Wax ka Baro Xirfadda Graphic Design!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2023
  • Muuqaalkan waxaan idiin ku sharrixi doonaa xirfad ka mid ah xirfadaha ugu muhiimsan waqtigan casriga ah ee tignoolajiyadda oo loo yaqaanno Graphic Design. Waxaynu ka hadlaynaa xirfaddani waxa ay tahay noocyadeeda iyo sida loo baran karo. Fadlan la wadaag asaxaabtaada.
    #digitalskills #graphicdesign #hardskills

ความคิดเห็น • 13

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 6 หลายเดือนก่อน +1

    Salaam Alaykuma first one person to view thanks my teacher 🎉🎉🎉🎉

    • @fuaadbooska
      @fuaadbooska  6 หลายเดือนก่อน

      Glad to hear that

  • @umalkhayrclwaliumalkhayrcl8054
    @umalkhayrclwaliumalkhayrcl8054 6 หลายเดือนก่อน

    Manshaa all sir aad uu mahdsantahay 1m uu qalntaaa

    • @fuaadbooska
      @fuaadbooska  6 หลายเดือนก่อน

      Ku mahadsanid dhiirri-gelintaada

  • @user-wy5sx7zv7i
    @user-wy5sx7zv7i 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @Mohaa930
    @Mohaa930 6 หลายเดือนก่อน

    2024 sanadka aan nolasha wax badan ka badali dooni inshallh xirfado badana baran doonto

    • @fuaadbooska
      @fuaadbooska  6 หลายเดือนก่อน

      Alle ha kuu fududeeyo

  • @user-og8th3dc7y
    @user-og8th3dc7y 6 หลายเดือนก่อน

    Hargeisa Ayan jooga intee Ka. Baran karaa

    • @fuaadbooska
      @fuaadbooska  5 หลายเดือนก่อน

      Online ayaad ku baran kartaa ama schoolada bixiya ee magaalada ku yaalla.

  • @noelcannon6319
    @noelcannon6319 6 หลายเดือนก่อน

    Promo SM 😱

  • @MohamettAbdiNur
    @MohamettAbdiNur 6 หลายเดือนก่อน

    zhp Yuotube baa samystay waxaan rabaa inaa technoligadda uga haddlo marka sidee ku hormariyaa caan uga dhigaa

    • @fuaadbooska
      @fuaadbooska  6 หลายเดือนก่อน +1

      Contentka wanaaji, ciwaanno wanaagsan u samee, baraha bulshada iyo groupska ku sharegaree