𝗫𝗨𝗦𝗨𝗨𝗦𝗧𝗔 𝗠𝗔𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗢𝗢 𝗞𝗔𝗟𝗘 | GEERIDII MAXAMED SIYAAD BARRE 2 JANAAYO 1995-TII

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 192

  • @hormoodfilms3685
    @hormoodfilms3685 9 หลายเดือนก่อน +14

    Wxn ahey isaaq ninkan intiisii wanaagsaneyd markaan ka eego
    Alle ha u danbi dhaafo wuxuu gaf galey allena ha u naxariisto intiisii wanaagsaneyd bas badneyd

    • @engmuuseofficial1519
      @engmuuseofficial1519 9 หลายเดือนก่อน +3

      Hoyaada Isaaq Wasye Hana Ceebeyn😂😂😂😂Hor Boodka Jooji Ninkaasi Daalim Weyn Ayuu Ahaa Lacanad Haku dhacdo

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@engmuuseofficial1519 inta xun kaliya ha eegin wll

    • @mustafefaarah3285
      @mustafefaarah3285 9 หลายเดือนก่อน +1

      Hanashegan nefyahaw

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 8 หลายเดือนก่อน +1

      Wxa najiska hana sheegan duliyow qadaad waynta

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 11 วันที่ผ่านมา

      Isaaq khamriga iyo drugs iska dhaaf cayda joojiya

  • @ayanabdi2762
    @ayanabdi2762 9 หลายเดือนก่อน +9

    Ilah haunaxaristo madaxwayne kaliye dacad aha somali so maray😢 ilahow isago kle noso celi

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 9 หลายเดือนก่อน

    ALLAHAYOOW u naxariiso AABAHII ummadda soomaaliyeed, dambigiisana dhaaf. Hadduu ahaa kaligii taliye, waxaan maanta haysanaa KUN taliyayaal aan mari karin ama gaari karin hal habeen wanaag uu sameeyay, xumaan iyo BAD iyo BARRI la iibsaday aan ahayn.

  • @abdifatahabdisalam2779
    @abdifatahabdisalam2779 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aun jaalle siyaad dalka uu u hagar baxay meelsarena gaarsiyey , wadamo badan oo Afrikan wuuxoreey sida mosembique, Zimbabwe & jabhado badan oo gobonimo doon ah wuu taagerey ayago ugu danbayn dalkoda ka xoreyey reegalbeed.
    Waxqabad an la xaqirin ayuu dalka uhorseeday.

  • @socotoofficial8220
    @socotoofficial8220 9 หลายเดือนก่อน +6

    Allaha ku dhowro cusman

  • @Yeskos
    @Yeskos 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle naarta hakucadaabo waa kii somalia iyo Ethiopia iyo calamka isku diray maantana waxay somalia lakicilaaday waa isaga

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha unaxaristo yalyeye somalied buu aahaa

  • @maxamadcabdi347
    @maxamadcabdi347 9 หลายเดือนก่อน +2

    Alaah ha unaxariisto inshaa alaah aamiin

  • @jaaluud5395
    @jaaluud5395 9 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha alaah wadanigeeni ahaa alowunaxariiso

  • @Aboflahfans.
    @Aboflahfans. 9 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAHA YARXAM JAALE SIYAAD BARRE

  • @Abdullahi-Ismail
    @Abdullahi-Ismail 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ha unaxariisto Jaale Siyaad

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto maxamed siyad barre wuxu nooga digaayey maanta ayey na haysataa😢

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto General maxamed siyaad barre

  • @wiiloaden506
    @wiiloaden506 9 หลายเดือนก่อน

    Allaaha u naxariisto Mohamed siyad bare waxdhamo ma arag tiugaa ka danbeeysay Mohamed siyaad wax badan Somalia u qabay laakiin somalida tuuga iyo qabyalistay jecel yihiin nabsigiisiina waa kan manta nahayo oo badaheena itoobiya u xarashanayso.

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wallee dhulku wuu xasuustay alaha u naxariisto

  • @abdullahialiabdi6035
    @abdullahialiabdi6035 8 หลายเดือนก่อน

    Rag rag dhalay maanto kale hadu nolan lahaa xaalkana arki lahaa waa hubaa inuu ka shalayn lahaa

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf 9 หลายเดือนก่อน +3

    ALLAH u naxaristo madxaweyne maxamed siyad bare

    • @HudaOsman-d9b
      @HudaOsman-d9b 9 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaahay uma naxariisto naclad qabaha ninka magaladayadii dhulka la simay dad aan jeclayn naga fogeeyey xaaramin buu ahaaa

    • @subasadiamond
      @subasadiamond 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@HudaOsman-d9blkn mantey dakada seylac in madaxdada ayka gaden Ethiopia hadana dadka nabadonada ayku fanayan iney yihin orom raqisnimo ti igu dambeysa ayaan ku jirna 😂

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 11 วันที่ผ่านมา

      Hargesa Oromo aya mamusha hada ,kabacasryaha Oromo wax kasta iyaga mamula

  • @Geeseey007
    @Geeseey007 9 หลายเดือนก่อน

    Dowlad deegaanka soomaalida soomaali baa leh ee malahan itoobiya naga daay la safashada itoobiyaanka naga hesto dhulkeena aan xaqa uleenahay

  • @xiddiganabada3577
    @xiddiganabada3577 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha unaxariisto halgamaagii hore

  • @mahamadmaktharmahamadmakth6325
    @mahamadmaktharmahamadmakth6325 9 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto siyaad Barre

  • @adamkamaal1
    @adamkamaal1 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxaristo😢

  • @abdi7932
    @abdi7932 9 หลายเดือนก่อน +1

    kaligii taliyee dumiyey dadkii iyo dalkiiba, beenaale ah waaye kani, culimadii soomaaliyeedna laayey , xusuusan mayno

  • @zahraahmed4461
    @zahraahmed4461 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah u naxariisto

  • @abdifatahali6431
    @abdifatahali6431 9 หลายเดือนก่อน

    Tug

  • @Qaalicabdisiyaad
    @Qaalicabdisiyaad 9 หลายเดือนก่อน

    Allha unaxariisto 😭😭😭😭

  • @HAYDARI641
    @HAYDARI641 9 หลายเดือนก่อน +1

    allaha u naxariista marka qabrigaa lagugu hubsada la bilaaway in nala boobo

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 9 หลายเดือนก่อน

    Soomaliya illahay hamideeyo yaarbbi aadbaan uga xumahay inuu xiligan muuse biixi itoobiyaanka noo soo xareeyo xasbunallah

  • @HalwoElmi-l6w
    @HalwoElmi-l6w 9 หลายเดือนก่อน

    ILAAHAY DAMBIGIISA HA DHAAFO ASAGAA MADAXWAYNE CADAALADA U DAMBEEYE

  • @Zaak100
    @Zaak100 9 หลายเดือนก่อน

    1936 siyad barre 27 eey ahyd dadisa 14 majirin

  • @barbatov288
    @barbatov288 9 หลายเดือนก่อน

    Cambylo carab saran waye itopio

  • @kamasadan350
    @kamasadan350 9 หลายเดือนก่อน

    Shilaabo buu ku dhashay

  • @nasrimagan8441
    @nasrimagan8441 8 หลายเดือนก่อน +4

    Allaah waxan uga baryayaa in uu qabriga uwaasiciyo janadiisan ku arsiqo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ismDirir
    @ismDirir 9 หลายเดือนก่อน +3

    Acw allah yarxamma alxama alraximiin ❤❤❤ ربنااغفر لناولاءخواننا الذين سبقونا بالاءيمان ولاتجعل فى قلوبنا غلا للذين امنوا ربنا اءنك رءوف رحيم❤❤

  • @diplomancymustafeabdirahma5611
    @diplomancymustafeabdirahma5611 9 หลายเดือนก่อน +7

    Allah unaxariisto hogaamiye ruuxiya oo soomaaliyeed

  • @mohamedismail1314
    @mohamedismail1314 9 หลายเดือนก่อน +5

    Geesi maantoo kale loo baahnay 😭

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน +1

      Duligaasi wuxuu sababay in ilaa maanta soomaali heshiin laadahay

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 11 วันที่ผ่านมา

      Maanta amxaarada wax naga dhiciya for bahanahay siyad bare sayid maxamed cabdule xasan

  • @HudaOsman-d9b
    @HudaOsman-d9b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Siyaad barre dhagar qabe naclad qaba buu ahaa.maxa naga hor keenee haduu dhintay xitaa naarba sugaysa waa ninka magaladayada hargeisa dhulka la siman dad aan jeclayn naga fogeeyey naclad baa ku taal isaga

    • @bobbybrown1726
      @bobbybrown1726 9 หลายเดือนก่อน

      Waa runta sxb Quran ayuu beniyey siyaad barre

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 หลายเดือนก่อน +3

    Waa kugukhalad inaad nasoo xasuusiso gacanku dhiiglihii laayay aabayaasheen aadna nagelisid xasuus xanuunbadan

    • @Maxamed-cabdi-nuur
      @Maxamed-cabdi-nuur 9 หลายเดือนก่อน +3

      Isaaq bah dilan baa tahay siyaad bare baat caayasaaa maanta Kwrn idoobiyaan soo adooon Uma tihid muuse soo lugu ma guur San Idobiya

    • @mohamedhussien3757
      @mohamedhussien3757 9 หลายเดือนก่อน +3

      Dabadaa lagaa dubeynaa wlh daarood ayaa dabadhilif ah abiya wuxuu qabaa oo uu naageystaa dhoohane farmajo isagaana dekedaha ka iibiyay oo cadeymeheedii lahaayaa laxyehey

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 8 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Maxamed-cabdi-nuurabaha afka xun kwse asiga ugu wcan tan manta inay dhacdo mar haduu reerkaaga wx uqabtay ha moodin inuu cidwalba wax uqabtay

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 9 หลายเดือนก่อน +2

    Sxbow waxkalood noosheegtid miyaad weyday nibkaan isagaa meesha aan joogno nagaarsiiyay habaar hakudhecee

  • @MOHAMED_AJ12
    @MOHAMED_AJ12 9 หลายเดือนก่อน +3

    Aabe siyaaad dalku wuu tabay

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 หลายเดือนก่อน

      Ogow suuli kuma baqtiyeen oo dal hagaagsan ayuu ka tagi lahaa wacel unbuu aabe u ahaa

    • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
      @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp 9 หลายเดือนก่อน

      Ogow suuli kuma baqtiyeen oo dal hagaagsan ayuu ka tagi lahaa wacel unbuu aabe u ahaa

    • @xuseenmaxamed820
      @xuseenmaxamed820 9 หลายเดือนก่อน

      ​@@CraxmaanxasanMaankey-iy9ppwxa lagu leeyahay hospital buu ku dhintay wxy suuligaad la ordaysid ciilaney

    • @MohamudAbdalle
      @MohamudAbdalle 9 หลายเดือนก่อน

      BAQTI WXA LA DHAHAA GAAL LKN ADUGU MA ARAKTAY ISAGOO DIINTA YIRI WAAN KA BAXAY​@@CraxmaanxasanMaankey-iy9pp

  • @Ahlaam12Ahlaam12
    @Ahlaam12Ahlaam12 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaah u naxariisto mw jAAlle Siyad bare ❤❤❤😢😢😢

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Dal ka imi Laakiin Dad kamaan Imaan. (Siyaad Barre).

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 9 หลายเดือนก่อน

    Dhibaato noga tagey isnaceb kala qebsanan qabyaalad xukun melitary 25 years kursi iskaga fadhiyey bila doorasho ku yimid madaxwena diley xukun melitary sameyey waxan Ka dhaxalney burbur dhibaato dhamaanen no gestay balse cadaalad Allah hor joga manta

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 9 หลายเดือนก่อน +1

    NAARTA ALLEH HA KU FOGEEYO

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 8 หลายเดือนก่อน +5

    Waxuu ku jiraa janadii fardoow duce iyo haarba badna uma bagno ilaahey ayaa jecaa wuuna watay alle agtiisa ayuu kuraaxeysanaa amiiiiiin yarabi❤❤❤❤❤❤❤

    • @cabdirisaaqmaxamuud9452
      @cabdirisaaqmaxamuud9452 8 หลายเดือนก่อน +1

      Jaajuus Gaal ah miyaa jano galaayo ogoow waxaa uu ku dheh baqtiyay suuli/ musqul waxaa uu ahaa Gaal

  • @khadarabdi9371
    @khadarabdi9371 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkasi waa ninki horseday burburka somalia waxa loo haystaa burburinta magaloyin camirna iyo dhimashada dad 50,000 kabadan o shacab guryahoda lagu dumiyay
    Qofwaliba wixi u shaqaysto ayu ilahay agtiisa ka helaya
    Aduunyadana wixi u katago ba lagu xasuusan

  • @anigaadiiga1698
    @anigaadiiga1698 9 หลายเดือนก่อน +1

    6:05 maxad uga taktay xasuuqi Nugaal iyo Mudug gaar ahan Majeerteen 1979

  • @AbshirMohamud-np9zt
    @AbshirMohamud-np9zt 9 หลายเดือนก่อน

    Hogamiyo latabay 30 sano kadib aya Ethiopia losaxey bad ay ledahy somalia skle ya ushega 30 sano kahor Somalia wxy lahyd diyarado dagal iyo tankgiyo 30 kadibna haldoon maleh

  • @hamse8904
    @hamse8904 9 หลายเดือนก่อน

    Majnuunkii somali godka madow ku riday , suuli ayuu kudhex bakhtiyey

  • @user-rp5ny4co9x
    @user-rp5ny4co9x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatay annaga allow nooga daba naxariiso

  • @mumtazqalpih1292
    @mumtazqalpih1292 9 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u Naxariisto Qatarbu aha Wana bani Adam oo wax wuu qaldi Kara waxna wuu sixi Karaye dalkan looma so hawaysan jirin marku hayay xilka

  • @bosskrphotography1436
    @bosskrphotography1436 9 หลายเดือนก่อน

    Dawlad deeganka somalida itoobiya eray bixintaa dib ugu noqo wll wayo way qaldantahay

  • @AbaganaYabaroow-nf4qk
    @AbaganaYabaroow-nf4qk 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha U Naxariisto.
    Aabe Jaalle Max'ed Siyaad BARRE.

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 8 หลายเดือนก่อน

    HADAAD DISHAAN LIBAAXYADA DALKEENA, WAXA IDIN DILAAYA AYDA DALKEENA.
    Siyaad Barre.

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 9 หลายเดือนก่อน

    35 sanno kadib Somalia wali waa meyd meeshaad kaga dhimatay ayeey iyane taal Jaale Siyaadow!
    Shalaytoolana Ethiopia ayaa loo Saxiixay Baddii Somalia.

  • @amalandamira
    @amalandamira 9 หลายเดือนก่อน

    Waar na soo gaadha soomaaliyeey
    Jihaad iclaamiya
    Xasan iyo muuse ayaa umada iibiyey
    Shirkii djabouti laynagu gaday

  • @shuabahmed5650
    @shuabahmed5650 8 หลายเดือนก่อน

    Wax ladhaho (Somali itobiya) ma jirto somali galbeed ugu yeer

  • @Naasircazzaam
    @Naasircazzaam 9 หลายเดือนก่อน

    Maxa uu ahaa shaydaan gaaloobay ka soo hoo horjeestay xukunkunkii alle laayay culumadii soomaalida gaalnimadiis ku adkeestay alaa naga qabtay

  • @caydaruuscabdilaahi-y1o
    @caydaruuscabdilaahi-y1o 6 หลายเดือนก่อน

    zxp keap goin lakin kalmada ah d.d.s.i waa qalad ee adeegso kalmada ah somali galbeed mahadsanid

  • @Highlight1footballnow
    @Highlight1footballnow 9 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu doono ha,ahaadee " balze waraabayaashaan madaxda ah barbar dhig ?? Habeen iyo maalin ayay kalla yihiin

  • @husencabdicasis6938
    @husencabdicasis6938 9 หลายเดือนก่อน

    Soo gudbi tuugadii dalka burburiyeen meesheey ku dambeeyeen ayagana

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 9 หลายเดือนก่อน

    Amxaar anaga ka neceb lkn 32sano ayeynu idin lahayn na aqoonsada lkn waxba waad naga maqli weydeen

  • @yilmazsalad6717
    @yilmazsalad6717 9 หลายเดือนก่อน

    Dowlad deeganka somalida itoobiya hadhihin somali galbeed dheh fadlan

  • @deeqyasin-qq3rk
    @deeqyasin-qq3rk 8 หลายเดือนก่อน

    Allah unaxriiso lkn masoo Garin lkn dambiga oo galay alah udambi dhaafo

  • @mahamedwarsan9724
    @mahamedwarsan9724 9 หลายเดือนก่อน

    Runtii dalku waa tabey maxamed siyaad barre waayo dawlad sax ah oo kadameysey wali lama arag sorry🤔

  • @foosiyaxuseen2226
    @foosiyaxuseen2226 8 หลายเดือนก่อน

    Wllo waa khalad tariikdu february ayuu dhintey 2

  • @axmednuurjfx4156
    @axmednuurjfx4156 8 หลายเดือนก่อน

    Ninyohiw vedio yadadaaada musica k daaaa wlll ayagoo sdoda ah so dhig

  • @Ravion_15
    @Ravion_15 8 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha unaxariisto🤲

  • @ismaeelmohamed1165
    @ismaeelmohamed1165 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxriisto gadaashiisa lama nasan.

  • @SuhaybCabdi-ku3re
    @SuhaybCabdi-ku3re 9 หลายเดือนก่อน +2

    Ilahay naarta hageeyo markii uu si dhimanaayay ayu cidinki isku yedhay 84 ugu ficanu kala baxay wuuna laayay 3 ka badbaaay dhibta ku jir nana isaga nugu wacan😂

    • @haweyamohammed4124
      @haweyamohammed4124 9 หลายเดือนก่อน +1

      Idiku imisaad leyseen bililkho

    • @yusufmohamed-bw1fi
      @yusufmohamed-bw1fi 9 หลายเดือนก่อน

      Adiga ilahay naarta haku geeyo dhilo yhy

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 9 หลายเดือนก่อน

      @@yusufmohamed-bw1fi naarta hada kacanta ku haysid kalay igali garacow

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 9 หลายเดือนก่อน

      @@haweyamohammed4124 hoyda ban laynay

    • @yusufmohamed-bw1fi
      @yusufmohamed-bw1fi 9 หลายเดือนก่อน

      @@SuhaybCabdi-ku3re waa ba ku jirtaa dhilo yahay

  • @abdazizahmed7113
    @abdazizahmed7113 9 หลายเดือนก่อน +1

    رحمه الله

  • @nasra591
    @nasra591 9 หลายเดือนก่อน +2

    Markan yaraa wan habaari jiray ninkan dhibatada uu na gaadhsiiyey owgii lakin hada waxan idha ilahay ha u naxaristo waayo waxan ogahay wax tagay tiigsimaad ma leh . Horumar ayan u rajaynayaa somalida

    • @DeeqSuldanApshir
      @DeeqSuldanApshir 9 หลายเดือนก่อน

      Muuse wakaa ina iibiyey waa aduunyo😢😢😢

    • @xamsecali8181
      @xamsecali8181 9 หลายเดือนก่อน +2

      Wllahi waligii maxamed siyad bre waxay somali ledahay mu qadan lkn waxaan ka daran ka bada maantii iibiyey

    • @abdi7932
      @abdi7932 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@xamsecali8181 waxka xun qaadashada oo aan la ilaawin karin ayuu sameeyey,

    • @Peaceman1.
      @Peaceman1. 11 วันที่ผ่านมา

      Oromo aya mamusha hada hargesa

  • @AbdisamadDaud
    @AbdisamadDaud 25 วันที่ผ่านมา

    Naxariista alaha siiya🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @barlinhashi6752
    @barlinhashi6752 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naxariisto janatul firdowsal aclaa hooy Allah uga yeelo mahmed siyaad wadani buu ahaa runtii

  • @gallabStories1163
    @gallabStories1163 9 หลายเดือนก่อน

    Dabadaa waa inala iibsaday siyaadoow

  • @xamzokhaliif7703
    @xamzokhaliif7703 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah haunaxriisto aabe siyaad bare Waa xusuus tariiiqi ah

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452
    @cabdirisaaqmaxamuud9452 8 หลายเดือนก่อน

    Afweene jaajuus ayuu ahaa waxaa uu ahaa daalim

  • @jootaynasro8371
    @jootaynasro8371 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah yarxam

  • @user-Safa576
    @user-Safa576 2 หลายเดือนก่อน

    alle kuuma naxariisto 😂

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha u naxariisto wuxuu ahaay wadani dalkana wax u qabtey laakiin waxaa qarka ka tuurey oo soomali ku direy reerkiisa ee allah dalkaan ha u soo saaro madax dadnimo iyo iimaan leh ee dalkaan iyo dadka badbaadiyo aamiin soomaali alley leeyihiin ee allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda aamiin

    • @nidolzack7052
      @nidolzack7052 8 หลายเดือนก่อน

      Rerkiisa muxu u qabtay ame lagu shegtaa somaliduu dhisayay ayaa kibiirka iyo nimcada arkii waayay

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alaah unaxriisto😊

  • @burhanali8310
    @burhanali8310 9 หลายเดือนก่อน

    Afwayne waa gaalkii somali kala geeyay

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 9 หลายเดือนก่อน +1

    😢😢🦁🦁♥️🥺😥

  • @Hajialdiin8077
    @Hajialdiin8077 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allah unaxaristo abihi somaliya

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 8 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto marxuumka

  • @Yusufmoha-y8q
    @Yusufmoha-y8q 8 หลายเดือนก่อน

    ilohow unaxariiso aabe siyaad

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 9 หลายเดือนก่อน +2

    Allh yarxamo 😢

  • @axmeddaaci3814
    @axmeddaaci3814 9 หลายเดือนก่อน +1

    Alle swt ha unaxariisto 🤲

  • @jibriilprodaction9969
    @jibriilprodaction9969 9 หลายเดือนก่อน +3

    Siyaad bare waxa uu ahaa ruux illahy ku ciqaaby umada somali😮 geeridiisa waxa la mitahy halaagii fircoon looga bad baadiyay reer bani Israel . Allihii dilay baa mahad leh .

  • @hakeemshady
    @hakeemshady 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allaha u naraxisto our hero

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 9 หลายเดือนก่อน

    Ma labada janaayo ow dhintay.

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed4086 9 หลายเดือนก่อน

    Ay ay dhalybuu ahaas hana dhaafo

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 8 หลายเดือนก่อน

    Alle daadkiisa hawmooso

  • @foosiyaxuseen2226
    @foosiyaxuseen2226 8 หลายเดือนก่อน

    26 janay aya dalka laga saarey

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 8 หลายเดือนก่อน

    Somaliya yaa umaqan🇸🇴😭

  • @BalqisAskar-c8i
    @BalqisAskar-c8i 9 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay ha uu naxariisto qabrigada wasac Haka yeelo 😢

  • @qoraneofficial3613
    @qoraneofficial3613 9 หลายเดือนก่อน

    Asiga naga nasiib bdn maanta waxaan marqaati ka nahay dal maahan qabiil ee waa dal cadaawo naga dhaxeysay ab ka ab in manta la siiyo dhul 😢😢

    • @Masdille
      @Masdille 8 หลายเดือนก่อน +1

      Isaga ayaa sababay

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 9 หลายเดือนก่อน

    War yaa benaale. Beenale dhalay. Ninkani suulli buu ku dhintay alle. Cadabku

  • @Abdirisak1
    @Abdirisak1 9 หลายเดือนก่อน

    Guuleyso zxb

  • @AdamYare-cw6lo
    @AdamYare-cw6lo 8 หลายเดือนก่อน

    Allow Mala Tebey.

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 9 หลายเดือนก่อน

    Liqlito gen