Khilaafkii Cigaal & Cabdiraxmaan Tuur | Khilaafkii Siyaasiyiinta Woqooyi | Buugga Cawil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2023
  • #Qaamuus #Xogaha_Qarsoon
    Qaamuus Tv Kala Soco Xogaha Qarsoon Ee Ugu Dambeeyey Dunida
    ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 14

  • @salahhassan50
    @salahhassan50 24 วันที่ผ่านมา

    MAXAMUD AXMED CALI WAXA UU AHAA ABAHA WAXBARASHADA SOMALIYA

  • @user-wr8ds1wl5l
    @user-wr8ds1wl5l 8 หลายเดือนก่อน +1

    Sxp xukuumadaha soomaliya soomaray oo kooban video ka soo samee haday macquul tahay mahadsanid

  • @mohammedjockar7977
    @mohammedjockar7977 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sxb kanaalkaagan qaamuus waa Kanaal faaido badan soo gudbiyey
    Aad Baan kuugu bogaadinayaa shaqadaa aad hayso

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid walaal

  • @cademarwaan1621
    @cademarwaan1621 8 หลายเดือนก่อน +1

    Walalheyn waqoyi waxe sharaf kuleyahiin ine Nala midowaan wagi Hore xilal muhim hayen maxa kamqanay kawarn

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 8 หลายเดือนก่อน +4

    Ina Lax Was
    Oo Aanu u Naqaanu,
    LAX WAS
    AFWAYNE IYO U SUJUUDI JIRAY FULAY NIMO IYO NACAYB U HAYAY GEESIGII
    ILLAHAY HA U NAXARIISTE MOHAMED HAJI IBRAHIM EGAL.
    INAGUNA WAXAYNUNAH,
    NINKEED CUNA.
    ILLAHAY HA INOO SAHLO
    AAMIIN YAA WADUUD AAMIIN YAA RABBI AAMIIN YAA RAHMAAN

    • @Samaale-vu6qh
      @Samaale-vu6qh 8 หลายเดือนก่อน

      Qolodii cuqdadaysan ee laangaabka ahayd baad tahay kula yaabi maayo
      Cabdiraxmaan tuur siyaad uma sujuudin mana taabicin waa ninkii snm guddoominaayay ee ku guulaystay ridiskii siyaad barre iyo xorayntii dalka
      Score kaas baa u xidhan
      Intii halganku socday iyo horteedba Cidda siyaad cagaha u leefi jirtay waa la garanayaa ee markii dalka la xoreeyay tidhi waykane i doorta ee waliba musuqa ku fuushay kursiga
      ee dagaalkii sokeeyana sababay
      Waxan filayaa inaad tahay caruur aan sooyaalka iyo soo jireenka waxba ka ogayn

  • @Ahmed_fc19
    @Ahmed_fc19 8 หลายเดือนก่อน

    🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️

  • @ibrahimyusufsubiye7474
    @ibrahimyusufsubiye7474 8 หลายเดือนก่อน

    Sxbw book gan xagee ka Helaa ii sheeg please 🙏

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waar soo gali qaybta ku xigta sxb labadaanin tuur iyo cigaal.waxay ahaayeen sil.silad isku.sidkan laba nin.oo aad isu fahan san saaxiba xifaal.tan siyaasadeedna.ka.dhaxeeyo guri ku wada noola isku iskuul.ahaa wax soo wada bartay siyaasiyiin noqday

  • @user-xd5pw3pv7e
    @user-xd5pw3pv7e 8 หลายเดือนก่อน +1

    Qabyaalad raqiisa uunbaad isaaq ugu tagtaa, waa kuwii kabaha u qaadi jiray ingiriiska ,aaway raggii 70 sano qawda ku haayey

  • @mustafaabdi8427
    @mustafaabdi8427 8 หลายเดือนก่อน

    Shaaw waaxasay isku diilen 1991kii

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 8 หลายเดือนก่อน

    🆗️🆗️🆗️🆗️🆗️