YAA SAXAN?! MAXAY KULA TAHAY😆

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • Yaa saxan laba kastoo isla socota way yar tahay inay muddo dheer daacad isu noqdaan, sababta keentaa maxay tahay maxaase xal u ah waa is weydiinta dad badan maxkaxdooda ku soo dhacaysa.
    =======================================
    Connect with me on social media
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    Twitter: / ayubaxmedmedia
    Instagram: ayubaxmed
    #ayubaxmed
    Subscribe to my channel:
    / suhaybsaajidmediapro
    Subscribe to my second channel:
    / @ayubahmedpodcast
    My Gear:
    Nikon DSLR Camera
    Lens Nikon Prime
    Mic Movo WMX 1
    Lighting: Neewer
    Editing Software:
    Sony Vegas Pro 13
    After Effects
    Sounds:
    VideoHive.com
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 489

  • @hassanmohamedabdi2136
    @hassanmohamedabdi2136 2 ปีที่แล้ว +130

    Waxaan Aaminsanahay in qof Allah isku xirey uuna marna dayacmeyn, hadduusan isagu Allah xarigiisa go'ayn

  • @kowsarabdifarah2022
    @kowsarabdifarah2022 2 ปีที่แล้ว +32

    Suheyb niyada haika jabin waayo ninka hada iqaabo 3 sano ayaa sheekeysaneynay 2 sano na wan isqabna waalina makulmin lkn waxan kuqancay waqtika u isiiyi ila sheekadena ila hada wax isbadal aah kuma arkin fbka sawirkeyga ayaa usaaran WhatsApp ka sidoo kale maalinta isbaranay ila hada wuu saranyaahay rerkisa anago isgursan ayaa xariiri jirnay oo wuu ibaray family kisa alx wana jeclaahay hadana bilaha sosocdo ayaa kulmirabna in shaa allah

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 2 ปีที่แล้ว +2

      Allaha idin kulmiyo lkn iskusoodhaqsada waqtika yuu idinka luminee insha allah waaiskusabarteen majiro qof kuniyad jabin karo

    • @sucaadxuseensucaad3777
      @sucaadxuseensucaad3777 2 ปีที่แล้ว

      M,a Allah haysku kiin khyre

    • @ruqiyoahmed8752
      @ruqiyoahmed8752 ปีที่แล้ว

      ilhy waxan ka rajaynayaa in uu isku kiin bara keeyo

  • @sahranura741
    @sahranura741 2 ปีที่แล้ว +15

    Waligay Ayub axmad oo qoslaayo ma arag m.a qurux😂😂😂😂😂😂😂hhh

  • @fardowsasalaad9427
    @fardowsasalaad9427 2 ปีที่แล้ว +21

    Allx waligay labo qof xirir lama wada yelan taasna waa midan ilhy ugu mahadiyo alx🤲🥰

    • @saynabibrahim4703
      @saynabibrahim4703 2 ปีที่แล้ว +3

      Masha Allah kula mid ayan ahay runtii Allah ayaa mahad iska leh alxm waxa ka fiican malahan dabeecadas Allah lagu maneystay

  • @zaymaquen7967
    @zaymaquen7967 2 ปีที่แล้ว +57

    Way kala daran yihin😁
    Iyada:jacayl ma aqaan ba😂
    Isaga:tu kale ii tijaabi😂

  • @Jr_moAK
    @Jr_moAK 2 ปีที่แล้ว +22

    ayuub sxb doctor ayaad tahay cilmi nafsiga aad uyaqaana illahay ha ku barakeeyo laakiin rectionka ha nagu badanin illahay ha ku xiftiyo

  • @mohamedkhadar9443
    @mohamedkhadar9443 2 ปีที่แล้ว +21

    𝐂𝐚𝐪𝐥𝐢 𝐱𝐮𝐦𝐚 𝐦𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝 𝐦𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚 😹😹😹𝐬𝐚𝐡𝐫𝐚 𝐓𝐮𝐮𝐠𝐚 𝐬𝐱𝐩𝐤𝐞𝐝 𝐁𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐝𝐚𝐧 😂😂😂

  • @caishafartun4639
    @caishafartun4639 2 ปีที่แล้ว +11

    Aniga lix sano ayan wada soconay, zawj kayga wana ku guulaysanay alx, marka way dhacdaa in ay labada qof ba daacad noqon karaan.

  • @ayaanmuqtara6606
    @ayaanmuqtara6606 2 ปีที่แล้ว +11

    Kulahaa ma jamacad dhigaysaan ayuub waad iga qoslisaye 🤣🤣

  • @adviserabdishakur1688
    @adviserabdishakur1688 2 ปีที่แล้ว +3

    waxaa thy macalin aan waligey hilami doonin guul iyo gabnimo leader Ayup

  • @habaneirshaad2185
    @habaneirshaad2185 2 ปีที่แล้ว +12

    lasocoshada qof mudo dheer faa ido malaha cidii aragtay unbaa aragtay sadex sano ayaa daadku iga qaaday lkn cashar leen kabartay wakhtigana jacaylka jira waa khayaali oo kaliya

  • @mowlidsheikhhassan4840
    @mowlidsheikhhassan4840 2 ปีที่แล้ว +80

    اللهم صل وسلم وبارك 💜على سيد الأولين💜 والآخرين 💜 وحبيب رب العالمين💜

  • @hanadilkacase4054
    @hanadilkacase4054 ปีที่แล้ว +1

    Ayub ahmed ayan ku qoslaya 4 sano jamacad miyad dhiganeysa wlhy waqti kaa tagay dib kuma so labto team is gold 🧭

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 2 ปีที่แล้ว +3

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @husseinnuuraxmed9752
    @husseinnuuraxmed9752 2 ปีที่แล้ว +24

    Sanadkan Jecel ma Jiro💔🥺😂😂😂

  • @أحبكربي-ك4ط
    @أحبكربي-ك4ط 2 ปีที่แล้ว +7

    اللهم املأ قلوبنا وقلوب أهل وطني حبك وحب كل من يحبك. وحب كل ما يقربهم الي حبك🤲🤲🤲🤲💕💕💕

  • @ameenmohamed2058
    @ameenmohamed2058 2 ปีที่แล้ว +7

    Hhhhhhhhj walhi dhabaan u qoslay midba ka u dhaw haku dhajiyo. Ninkaas dhabtu ka hadlay

  • @Kuwiihorepodcast
    @Kuwiihorepodcast 2 ปีที่แล้ว +31

    Waligey halsano qof mawada socon lkn jaceyl kii iigu hooreeyay ee aaan qof uqaado waxey aheed mid aan ku guuldareysto waliba annago guur kubalannay baa markii waalidkey usheegay laa ii gooyay 💔

    • @kowsarabdulbari9391
      @kowsarabdulbari9391 2 ปีที่แล้ว +1

      Same here I really feel the pain 😞

    • @mariyanmariyan874
      @mariyanmariyan874 2 ปีที่แล้ว

      😢😢😢😢😢🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @mamahinda8541
    @mamahinda8541 2 ปีที่แล้ว +27

    Ayub walaahi dadka hada joga is not easy to trust 3 or 4 months is not enough but I would say 8 months to one year is good timing. More than one year, is not good

    • @ayuubaxmedmedia
      @ayuubaxmedmedia  2 ปีที่แล้ว +17

      The shorter the better…… I agree

    • @ismailibrahim98
      @ismailibrahim98 2 ปีที่แล้ว +6

      Aniga runtii go'aankii iigu quruxbadnaa ee aan nolosha aan qaatay wuxuu ahaa markii aan gabdh aan isfahany sadex cisho kaliyata aan wada soconay misana kuguulaystay maalinta afaraad inaan isguursano maanta alxmdllh waxaan nahay qoys dhisan,oo walibana awlaad wada haysta misana isku faraxsan marka goaanka jecelka waxaa soo gabagabeeynkara waa guur.

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 2 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk

    • @MuscabCADE-k4w
      @MuscabCADE-k4w 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@ayuubaxmedmedia zxp Taagero weyn baa kuu ahay Guulayso ❤❤❤❤

  • @karimaaomar
    @karimaaomar 2 ปีที่แล้ว +8

    Sadex sanno ayn anigu jamacada ku jiray sandkii sadexad ayn ka dhacay jamacadi..🤣🤣🤣
    Lkn qosol iguma hadhin wallahi kani isagba khiyanoola kulaha mid kale I tijabi!! 😂😂😳

  • @ziabeauty8830
    @ziabeauty8830 2 ปีที่แล้ว +10

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhh astaqfirullah ninkaas wu naso dhajiyey kulaha wa xoriyad la'aan shukaansigu
    Walhi wa run shukansiga waqtiga dheeri wa xanuun inti samysay unba fahmi karta marky fashilmana kabasi daran

  • @ismailibrahim98
    @ismailibrahim98 2 ปีที่แล้ว +3

    Aniga runtii go'aankii iigu quruxbadnaa ee aan nolosha aan qaatay wuxuu ahaa markii aan gabdh aan isfahany sadex cisho kaliyata aan wada soconay misana kuguulaystay maalinta afaraad inaan isguursano maanta alxmdllh waxaan nahay qoys dhisan,oo walibana awlaad wada haysta misana isku faraxsan marka goaanka jecelka waxaa soo gabagabeeynkara waa guur.

  • @munakaaba5877
    @munakaaba5877 2 ปีที่แล้ว +6

    😂😂 walahi aduunkan la joogo daacadnimadii way yaratay ayuub wllo

  • @musemaxamed8857
    @musemaxamed8857 2 ปีที่แล้ว +9

    Aduunyo qof khaayin ah oo daacadnimo raadinaaya🤔

  • @mankayare2221
    @mankayare2221 2 ปีที่แล้ว +11

    Suheyb zxp 2 sano aan ku tagera zxp hadey macqul thy hal mobile rabaa🥰

  • @yaasmabeauty2261
    @yaasmabeauty2261 2 ปีที่แล้ว +12

    Khain wuxuu helaa qofkalo qaima Abahey allaha u naxaristee aya wiil u yimi wuxuku yiri gbdh an jclaa o 3 yrs la socday aya leyga gursaday abo kulaha adi 3 sano maxaku daba dhigay 3 cunugababa dhali laheyde walagugu sugay marka xasustaba wa qoslaa😁😁

  • @ilhanadenilhan6122
    @ilhanadenilhan6122 2 ปีที่แล้ว +23

    😂😂 dunidan yaab badana . Qof isakiba daacad aheen ayaa donaya iin daacad loo noqdon

  • @ruuni2
    @ruuni2 2 ปีที่แล้ว +2

    Dadka dabaal u Maleysa 4 sano mantag waye wlhi dadkan ayaga ciyalmiya dadnkan horta uf dhahe warada bil qof lama socanayo wlhi ninka i rawo aroos igu imana bes

  • @allexusinbdan5101
    @allexusinbdan5101 2 ปีที่แล้ว +11

    Subxanllah war kan wey iga qosliyay wlh 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @naima1045
    @naima1045 2 ปีที่แล้ว +3

    Hada so daawaday wlhi waa yaabay war qiyaanada iska dhaafa oo hal qof oo qalbi wanagsan doorta

  • @hanan5639
    @hanan5639 2 ปีที่แล้ว +13

    Ani shekadiiyaa Sugaaye Abowe💞🙏

    • @haliamabdijabar7055
      @haliamabdijabar7055 2 ปีที่แล้ว

      Wallalkey qeyr ale haku siiyo marka qaar xiriirka dhan in aad iska joogisa ayaa ku qabsaneyso waaye raga dhan waxey noqodeen dad qiyaaano mabdn sideen ugu hortagna raga dhagartooda ??

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 2 ปีที่แล้ว +3

    I believe qofkii 2qof baara inuu wada weynayo hada wiilkaan gabar daacad ah buu helay lkn dhaqanxuadiisuu ku weyn karaa si qurxan muusan sameen

  • @khaletindhocade5951
    @khaletindhocade5951 2 ปีที่แล้ว +7

    Waa indha adeygii oo qof ah 😅😅

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan gacan ban ba u tagaay isagaba laadar weyn ah lkn miskinta dambe ayaan la yaabanahy waxay dareemi doonto markay daawadato

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 ปีที่แล้ว +4

    Khaain isagiiba laba gabdhood wada shukaansanaya markaasuu inaa daacad loo noqdo rabaa

  • @mohamedabdirahman8225
    @mohamedabdirahman8225 2 ปีที่แล้ว +7

    suhayb wll reactionka jooji ka codsanayaa motivationka nooso badi wll

  • @waaberikutube4743
    @waaberikutube4743 ปีที่แล้ว +2

    Asc sxb sare hada Ayan ku Barta ee ♥ ❤ wan ku tagersahay

  • @khadroahmednur8296
    @khadroahmednur8296 2 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiiq daacad ma hungowdo jazakallaahu khyr wll

  • @ifkanolosha1433
    @ifkanolosha1433 8 หลายเดือนก่อน

    Ayuub wllhi wax badan ayaan kaa faaiday illaahey ayaa ii kaaa soodiray aduun io aakhiro allaha kugu naxariisto allaha ku xafido aboowe mcn😢😢❤

  • @intifaacmuuse2030
    @intifaacmuuse2030 2 ปีที่แล้ว +7

    Subxanallah tan waa wax jiro dhaco

  • @cabdicasiiscali2912
    @cabdicasiiscali2912 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allaah nosobadi
    Walaalayaal so boqdo You Tube dhirigalinta

  • @rodaomar2916
    @rodaomar2916 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah wa wano muhiim ah

  • @abdulfatahadam372
    @abdulfatahadam372 2 ปีที่แล้ว +7

    9:50 wlhi si daacad aa u qoslay 🤣🤣🤣

  • @Najma98
    @Najma98 ปีที่แล้ว +1

    Wa asagii naagta kale Loo barooweeynayeyee gormuu wan ku jeclahay bbe dhihi lahaa 😂😂😂😂😂

  • @adeymahaad8364
    @adeymahaad8364 2 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaah kheyran

  • @Nada_1673
    @Nada_1673 2 ปีที่แล้ว +4

    Hhh ninkan isagaba daacad ahayne daacadnimadu doonayo maxay tahay wah 😅

  • @fasxiyamxamed5902
    @fasxiyamxamed5902 2 ปีที่แล้ว

    Anii waxay ila tahay way jeceshahay laakiin way is adkay naysaa laakiin isagaa ka aqlibadan waan ku salaamayaa ayuub

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว +1

    maansha allh maansha allh maansha allh wll💔💔💔💔💔💔💐💐💐💐🌹🌹🌹🌹🌹👍👍👍👍👍

  • @Sagaltahliil
    @Sagaltahliil 2 ปีที่แล้ว +1

    Qofne qof kale qalbigiis ma ogaan garo lkn adi dacad noqo rabiga ku xirno talo saaro Insha allah wax ku dhaawaco argi meesit

  • @ashrafabdalla3454
    @ashrafabdalla3454 2 ปีที่แล้ว +5

    Batch ay qadanayaan 4sano maxa qabaneysan kulahaa😂😂

  • @naeem4091
    @naeem4091 2 ปีที่แล้ว +4

    Ayub waxa la aqrinayo waa ku jeclahay 1 sana hadane sanadka labat wan kujeclaha 5 😁😁

  • @queendahriin1883
    @queendahriin1883 2 ปีที่แล้ว +2

    Aamin aamin yarabi dhamantayo 🤲

  • @kamela775
    @kamela775 2 ปีที่แล้ว +2

    waxas waa nalaga daranyahee instead sheekadi away

  • @aymandaud8071
    @aymandaud8071 2 ปีที่แล้ว +3

    Allah maskiinka intii hore maxaad uga jari weeyseen 😭😭😭😭😂🤣

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 ปีที่แล้ว +1

    Markaso kale waxan dhihi lahaa war jaceyl kaga mahee nagu kala wad

  • @aaloowyare6970
    @aaloowyare6970 2 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeeyo asxabta like 👍♥

  • @sharifbrown9691
    @sharifbrown9691 2 ปีที่แล้ว

    Si aaad ayaan kuu dawadaa hore u soco walalkey xili walba waaan ku dawadaa ilahay haku dhowro brother

  • @MohamedAli-se8ke
    @MohamedAli-se8ke 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah ninkan wariyaha ah waa nin
    Kuhadlaayo fluently somali
    Language hes like abdullahi haji former bbc somali journalist masha allaah

  • @samiiraxiirey4198
    @samiiraxiirey4198 2 ปีที่แล้ว +1

    Absolutely Subxaanallah

  • @adnaan_al3pha
    @adnaan_al3pha 2 ปีที่แล้ว +4

    4 sano bachelor degree ayaa lagu qadan karaa😂😂

  • @lurkaudiidnaftada4751
    @lurkaudiidnaftada4751 2 ปีที่แล้ว +4

    Ma jamacad bad dhigan 😄😄😄 wll waxan jamacad lama dhihi karo ee bal magac haloo bixiyo 7 sano xirir socdo maxa lo bixiya

  • @hudaahmed5995
    @hudaahmed5995 2 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahay haku barakeeyo walaal Ayuub hore usoco anigu runtii waxbadan baan ka faiiday

  • @mysteryrespect7096
    @mysteryrespect7096 2 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh
    ☝️    😂       
     🐛💤👔🐛     
          ⛽   🤙  
          ⚡👟     
        🎸    🌂   
       🥾      🥾

  • @MGarboole
    @MGarboole 2 ปีที่แล้ว

    mid kale ii tijaabi ku laha inta aragta inu daad ka fuulay wariyaha "like" 🤣🤣

  • @fatimaabdi7036
    @fatimaabdi7036 2 ปีที่แล้ว +2

    Gabadha hore iyo wiilka wa labada qaf oo la isugu tala galay runti qaain qaain lee ku fcn 👊😎

    • @Nuurcalaanuur3710
      @Nuurcalaanuur3710 2 ปีที่แล้ว

      Miizaanka waa is rogay qaain maxaa la yiraahdaa walaahi dadka maanta waa ay waalanyihiin

  • @salmasalah7119
    @salmasalah7119 2 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan lkn dhiiqo buu cagaha kula jiraa 😅😅khiyaano public ah

  • @muuseshiikhmuxidiin7684
    @muuseshiikhmuxidiin7684 2 ปีที่แล้ว +3

    Ustaadow wallaahi waayaab Ani ahaan waxey ila tahay in oo tanne waanaayo maxaayeelay gabadhu nuucaan majeclo war majoogtidooo saxibow mida kale tii hore iney qiyaano wado macadee war saxibow soo weesaqaado hhhhhh

  • @Nuurcalaanuur3710
    @Nuurcalaanuur3710 2 ปีที่แล้ว +2

    Lawada gabar xitaa farqi ayaa u dhaxeeya ninkaan intuu barnaamijka imaanin inuu fahma ayay ahyday tii hori xishoodka waa ku yaryahay waxaa ku tusaya markii la dhahay abaayo waxay ku jawaabtay aboowe tii danbe markii la yiri abaayo waxay ku jawaabtay waala fiicanyahay ninka caqliga leh gabar liskama guursadee diin iyo xishood ayaa lagu guursadaayee intaan barnaamij imaanin ayaaba ku boodi lahaa xabadaasi waxaa kaloo ka fahmaysaa xabada danbe hadalkeeda inaysan qof kale wax la wadin nimanyahow dumarka u fiirsada

  • @anisamohamud6529
    @anisamohamud6529 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan fuuray wllhy bbe waan ku jeclahaa gacan gashay 😂😂😂

  • @mydreamchannel3318
    @mydreamchannel3318 2 ปีที่แล้ว +4

    Ar ayubow waa iga qoslisay maanta🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @madaromar9660
    @madaromar9660 2 ปีที่แล้ว +4

    Qofka khiyàanole ah khiyaano ayaa ku dhacda😆

  • @ay46
    @ay46 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi adoo qoslayaa kula qoslay si kadis ah waa isla qosolnay kkkkk subxanallah odeyga keed kale ayuu laso baxay ma wuxuu rabaa in dhawac kale uu gaaro

  • @ramlaguudcadde9678
    @ramlaguudcadde9678 2 ปีที่แล้ว +1

    inkastoo anan walaal xidhiidho badneen anuu oo aan necbahay hadba qof lasocodkiisa qof qof aan ku dul wadana hadalkiisaba daaye sanado ayaan sugaayey qof aan jeclaa oo iga tagay kun qofna waan barty ka qurux badan ka hanti badan wanaagsan balse hadana xidhiidh lamasamen
    waxaan uga socdaa sanado badan intay doonto ha noqotee daacad waad noqon kartaa kuma xidhna daacadnimadu wakhtiga dheer oo waad noqon hadii aad jecal dhabaa kuhayo

  • @cudooncabdullahi3284
    @cudooncabdullahi3284 2 ปีที่แล้ว +2

    Ayuuboow ani iyo wiilka isla socono intaa isla socono 4 sano 3 bilood lee nooga dhiman waana isku faraxsanahay daacadna waa isku nahay alx marka marwalba maaha waqtigu haduu dheerado xumaaan maaha saan ani aaminsanahay waayo dhawr bilood ama sanad qofka aan rabo inaa noloshayda dhan la qaato kuma baran karo sidaasa aaminsanahay ani waqtiga badan oo qofka la socoto waaa inta badan oo baratid qofkaaas

  • @cabdulaahiyuusuf6711
    @cabdulaahiyuusuf6711 ปีที่แล้ว

    Saxibow gabar ayaa habeen jaceyl usoo bandhigtay wee iga Aqbashay hadana hadalkeyga majaclo ana waan jaclahay

  • @fartunmoha8725
    @fartunmoha8725 2 ปีที่แล้ว +2

    3 sano iska dhafee 1sano xata mawadi karo wllhi 3sano maxaa isku shegena

  • @naimoibrahim7454
    @naimoibrahim7454 2 ปีที่แล้ว +6

    Exactly, walhi xiriirka wa billa xoriyad 💔

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustad reactionada soo badi

  • @ZadaamDarajo
    @ZadaamDarajo ปีที่แล้ว +1

    Course kaagu waa mxy zxp ayub

  • @bushramaxamed8773
    @bushramaxamed8773 2 ปีที่แล้ว +1

    Shekadi part 4 meeday wall nola so dhaqso

  • @idontcare1983
    @idontcare1983 2 ปีที่แล้ว +2

    Almost we are dating 3 years and we love so much but the reason is i'm studing insha allah this year we are marring if allah said❤🦋

  • @anabise5112
    @anabise5112 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa sax daacad la aan waxbo ma soconaayo aduunka. Xiriiir guur ama mid kale ba. Alhamdoullillah inee saas ahaato nolosha🙏🙏

  • @anfaccabdinaasir3178
    @anfaccabdinaasir3178 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigu labadodaba khaladka waan saarayaa waayo 4 sano wax laga wada hadlayo ayaa iska yar dadka is qaba ee nolosha wadagaaya wax wada cunaya iyaa kala xiiso dhici kara saa waaba dad sheeko ka dhadayso wlhi waa wax aan la yaabo horta jacayl waa loo baahan yhy lkn wakhti yar oo la isku barto markaas la is baranaya ka hor barashada qof walba diyaar u yhy in uu guursado lkn dadku iyaga oo og in aanay wakhtigaas guur diyaar u ahyn ayay rabaan in an xidhiidh sameeyaan ma qasabkaa in aad xidhiidh yeelato wlhi wax ka fcn ma jirto marka aad free thy ee aad kaliya waxbarashadada iyo hor marinta noloshada kaliya ku fikiraysid dadkan is wada qalbi jabinaya waa dhib

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 2 ปีที่แล้ว +2

    Aar niyow hablaha kowsar layidhaa daacadnimadaa ku badan wlhi halaga war hayo habalaha kowsara layidhaa😁😂

  • @farhiafariida923
    @farhiafariida923 2 ปีที่แล้ว +10

    Wlh daacad uqoslay ayuub mahadsanid 😂 taladada wanagsan jazakallah khayr

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 2 ปีที่แล้ว +1

    waan kaxumahay wllo ax ax yaa allh allhu akbar❤❤💓💓❤💘💘❤💓💓❤💘💘❤💘👍👍👍

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa sax masha Allaah ❤ 🥰🥰🥰👍

  • @ayaanitasaleeban3843
    @ayaanitasaleeban3843 2 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi anuu dacad ban ahay wanan jecelay alle haygu guuleyo mana tijabinayo sabto ah waan ku kalsoonay manakhiyanayo

  • @IM-ud1pq
    @IM-ud1pq 2 ปีที่แล้ว +2

    wcs maashaa alaah waan dhegeeyastaa maashaa alaah daacada baad tahaa qisadaada oo dhan alaah kuu siyaadiyo cilmiga iyo cumariga aamiinaamiin

  • @fardusahmed4981
    @fardusahmed4981 2 ปีที่แล้ว +1

    Horta niyad wacan dadka laba qof isku wada isdeebay time ugu helaa waxasoo qof 😂😂😔😔

  • @__mohamet_idriz_5312
    @__mohamet_idriz_5312 2 ปีที่แล้ว +1

    Iga rali noqo wll Hadii ay Duruufi idin gaadhsiiso 2sano amaba 3sano lkn mowqif kiinu cadyahay lama ma la odhan kara 2dina mid aya khiyaanole noqonaya tusaalan mid ahaan wax barasho usocoTo bal iso jawaab ado raliya No wada Faa ide aniyo asahabta kleba

  • @marynahmedcabdi3798
    @marynahmedcabdi3798 2 ปีที่แล้ว

    Ayub allh ku dhwro

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa layaabey gabadha labaad sidey u aaminee ninkaan markay fiirsato barnaamijkaan !?

  • @hawasalah6632
    @hawasalah6632 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga wallahi waan ahaa lkn qofkii ayaa hada dabin ii dhigay waa mid iyo labo ruux daacada sanadahaa badan. Waan ku mahadsantahay taladada

  • @idilhaaji7270
    @idilhaaji7270 ปีที่แล้ว +1

    😁😁😁kan caadi maaha😁

  • @BashiirMohamed-hg7ox
    @BashiirMohamed-hg7ox 2 ปีที่แล้ว +6

    Ustaad allah ha ku xafido
    Keep going

  • @cumarhongare7856
    @cumarhongare7856 ปีที่แล้ว +1

    Xiriirka dhabtaa waligii madhamaado wllhi waa cajiib gabdhii hore 4 years wada socdeen tana 3 month kalsoonida waa wax qaaliya runti 🥰🙈

  • @nimcomaxamuud-fz5sr
    @nimcomaxamuud-fz5sr ปีที่แล้ว

    Wllo ayuubow lataliye wanaagsan baad tahay Walaahi here usoco Wllo qli

  • @muwaadinsoomaaliyeed6865
    @muwaadinsoomaaliyeed6865 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadiiba jaceyl sanad xitaa ku lumiyo haley qiyaano jaceyl waa guurka kadib 100 gabar ayaan shukaansana tii Alle qadare ayaan guursana wey isku dhamaatay hal gabar oo kaliya maa ley gudan markaan ku ekaanaa 🤣🤣