Application Kaa Caawinaya Barashada Graphic Design || 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Halkan waxa aad ka helaysaa muuqaallo ku xiiso galiya isla markaana kaa caawinaya cillado kaa haysta dhinaca mobile kaaga, muuqaallada aan halkan kusoo gudbiyo haddii aad daawatay isla markaana aad ka faa'iiday lawadaag asxaabtaada iyo cidda aad isleedahay way caawin karaan sidoo kalena igu dhiirri gali in aan sii wado dadaalka Mahadsanid.
    📅 Muuqaalladii Ku Dhaafay Halkan Ka Daawo
    📁 TAXANAHA GMAIL • 𝐓𝐚𝐱𝐚𝐧𝐚𝐡𝐚 𝗚𝗺𝗮𝗶𝗹
    📁 TAXANAHA BARO MOOBILKAAGA • Taxanaha BARO mobile k...
    📁 10 SIROOD OO MOBILE KAAGA KU JIRA
    • 10 SIROOD OO KAAGA QAR...
    📁 KU SHUBO MOBILE KAAGA FAR QURUXBADAN
    • SIDA LOOGU SHUBTO MOBI...
    _____________________________________________________
    ✅ KAMID NOQO WALAALAHA AAN KU LEEYAHAY BARAHA BULSHADA
    🔗 THIS IS MY SOCIAL MEDIA ACCOUNTS:
    Portfolio: www.behance.ne...
    Facebook: / barkhadhassann
    Facebook Page: / barkhadtech
    Instagram: / barkhad_hassan
    WhatsApp: wa.me/25263421...
    Website: barkhadhassan....
    📢 M A H A D S A N I D
    ♻️ Share Your Friends ♻️
    LA WADAAG ASXAABTAADA

ความคิดเห็น • 14

  • @cabdalehassan788
    @cabdalehassan788 3 ปีที่แล้ว +5

    M.a aad iyo aad ayaad umahadsantahay wll ana waan ka faa'idaysanayaa

  • @zakimohamad92
    @zakimohamad92 2 ปีที่แล้ว

    Good wa application ad iyo ad I an facaya bro ilahay haku barakeyo xirafadad

  • @SurprisedArcticWolf-ec1tx
    @SurprisedArcticWolf-ec1tx 9 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan u baahanhy mobile grphic design

  • @mousealiabdi291
    @mousealiabdi291 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid wll

  • @issackberdaale266
    @issackberdaale266 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a wll wad mahadsantahay noosobadi sxb

  • @cabdalehassan788
    @cabdalehassan788 3 ปีที่แล้ว +2

    Wll wxaad ishegta marka aad sawirka edit garayso sideen u save garaystaa fadlan ii sheeg

    • @Barkhadtech1
      @Barkhadtech1  3 ปีที่แล้ว

      Barnaamijka aad ku edit garaynaysa waa noocma walal

    • @Barkhadtech1
      @Barkhadtech1  3 ปีที่แล้ว

      Hadduu kan aan muuqaalka kaga hadlay yahay xaga sare ee falaadha ku taalo waniga taabtay ee u fiirso sidaas ayuu save kugu noqonayaa walal

  • @abdisamadosman8163
    @abdisamadosman8163 ปีที่แล้ว

    Zxb dee marka la save garaynayo wuu diiday lacag buu nawaydiinayaa free maahee

  • @zaki8899
    @zaki8899 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank yau

  • @KINGSMIR
    @KINGSMIR 2 ปีที่แล้ว +1

    Wall linkiga app xage ka hela playstrode wan ka waayey kuwa kle so sarayaa

    • @KINGSMIR
      @KINGSMIR 2 ปีที่แล้ว

      Iso jwab wallo plz

    • @Barkhadtech1
      @Barkhadtech1  2 ปีที่แล้ว +1

      Play store waad ka helaysaa wll magaciisa ku baadh

  • @qalbitaajiracadmy3576
    @qalbitaajiracadmy3576 2 ปีที่แล้ว +1

    Sxb numbrtkaaga soo qor