Siyaad Barre iyo Xasuuqii USC ee Shacabka Muqdisho ! KHUDBADII UDAMBEYSAY EE JAALE SIYAAD !

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • Siyaad Barre oo ka hadlaayo dhac, boob iyo xasuuq loo geystay shacabka magalada muqdisho kadib markii ayso gashay jabhadii USC...

ความคิดเห็น • 409

  • @maxamedjigjiga4278
    @maxamedjigjiga4278 5 ปีที่แล้ว +12

    JaaLe Siyaad Alleh hakuu naxariisto 😘

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 6 ปีที่แล้ว +10

    Alle ha u naxariisto maxamed siyaad barre

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว +6

    SAADAAM, IYO, SIYAAD , TALADII LAGU RIDAY WAXAY NOQOTAY, TIMIR SIIB, TII TIIN ABUUR!

  • @liibaanali6645
    @liibaanali6645 6 ปีที่แล้ว +7

    wlhi aabe siyaad inu saxsana waxa cadeeyn u ah nolasha fosha xun an hada ku jirno bahdil noma dhino dadki qabilka shacabka ku beer jilecsaday maxey qabteyn marku wadanka ka baxay allow u naxriiso aabe siyaad waa bil ramadaan

  • @jamassss4607
    @jamassss4607 7 ปีที่แล้ว +7

    Hero. Is. Hero. Jaale. Is. Jaale.
    Siyaad bare. Is. Sayid maxamed cabdule xasan. Geesi. Geesi. Dhalay. Janatul furdowsa. Ku waaar.

    • @namiin3034
      @namiin3034 7 ปีที่แล้ว +1

      Jama Seed your hero died in a Nigerian toilet how sad 😂😂😂😂

  • @shacnisheel2257
    @shacnisheel2257 7 ปีที่แล้ว +4

    Jabhadi SNM baka ficned tan USC sababto ah SNM dhulbe xodheysay lakn USC dhulbay budhbudhisay

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +6

    Ilaaahay ha u dambi dhaafo baa la yiraa ninka rahi kol haduu aakhiro u hoydo waxaad isku hayseena wa loo cafiyaa.
    Allow kuu dambi dhaaf.
    Dalbuu ka tagay ee dad kama tagin.

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว +4

    ILAAHY, JANADII HA, KU GEEYO, DAMBIGAAGANA, ALLHA DHAAFO, AMIIN

  • @ilhanali878
    @ilhanali878 7 ปีที่แล้ว +3

    Masha alaah ninkan maxaa laga rabaa waa nin fican bee

    • @abdirahmanali9649
      @abdirahmanali9649 7 ปีที่แล้ว

      SomaliFanTv Maxamed siyaadbare allaha unaxariistee, maxasuuqin hawiye, hawiye asagaa hogaamineyey dowladii , madaxwryne kuxigeenka yuu ahaa, dhaqaalahoo dhan hawiyaa heystey, mayee nin raba madax ayaa dadka Brain wash kusuubiya, kiciya dadkuna qabiil key ka jecelyihiin waxkasta, okay dowladii haridaan,, maxay dowlad usuubin waayeen, reer waqooyi maxey ugoosteen, ilaahey halaga baqo, aabe Maxamed siyaadbare allaha unaxariistee,,, dadcunkaas , dadqalatada ah ayuu isku hayey, qabiil kasta calan buu taaagey, 27 sano waxey dhisaan dhaafe, wuxuu udhisay ayey kunoolaayeen, fiiro gaar ah sii, baldadka, jidadkii buushashka kadhistey, goormey horumar kufakarayaan, ?????runta lama jecla , maxaa kadanbeeyey

  • @cabdijibaarahmed5628
    @cabdijibaarahmed5628 7 ปีที่แล้ว +4

    Waa libaax aan iloobi doonin waligeey ala hu naxriisto aabo siyaad bare

  • @nimcoh1532
    @nimcoh1532 6 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahoow unaxariiso sharaftii soomaali waa raacday

  • @fatumamohamud7798
    @fatumamohamud7798 2 ปีที่แล้ว +4

    Durwaayada xamar jooga dowladnimo waxba Kama yaqaanaan Allah yarhama Mahamed siyaad 30 sanno baad iscunaysiin

    • @xasancali1298
      @xasancali1298 11 หลายเดือนก่อน

      Ma gaalkaas afka weynaa miyaa dowlad waxkabyaqaaney

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@xasancali1298
      Adiga markaat xamar ka saartay maxaad samaysay 😂
      Kufsi dil dhac xataa daaqadaha guryaha waad la baxdeen 😂

  • @SNUFFED2ROLLs
    @SNUFFED2ROLLs 2 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali ineey xasuuqo beey kuu ficaan yihin

  • @jibojibo7499
    @jibojibo7499 6 ปีที่แล้ว +5

    Allow u naxariso amiin manta wuu inaga hoseya inaga daya

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 ปีที่แล้ว +3

    Farmaajo faqash ilaa ina siyaad bare aar gooso

  • @jamacmaxamedcabdi6914
    @jamacmaxamedcabdi6914 6 ปีที่แล้ว +6

    geesi allaah ha unaxariisto

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 7 ปีที่แล้ว +3

    Aabo siyaad aloow kuunaxariiso dal iyo dadba kaama danbeen itoobiyaan baana nootaliyo

  • @iwarsame946
    @iwarsame946 7 ปีที่แล้ว +5

    I love him like my own father. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎆🎇🎆❤❤❤❤❤❤

    • @cherdoon5007
      @cherdoon5007 7 ปีที่แล้ว

      ifrah Warsame maxaad ku jeclaatay afweeyne ma xaaraantiii umada ee aad xaqdarada ku cuneeysay baad ku jeclaatey afweeyne???

    • @abdulzen5593
      @abdulzen5593 6 ปีที่แล้ว

      He was the best great man in somalia

  • @adamare4866
    @adamare4866 5 ปีที่แล้ว +5

    Siyaad xukun u xooga ayuu doonayay lkn Kuwan moryanta snm usc yaka Darna bila dawlad moryanimo usocday

  • @mohamedarale2754
    @mohamedarale2754 5 ปีที่แล้ว +8

    Waad Ogatay inaan Hawiye Qori Lagu Maamuli karin

    • @Commentkudhigle-s1g
      @Commentkudhigle-s1g 5 ปีที่แล้ว +1

      Meeqasano madaxwayne ahaay

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +2

      Haday idinku maamulaan wiilal yaryaroo afka duubtay oo siday rabaan idiinku gumeeyaan dhulkiina iskamana dulqaadi kartaan heeryada.
      Ma dagaal baa taqaanaan yatiin yahay dhiig iyo qadiyad toona ma lihidine.
      Awalba isaaqbaa idinkoo xaarka cuna jabhad idiin aasaasay oo idin yiri siyaad barre dumiya niyad iyo caqli iyo mabda'a ba kuma dagaalantaan.

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 5 ปีที่แล้ว +3

      MAXAMED SHAKAAL hhh hawiye waa rag rag dhalay maad wax u tartaan waa idinkii daaroodow hoos yaacaayay siyaad markuu kibraayee ma markay qaraar noqotay baad ka yaacdeen hhhh guuul hawiye iyo Isaaq eryada wuxuushta

    • @diiriyeahmed6699
      @diiriyeahmed6699 5 ปีที่แล้ว +1

      @@sadamyusuf8676
      Siyaad Barre marki ka tagay (maxaa la helay)
      Hawiye iyo Isaaq maxay heleen
      Isaaq no Citaraaf
      shaqo la'aan
      tahriib
      sicir barar.
      Hawiye Burburin xamar
      Bililiqo
      Isbaaro
      Hagaamiye kooxeed
      Alshayadiin

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 5 ปีที่แล้ว

      @@mohamedshakaal1545 hanti mee kaa dhaceen hawiye yaase ku siiyay hantidee ka dhaceen nacala umak

  • @daldhisgroup5757
    @daldhisgroup5757 6 ปีที่แล้ว +5

    wlee halyey buu ahaa siyaad ilahy ha unaxariisto
    balse gunbuu kadhashay

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 7 ปีที่แล้ว +3

    Siyaad barre alaah yaalahaa wana qaatay buugiisina waa lalaabay cidna wax ogama baahno waana adoonki ale asagaana saamixi ee adinku cadaabka ale kabadbaada jenada hadaad gacanta ku haysaan. Adinkaaba Qatar kusugan marxuun dhintay intaad qabiil Ku caayaysaan maxuu kuyeela hadii lugu waydiiyo maranaysid waxaad sheekto qabiil kayga yaa necib mooyaane

  • @somalimovies5555
    @somalimovies5555 3 ปีที่แล้ว +2

    Somalia waa meesha kaliya ee 2 qof inta isdisho hadana dhahaayo allahaa unaxariiso labadaba

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc waxaa ilaahey ugu naxariisan doonaa intii horumar iyo wax qabad uu uqabtay dad iyo dal dhibka uu ugaystay umada soomaaliyeedna waxaa ka weyn wax qabadka iyo cadaaladii uu sameeyay wuxuu ahaa halyay ilaahey haunaxariisto wixii uu qaladay ilaahey haka cafiyo wixii uu dhibgeystay wixii wanaagsan ee uqabtauna Alle haka abaal mariyo maqaldame waa Allah ookaliya walee wax dhaama wali maanan helin Jaale Siyaad 🇸🇴👍🇸🇴🇸🇴👍

  • @djprince1164
    @djprince1164 7 ปีที่แล้ว +5

    Geesi Geesi dhalay idoor iyo habar isaaq marke magaciisa maqlan way kasasaan asigo aqiiro jiro xita odayashoda habeenki aya lagu sexiya magaciisa.

    • @abwanhikmo7183
      @abwanhikmo7183 6 ปีที่แล้ว

      Ďj Prìñçë wa kuwi somaliyaba ka saaray doqonyahow

    • @josh4424
      @josh4424 6 ปีที่แล้ว

      Ďj Prìñçë markuu dhintay caayaan fulaynimadooda carab baa dhaanta habar isaaq

  • @ladaler2829
    @ladaler2829 7 ปีที่แล้ว +3

    Aabow Siyaadow Dulmigaan Kaa Galnay Ayaa Maanta Dafaha Naheeysata Allaha Kuu Naxariisto

    • @GOON_BOI-_-
      @GOON_BOI-_- 7 ปีที่แล้ว +2

      asaga ayaa billabay kuli waxaan, qabyaalad ow asagu bilabay ayaa futada ka gashay.

  • @jannah6711
    @jannah6711 6 ปีที่แล้ว +3

    Wuxuu jeediyay qudbad qiimo badan illaahay ha u naxariisto

  • @gebro7613
    @gebro7613 2 ปีที่แล้ว +2

    Alaa.. wa doqonkii Afweeyne, Afweeynoow Somali oo caafimad qaba adiga ayaa xabada ubilabay.KKKK

  • @aishaabdullahsheikhishaabd9339
    @aishaabdullahsheikhishaabd9339 7 ปีที่แล้ว +3

    I love you so much abee siyaad alow ku naxaristo yaarabi amiiin

    • @GOON_BOI-_-
      @GOON_BOI-_- 7 ปีที่แล้ว

      afweyne fulay siad kkkk

    • @cherdoon5007
      @cherdoon5007 7 ปีที่แล้ว

      Aisha Abdullah Sheikh isha Abdullah Sheikh kkk ma garacdiii uu oodhfanada ku jiryay baad aheed waa digan leh aabo siyaadeee

  • @kamilabdi9353
    @kamilabdi9353 3 ปีที่แล้ว +2

    waar dadkan comentiga bixinayaa ee wax aan qof caqli.iyo wadaniyad in uun ay kujirto ilaahay hawnaxariisto wax dhaama malahayaa isagaaba wadani ahaa waxna qabtay aduunkoo dhan.wuu dagaalamaa lkn wuu heshiiyaa car koon furtu inta caqligu shaqeeyo ha heshiiso

    • @abuucali5963
      @abuucali5963 3 ปีที่แล้ว

      Wll waa dad luuqada iska bartay oon soogaariin dawladii waa dad kuleh wuxuu ku dambaawi xaga dhaxalka laakiin arinkaa markii loo kuur galo waxa uu ka hadlay madaxwayna wuxuu ahaa xaga waxbarashada oo waqtigaa gabdhaha waxbarashada ay ku yaraayeen sababtuna tahay bari kamaalin in ay noqonayso guri joogto taasina waxay dhalinaysaa guri jahli inuu bato waayo guriga aas-aaskiisa waa hooyada

  • @jemalahmed9357
    @jemalahmed9357 6 ปีที่แล้ว +4

    Allah ku naxariiSTO

  • @yuusuffarah7609
    @yuusuffarah7609 5 ปีที่แล้ว +3

    Malintaa watagnaa hoosta ka farax sanaa waxan rabay dagaalku inuu socodo lakiin waxan moodayey siyaad bare haduu kadego maxawayne kale ayaa imanay wadanku sidiisu ahanayaa ismalahay sidanay isu bedelaysaa

  • @Heliimomohamed
    @Heliimomohamed 6 ปีที่แล้ว +2

    Soomaaliyey wax dhaama siyaaf bare ma heyno amisom reerkoonfuroow idiinmatsliseen alle ha unsxariisto waad ka abaal dhacdeen waxaad ku bedeleteen mooryaana cumar shukuur fiqi iwm

  • @ayaanleabdullahi6308
    @ayaanleabdullahi6308 6 ปีที่แล้ว +3

    ilaahayoow u naxariisa siyaad bare waaninka soomaali heer sareeya gaarsiiyey wixi kadhacey oo khaladaadka ahaana u dhaaf amiiiiiiin

    • @mars1482
      @mars1482 6 ปีที่แล้ว

      Ayaanle Abdullahi ilaahay mujrimkaa gaalka ah kulasoo saar aakhiro

  • @libanabdalla9310
    @libanabdalla9310 6 ปีที่แล้ว +3

    dadkoo sheegayo waa. ilma adeeradiisa

  • @carabcadow2517
    @carabcadow2517 6 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahow u naxariiso2

  • @nadiirchannel1586
    @nadiirchannel1586 6 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa caytamaa ama habaartamaa waa kuwa bililiqadii siyad barre kahadlaaye lagu so koriyey #rest in peace 😰

  • @usmanumer7855
    @usmanumer7855 7 ปีที่แล้ว +1

    Walee wati baraka beeshay e shacab keedi laysay.

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 6 ปีที่แล้ว +4

    Qudhmiska waxa igaga filan codka suldaan siyaad bare 👑 ilahay naxariistii eebe haka warabiyo . Hadii uu qabyaladiiste ahaan lahaa , xamar buu diyarado KU rushayn lahaa sida , bashar al asad oo wali xukunka KU fadhiya syria se , siyaad wuxuu cadeyey inuu libaax ahaa libaaxuna uusan dhashiisa cunin

    • @ahmedmahad6787
      @ahmedmahad6787 6 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhh markaa isaaq muxuu noqonayaah

    • @daldeeqducaysan882
      @daldeeqducaysan882 6 ปีที่แล้ว

      Cuqubaddi uu galay wataa ila maanta idin haysata. Isguna bila kabo ayuu ku cararay. Jumhuuriyada barakaysan ee Somaliland ayada maanta Nabad iyo Nolol haysata Axlamdulilaah

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 6 ปีที่แล้ว

      Oo hargaysa iyo burco markuu diyaaradaha LA dhacaayay dhasshiisa koriye miyuu ahaa.....qabyaaladu waa tan uu difac is leeyahay hadana uu iska hor imanaayo hadalkiisu

  • @craxmancalixuseenbalwakaja275
    @craxmancalixuseenbalwakaja275 4 ปีที่แล้ว +2

    Sawiradaan abkoowgey ayaa iiga muuqda masha Allah guul

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +3

    Ha iska habaartamaan inta cuqdadu caloosha u dhaaftay gunta guntu dhashay nin dhintay bay wax ka sheegayaan markuunoolaana bisad bay ahaayeen.

    • @mustafeshalle5732
      @mustafeshalle5732 4 ปีที่แล้ว

      Maxaa xamar ka eryaday haduu liibaax ahaa afweyne

    • @yaxyeabdullahi7804
      @yaxyeabdullahi7804 4 ปีที่แล้ว

      Wax ka shegayan wa maxay dhiigyacab alle iyo rasuul beniyay buu aha ilahay ba caydiid uso diray oo ka qabtay dalka afweyne kaligi talis dalka burburshay

    • @shadiashadia9867
      @shadiashadia9867 3 ปีที่แล้ว

      Mj wx ka fulaysan wlhi inany jirin sida haday yaacan alhirkina afwayne sulibu ku dhintay gaalka

  • @osmanabdullhiabdulle6280
    @osmanabdullhiabdulle6280 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan nin aqliban ayu aha runti

  • @Ana-xh9kg
    @Ana-xh9kg 6 ปีที่แล้ว +2

    Siyaad bare gadashii dhigii ugu badnaa ayaa la dadshay kee dhamay ma siyaad bare mise madaxweyna yashii ka dambeyay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin abeeso koriyoow adigaa kashalaayi. Inay jamaykaan laxididaan bay jabhada uhubaynayeen. Iskaddayn lahaayaa, ha unoqon lahaayaa

  • @dulmadoobedulmidiid4655
    @dulmadoobedulmidiid4655 5 ปีที่แล้ว +2

    Inkastoo uu dhintay allaha unaxariisto lkn lakala gobsan adan cade isagoo joog waan kurabnaa la leeyahay ayuu yiri macasalaamo kursi laysku dhajiyo carab ayaa tusaale ahaan noogu filan

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 11 หลายเดือนก่อน +1

    In lamaq laah wanagaasaneed cuku jamadiih soomaalia bur buriyay ilahay nimacafiyo

  • @mohamedyuusuf7289
    @mohamedyuusuf7289 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninki hore nolol uheystay wu udarsayay lkn duli ki kujiray mexey unaxayan gumeysiga inay kabaxan unba udarneyd

  • @sucaadmoh627
    @sucaadmoh627 5 ปีที่แล้ว +2

    Daarooku iyagaaba u badnaa itaacadii ogaadenkii haystaa has bililqaystay

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 5 ปีที่แล้ว +3

    Maad ka daysid xabada adigu xabada adaa bilaabaye hhhhh calaacal aad u liita weeyaan..... Xataa qaar baa gaaloobay buu ku leeyahay hhhh isagu markuu quraanka ku ciyaaraayay si badheedh ah sow Muu gaaloobin..... hhhhh... amba dhamay qadhaadhkee waa inaad dhadhamisaa

    • @waxbarashada537
      @waxbarashada537 5 ปีที่แล้ว

      cadeen ma haaysaa inuu quraanka ku ciyaaray

    • @umaalabuuni2672
      @umaalabuuni2672 5 ปีที่แล้ว

      @@waxbarashada537 jawaab yaro aad ku qancaysid ayan ku shegaya waa hadaad caqli ledahay
      Marka uu dumarka uu xijaabka iyo asturnaanta uu udiidayay muuna ku ciyaarin quraanka ileen xijaabku waa ayad quraan ah oo ilaahay ina faray. Talabaad waxkasta o diinta ah wuu kaso horjedsan jiray.markaasad iska hadlaysa wll hayska hadlinuun ee taarikhda dib usoo raac

    • @waxbarashada537
      @waxbarashada537 5 ปีที่แล้ว

      @@umaalabuuni2672 gabdhaha jalbaabka uu u diiday intee ka keentay waa tii umada midkii rabaa uu asturnaan jiray teeda kale caqliga aa sheegeysid aniga wax igalama maqna ilaahey intoo iigu talagay waa i siiyay asagaana mahada leh

    • @umaalabuuni2672
      @umaalabuuni2672 5 ปีที่แล้ว

      @@waxbarashada537 ok anigu dadkinan reer xamarka ah waxad ugu xil qarisaan odayga maangaran.waxan soomarnay waxan ilaabi karno maaha.talabaad anigu iskama hadlayo wll famliy gayga iyo dadkayagaba taarikh badan ayay odaygan kahayaa oy soomareen.dumarka wu udiidi jiray xijaabka taa cidwalba way ogtahay hayska indho tirin waaloo so joogay tariikhdisana waala haya soomad garan culimada diinta ushegaysana wu dili jiray waayo wuxu ahaa nin aan jeclaynba in la amro oo diinta laguxukumo dalka necba magaratay.anigu cagligaaga gugu ma caayeyn ee waxan kulaha si wanagsan u fikir o waxad hubtid moyaane waxkale haku doodin ilaahayna caqliga haku siyaadiyo

    • @achmedlander3123
      @achmedlander3123 3 ปีที่แล้ว

      @@umaalabuuni2672 runta wuu ogyeey ee qabiil unbu ku difaacaya

  • @mohamedshakaal1545
    @mohamedshakaal1545 5 ปีที่แล้ว +2

    Cissi baad ku noolayd mudane siyaad barre soomaaliyana heer baad gaarsiisay

  • @abassmohaa1333
    @abassmohaa1333 6 ปีที่แล้ว +3

    Ebow ku naxariso nolow

  • @abdiabdi9781
    @abdiabdi9781 6 ปีที่แล้ว +3

    Hadii odagu ogaa in dadka la dilaa waxa ugu xun oo la sameeyo eey tahay dadkii maslax buula xuubeeey kala baxay guryohooda ee ku laayay xeebta jazeera muxuu ka qabtay mase tan qaraabadu kuma jirto

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 6 ปีที่แล้ว

      Waa sheeko SNM samaysay .
      Fadlaan Wax cadayn ah ma haysaa ???
      ( Prove it right now )

  • @ilhanali878
    @ilhanali878 7 ปีที่แล้ว +1

    Hada farmajo qabiil ma yaqano waa nin fican wadani ah maa la tagero dadkan sidii adunyadu ay ayaga leyihiin oo aywaligood kuwarayan adunka bey u dhaqmayan nabigena maxamed scw baab ka tagayee adunkan mey aqiradoda shaqeystan

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 6 ปีที่แล้ว +2

    Walaa geesi geesi dhalay

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 7 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk wa habeenkii guusha ee AGWEYNE ILAAHAY UMADA IS QABTAY WAA HABEEN ILAAHAY SOOMALI GUUL UGU DEEQAY ĢUÙUUUUUUUL IYO GOBONIMO

  • @GOON_BOI-_-
    @GOON_BOI-_- 7 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkk fulay baq baq leh, hadow soomaali rabay iyo wadan dhisan qabiilka mooysa bilabeen. daawadisa ayaa la dhan dhansiiye

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 3 ปีที่แล้ว +1

    Afweyne beenaale tuuga
    Markuu waqooyiga qixinayay muu ka daayo, qudhun

    • @ilhaanaadan4526
      @ilhaanaadan4526 ปีที่แล้ว

      Madaa afweyne kadhigtay dadka reer waqooyi jabhad ayaa dulmisay oo dawlad ku dirtay ilaahay ha unaxriisto intuu dad wax u qabatay ayaa badan

  • @ahmedeeqnur4047
    @ahmedeeqnur4047 6 ปีที่แล้ว +1

    Madaafiicda aad ku garacaysay Mogadishu maxay aheed Hargaysa waxa aad aheed kii burburiyay,

  • @axmedmaxamed351
    @axmedmaxamed351 6 ปีที่แล้ว +1

    Asaga ma islaam iyo naxriis ka hadlaayo wlhi addun ay eheed

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 6 ปีที่แล้ว +2

    We lost a great president may God rest you in peace

    • @ahmedmahad6787
      @ahmedmahad6787 6 ปีที่แล้ว

      hhhhhhhhhhhhhhh nacs waa kan oo kaleh dhibaatadii uu kuuu galay ayaad ilaa maanta kasoo kaban laadahay xad ka sheekaynih

  • @maxamedcabdilaahimaxamedca3568
    @maxamedcabdilaahimaxamedca3568 6 ปีที่แล้ว +2

    Tuug ayuu ahaa qaladi ku dhacday

  • @alihussien2578
    @alihussien2578 6 ปีที่แล้ว +2

    Wixii jiray wax ka xun baa looga gudbay

  • @mahmoudshiikh336
    @mahmoudshiikh336 5 ปีที่แล้ว +1

    Dhiigyacab siyaad bare dalka asaga meshan dhigay ilaa madaxtooyada logu sogalo ayuu xalada garsiyey aayada qur,anka kariimka ahna wuu beniyey culamadii markas ka Hadleyna wuu laayey intu naxariista Alle ku arkayaa maya maya maya cadaab aya usugnatay

  • @sahancyber648
    @sahancyber648 7 ปีที่แล้ว +1

    somali meesha ay taalo ninkaa ma dhigine iyadaa caanihii iska daadiyey ninkaana ilaah ha u naxariisto oo wlaiba janatul fardowso ilaha ha ugu naxariisto sida uu asba sheegey maxamed siyad bare kursiga fadhin maayee wuu ka tagaayaa wuiuna ka tagay ee waa inagaa qaxooti is abdney oo ay gaalo iyo carab iyoa frikanaba nagu bah dilaan aduunkoo dhan kuwa somalilander ku haya amxaaro ayaa hargeysa idinku bahdisho idinka iyo sa-iyaasiyiintiinaba walbiba Oromo ayaa dhulkina la wareegi doonta hadeydaan aqliga ka shaqeyn

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 ปีที่แล้ว +2

    nin cararaya aya oranaya dad ban wax u shegaya maxa ku geyay raga ahaba eryan jidhay ader qaxoti aya lagu baday nigeria isma lahey afweyne aya qaxoti ku noqonaya wadan kina dar'od socod ku xar xuni afweyne iyo abdullahi yusuf maxa lo eryaday??? dar'od carar iyo cay moye waxba kale ma yaqan shalay bad aheyd wardiyahi adan cadde gurma ayad fogatay lugti jeni dhafta wey jabta afweyne jogi mayo xamar ayow oranaya

    • @MoBile-iq9gf
      @MoBile-iq9gf 6 ปีที่แล้ว

      mussa shire daroood isaga wadankan leh shalayna xukamayey maantana xukamaya idoor wagash

    • @abdifatahosmanmahamed899
      @abdifatahosmanmahamed899 6 ปีที่แล้ว

      mussa shire salankadib.muusow''waxadkulajirtid.soshiyalmidiyaha.wankulasoconaa.malahaimleesbaakuduufsaday.eesoonoqo istaqfuruleso.Mantawaa aduun bariwaa aakhiro gokiiyaraa.eelabamitirahaa.ayaanawadasugay.kuligeen"Siba adiga qabyaaladxunbaakaabuuxda.malaha garashadaakuguyar.Axiiqin eedandaadaoorunagaro qabyaalad hadii ayfaaidoleedahay.soomaliarag.oohawiyearag.qabyaaladwaxayburburisomoyee faiidomalehbaalayiri"

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 6 ปีที่แล้ว +1

    waxan fa'iday ianan ku gumaday guna ka dhigay lugti jeni dhaftana an jebiyo qaxbad yahay qaxbada dhashay waxad aheyd carurti afweyne oran jirtay abe siyad nucada weynu naqana waxad aheyd carurti faqashtu hoyoyin koda fuli jidhay

  • @siciidaxmed2963
    @siciidaxmed2963 6 ปีที่แล้ว +1

    Waar siyaad oo garnaqsanaya oo dardaarmaya waa i kow

  • @mohamedmohamed-ft1cl
    @mohamedmohamed-ft1cl 5 ปีที่แล้ว +5

    We miss you Aabe ❤

  • @xaashirismaciil9820
    @xaashirismaciil9820 6 ปีที่แล้ว +6

    anigu waxaan ah isaaq habarjelo ah waxaan leeyahay siyaad bare illaah unaxariiso wllhy qabiilkaga isaaq inay sabir samayaan bay ahad wayo maanta waxaan noqolahey dowlada afrika ugu awooda weyn oo maanta sharaf baynu lahaan lahay

    • @hibobilejama7782
      @hibobilejama7782 6 ปีที่แล้ว

      xaashir ismaciil waar iska aamu waxba kuma hdli maysi dee kula yaapi maayo oo waayo wxnd uso joogin mrkaa dadka uu laynayey cidna umay samreyn qof qofkiisa ladilayo oo laxasuuqayo mrkaa inbt adiga aamusnanta ku roon waxba ku hdlimayside😏😏😏😏

    • @Bskvka
      @Bskvka 6 ปีที่แล้ว

      xaashir ismaciil habar jeclo ayad tahy marka iska aus cidna kumey dilinedadkii lala dagaalamey waa sacad yonis oo kaliya ee iska amus sxb

    • @hibobilejama7782
      @hibobilejama7782 6 ปีที่แล้ว

      black bloody sacadyoonis noocma de isaaqbaa loleynayey cidna loma eegeyn sacad yonis hbrjclo toona😏😏

    • @1saamax
      @1saamax 6 ปีที่แล้ว

      @@Bskvka
      8da boqol oo kun ma hal cid oo isaaqa hoose baa laga laayay waaba tira badantihiine maxaad la calaacashaan. Maxamad Siyaad Barre Runta ayuu kahadlay ama halanaco mise yaan lanicin war wax reebta ceeb ma ahan waxaa ceeb ah in aanan wax la reeban waayo waa tan maanta eeynu kunoolnahay isagana qabri ayuu kagalay ilaahay ha unaxariisto, nacayb indho la dhagana la dantaada ayuu ku seejiyaa. Maanta ninkastoo somali ah jabuuti laga reebo tuugsi iyo qaxooti ayuu kujiraa dhibka eeynu doqonimadeena ka qaadnay waataas waxaana kaa filanayaa inaad riyo jawaab iiga dhigto cirkaan mareeynaa iyo cantarabaqash markaad u roontahay.

    • @Bskvka
      @Bskvka 6 ปีที่แล้ว

      Hibo Bile jama oo haddaa lagula dagaalamey mad iska celisaan sowkii siiraanyo baxsadey xasuuq aan jirin ayaad ku marmarsootaan

  • @ahmednurali4156
    @ahmednurali4156 6 ปีที่แล้ว +1

    Bililiqo hanti kama qeyb qaadan mid dadna kama qeyb qaadan ma doonayo dulmi

  • @nuur3272
    @nuur3272 5 ปีที่แล้ว +1

    Laba sanadood ayuu waqooyi siduu u dhan yahay laga maqnaa oo dadkoodu qaxooti ahaa ma markii vila Somalia laguugu soo galay ayay kula xumaatay. Dhiiga dadka islaamkaa la xalaashanaya ayuu ku leeyahay. Adiga dadkii aad ka masuulka ahayd dhiigooda xalaashaday. CADAABKA LAGUGU FOGEE.

  • @cabdirashiidmarchisio7002
    @cabdirashiidmarchisio7002 5 ปีที่แล้ว +5

    Alle Hakuu Naxriisto Aabe siyaad barre 💕

  • @aminsahid5636
    @aminsahid5636 7 ปีที่แล้ว +1

    furcoonkii soomaalida;

  • @khalidismail6424
    @khalidismail6424 7 ปีที่แล้ว +1

    Godka lagugu cadaab aabahaa iyo kii ku dhalayba was Culamaddi xaqdara aad ku laysay yahuudi Afweyne

    • @abdulzen5593
      @abdulzen5593 6 ปีที่แล้ว

      استغفر الله الله غفور رحيم وارحم الراحمين

  • @mawahibali4074
    @mawahibali4074 6 ปีที่แล้ว +2

    Markay nolshiiysii quus gashay buu diinta ku merysty yaap

  • @faarhass9967
    @faarhass9967 5 ปีที่แล้ว +5

    Somalaay garaadlay kawarama gadaashiis maxaad dhaxasheen
    Qaxooti burburka hantidii lawada lahaa(SCHOOLS & HOSPITALS) iyo tii gaarka lolahaa (HOTELS & private BUSINESSES) islayn daran cadow in qaxooti loo noqdo
    Naagihinii oo dalalka dariska lagu qasbay inay kadhilaystaan
    Wixii uu katagay oo airports iyo dakado ahaa ayaa saacadaas ku baxsateen walow qaarkiin kafaaidaysan
    Waaba uusocadaye malakamow kiisa waa dhawaaye
    GUUSHU WAA DAQIIQAD LA DULQAADATO

    • @abdirahman6004
      @abdirahman6004 4 ปีที่แล้ว

      Somaliland ahan wxn dhaxalay horumarki abid ugu wayna alx

    • @abdirahman6004
      @abdirahman6004 4 ปีที่แล้ว

      Burburka ka socda koonfur eedeeda wxa leh dad xiligan kunool koonfur kuwaso calooshodayal ushaqaystayala

    • @Ahmed-tl5rg
      @Ahmed-tl5rg 4 ปีที่แล้ว

      Gadaashiis waxa la dhaxlay nacasow isagaa sabab u ahaa qabyaalada iyo nacaybka laynta uu somali dhex dhigay kuna sameeyey

    • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
      @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 4 ปีที่แล้ว

      Masiibadii iyo Aafooyinkii, cuqdadii iyo xanuunkii, nacaybkii iyo qabiilkii, xaaraantii iyo boobkii, musuqi iyo tuugadii, iimaan laAantii iyo dillaalkii, xasuuqii iyo dulmigii, baahidii iyo jahligii, kalsooni darradii iyo faqrigii uu isagu( afwayne) beeraybaa ilaa maanta ku haystee, bal waxa ku soo biiray noo sheeg!!!!! Soomaali balaayo ugamay horayn afwayne iyo dhashiisii sxb,,,

    • @lynx-gb4nd
      @lynx-gb4nd 4 ปีที่แล้ว

      @@ismaciilcabdillahiyuusuf2650 i

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 6 ปีที่แล้ว +1

    illahey ayaa noo qadarey horta halaaga nagu dhacey lkn madaxweynuhu in uu u tanaasulo ayey aheyd jabhada oo sinabada xukunka ku wareejiyo

    • @1saamax
      @1saamax 6 ปีที่แล้ว

      Abaayo hadeey wanaag hayeen jamhadaha markeey xukunka kafara maroojisteen ayeey keeni lahaayeen hadii loo dhiibi lahaana waxeey wateen markeey xoogeen xukunka ayeey lasoo fadhiisan lahaayeen, ogoow ina siyaad xukunka uu xoogay qorshe ayuu uwatay 21 sano ayuu ku fadhiyay qorshahaas iyaguna maalin waa ku fadhinwaayeen waxeey wateen waxeey ahaydba, waxeey ku kala duwanaayeen ragna diyaar beey ahaayeen kuwana markeey rideen kuleetigeey isku wada dhageen anaa badalayo iyo anaa badalayo.

  • @faisaljama4208
    @faisaljama4208 7 ปีที่แล้ว +1

    Kii Hargeysa iyo Burco hadhcad kaa eryay Aniga ayuu ahaa laakiin anigu caruur iyo dumar baan laayay kuma faano 100 000 kun oo Ugaadeen ah ayan Hargeysa iyo Burco ku qabtay oo qaxoonti ahaa ma taaban mana dilin ee waan ambabixiyay waa taaa gobonimo aniga sidaada shacbi ayaan laayay ceeb ban u aqaan

  • @safiyasaid9189
    @safiyasaid9189 6 ปีที่แล้ว +1

    Maxad ka faaiideen maxad ka hesheen

  • @sercassaki7292
    @sercassaki7292 6 ปีที่แล้ว +4

    Inkaar alle ku ridkii siyaad

  • @maxamedcabdilaahimaxamedca3568
    @maxamedcabdilaahimaxamedca3568 6 ปีที่แล้ว +2

    Somali isaga halkaa dhigey

  • @zamzamabduqadir3956
    @zamzamabduqadir3956 7 ปีที่แล้ว +1

    wlal.kaleexo.marxuumka ilaheey janada ha ugu bishareeyo maxa yelay wuxuu aha madaxwayne quwatleh an dadkiisa iyo dalkiisa gumaysiga udiidan abe maxamed siyad bare aya dowlad nogu danbesay

    • @khalidismail6424
      @khalidismail6424 7 ปีที่แล้ว

      nacdal baa dusha kaga socota

    • @guledibrahim3767
      @guledibrahim3767 7 ปีที่แล้ว

      nacas baa tahay siyaad bare marku meeesha joogey somali sharaf iyo cisi ayeey ku noolaayen manta mxd ku nooshahay nolol eeyeed qaxooti magac xumo dulinimo iyo in cid walba kugu xad gudubto oo sharaftadii iyo ma qaamkaagii lagu ciyaaalo ciyaal maa tahay wax laguu sheeegey ha qaadan adoon xaqiiqsan dadkana ha u gafin

  • @siradm
    @siradm 7 ปีที่แล้ว +1

    runbaa fiicane maanta haddii maxamed ziyaad oo sariir saaran uu noolyahay bareello baa madax tooyada lagu keeni sababtuna waxay tahay ninkan Somaliya daacad buu u ahaa khaa'inu wadan ma ahayn qofkii uu u arko inuu somali luggoynaya naftuu dhaafin jiray oo xoog buu wax ku maamulayay qalad baana ka dhacay laakiin qalafkii kun qalad baa lagu saxay ciddii uu shakki uga jiro kartidii iyo Somali nimadii ziyaad iyo sida ay uga go'neyd inuu Somaliya ka dhigo waddanka adduunka ugu hormarsan taariikhda dib ugu noqda qudbo uu jeediyay maxamed ziyaad oo aan dhaxal gal ahayni ma jirto

    • @siradm
      @siradm 7 ปีที่แล้ว

      SomaliFanTv dhammanteen abayo

    • @siradm
      @siradm 7 ปีที่แล้ว

      qudbadihiisii wxaa ka mid ahaa boosaneer baan ku fadhiyaa runbey ahayd oo waaka nagu butaacay wuxuu yiri dalban ka tagay ee dad kama tagin hadduu dad ka tagay madaxtoyada mey ku yaaceen ee intey kursiga ku fadhiistaan bey ismaamuli lahaayeen wuxuu yiri kaligii taliye ayaan i tiriheen ee wada taliya kuwii asaga riday baa ugu horeeyay oo waatii la wada taliyay

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว +1

    DILKA IYO FIDMADA SHIMAAN JOOJI HAYNAA, WAA SII BAAHADAYE!

  • @abdallasalaad6579
    @abdallasalaad6579 6 ปีที่แล้ว +3

    100 sano oo dowlad xun jirto waxaa ka xun 1maalin oo dowlad la aana siyaad bare taarikhda ku xuseysa geesi umada somaliyeed

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว +3

    SIAD died in a toilet in Nigeria. Faqash Dofar waligi Ma dahiro

    • @burhanahmed997
      @burhanahmed997 3 ปีที่แล้ว +3

      Siilka hooyadaaa musqulasn kuwasaa

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 ปีที่แล้ว +3

      @@burhanahmed997
      Allah made that happen. Say Allahmdullilah. He could of been killed by Aideed

    • @abdullahiali6093
      @abdullahiali6093 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@axmedgure2933
      War waxyahow duliga ah afkaaga soomaaliga wax kusoo qor aabbe siyaad bare waxow unecbaa reer soomaalilan waa tanoo kale 😂
      Musqul buu kudhintay baa tidhi dee EEBBAHAY baa uqoray inuu musqul kudhinto wax uu shaqo kulahaa maxamed siyaad ma ahan 😂 wax baro lagaama karo 😡

  • @itsalwayscloseenought1217
    @itsalwayscloseenought1217 7 ปีที่แล้ว +2

    Lol walaahi duqa cabaad ayaa ka dhacay marku arkay inay somalia gacantisa ka baxayso anuu waxba qaban karin.. cabaad melkasta geed kasta wuu koray mudawin iska dhiiga yuu is dhahay 30 years hadi uu wadanka jecal yahay marka uu arko inu wadanku ba baayo xukunka ayuu iska dhiibi lahaa waanu iska tagi laahi waayo dhibka dhan isaaaga bilabay

    • @abdi007ali9
      @abdi007ali9 7 ปีที่แล้ว

      Cidla werar
      sxb siyaad ilaahay haunaxariisto. lamadiidana inay qaladaad sameysay dowladi siyaad bare.laakiin qoladi riday maxay wax kawanaagsan usameyn waayeen inay kasiidaraan mooyee.oo dalki inta hartay sii dhameestiraan.markaan sidaa kuleeyahay siyaad iskubeel xataa manihin.

    • @ugaasdhiirshee5815
      @ugaasdhiirshee5815 7 ปีที่แล้ว

      Doqonbaa baa tahaay aduu ku daneynayaay iyo somali oo dhaan.Watas mantee itobiya iyo gaalaa aya no taliineysoo

    • @itsalwayscloseenought1217
      @itsalwayscloseenought1217 7 ปีที่แล้ว

      Abdi007 ali illlahay ha u naxariisto.... hadi isku ciid tihiin iso hadi kale illahay aayaa og... ma shegi keri, laakiin marka aad waraysato dadka joogay xiligas runta waxay tahay way ku shegi karaan marka ay illlahay ka cabsodoon oo anay qabil ugu hilin. hadi uu samayn laha sida Adan aboule osman oo kale marka dorashada laga helat sii fican subiyay.. iskaga tagay laakin.. hadeer xiita somalia cadalad ma taalo dowlad dhan oo an sadex qabiil soo dhafin waaye hawiye majeerten iyo mareexan. inti ugu danbaysay saddex cid kaliya ma dhafto inti kale 4.5 ayaa laga dhigay..

    • @itsalwayscloseenought1217
      @itsalwayscloseenought1217 7 ปีที่แล้ว

      Ugaas dhiirshe adiiigana damer alla tahay dhusa yar....... ciid uu daneyay ma jirto dantiisa kaliya ayu firsanyay........marka saxibkisii hanoqonin wareebihii is dhahay wasmo tag isaga la wasay.. befor you say some,, yo better watch your mouth

    • @ugaasdhiirshee5815
      @ugaasdhiirshee5815 7 ปีที่แล้ว

      Waan kaxuumahaay ana marki horoba maan gaab wax usheg is daxaay.Igaraalii noqo.Qabyaalad baa ku dhuleysataay nin laso gumeystaay ayad uu egtaahay.Anyway iam sory

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 ปีที่แล้ว

    Intii caydiid iyo calimahdi naga dileen siyaadbare ma dilin runta haddii laga hadlo
    Warkiisaana wuxuu tusayaa daacadnimadiisa

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว

    2 BA MARXUUM, WALEE DUNIDAAN, WAA U, DARSATAY, MARXUUM SIYAAD BARE, IYO SAADAAM XUSEEY, ILAAHY HA, U NAXARIISTO

  • @usmanumer7855
    @usmanumer7855 7 ปีที่แล้ว

    Xoolihi shacabka somaliyeed e bananka yaalay qabiil kaga qaatay.

  • @Abdulka12
    @Abdulka12 2 ปีที่แล้ว +2

    Inuu 21 sano dadka iska heystey dil uga baxay masaakiin ku lahaa maskax issaga waayey ayaa umad kale heshhey....

  • @Dsalam114
    @Dsalam114 7 ปีที่แล้ว

    soomaalidii daadufka ahayd baa tihiin ee aan doocna garanayne daba dhilifnimadu waxay idinlatahay darajo oo idile xag un kudarsama labada daarood

  • @Dsalam114
    @Dsalam114 7 ปีที่แล้ว

    maad xitaa aduunyadiina ushaqaysataan waa idinka sharaf u arka inaad gaalo musqulaha udhaqdaane ilaahay idin baabi i sharaf malihidiine inta yar ee alle uhogaansan mooyaane

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว

    JAALA SIYAADOOW, YAA, QABRIGA, KAALA DUL EEDAAM SIDEEY HADA SOMALI TAHAYA

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 ปีที่แล้ว +2

    Beentii ina siyaad bare ,

  • @idirisali5657
    @idirisali5657 6 ปีที่แล้ว

    Ma maanta tiri danteena awalnah kibir sidi samada inlagaladohadlay somali 21 sano kabadan mideedakale dadka taangika kuxasuuq day walaahi ma maanta kahadleysaa waxaaas adigaa sameeyay dowlad dhan jirto dunshay xoog kuqabsaday

  • @koryalmedia5394
    @koryalmedia5394 6 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 6 ปีที่แล้ว

    Mashruucaaneey Haaweeydii wadaan baryahaan Markeey noloshii kukashifmeen, Toloow maxishoodaa miyaa oo madaalaan.

  • @mussashire9889
    @mussashire9889 7 ปีที่แล้ว

    wale bile adan abdulle osman ku mahdiya wayo xilba dar'od ka asagu aya baray una dhabay reisul wasarahi ugu horeyay abid somalida kale ayado tagan bow xil idin siyay lkn sida ladin eryado ayey garanayan ragasi hawiyahu la oranayo qabtiginana is tul tubay afweyne iyo abdullahi yusufna eryaday dhabigana u dhabay faqashtu viva usc and snm wa raga mataneyay snm waxeyna ku mataneyen usc e kenya la gashay afweyne irir samale