@@cartanofficial4905 Muuse biixi ajashiisa oo wax ka dhimanyihiin buu ku noolahay markaas iyo ka horba rsga wax ka maamula SNM buu ahaa raga aan furinta dagaslkana looga horayn buu ahaa dadka yagaan waxay u qireen in uu yahay baaqi kii rasaasta jidhkiisa ku dhacday dhuuntay xataa way kaga dhacday lugaha way kaga dhacday feedhaha way kaga dhacday hadana shirkasta wuxuu aha ninka kala Wada
Masha Allah Guuleysta Labada daaroodba dadkaygii SNM🤲
Reer xamaroow ka barta waa 30 sanno ka hor SNM wataa Dimuqradiyadi. Alaahu akbar👏🏿
Somaliland Ha nolato xaasidku waxba ma barto
Dimuqraadiyadu ma faanba waa bible cord eh hhhh
Muse Bixii Cabdi was born lion 🦁 walle and he has same voice 😢 may Allah swt protected him always! I love him so much walahii!!🫡❤️💚🤍
Amiin,
Walle Durriyaddu Siday Doonto Ha Isula Kaftan Tee Aragtidoodii Iyo Gartoodu Wa Hal Meel Uun
bal eega dimuqradiyadaa waa 1989 mashalaah snm duuriyaadu wa gob
Kkkk war DIMOQORAAD waa diinta gaalada
@@hereaftergolory9114 dimuquradiyada inta cadiga ee islanimada ku lidiga ahyn hadii laga qato waa cadi
Wow wakaa dadkaygii xalaasha ahaa aabayaashay 😢 yaa rabii intii dhimatay illahay ha unaxariisto inta noolna cizi iyo sharaf baan urajaynaya
weligeedba duriyadu meel bay uwada jeeday iskamay soo horjeesan abidkeed
Shir guddoomiye: Muuse Biixi oo dhallinyaro ah. Hoggaamiyenimadu waa wax loo dhasho waa hibo Alleh
Masha allh illahy ha unaxariisto madaxdi iyo dhaman intii usoo halgantay qarankan somaliland waligeedana dimuqradi ayey ahayd kanaxoow waa 30no kahor
Gesiyad isaqa
Masha'allah
Gobonimo cabdiraxmaan Tuur💐❤
Crehman tuur allah hawnaxaristo
gobanimo waa u dhalasho waxaan ka helay gudoonka muse biixi snm wada geesi ayay ahayd
Masha allha nolwa gulgul somalilana isha allha
Kkkkk muuse bixi ma mujaahid baa
Qiiqi mujaahidiinta ku baxeee
@@ahmedmahamed6982 hhh horta adiga wuu kudhaama naagaw fadhi kudiriryaw
Muuse maalintaas waxba ma ahayn lkn maanta waa mujaahid Waayo Ragii raga ahaa ee wadanka xoreeyay way dhinteen xidhiidhka quxuuntiyada ayuu qaabilsanaa waagaas
@@cartanofficial4905
Muuse biixi ajashiisa oo wax ka dhimanyihiin buu ku noolahay markaas iyo ka horba rsga wax ka maamula SNM buu ahaa raga aan furinta dagaslkana looga horayn buu ahaa dadka yagaan waxay u qireen in uu yahay baaqi kii rasaasta jidhkiisa ku dhacday dhuuntay xataa way kaga dhacday lugaha way kaga dhacday feedhaha way kaga dhacday hadana shirkasta wuxuu aha ninka kala Wada
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Somaliland weligeed dimuqradi ayey ahayd
goood
.muuse bixi show kaadidiisa ayuu usoo cabay kursiga cariish hostii bay dowlad ku magacaaben balse ujeedadii snm wa laga weeciyey
Qolada walan
aaway soomalilanta hadda lagu waashay mala soomaalinimadeey ku wacneyd.
Al duriyadu aqli badanaa
Mujaahidiin
Maalin baahan yihin ayey ilaahay xasuusta cumamada wadasitaa
Siilanyo ilahow cimriga kuu barakee
Walee kaasi geesinimo ayuu u dhashay
SNM HA NOOLATO SOMALIA HA NOOLATO
Hadlaka iska sax
Tani somaliya mahee
Nidaaamka dimuqraadiyada ka mida allaw ku xafid mujahid Siilaanyo walee halyay hal adag ayuu ahaaa
Meel fog baanu kala nimi isdoorashada
Cilqabe
😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Waxaad xusuusa neysaa heestii kuluc ee a hayd waayuhu sirgacanaa kulu laa sabaana du siyaasa du guracanaa soo salal ma doo baa
Duriyadu waa nadiif waligoodba iskunduubnaa
Qoladii HY uunba xadhig lama sitaana huwanta gudaha 😂😂
hooyadaadii bugtaye wase wad cuqdadaysante C/raxman tuurkan ay doranayaan iyo raga hadlaya qaar kamidoo foolaadkii SNM ahi saw H.Yoonis maha