TALOOYIIN MUHIIM AH OO KU SAABSAN BARASHADA GRAPHIC DESIGN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 พ.ค. 2023
  • Kusoo Biir Groupka Telegram-ka Qaybta Design-ka
    t.me/Som_designers
    t.me/GraphicDesignteam1
    Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadeacademy
    #designer #graphicdesign #multimedia #adobe #tutorial #beginners #beginner #indesign #indesigntutorial #learn #learning #today

ความคิดเห็น • 27

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden ปีที่แล้ว +4

    waa Talooyin muhiim ah ee aan siin lahaa qof walba o raba hada inuu graphic design bilaabo.
    waqti kama tegin hadeerba talada qaado

  • @maxamednuur8199
    @maxamednuur8199 22 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks

  • @ahmednooradan7950
    @ahmednooradan7950 15 วันที่ผ่านมา +1

    7/72024....started journey

  • @jamaali-jcm
    @jamaali-jcm ปีที่แล้ว +2

    Macilin aad baad umahadsantahay waxan baranayay graphic design Chanels badan waan arkay runtii ma arkin maclin adiga kaaga wanagsan dhanka waxbarista wax badan baan kaa faaiday photoshopka si wanaagsan baan chanalkan ugu bartay ajar allah kaa siiyo i.a asbuuc kadib inaa illustrated billaabo aayan rajeeynaa

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +2

      Adiga Mudan Ustad Alle haku fududeeyo Insha Allah guul baan kaaga rajeynaa

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว +2

    Aslaamu Alaykuma first one thanks my teacher

  • @Nuuriye1
    @Nuuriye1 24 วันที่ผ่านมา

    29/07/2024, 12:50 A.M. ayaan talooyinkaagan daawanayaa. Waxa aanan caawa bilaabay hayaanka xirfad-barasho naqshadaynta(Graphic Design). Alle hakaa abaaliyo talooyinka quruxda badan ee aad na siisay.

  • @nouralihassan2482
    @nouralihassan2482 ปีที่แล้ว +2

    ustaad aad baanukaga mahad celinaynaa sida wax tarka leh oo aad noo caawiso iyo sida walal nimada leh oo aad noo hagto
    way yartahy qofka dadka ku haga dadka isga la khibarda ah bdanaa dad social media wax ku soo gudbiya ma jecla arinkaa lakin ustaadka waa ku dhhiraday waana kugu amaneynaa insha allaah wana sii wadi doona xirafadda kala duwan aadan kuugu mah celinaa

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Adiga Mudan Ustad Alle ha inagu Anfaco

  • @saidahashi9921
    @saidahashi9921 2 วันที่ผ่านมา

    20/7 / 2024 bn bilabaya 🙏

  • @sugnaasho
    @sugnaasho ปีที่แล้ว +1

    Ustaad Allah ku sharfo

  • @qalbiurooninaali4596
    @qalbiurooninaali4596 ปีที่แล้ว +1

    Wax badan waaka fa'idnay ustaad mhadsanid 🙌

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid teacher
    Cimri dheer oo
    Cibaado leh
    Aduunyo meelsan leh
    Aakhiro janno leh
    Ilaah Haku siiyo
    Teacher C/Majiid ❤️🤍💯

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      Adiga Mudan Aaamiin Aaamiin Adigana Sido kale

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad basic muhiim
    Waaye wax kasta oo la baranaayo
    Mahadsanid 💯👏

  • @bashirhussein159
    @bashirhussein159 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Ustaad
    Waa Talo Aad loogubaaahnaa
    Waa mahadsantahy Teacher

  • @MohamudMohamedmahad-cn1hg
    @MohamudMohamedmahad-cn1hg ปีที่แล้ว +1

    Shugran ustaad

  • @aminacarab4841
    @aminacarab4841 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustad

  • @ZeyinAbdi
    @ZeyinAbdi 8 หลายเดือนก่อน

    Ma ustaad

  • @mawadoyuusuf5972
    @mawadoyuusuf5972 10 วันที่ผ่านมา

    Ustaad waxaan rabaa graphic design inaan barto ma igu caawin kartaa ardey cusub ayaan ahayn plz 🙏

  • @jiyaaalicibaar5765
    @jiyaaalicibaar5765 ปีที่แล้ว +1

    Ustat fonts sidee ku kala baran karaa

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Maanta aan soo dhigay meelaha aad ka heli kartid

  • @Midaays28
    @Midaays28 ปีที่แล้ว +1

    Mahad sanid wlle wana qatay taladadii
    Mar 2 banku leyahy mahadsanid zxp💯❤👏😍

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir ปีที่แล้ว +1

    Waan kugu bogaadinayaa