Ookiyaalka birta maa fiican mise midka caaga?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 15

  • @TOMJERRY-lw9ly
    @TOMJERRY-lw9ly ปีที่แล้ว +1

    Thanks Dr.

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 ปีที่แล้ว +1

    Ani cag wata garadana wax yar wye kulel hada galo wu us badala dhidid ila xogana cadi ma noqonayo😢

  • @yuusufmaxamed9015
    @yuusufmaxamed9015 ปีที่แล้ว +1

    Dr maxaa keena indhaha horay usoo booda oo soo fuura

  • @abdullahihared8482
    @abdullahihared8482 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Dre

  • @fatimaqali3747
    @fatimaqali3747 ปีที่แล้ว

    Asc dr please su ashan iga jawaab dr waxan ka daremaya indhaha cuncun iyo inay i ilmaynayan intii aan sidan daremayay indhaha hoostoda waxanku yeeshay duduubka indha hoostoda ama under eye wrinkles I'm in my 20's maxa iga qaldan allergy ma noqon kartaa 😢

  • @nuuradiinmaxamed7309
    @nuuradiinmaxamed7309 ปีที่แล้ว

    Dr Ahyaa Waxan ku waydiinayaa Dr baa ii qorey dawada fluorometholone markii aan laba cisho isku shubay waxaan dareemay xanuun indhaha hareerahooda iyo dushooda oo joogta ah dawadii waan joojey wali igama tagin arageygii hoos buu u dhacay , floaters ayaan isku arkey ee Dr maxaa xal ah

  • @umuahmed710
    @umuahmed710 ปีที่แล้ว

    Asc dr su.aal maxaa keena isha oo yaraata pls iga so jwb

  • @IlyaasAbdihakiin-rn7mj
    @IlyaasAbdihakiin-rn7mj ปีที่แล้ว

    Dr computerka iftiinkiisa waa idhibaa okiyaale aan garaada laheyn ma isticmaali karaa

  • @52haha85
    @52haha85 ปีที่แล้ว

    Dr indhaha aad ii casaanaya marka dibada u baxo oo dhaska ama cadceeda maro maxa xala

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 ปีที่แล้ว +1

    Hal sano gudahod 4 okiyale aya iga jabay, marki dambe bir aya qatay 9bilow aya hal okiyale haysta

    • @munamaxamuud8186
      @munamaxamuud8186 ปีที่แล้ว +1

      Faremka caga waykala fican yihin ani sanad 5mar ayaa iga jabay ilaa hada nh cagale xirta sanad iyo bar nh wa hesta alx halmar hita ma iga jabin

  • @Updiqani14
    @Updiqani14 ปีที่แล้ว

    Baarkallah

  • @niciimaxaaji2343
    @niciimaxaaji2343 10 หลายเดือนก่อน

    bir ban qaataa wll

  • @KhadroCiisebuluf
    @KhadroCiisebuluf ปีที่แล้ว +1

    😂indho fayow ilaahay hana siiyo wa duco qariib
    Okiyaalka aan qaato wa kan birta ah

    • @niciimaxaaji2343
      @niciimaxaaji2343 10 หลายเดือนก่อน

      indhahena oo fayaw ayaynu qaadan karta soler for protection wll