AQBAAR FARXAD AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Nagu soo booqo bogeena Facebook
    / samewadeacademy
    Booqo Groupka cashirada
    t.me/samewade
    Nagala soo xiriir
    samewadeacademy@gmail.com
    t.me/samewadea...

ความคิดเห็น • 29

  • @mo-lyrics6
    @mo-lyrics6 ปีที่แล้ว +2

    Alxm Dhaamn bahda Samawade Accademic wa wax farxad leh
    Ustaad xiliwalbo wa sidan balan kaga qadnay garabkada inan ahaan doono dhamanteen Run ahaanti xiliwalbo ducadenaa garabkada ah.

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilaah ust ilaah ba mahad leh
    Hadiiba nalo dayay channel ka
    Ust ilaah haka abal mariyo waqtiga iyo
    Juhdiga aad ku bixineyso soosarista dhalinyaro tayo leh🥰🔥

    • @mo-lyrics6
      @mo-lyrics6 ปีที่แล้ว +1

      Hadiyadeydi Xafadana majogtay

  • @ahmedabdisalaam1889
    @ahmedabdisalaam1889 ปีที่แล้ว +1

    Muuqalada Qaar Codkoda Aado U Hooseya Mucalim

  • @Suumaalacademy
    @Suumaalacademy ปีที่แล้ว +4

    Mashallah runtii waa arin lagu farxo. Ani ahaa waxay ii tahay farxad khaas ah madama aan aadka u xiisey channel lada dhanka Graphic design yada Somwade academy iyo Somguide, marka labadiinba waxa idin leeyahay keep going. Waxad mudantihiin in la idinku deysado❤❤❤❤

  • @CabdullahiCadde1
    @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว +1

    Alxmadulillah dadaal inshallaah mar walba

  • @deeqjm1640
    @deeqjm1640 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @Abdullahi114
    @Abdullahi114 ปีที่แล้ว +2

    Alx hadii uu alle sw Naga qaaday ciladii naheysatay
    Adna aad Ayaan kaaga mahadcelineynaa waqtigaaga qaaliga ah aad ku bixisay inaad noo soo gudbiso Casharo ay naadir tahay in la helo
    mahadsanid 💯👏

  • @hajji384
    @hajji384 ปีที่แล้ว +1

    m.a allah ku mahadsan inoo badbaabshay channel ka, aad umahadsantahy ustad dadaalkada iyo waqtikaada❤❤💕💕🙌🙌

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf ปีที่แล้ว +3

    Asc first one thanks my teacher

  • @ogoow1
    @ogoow1 ปีที่แล้ว +2

    Sxb waxaaan kaaa cod inaaa ka sooo hada 3d

  • @Shuuke-l5w
    @Shuuke-l5w ปีที่แล้ว +1

    Mashaa llaah masha allaaah ustaad hda wixii oa dambe downlaod ka waa iska dhaafi karnaa mahoo

  • @mohamedsharif5617
    @mohamedsharif5617 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad waxaan Ka mid Ahay Ardayda Ku xiran Channelkaaga Aad iyo Aad Ayaan Kaaga Mahad noqaa Runtii Dadaalka Aad Ku Bixiso Soo Gudbinta Casharo Xiiso Leh Runtii waxan Ku dhihi Lahaa hddii ay jiraan casharo Aad Muhiim u Aragto Lkn laga yabo Channelkaaga in Ay Halis Galiyaan Dhankaa iyo Telegramka Noogy Soo Gudbi Mahadsanid Teacher.

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      wcs wrm wbr Insha Allah Ustad halkasan soo gilin doona haduu ALLE IDIMO

  • @HAMSE-n8v
    @HAMSE-n8v ปีที่แล้ว +2

    wll waxaan u baahanahay typing speed linkigiisa si aan ula soo dago.mhdsanid❤

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว +1

      igala soo xiriir halkasan kugu soo diraa t.me/SamewadeAcademy

    • @HAMSE-n8v
      @HAMSE-n8v ปีที่แล้ว

      aad iyo aad baad u mahadsantahay wll.
      hore u sico

  • @axmedsuuley6036
    @axmedsuuley6036 ปีที่แล้ว +1

    Wll muuqaaladii aad tirtay telegramka noosoo geli

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Hyeh Insha Allah qaar kamida waan haya Qaar kalena toos baan u tiray

  • @abdourahimhassanabsieh8007
    @abdourahimhassanabsieh8007 ปีที่แล้ว +3

    Asalama caleycoum.
    Please how can i contact u Please ?

    • @SAMEWADEACADEMY
      @SAMEWADEACADEMY  ปีที่แล้ว

      Halkan igala soo xiriir t.me/SamewadeAcademy

  • @axzabchannel6929
    @axzabchannel6929 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah