Waayojoog: "Dhaaawicii degtaan ku guranay ilaa Caashi-Caddo" SNM 5aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.ย. 2023
  • Waayojoog: "Dhaaawicii degtaan ku guranay ilaa Caashi-Caddo" Halgamaa Cismaan Axmed Raage Taxanaha Bahda Caafimaadkii SNM 5aad
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 29

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx 11 หลายเดือนก่อน

    Soo badi oo dagaalada xeebta iyo kalabaydh midh midh u dul istaag Nasiraw walal tnks

  • @Yaamle
    @Yaamle 11 หลายเดือนก่อน +1

    10 sano soo socota tariikhda laga sheekayaan doon waa scs iyo huuwanta sool

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 4 หลายเดือนก่อน

    xarwayne.fanwaynaa

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 11 หลายเดือนก่อน +1

    WAA BARNAMIJ FICAN .WARIYE LKN WAXAD WARAYSATA MUJ GOBOLADA AWDAL IYO SOOL ILEN DALKAY INALA XOREEYENE

  • @zakariyaahmed9029
    @zakariyaahmed9029 11 หลายเดือนก่อน

    Wan salaamaya cba tv xasan xafaaro kuso casuuma barnamijka

  • @cabdikarimofficial4689
    @cabdikarimofficial4689 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wll c.naasir fadlan waxad baadi doonta qaabku harag waafi AHUNxabashiga ula baxay

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 3 หลายเดือนก่อน

    Guul guul snm guuulvqaranka somasliland wax khaatumo lsyidhaaa ma jirto lkn riyo beena oo dhulvahante lagi masweelinayo waayo waa ugaadh jashilo ah guuil guuul qaranka soomaaliland

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp หลายเดือนก่อน

    Dhiiloyin.husra.harti

  • @daarali
    @daarali 5 หลายเดือนก่อน

    Kuwii boorama galay haduu yahay waa daalim iyo danbiile gacan ki dhiigle ah oo maxas aan waxba galabsan ku laayay boorama iyo dila amxaar soo kaxaysty

  • @Mohamedkordhiye
    @Mohamedkordhiye 11 หลายเดือนก่อน

    Waan slmayaa CBA TV iyo mujaahidkaba lkn warkiisa lama fahmayo wuxuu sheegayaba
    Xitaa adaan fahmayn oo waraysanaya

  • @AsmaAbdilahi-oo9yp
    @AsmaAbdilahi-oo9yp หลายเดือนก่อน

    Husra.harti.ilma.barkhad.baatun

  • @xirsiabdi-ey3df
    @xirsiabdi-ey3df 11 หลายเดือนก่อน

    WAQTIGA KU XISABTAN LAKIN MUJAHIDKA U DAA HADALKA

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂iidorow manta adigana malagaa hayaa zuu iyo mall iyo dad nolnolba oo hada maxaa biis ah 🇸🇴🐎🇸🇴🐎

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 11 หลายเดือนก่อน +1

    wax kastoo aad soo marteen isaaqoow idinka uun baa qaranka araxda ka jabiyey!!ee doorashadiin jabtaye ama midooba oo qarankan horgala ama raadkiina dib u raaca oo ninkii kugu garaacay diyaarada hargeysa ka kacday ee isla haegeysa duqaysay wuu soo qoystaye dee daawo(wallee reeran ogahay ma guuro)

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 หลายเดือนก่อน

      Xaar weyne isaaq lhayne reerkiina soo raac,isaaq waa kla bxaee

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 2 หลายเดือนก่อน

      @@crisaaqaxmed2074 hadii aan anigu xaar ahay adiguna musqul baad tahay!

  • @elbaa7bash262
    @elbaa7bash262 11 หลายเดือนก่อน

    War no more Madaxwayne Abaarso Sacad Muusa 🌈🌈🌈🌈🍑🍑🍑😅🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Hallas1
    @Hallas1 11 หลายเดือนก่อน

    Hadeynu reer galbeed nahay waa la inagaga fiican yahay baan is idhi xaga soo tabinta wararka ama qisooyinka(dhacdooyin) taariikheed , waana sababta keenaysa in lagaa yeesho waqti(taariikh) iyo libin(guul) aad lahayd labadaba.

    • @cabdikarimofficial4689
      @cabdikarimofficial4689 11 หลายเดือนก่อน +1

      Taas maha ee hadiba aynu nhy galbeed geesigeena kuma faano raga qaarna nacaskoda ayay bunbuniya

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 11 หลายเดือนก่อน

      Maya Garaxjis waxa snm loga dhigey magaca u qaateen nin qaliga ahaa lixle isaaq ka qusan waayey ilaa madaxweynah Muse ooka dagaal abdna sarkiil Garxjis ba ayidhaa Garxajis waa xogii snm waa lixle ma ha garaxjis oo dhan kolka aadnaa ninak a qaliga inagu haa dhaan inaguu qali baay aahyeen lakiin isagu ninkuu saraakiisha isaaq ka soosaarey gudaha ee aasey xoog snm mida kale waa dgaa badna isga maalinkaliya ma fadhiisan jirin

    • @Hallas1
      @Hallas1 11 หลายเดือนก่อน

      @@cabdikarimofficial4689 aadbaad u saxan tahay oo taas waan ogsoonahay lkn waxan ka hadalaya hadiiba ay timaad inaad hadasho waa in lagu dhageysan kara ( Hadal iyo Hilababa waa la saafa )

    • @Hallas1
      @Hallas1 11 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahiomarali5241 adeer kuma fahmin waxad ka hadlayso hhhh.

    • @iidibraahimcayngal2000
      @iidibraahimcayngal2000 7 หลายเดือนก่อน

      Inaga waxaa inaga maqan xaga sharaxaada iyo macaaneynta sabab ay tahayna ma garanayo

  • @KamaalaxmedCali
    @KamaalaxmedCali 11 หลายเดือนก่อน

    Midh kamaan fahmin hadalkiisa😀😀😂

    • @GuledAhmed-kz5ts
      @GuledAhmed-kz5ts 11 หลายเดือนก่อน +1

      Dee ma oromaad tahay afsomalibuu ku hadlayaaye

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 10 หลายเดือนก่อน

    iidorow Gorma lafaha gooja Cade niga’yaalo gormaa lasoobaxeeysan ingiriskana ugeneysaan 😂 GUUL SSC KHATUMO 🇸🇴🐎🇸🇴