SIYAAD BARRE: "Xukun Jilicsan iyo G** Jilicsan Midna Kheyr Ma Leh"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • SIYAAD BARRE: "Xukun Jilicsan iyo G** Jilicsan Midna Kheyr Ma Leh" - Waa Khudbad ka mid ah Taxanaha Taariikhda oo uu jeediyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, General Maxamed Siyaad Barre horraantii 1970s#BBCSomaliTV #CaawaIyoCaalamka

ความคิดเห็น • 112

  • @sumayoabdi8902
    @sumayoabdi8902 3 ปีที่แล้ว +24

    Ilahey ha uu naxariisto amiin 🤲🤲❤️🔵🔵🇸🇴🇸🇴

  • @abdikariimhassan2822
    @abdikariimhassan2822 3 ปีที่แล้ว +15

    Geesi geesi dhalay Jaallle Maxamed siyaad Barre we love you forever our Really Hero

  • @abukarmaskax2841
    @abukarmaskax2841 หลายเดือนก่อน +2

    Abe siyaad allow janadi fardowsa ka warabi aamin aamin

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و
    @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و 3 ปีที่แล้ว +10

    Illahay SWT ha unaxariisto aabaha umada soomaliyeed guulwade Siyaad
    Fdln khudbadihiisa hadaad hayso soo badi

  • @hassanismael3094
    @hassanismael3094 3 ปีที่แล้ว +14

    The best présidente of Somalie jalle mahamed siyad barre wlhi from 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @umuanisa7327
    @umuanisa7327 3 ปีที่แล้ว +15

    Alaah ha u naxriistee aan u wada duceyno

    • @AsadAli-le2ms
      @AsadAli-le2ms 2 ปีที่แล้ว

      kiss the westren clonialist as you like it somalia is somalia.

  • @Hassanibro-m
    @Hassanibro-m 2 ปีที่แล้ว +7

    Inakstoo aan fikaradiis qaar diiday lkn hada waa gesii somaliyed alllah ha u naxariisto🥰

  • @ZakariehajiAbdullahi
    @ZakariehajiAbdullahi 5 หลายเดือนก่อน +2

    Illahayow ku naxariso Madaxwayne qimo badan bad ahayde😢😢

  • @ashwaq2269
    @ashwaq2269 3 ปีที่แล้ว +8

    Allaha ku Naxariisto 😢

  • @ibrahimmahamed2090
    @ibrahimmahamed2090 3 ปีที่แล้ว +8

    Alle naxariistii Janno haka waraabiyo Aabihii umadda soomaaliyeed. Waxaan layaabaa dadka habaara qof dhintay caqliyaraan tooda

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 3 ปีที่แล้ว +7

    Waa runtii Alle haw naxariisto madaxwayne ka fiican inamuu soo marin xaga wax qabadka

  • @Kenya-Kikuyu
    @Kenya-Kikuyu 9 หลายเดือนก่อน +5

    Where's the Somali's President like Bare now a days ? 😢😢😢😢

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 4 หลายเดือนก่อน +1

      who won the war in 1990? Ethiopia and the gulf countries, they are in control of somalia,

    • @ayuubjafaal5247
      @ayuubjafaal5247 หลายเดือนก่อน +1

      Mooryaan baa beddeshay😢😢

  • @mohamedaden5308
    @mohamedaden5308 3 ปีที่แล้ว +6

    Alle haunaxariisto Aabba siyaad somalinimadii iyo qabkii somalinimada wey ladhimatay haldoor dal jecel kama danbeyn

  • @umumicraajchannel1623
    @umumicraajchannel1623 3 ปีที่แล้ว +3

    Illaahay ha unaxariisto

  • @ahmedbaari4938
    @ahmedbaari4938 3 ปีที่แล้ว +8

    Madaxwayne siyaad waa ku amaananyahay inuu dhisay ciidaan awood lahaa, waana ku eedeysanyahay inuu isla gacantiisa ku burburiyay ciidaankaas markuu ku gumaaday shacabka.
    Sababta wayn ee keentay in dowladdii Soomalaiya dunto waxay ahayd ciidanka oo siyaasadda hor booday, mana loogu tala gelin dowladaha casriga ah in ciidan hoggaamoyo.

  • @jaamaclaydh6946
    @jaamaclaydh6946 3 ปีที่แล้ว +6

    Ilahay how naxaristo Maxamed siyaad bare 😭

    • @Birds-i5b
      @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว

      Kkkk waa fircoon Allah auu naxristo dee

  • @abukarmaskax2841
    @abukarmaskax2841 หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanka cirka somaliyed o abahay allaha u naxaariste u ka mid,wali wan xasusta gurigi laygu dhalay xeradi aviazione ilaa iyo maanta markan wadada marayo wan milicsada.

  • @drabdimowlid9885
    @drabdimowlid9885 5 หลายเดือนก่อน +1

    Alloow kuu naxariiso ,maan gaab ayaa kunecebe

  • @muscabcadaani1944
    @muscabcadaani1944 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah Khudbadd Cajiib ah Weeye Jaalle Maxamed Siyaad Barre Alla Ha unaxariistee Waxa uu ahaa Halyeey Qaran

  • @sayidcaliabdi9893
    @sayidcaliabdi9893 11 หลายเดือนก่อน

    Aloe alle haku naxaristo

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 4 หลายเดือนก่อน +1

    after siad bare how many countries are uccupieying our country somalia"he was a lion preventing what is happening 2024 our country somalia"

  • @yamyam585
    @yamyam585 8 หลายเดือนก่อน

    Ader allaha ku naxaristo 🤲❤️

  • @gulledabdi2345
    @gulledabdi2345 3 ปีที่แล้ว

    Sxb farhan adigoo mahad codka kabaka kuduuban hadalka siyaad bare heesta raaxeeye. Hadaaad hayso igu soo link gareee thanks

  • @AbdisalamJamma
    @AbdisalamJamma 9 หลายเดือนก่อน

    Allah subxaana watacalaa ha u naxariisto Maxamed Siyaad Barre

  • @dauddahir4170
    @dauddahir4170 7 หลายเดือนก่อน

    Allow unaxariiso ❤

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano 4 หลายเดือนก่อน

    Allahuakbar. Alla yaraxma

  • @ayuubjafaal5247
    @ayuubjafaal5247 2 หลายเดือนก่อน

    Odaygu Aftahan sanaayaa, waxaad mooddaa sidiiyoo hadalkuba warqad ugu qoran yahay, iyo sida dhakhsiyaha ah ee markaba hadalkiisu kuu deeqayo, Rabboow naxariistaadi janno kusii.

  • @ibrahimhassan1748
    @ibrahimhassan1748 2 ปีที่แล้ว

    Sareeya gaas jeneral Maxamed siyaad barre ilaahay ha u naxriisto

  • @sekeriyephilosopher7218
    @sekeriyephilosopher7218 ปีที่แล้ว

    Taariikhda keliya ee ay somali ku faanto waa wakgtigiiisii m.siyaad❤

  • @IlyasMohamed-e8m
    @IlyasMohamed-e8m 2 หลายเดือนก่อน +1

    🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abshirali313
    @abshirali313 3 ปีที่แล้ว +7

    FMJ WAAN KU SALAAMAY

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 5 หลายเดือนก่อน

    BABA SIIYAD BARE❤❤❤❤❤

  • @mohamedadenomar2909
    @mohamedadenomar2909 3 ปีที่แล้ว +2

    Wale jaale siyaadoow nin rag baad aheyd dal qani ah ayad ka tagtay oo ey ku nolyihin dad dugaagta aan waxbo dhaamin ama kasii liito gadasha Somali sharaf ogamey danbeynin waxan seed ku heeyse wlhi aniga dowladi sharafta iyo karamada laheyd gadasheda ayan dunida imid wlhi si walbo lagu canbaareyo nin adiga kaa wanagsan nama so mari doono ilahey abaalkada jani fardowso hakaaga dhigo aabo daacad ah ayad aheyd wlhi markan arko sawirkisa ama magacisa maqlo wan u duceyaa waa bil ramadan ilahey haku naxaristo wlhi gadasha wala fitnoowe aduun xaal leh

  • @ismailabdule1810
    @ismailabdule1810 3 ปีที่แล้ว +3

    Illahay ha uu naxarsiro waa magacan weli ku nolnahay oo wax waliba oo aan wali helin oo aan😂😂😂😂 illahay ha nasiyo mid la mid ah

  • @abdiali503
    @abdiali503 2 ปีที่แล้ว

    Siyaaadow hrgysi wlee way kuu naxariisaty

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallh aape siyaad allaha unaxariisto
    Wuxuu ahaa qof qiimo agteena ku leh
    Still ilaa hada codkiisa wn ku raacaystaah

  • @dhnfnbfbvbevvnfbf8137
    @dhnfnbfbvbevvnfbf8137 2 ปีที่แล้ว

    Allah hakunaxaristo

  • @mohamedabdimohamoud8328
    @mohamedabdimohamoud8328 3 ปีที่แล้ว

    musiga warka ugu horeeya ku jira halkeen ka helayaa

  • @mahadabshir8360
    @mahadabshir8360 3 ปีที่แล้ว

    Allow unaxariso aabo

  • @YuuKeey-b4y
    @YuuKeey-b4y 9 หลายเดือนก่อน

    Allayaraxma Sarreeye Gaas General Mohamed siyaad barre

  • @Samawade25
    @Samawade25 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa uu kubilaabay kalimad gaf ah ayagoo gabdhihii fadhiyaan, waxkasta oo wanaagsan ee uu sameeyay waxaa ka kormaray dhibaatadii uu dadkiisa ugaystay ee dilka xarrigga iyo caburinta isugu jirtay “Dictator”

    • @kralicelerinkralicesi2113
      @kralicelerinkralicesi2113 3 ปีที่แล้ว

      Abahaa iyo eykudhalay was wax kasto o fcn uno sameyay ma aragtid lkn hadal maah maah ah aya fire kuwa Ethiopia dabada ku wato aya tahay iyo kenya ey eydhalay ina horteyda ka dhahda fcna lahed amxariyahow

    • @Istiqaamatv
      @Istiqaamatv ปีที่แล้ว +1

      @@kralicelerinkralicesi2113 siyaad bare labaad baaa noqonayaa Insha allah dalka anaa dhisi doona

  • @myyga261
    @myyga261 8 หลายเดือนก่อน

    Aloow unaxariiso jaalle siyaad wuxuu ahaa wadani.

  • @AbdinurAbdiNor
    @AbdinurAbdiNor หลายเดือนก่อน

    Kalitaliskii MSBare waa kii Dalka xoog ku qabsaday waa kii Diinta Dalka iyo Dadka inaga burburiyay waa kii Culumada 10 ah dhiigooda daadiyay waa kii beeniyay quraarka waa kii Gobolad dhexe beel gaara Ragii ka laayay qaarna xabsiyada ku jirdilay waa kii Gobolada waqooyi diyarado iyo madaafiic ku xasuuqay waa kii Caasimada madaafiic iyo bililiqo ka geestay waa kii laga eryay waa kii markale soo jabhadeeyay isagoo qabiil ah waa kii 28/04/1992 iska dhiibay xadka kenya lkn waa laga diiday isga iyo 65 ku reer ah 3sano ka dib 02/01/1995 ku geeriyooday isagoo qaxooti ah 7bari talaajo ku jiray ayaa lagu soo qaaday diyaarad musqul laheeyn qarsoodi dalka lagu soo galiyay haduu fiicnaa sidan kuma dhinteen lkn waa dhimo ee ceebreeb qoraarlka cid gaara umasocda lkn waa tarikh dhacaday

  • @ahmedessa6838
    @ahmedessa6838 2 ปีที่แล้ว

    Aabo wxD ahaaya qoF qalpi wngzn
    Ilahaay haku naxariisto

  • @guluc2005
    @guluc2005 3 ปีที่แล้ว +3

    FMJ waad mahad santahay

  • @fartunsalahahmed7690
    @fartunsalahahmed7690 3 ปีที่แล้ว +5

    Janada allaah ku geeyo libaax

  • @mohamedbile2024
    @mohamedbile2024 2 ปีที่แล้ว

    Khudbadahii hogaamiyihii kacaankii Oktober AUN Jaalle M S Barre badankoodu waa xaaladaha hadda ka taagan Somalia dhinac kastoo laga eego. Waayuhu waa inuu dadku wax baraa. 🇸🇴 ha noolaato.

  • @zmahdiabyen9799
    @zmahdiabyen9799 2 ปีที่แล้ว

    waa inooyo aakhiro dadkaad kibirka ku xasuuqdeen adigiyo dadkiinuba waa laydin kalasaari yuhuudiyoow

  • @moharuun635
    @moharuun635 ปีที่แล้ว

    Ilaahy raali hakaa ahoodo rasuul naloosk diray baad ahayde
    Jaalle siyad ❤

    • @alkhayratmedia5956
      @alkhayratmedia5956 ปีที่แล้ว

      Taas waa dambi haddaad muslim tahay illaahay rasool buu kuu soo diray waana Nabi Muxamed [SCW] ka toobad keen waa naseexo aan kuu jeedinayo

  • @Birds-i5b
    @Birds-i5b 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxwalba reerkan waa ka maqley tab BAA igu daran

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaa yacisak

  • @AliMohamed-kx7cm
    @AliMohamed-kx7cm 2 หลายเดือนก่อน

    AUN

  • @adelwaliadan3522
    @adelwaliadan3522 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi 5 หลายเดือนก่อน

    Guesi somali

  • @SomaliWeyn-oo9wr
    @SomaliWeyn-oo9wr หลายเดือนก่อน

    2024 qabiil.Laskudireyaa😭😭

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LOVES

  • @MaxamedNuuribraahim-r4u
    @MaxamedNuuribraahim-r4u 15 วันที่ผ่านมา

    SIYAAD BARRE: "Xukun Jilicsan iyo G** Jilicsan Midna Kheyr Ma Leh"

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LOVE

  • @SalmanOsman-sr6iq
    @SalmanOsman-sr6iq 2 หลายเดือนก่อน

    Maanta xasn shiiq malaha karti uu sidaas caml uhadlikaro❤❤

  • @abdallasharif3561
    @abdallasharif3561 3 ปีที่แล้ว

    Aabo siyat taalo nagamudan yahay Alla hakunaxariisto

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 ปีที่แล้ว +1

    allaa yacisak

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 10 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢 daalkii adiga kaamuu Dan beyan adeero

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 3 ปีที่แล้ว

    Nin quraankii yiri waa la idinka shubayaa oo waxaan idinku shubayaa Marx Lenin and angels ilaahay baa xaalkiisa og

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    SHARE

  • @the-amazing2448
    @the-amazing2448 2 ปีที่แล้ว

    Heesta ee ku bilabeneso iisheeg walaal

  • @waliidaabihiisa2491
    @waliidaabihiisa2491 ปีที่แล้ว

    Waa tii hawada kaa saartay taas qooq iyo isla weyni iyo culimo lalaayo adaa arkay waxay tahay markaad somali ka baxeysay booyad saxaro wada inaad aaga baxday waad ogtahay gaalkiyow hadana baqtiday

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 15 วันที่ผ่านมา

    Qalfoofkii dilaaga ahaa oo smaliya soomaray

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 8 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk 😂😂😂 walhi wiil hoog buu ahaa codkar ah waxna dila waxna nooleeya 💯
    Maantana xasan Garguurte oo aan siyaasad aqoon oon awoowgiis talin jirin baa villa somalia fadhiya merde 😮😮

    • @Galgaduudtime
      @Galgaduudtime 8 หลายเดือนก่อน

      Balse adiga ma fadhidid villa da 😅

    • @alisaladahmed424
      @alisaladahmed424 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@Galgaduudtime. Villada fadhinteeda barigaas bay sharaf lahyd lkn maanta nin kastoo fadhiya reerkuu rababa haka soo jeedeee sharaf maleh maanta,
      Saa dawlad aan xamar dhaafin ma dawlad baa, hawiye iyo daarood midkastoo yimaada maanta sharafi ma taal, dawlad xamar dhaafi la' 32 sano, mxaa gacnta ugu jira

    • @Galgaduudtime
      @Galgaduudtime 8 หลายเดือนก่อน

      Waad laheshay, hadiiba aad Dr.Xasan oo kaliya aadan haysan, waan kula qabaa inuu Siyaad Somali hogaamiye ku haboon ahaa, Dr.Xassane yahahay madaxweyne wadani ah taane waa nooga filan qadiyada maanta taagan ee BADDA .

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 9 หลายเดือนก่อน

    Somalidu soyalka ay shegata kolkii aderkey jogay weye allow ku janee

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVES

  • @abdirizaqaden1251
    @abdirizaqaden1251 7 หลายเดือนก่อน

    Wuxuu landherysanaaa. Nin raga ma raago

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIKE

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms 2 ปีที่แล้ว

    waa been been dhashay maxamed siyaad bare inuusan oran ilaahayna waa ogyahay waxa runta ah.

  • @itsuyes5396
    @itsuyes5396 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 2 ปีที่แล้ว

    LIVE

  • @dhnfnbfbvbevvnfbf8137
    @dhnfnbfbvbevvnfbf8137 2 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh

  • @Moh-gd1xe
    @Moh-gd1xe ปีที่แล้ว

    Kkkkk gaal buu ahaa shaydaanka afka weyn😅😊

  • @shariifibrahim49
    @shariifibrahim49 6 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay naarta haku fogeeyo

  • @CaydaruusAxmedKhatin
    @CaydaruusAxmedKhatin ปีที่แล้ว

    Allow naarta ku gee

    • @om1735
      @om1735 ปีที่แล้ว

      Adi Un naarta yasan ku cunin

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 3 ปีที่แล้ว +2

    Khaladkii uu galay ayay maanta somalia halkaa la maraysaa

  • @mohamedbile2024
    @mohamedbile2024 2 ปีที่แล้ว

    Khudbadahii hogaamiyihii kacaankii Oktober AUN Jaalle M S Barre badankoodu waa xaaladaha hadda ka taagan Somalia dhinac kastoo laga eego. Waayuhu waa inuu dadku wax baraa. 🇸🇴 ha noolaato.

  • @CabdiraxmaanMaxamad-q1j
    @CabdiraxmaanMaxamad-q1j ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤❤