Sababta Dagaalkii sokeeye ee Hargeysa 1994 | Khilaafkii Cigaal & Jaamac Yare | Buugga Cawil

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @khadardayib4836
    @khadardayib4836 ปีที่แล้ว +2

    Abtiyashayo wagon waxisdhafisa lkn cidwaxlafahanta Wayay gobbay liicoohajabin guul abtiyashay

  • @khadarcismaan5248
    @khadarcismaan5248 ปีที่แล้ว +2

    Waaa tarikh aad umuhima

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 ปีที่แล้ว +3

    Nacas Adeerkii Cune Ayuu Ahaa.
    Danayste Guracan Ayuu Ahaa.
    Waa Qofii Dhibay Illahay ha u Naxariiste
    Haji Abdi Hussein.
    Wxuu Ahaa Qofii Ciidagale Iyo Madaxwayne Mohamed Haji Ibrahim Isku Diray.
    Isu Geeyo.
    BASAAS CADOW BUU AHAA.

    • @MohamedAbdullhi-pi2bl
      @MohamedAbdullhi-pi2bl ปีที่แล้ว +4

      Waa is ka hadashay jamac yare qof wanaagsan ayuu ahaa

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 11 วันที่ผ่านมา

      @@MohamedAbdullhi-pi2blmugdisho ayuu ku dhintay maxaa kaa kexeeyey haduu qof wacan ahaa ee cigaal kuugu dhisay dowlad wacan 1993, Anaga isku reer jaamac yare lkn wuu fashiLmay walaal inuu umad kale na hoos geeyo ayuu rabay lkn cigaaL wuu ka diiday in umadan loo afduubo umad kale

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 10 วันที่ผ่านมา

      Abdulahi. Ciilka adiga iyo reerkiina reer abaarso aad u qabtaan jamac waad la dhimanaysaan waxaad tihiin reer yar iyo wayn aan is dhaamin oo xasad ku sifaysan eygii bakhtiyay ee ina cigaal na geesi baad u taqaanaan ragii raga ahaana waad ka masayraysaan hadaad naf leedihiin qoomuluud maydaan noqoteen jaamac wuxuu ogaa in aad gaalo raacaysaan oo dabada u dhiibanaysaan sidaasuu idiinla dagaalamayay

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 10 วันที่ผ่านมา

      ​​​@@cabdalacawilyoohiye3 cumar carte qaalib wuxuu weligio joogay muqdisho ilaa imaka carurtiisii ayaa xildhibaano ka ah markuu dhintay inyar kahor ayuu hargaysa yimi markaa kaasina wuu wanaagsan yahay miyaa ? Anigu caayi maayee isku xishood jamac adunkan wuu ku baashaalay ale haw naxariistee adigu meel iskaso saar. Jaamac anagaa reerkiisa naqaana isku rer ma tihidin e reerkaaga sheego oo beenta iska daa

    • @MahamedCabdi-p5h
      @MahamedCabdi-p5h 7 วันที่ผ่านมา

      Hooyadaabaa lawasaa

  • @abdirisaaqomar153
    @abdirisaaqomar153 ปีที่แล้ว +4

    aad ayaan kuu salaamayaa saxafi Qaamuus sida wacan ee aad noolo wadaagto xogaha caalamka gaar ahaan buugaagta la qoray ee taariikhda ku saabsan aad ayaan kuu salaamayaa sxp Allah mahad lehh c--------q

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 ปีที่แล้ว +1

    Very good 👍 !

  • @buralewarsame-yt1dj
    @buralewarsame-yt1dj ปีที่แล้ว +1

    Sxb buuga qaybihaasa kale inoga so door mawduucyo kale .
    Umaduna waysii kala fogaanasaa oo qabyaalad baa ina rogtee
    Ama wakhti kale inooga dhig

  • @maxamedabdi4161
    @maxamedabdi4161 4 วันที่ผ่านมา

    Jaamac yare basaaas buu ahaaaa

  • @muuseaar4787
    @muuseaar4787 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ina cigaal tolkii ayuu ladagaalamay isagoo isleh kaligaa ka ahow mudakar si uu waqooyi umatalo kaligii lkn waxaa helay abaalkiisii kadib markii la afgambiyay lana wada magacaabay raggii uu doorashooyinkooda musuqmaasuqay

    • @cabdalacawilyoohiye3
      @cabdalacawilyoohiye3 11 วันที่ผ่านมา +2

      Afgambigii kadib 21 sano oo afduub ah kadib isaguna dastuur ayuu noo qoray wll somaliland ah taas ayaan kaga bogsanay wl

  • @mohacawalle7929
    @mohacawalle7929 5 วันที่ผ่านมา

    Dadbadan io leh wss beenaalle cawl ee waxad dhagaysataan cabdi waraabe markuu ks hadlayo jaamac yare😊

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 5 วันที่ผ่านมา

    Jaamac Yare shaqo kuma lahayn dagaalkii sokeeye, sababa kale ayaa keeney dagaalkaa.

  • @duulqarneeynduulqarneeyn5913
    @duulqarneeynduulqarneeyn5913 ปีที่แล้ว +2

    Waar yaa dhidarow waxan aad isla xayd xay daysa waa xan iyo dad bari hore dhintay dadkan nin xumi hore ukala dilay adna miyaad caan nimo ka doontay adeer alle ka baq oo wax dadkan isuso dhaweeya ka sheeke fidnadu waa huruda ka toosiya illaahay naarta haku fogeeyo nabigeena csw ayaa yidhi marka waxan khayr kuuguma jire wax khayr le noo sheeg hadii kale iska aamus

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 ปีที่แล้ว

    Waxaay Ahayeen 2 Laba Qof Oo Aad iyo Aad u Kala Fiican Oo Aad iyo Aad u Kala Fog.
    Doofaar Abidkii Madaahiro.

  • @saeedomar1108
    @saeedomar1108 5 หลายเดือนก่อน +1

    Bal waxa lagu hadlayo eega ma 1957 ayaa la isticmaali jiray wax la yidhaahdo Galbeedka Burco.

    • @muuseaar4787
      @muuseaar4787 4 หลายเดือนก่อน

      Fahanku waa muhiim galbeedka burco waxa isticmaalay ninka buuga qoray oo hadaba jooga waxanu sheegay in xisbigaa snl ay sameeyeen wuxuu afka kadhawaray hy inu yidhaa lkn wakhtigaa somaliland waxay ahayd laba gobol waqooyi beri iyo waqooyi galbeed

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 4 วันที่ผ่านมา

    Cajiib, niman xurguf shaqsiyeed oo iyaga ka dhaxaysa sanado badan ka hor, ku illaaway umadda iyo qaddiyaddeeda. Tolow siyaasiintan dambe ee imika is wada haysta, iyaguna ma carruurnimadii ayay kubbad isku laayeen ama nacnac iska xoogeen? Waxaan la yaabi jiray siyaasiin ka soo horjeeda qaddiyadda Somaliland: shaw woxooguba waa hebel ku xumee!!!

  • @asadcrashiid8564
    @asadcrashiid8564 ปีที่แล้ว +1

    wakhti munaasiba kumaad soo beegin waxkasta oo umada kala fogeynaya ama xasuusinaya dhibtii soo kala gaadhay waa la duugaa ee lama foqo

  • @abdinuislan5203
    @abdinuislan5203 ปีที่แล้ว

    Xage laga helaya book

  • @calibashiirwarsame3335
    @calibashiirwarsame3335 ปีที่แล้ว +3

    Cawil waa beenaale

    • @jeeni-goroyo5354
      @jeeni-goroyo5354 10 วันที่ผ่านมา

      Ma aragtaa waxa been la dal dalayo kk taarikhda dadkii ogaa way joogaan markasu inan yari article been ah iska qorayaa

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 10 วันที่ผ่านมา

    Cawil munaafaq waa beenaale taariikh dadkii ogaa ay nool yihiin ayuu been ka sheegayaa

  • @saiddaud-m5t
    @saiddaud-m5t 5 หลายเดือนก่อน +1

    Cawil beenaale

  • @engasadaxmed8800
    @engasadaxmed8800 7 หลายเดือนก่อน

    Beenaale beenaale dhaladhay cawil munaafaq

    • @ahmedsaedyusufahmednur1640
      @ahmedsaedyusufahmednur1640 19 วันที่ผ่านมา

      Cawil cali ducaale marka uu beenaale yahay adigu maxaa tahay wax aanad waxba ka ogayn haka sheekeyn adeer waxan fahmi mayside malaha shalay ayaad dhalatee waxaa laga sheekaynayaa lixdankii iyo wixii ka dambeeyay hadaad shalay dhalatay waxbaa la dhegaystaa hadaad wax ka duwan haysana soo bandhig intaad nac nacda iska dayso