Fikrad Shaqo | Barashada graphic design | Mahdi Miad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2020
  • Sida shaqada lohela dadka qaarkood waa ku adayg, sidaa darteed ayaan video gan u diyariyay, fikrad ka qado kadibna ku dabaq wax kaste
    Contact me on:
    mahdimiad.com
    Lets be a friend on :
    / mahdimiad
    / mahdimiad
    Previous Videos:
    • Baro design sax ah | B...
    Baro design sax ah | Barashada graphic design
    Designing E-commerce Facebook Post| Barashada graphic design
    • Designing E-commerce F...
    Sida loo design gareyo Facebook header page | Af somali | mahdi miad
    • Sida loo design gareyo...
    Talo iyo waano
    • Talo iyo waano | Af so...
    Macmiil faraxsan | Happy customers |
    • Macmiil faraxsan | Hap...
    Web designer vs web developer af somali | mahdi miad
    • Web designer vs web de...
    Graphic designer af somal | Mahdi miad
    www.youtube.com/watch?v=XOlqZ...
    U fikir sida Ganacsatada | Think like entrepreneur | Mahdi miad
    • U fikir sida Ganacsata...

ความคิดเห็น • 39

  • @abdallashow
    @abdallashow 3 ปีที่แล้ว +12

    Masha allah thanks ustad Mahdi
    From somalia kaso salamaya

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +2

      Adiga ayaa mudan walaal

  • @MohamedAhmed-zu4bb
    @MohamedAhmed-zu4bb 3 ปีที่แล้ว +6

    the one and only .....Entrepreneur.

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Thank you bro

  • @bilanhusein6325
    @bilanhusein6325 3 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsanthy ustad ❤❤

  • @faahin
    @faahin 3 ปีที่แล้ว +1

    Macalimu ❤️🔥

  • @barkhadvlogfilms588
    @barkhadvlogfilms588 3 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad waxaaad naga mudan thy sharaf gulayso labada daroodba incha allah

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Jazakallahu khairan

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA 3 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allaah
    Aad ayaan kuu salaamayaa mudane

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Adiga ayaa mudan

  • @user-nr2pf8kg2k
    @user-nr2pf8kg2k 3 ปีที่แล้ว +2

    Sidee kuwa online ka ah ugu soo bandhigna anago sida indeed oo kale

  • @blackerman5592
    @blackerman5592 3 ปีที่แล้ว

    Ustd thnks arin ayad ka wareysan lahaaa xagee kalasoo xiriiraa? thnks

  • @asisodrapdiraxman9914
    @asisodrapdiraxman9914 2 ปีที่แล้ว

    Walal halkeen kala so xidhiidha

  • @Dalha_Designer
    @Dalha_Designer 2 ปีที่แล้ว

    Qaabkan mobile xataa waa Lago designgariin karaa

  • @Arnayud02
    @Arnayud02 ปีที่แล้ว

    Mahdi waxa isticmaleysa pour faire ça

  • @xanaanahmad4042
    @xanaanahmad4042 2 ปีที่แล้ว

    hh wlhe ani wanhestaa lakin wax kuma qabto laptop keyga 😂😂

  • @khazali9381
    @khazali9381 ปีที่แล้ว +1

    macalin graphic design inaan barto ayaan rabaa labtopka aan haysto shaashadiisuna waa 12.5inch ee caqabad miyey igu noqon kartaa screen sizekaas?

  • @blackerman5592
    @blackerman5592 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustd thnks arin ayan ka wareysan lahaa xagee kala so xiriiraa?

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Facebook.com/mahdimiad
      instagram.com/mahdimiad

  • @mucaashak1
    @mucaashak1 2 ปีที่แล้ว +2

    Mhdsnid mclin

  • @ikramabdullah745
    @ikramabdullah745 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll ma jiran website_yoo ka shaqaya somali sida freelancer iyo firrver ama upwork oo laga shaqayn karo waa mhdsn

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Wali maan arag walaal, ma jiraan ayaan umalaynayaa

    • @ikramabdullah745
      @ikramabdullah745 3 ปีที่แล้ว +1

      Hada tusal ahaan hada rabo inaa tarjuman ka shaqayo website-ka ugu ficn waa ku ma wll

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว

      Luqadaad tarjumaysid wa luqadee ?

    • @ikramabdullah745
      @ikramabdullah745 3 ปีที่แล้ว

      Arabic, English

    • @ikramabdullah745
      @ikramabdullah745 3 ปีที่แล้ว

      Lkn waxa ku sii ficnhy Arabic

  • @barkhadvlogfilms588
    @barkhadvlogfilms588 3 ปีที่แล้ว +1

    Photoshop kaa ad isticmaalayso oo free ah xagee ka helnaa macalin nagu caawi

    • @mahdimiad
      @mahdimiad  3 ปีที่แล้ว +1

      Badana photoshop ku free maha, lakiin internet ka waad ka radin karta