qof jacaylkiisii uu kafogaaday aya laga rabaa maxaa tiri asxaabtaydii iga fogaatay ayan kusoo xasuustay omg😆🤣😀

    • @IlwaadAbdurashiid4631
      @IlwaadAbdurashiid4631 2 ปีที่แล้ว +1

      ​​@@mohamedabdulahiabdi2081 Adi maxaa ka soo doontay teyda waa la arkaayee 😂

    • @mohamedabdulahiabdi2081
      @mohamedabdulahiabdi2081 2 ปีที่แล้ว

      Aniga comentigaga out of topic ah aya isoo leexiyay, tankale jacaylkaga maxad separate uga dhigiwaysay maxad ugu dhexdartay asxaabatada mise adiga uun aya jeclaa asagu kuuma ogayn.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedabdulahiabdi2081 😂😂

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 ปีที่แล้ว

      ​@@mohamedabdulahiabdi2081wey soo qaldantay 😂

  • @CabdiMahad-f1k
    @CabdiMahad-f1k หลายเดือนก่อน

    23 12 2024 salaasa 11:44pm
    Qof noloshayda somara qofkii aan naftadayda kajeclaa 💔😭😭wallhi noloshayda kabiximaysid AIC ALLE WAY UFUDUDAHAY MAR INAYNU KULANEE😭😭😭 noloshayda waan kugarabtaagnaandoona hadii xidhiidhkii dhamaday wanaageni ma dhamaan❤❤❤❤❤❤

  • @calansidemaxamed9140
    @calansidemaxamed9140 3 ปีที่แล้ว +12

    Caawa oo ay tarikhdu tahay 10/08/2021 waxan kusuganahy shalanpoood shabelaha hoose somaliya ax ax ax heeska waxad modaa in aniga caawa leyga sameeyay

  • @Abdinasircirro632
    @Abdinasircirro632 2 ปีที่แล้ว +4

    My heart is already broken💔😭😭😭nagu beeg Allahayoow☝️🤲🤲🤲

  • @ugbaadswety1859
    @ugbaadswety1859 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waah heestaydah markasta oo wax dareemayoh iyo markan murug sanahay bah waan dhaystaa oon kuh raxaystaa heesta kamanah daalo dhaysigeeda codkah💯laxankah💯musigah💯yaa ilah tagera heestan💔👸🤷‍♀️

  • @KhadarFarah-qi9fi
    @KhadarFarah-qi9fi 11 หลายเดือนก่อน +3

    The golden times ❤ of somali music 🎶

  • @Qawdhama123
    @Qawdhama123 2 ปีที่แล้ว +1

    Erayadii Maxamed Huryo Allah kuu naxariisay

  • @nimcodagannimcoosman336
    @nimcodagannimcoosman336 ปีที่แล้ว

    Dhayaldhayal ban u dhagaysan jiray balse dhab bay noqotay wa xanuu safar kaagu maqnaantaaduna waa dhib ma aqaan noloshu mel ay inakala gayn doonto inan is arki doono wad igadheeraatay balse qalpigan kawada joognaa mudane markan codkaada maqlo waa dhib inan cod kuugu jawaabo ilaa cabaar kadi 😢❤ waxan ku rajaynayaa horumar wacan iyo nolol her saraysa noloshydii😢

  • @ayaanmahamoud5746
    @ayaanmahamoud5746 2 ปีที่แล้ว +3

    One of somali legands saynab cige illahay naxariis janno ha ka waraabiyo
    From hargeisa 6:30 bogsi iyo nasiib wacan nagu beeg allahayow amiin

    • @ayaanmahamoud5746
      @ayaanmahamoud5746 2 ปีที่แล้ว

      Still watching 19/6/2022

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanmahamoud5746 saynab cige may dhimane way nooshahay wll

    • @ayaanmahamoud5746
      @ayaanmahamoud5746 2 ปีที่แล้ว

      @@mohamedyare1917 shukran wll

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 ปีที่แล้ว

      @@ayaanmahamoud5746 adiga mudan wll

  • @sharmakehassan7710
    @sharmakehassan7710 6 หลายเดือนก่อน

    good old days hees xasuus mudan oo waligay qalbigayga kabaxayn wlhi qofti ibartay heestaan iyadoo cajal kuduuban 2002 ayay ahayd

  • @abdinabby6340
    @abdinabby6340 2 หลายเดือนก่อน

    Bilis iyo rag hadalkood kama maqal war beene bogsiyo nasiib wacan nagu beeeg allahayow❤❤❤

  • @ahmedabdi4207
    @ahmedabdi4207 3 ปีที่แล้ว +10

    Batalale Bach ayan ku dhagysna juz now/ 20 /21 😘

    • @cabdiqaadircirro228
      @cabdiqaadircirro228 3 ปีที่แล้ว

      kawaran sxb marka ay mararayso
      ama aan berbera wayn doonyaha mumbai taga adna aad bada fiirinayso maxaad dareemaysaa

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 ปีที่แล้ว +6

    Oo aad bubaalka caashaqa
    Birkimaha ku ooysa baryo hibashadiisee”””””
    Axyaa hees🥰❤️🥀

  • @ustaadmohameddaud4194
    @ustaadmohameddaud4194 5 หลายเดือนก่อน +1

    Hees xasuus gaar ah igu leh 2022, Haramaya university gaar ahaan Bate iyo team-kii qaraamka

  • @alimohamoud3465
    @alimohamoud3465 7 หลายเดือนก่อน +1

    12:12pm Hargeysa waxan la liicliicayaa dareen caashaq oo xadhkaha goostay, waxan si daran ii saameeyey jacayl aan u qaaday laba dumara oo aan jecelay,ma garan karo si aan u kala xusho,labaduba waxay buuxiyeen dhamaan shuruudihii gabadh lagu jeclaan lahaa..
    Ka fiirsashada arrintaasi waqti igu qaadatay

  • @nimcocabdi2941
    @nimcocabdi2941 ปีที่แล้ว +1

    Hada qof isbartan oo baled fog katago ax baln aad la heydn 🥺 xuso galey hestan 🕔10:57 barqo nimo🥺 nasip iyo nasiip wacan igu beeg allhyow🤲2023/10/31/

  • @XuseenbareCalasoow
    @XuseenbareCalasoow 29 วันที่ผ่านมา

    Heestaan wexeey igu leedahay xusuus 2010 kii anoo rahriib u socdo sucuudiga ayaan gaarigii aan safreeynay ayaanka dhegeeysaneeynay

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 9 หลายเดือนก่อน +3

    Alla mxaan dhagaystay anoon fahmayn lkn galabta iyadaa idaaran anoo waliba dareenka ihaya aykaturjumayso😢😢😢😢20/4/2024 galab sabti ah😢😢17:00😢😢😢😢

  • @apdillahi
    @apdillahi 9 หลายเดือนก่อน

    Bajaj ba watay malinkii ciida gabadh ayaa iga dhacday hada xabsiga ku dhagaysanayaa jawiga waa idajisay intii murugaysan alle haka dulqado yarabi😢

  • @mohamedduufaan8274
    @mohamedduufaan8274 3 ปีที่แล้ว +1

    2012 ayaa heestan maqalkeeda iigu horraysay. Cid qaaddana waan garan sida cajilka ayey heestani maskaxdayda ugu shidnaan jirtay iyada iyo hees kale oo oran jirtay.
    Sida damal harweyno
    Caleentoo ku dedan tahay
    Dusha uga eg tahayo.
    Iigu dhaaro diintoo
    Deg deg aan war aan kaa helo.

  • @mahrezyare233
    @mahrezyare233 ปีที่แล้ว

    “Amma aan Berbera weyn
    Doonyaha Bombay (Mumbai) taga
    Barjed ugaga boodaa”
    Bombay waa magicii hore ee magala xeebeedka India ee Mumbai taaso magaca laga badalay 1995. 9:19

  • @IBRAHIMABDITOUKALEH
    @IBRAHIMABDITOUKALEH หลายเดือนก่อน

    Beginning the new year 2025 I was in the bus the driver turned on this song I feel something emotional who was like me ❤