Waayojoog: "Markii aan dhaawacmay waxaa irbad dhiig joojin ah igu mudey Faysal Cabdi Bootaan' Keyse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Waayojoog: "Markii aan dhaawacmay waxaa irbad dhiig joojin ah igu mudey Faysal Cabdi Bootaan oo imika maxbuus ah..l" Halgamaa Axmed Keyse, SNM, Qaybtii 5aad.
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 60

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waa nin aad u xasuus badan xataa magac yadii dadka ayuu sidoodii u hayaa mansha allah.

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahay geesiga Fasal ka soo badabadi faqasha ka hadhka waa geesi qaran Ilahay

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay daalin ma badbaadiyo ilaahay ayaa mahad leh noo soo gacan galiyay daalinka eyga ah oo.xasiiq maatada ku faani jiray alxmdulilaah ilaahay ayaa noo gargaaray

    • @user-jx9lg6wz7p
      @user-jx9lg6wz7p 18 วันที่ผ่านมา

      ​@@safiahassanali1226 daalinku waa ka nabada diiday dad wada dhashay ka dhex fataalaya waa geesi faysal geeri nolol intaba u diyaar garoobay imika fulaynimadiina waad isku ilaalinaysaan faysal

  • @leylaa3666
    @leylaa3666 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay how naxariisato Jamal Maxamed how danabi dhaafo how nuuriyo qabariga haka dhigo marati la jecelahay Aallahu Aamiin Aamiin Aamiin

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahayow mujidiintii SNM INTII DHIMATAY U U NAXARIISO INTA NOOL CIMRI DHEER IYO CAFIMAAD BAN KU WAYDIINAYNAA

  • @AbdiMuse-kb6fz
    @AbdiMuse-kb6fz 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mujaahid kayse wll ii waydi ninka ku ag dhintay ee ina bowdole nin anu ilmder ahayn oo raq iyo ruux la waayey ayaa jirey ina bowdole la odhan jirey ciidanki hargaysa so galayna ahaa inuu aqon u lahaa ii waydii wll sida qoladisi

    • @AbdiMuse-kb6fz
      @AbdiMuse-kb6fz 2 หลายเดือนก่อน

      Alle ha u naxariisto wareysigi danbe tibax ayaa iga baxday indrky ina bowdole wuxu aha reer cadadlay deegan ahan hlkaso cidanka kaso raacay wanu shegay kayse inu rer cadadlay ahaa

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Intii dhimatay Allah ha u naxariisto

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allah hawnaxariisto halgamayashi snm dhibka raga nosomaray bamalintastA lacayayaa waxay istahilan inguyi lodhiso intanool iyo caruurtoda Cayman istahilan❤️❤️🤍🤍🤍🤍❤️💚💚❤️🤍🤍🤍🤍🤍

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Weriyaha qoladan barnaamijka silsilada hogaaminaysana waan salaamayaa naasir iyo Axmed keyse iyo tiimka barnaamijka duubayaba

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan halkan ka salaamayaa wariye sare cabdi naasir iyo mujaahid kayse oday oon leeyahay waan idiin ognahay abaalkaad wadanka u gasheen waxaan halkan ugua ducaynayaa mujaahid taliye sare faysal cabdi bootaan ilaahay faqashta haysata ha ka soo daayo aamiin aamiin waxaan codka bariga afrika tvgaa ka codsanayaa in naloo soo sheego number akoon aan ku caawino mujaahodiintii snm inta ka nool inta dhimatayna caruurrrurtoodii iyo ehelkoodii aad iyo aad ayaan arinkaa u adkaynayaa wsc

    • @warsameahmed3195
      @warsameahmed3195 2 หลายเดือนก่อน

      Waxaas ayeey kasheekayan intaas waaniman waalan fuleyo anagu dagaal kii hadeer ee lascaano maanaan xasuusano waayo isaaq waxma ilaabaan waa dad cuqdad dishey kuli

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 หลายเดือนก่อน

      @@warsameahmed3195 Laas caanood maxaa lagu yeelay kkkkkkkkk

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 หลายเดือนก่อน

      @@warsameahmed3195 midh intaa leeg laguma yeelin dawladii Afrika ugu xooga wayneed ayay SNm la dagaala maysay iyagoon hubsidan

    • @ahmedabdulli
      @ahmedabdulli 2 หลายเดือนก่อน

      Kuwa aad Faqashta ku sheegayso sidaad wax ula yeelan, hadaad weli ilaa xiligaa cuqdad qabtid.
      Walaan cid wax idinla yeelanayn eh, Isaaqland la baxa oo aamina intiina.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 2 หลายเดือนก่อน

      @@ahmedabdulli waa dhulbahante keliya waxa faqshtii haba maqnaadaan Alle naguma soo celiyo

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน +1

    Geesi

  • @MustafeMohamed-mj4vr
    @MustafeMohamed-mj4vr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Warqadii Axmed keyse ka soo qoray Barwaaqo Ayaa dhoqoshey la iigu keenay odaygii Awoowga noo Ahaa ee Axmed keyse Aabihii Ahaana waa joogaa warqadii oo xidhan Ayaan ula imi oo Aan ku idhi Awoow warqadan ninkii Axmed keyse Ayaa soo diray waan xasuustaa maqaaxi hadhqoodaalkeed Ayaanu fadhiisanay markaasuu igu yidhi Awoow warqada jeex oo Akhri markii Aan Akhriyey kadibna waxaan ku dedaalay in odaygii baxo oo Aan soo tabaabulsheeyey,kadib sidii Ayaa lagu soo wareejiyey Axmed keyse oo la keenay halkii reerku yaaley

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 หลายเดือนก่อน

    Manshalaah rageedii axmed Kayse
    NAASIR MAHASANID ABTI

  • @AbdiPianoChannel
    @AbdiPianoChannel 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkani ma Ugandans baa?

    • @SaakinSalebaan
      @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน

      Geesi geesi dhalay

    • @kingvideopro2385
      @kingvideopro2385 2 หลายเดือนก่อน

      Habarjeclada kuwa samburka la dhaho niyaw ugandes bay u eegyihiin adoontu

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 2 หลายเดือนก่อน

      Mayee waa ka Hooyadaa wasa

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no 2 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi cudo kabtankii WAA laguu yaqaan

  • @YusufHashi
    @YusufHashi 2 หลายเดือนก่อน

    Faysal abdi bootaan geesi lawan jalay alle haso samata bixiyo 👑

    • @abdikariimhassan2822
      @abdikariimhassan2822 2 หลายเดือนก่อน

      Maxakamad baanu saaraynaa wana la tooganayaa waliba i.a

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 2 หลายเดือนก่อน +1

    kkkkkkk beentii ciyaalka isaaq loogu sheekeeyo weeye kkkk

  • @farhiaadan8363
    @farhiaadan8363 2 หลายเดือนก่อน

    Walee waa geesi

  • @nemakaire2814
    @nemakaire2814 2 หลายเดือนก่อน +1

    Benale

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 หลายเดือนก่อน

    dhagawwne warayso

  • @AmEin-Dimaria8
    @AmEin-Dimaria8 2 หลายเดือนก่อน

    Faysal alle cadwga ha ka so furo

    • @abdikariimhassan2822
      @abdikariimhassan2822 2 หลายเดือนก่อน

      Waa la tooganayaa waliba TV gaaad ka daawanaysaan intaanu maxkamad saarno waliba

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa la soomaray iyo maanta waxaa la buu ayaa isma laha

  • @safiahassanali1226
    @safiahassanali1226 2 หลายเดือนก่อน +3

    Kkkkkkkkkkk faankii iidoorka allah been badanaa oo faan badanaa oo fulaynimo badanaa waxbaa baalahayga yaacay ayay ku danbeeyeen

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 หลายเดือนก่อน

      ma nimankii Jabhadda samaystay baa fulay ah ee jeelasha jabiyey, ise Dhulbahante sacabka tumayey, Somali waa Ogaadeen, Majeerteen , Isaaq iyo Heeraab

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 2 หลายเดือนก่อน

      Nimanka ilaa Beer ilaa Ceynaba kaa eryey ilaa Ceerigaabo baad fulay ku sheegaysa, dhulkaagii 25. tuulo iyo magaalo baa maanta la haysta,

    • @safiahassanali1226
      @safiahassanali1226 2 หลายเดือนก่อน

      @@mhassan0163 majeerteen iyo ogaadeen anay ila dhasheen waa kablalax daarood iidoorse somali diida yaa kula dhashay saw yuhuud somali ku dhex dhuumata ma ihidin waa lays bartay waan usoo socdaa ilaa burco anagaa iska leh sidaadii baad dhihi waxbaa baalahayga yaacay

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 2 หลายเดือนก่อน

    Wariyaha Waxaan talo ku siin lahaa, marka aad waraysi dheer qaadayso, biyo sii qofka aad waraysanayso adna cab

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa nin wax badan weeleeyey, bahashana runta ka sheegaya, nin reerkayaga ah oo Muuse Cabdalle ah uun bay rag ka sheekeeyaan, waxaad mooddaa inay ummaddaba reerkooda uun ka yaqaanaan

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 หลายเดือนก่อน

    Dalkii iyo dadkii aad layseen yaa loo haysaan ? Adika iyo kuwaad is dilayseen Akhiro Allah baa yaqaan xagaad tagay saan.

  • @asmarshow2400
    @asmarshow2400 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani ma HJ Mise HY

    • @DonJeenYo
      @DonJeenYo 2 หลายเดือนก่อน

      Hj .. yeesif

    • @mohamoudfarah197
      @mohamoudfarah197 2 หลายเดือนก่อน

      Adeer Yeesif maha waa nin Reer Raage ah,wana awoowgay.

    • @asmarshow2400
      @asmarshow2400 2 หลายเดือนก่อน

      @@DonJeenYo thanks 🙏🏻

    • @yousufabdi74
      @yousufabdi74 2 หลายเดือนก่อน

      Xanuun reernimo miyaa ku haya alle hakaa daweeyo adeer

  • @nemakaire2814
    @nemakaire2814 2 หลายเดือนก่อน +2

    Bufo baqbaq

  • @AbdifatahDeq
    @AbdifatahDeq 2 หลายเดือนก่อน

    Feysal bootaan waa noo xareesan yahay hada😂

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 หลายเดือนก่อน

    Ale unaxariisanmayo qabriga ayay kugubanayan sababto ah wixiidad Somali badakudhamaday iyo malayiintii konfur iyo waqoyi iskudhameyey iyo kuwagalobey idinkala idiinhaystaa qiyaamaha

  • @ibraahimSulub-zm3no
    @ibraahimSulub-zm3no 2 หลายเดือนก่อน

    Sababtii aad hargeysa u timaadeen iska hubso barbaraa la idiin qaybiye wixii idin diiday sheeg jeelka ninkii u Soo hoegalay Cali saleebaan biduu ahaayee hargeysa iyo burco ayaa loo kala baxay markii Barbara Laga baqay ee la tidhi shidaal iyo rasaas ma haysano waanu kula joogney

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 2 หลายเดือนก่อน

    Dhaga wayne inder md so qabatid o ad tarikh ka reebtid ninkaa si fcnbayd ubwrysta dadka wali isgana cidi si fcn uma wrysan

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 หลายเดือนก่อน

    1988 kii bay Isa soo maqiiqeen lkn dharbaxadii ku dhacday ilaa 1991 siyaad Barre Xamar laga saaray Gadaal ma soo eegin

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 หลายเดือนก่อน

    Alaah idinhooji idoor nafmaleh dawlad dii Somaliyed ee ay burburiyen ayay kufaanayaan tariikh kalemaleh raga adqabtenna kasbaad udisheen benbaadkucanbaxden

    • @boqoreyusuf7401
      @boqoreyusuf7401 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂
      waad iga qoslisay

    • @w410921
      @w410921 2 หลายเดือนก่อน

      Dawladee, ma dad qalatadii, ilaahay baa naga qabtay, faqash

  • @ayaanadan1570
    @ayaanadan1570 2 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahayow mujidiintii SNM INTII DHIMATAY U U NAXARIISO INTA NOOL CIMRI DHEER IYO CAFIMAAD BAN KU WAYDIINAYNAA