Ookiyaalka solarka iyo mid ka blue cut ka kee fiican| 5 Suaalood |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 32

  • @khalidtahir8787
    @khalidtahir8787 2 ปีที่แล้ว +2

    Dr waa ku salamay is Aan kula kulmo Lamabarkaga isheeg iyo meesha Aad wax ku daawayso kolay Anaga kaliya maha dad badana way ubahan yihiin Dr mhdsnid ❤

  • @muna2730
    @muna2730 หลายเดือนก่อน

    Asc dr wakusalmay waxahy gabar somaliyed waxa indaba iga dhacay cudurkan ladhaho GLAUCOMA qofdayr ahay dawada waqata waxa kusuaala zanu kas madhamada ?

  • @NaimomaxamudAbshir-hu1dt
    @NaimomaxamudAbshir-hu1dt 7 หลายเดือนก่อน

    Asc Dr waxaa ley qoray okiyal arga fog marka xirto madax i xanuna nerfah igu kacayo maxaan sameya

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 ปีที่แล้ว

    Kheer ALLHA KUSIIYO dr su'aalaha 2ad baan kafaaidey indhaha sidi dhakax inuu igujiro camal dhakhtar baan aadi doonaa inshllah

  • @CqaadisheekhMaxamed-pw9ii
    @CqaadisheekhMaxamed-pw9ii ปีที่แล้ว

    Macalim wan kosalaamy waxan koweediinayaa ookiyaalaha araga masoocliya aragii kaamaqnay

  • @magicboy3765
    @magicboy3765 2 ปีที่แล้ว +1

    Dr indhahayga waa cafimaad qabaan lakiin barar isha korkeeda aa isku arkay oo aad uwaynayn mudo 2 week plz iiga soo jawaab 🙏🙏🤚

  • @afraxgurey1175
    @afraxgurey1175 2 ปีที่แล้ว +1

    Araga ay siigadu laciifisay sidee loo soo celiyaa dr

  • @AbdirisakNor
    @AbdirisakNor ปีที่แล้ว

    Asc Dr marka aan waxqorayo waxaan dareemaa inay indhaha culays aan ka dareemo maxay tahay arintaas

  • @XasanZimpa
    @XasanZimpa 6 หลายเดือนก่อน

    dr ahyaa njo idhaha shucaac baan arkaa waxaa kle indho qalee iyo daciif nimo maxaa udawo ah

  • @CfitaxIbrahim-y9r
    @CfitaxIbrahim-y9r ปีที่แล้ว

    Azc dr aniga waxan ahay arday galaskan waxan ka fariistaa gadaal waxana xirtaa murayad lkn anigoon ii xidhnayn murayada oba ma arko minis in aan samuurada eego way igu adkaanaysaa markan xirtana waa caadi sanada walibana drku murayado ayuu isiiyaa markaan unoqdo wuxuuna iguyi adiga murayada muhiim bay kuu tahay l aateedna maba socankartid markaan ku dhahay iskama dayn karo miyaa wuxuu igu yiri waligaaba iska daynaysid xirashada muyaarada

  • @maahirmohamed1234
    @maahirmohamed1234 2 ปีที่แล้ว

    Asc dr dr waxaad iishekta ukiyaalka niyo qandaca Maladexgalinkaraa okiyaalka aragana weeye

  • @herozacki1178
    @herozacki1178 ปีที่แล้ว

    Dr maxaa keena INDHAHA XANUUN IYO INDHAHA U EKADAAN QOF ILDHEER OO XANUUNSAN CML MARKA INDHAHIISA LAFIIRIYO

  • @MrOmar-y5o
    @MrOmar-y5o ปีที่แล้ว

    Dr su aashan muhiim ayaan u ahay iiga soo jawaab please. Oo kiyaalaha loo isticmaalo solar keeba fcn in la qaato midka dhalada ama midka caagga.
    Su'aasha labaad oo kiyaalaha caadiga ee faashiyonka loo qaato dhib miyey keenaayan istcmaalkooda joogtada ah mhdsnd

  • @idabdi1281
    @idabdi1281 11 หลายเดือนก่อน

    Dr mala isticmaali karaa ookiyaalaasha suuqa lagu iibiyo tusaale ahan Dr indhaa utagay wuxuu iiqoray okoyaale difaac kabdib qaali buu igu noqday markaas baa suuqa kasoo gatay mid raqiis ah
    Marka kaa aan suuqa kasoo gatay kawaran mabuuxi booskii kii dhakhtarku ii qoray

  • @surayaabdi7014
    @surayaabdi7014 6 หลายเดือนก่อน

    DR Myopia waa maxay pz kasoo hadal

  • @TOMJERRY-lw9ly
    @TOMJERRY-lw9ly 2 ปีที่แล้ว

    Dr waad mhdsn thy
    Dr wn ku weydinayaa wx isheeyda midig qabtaa arraga fog iyo Kan dhowba wn arkaa laakiin si fiican ima arko wxaa kale oo ku wareegsan korka madow ee isha cad mise wx yaroo cad ?
    Ee Dr jwb wd mahadsan thy
    Mxna u fiican cuno iyo wx qabadba

  • @fatuhahmet6303
    @fatuhahmet6303 ปีที่แล้ว

    Asc Dr indhahayga waa kla waynyihiin mid -ah markaa waxaan dhibsaday muraayada degree ah ee indhaha laga dhex arkaayo ma jiraan muraaydo outside degree aanu qofka kle arkaynin izo jawab plz

  • @xamdiyusuf2151
    @xamdiyusuf2151 2 ปีที่แล้ว

    Dr ahyan wan ku salamay
    waxan ku weydiiyey
    labadayda indhood tan midig aya
    aragedu yaryahy maxa sababa inay labada indho kala arag noqdaan

  • @jacfarvarreti9108
    @jacfarvarreti9108 2 ปีที่แล้ว

    Asc dr ahya anigaa waxanqaba xanunkaa calucoma ama biyaha indhaha ku fu5ma
    Waxan raba ina iga sacideyso wax ma aqrin wayo xanunka sidu igu dhacay aqris masam3n karin ama garadaa maleyahay plz ja2ab wcn

  • @zahraahmed6680
    @zahraahmed6680 2 ปีที่แล้ว

    Asc dr
    Indhaha ma i xanunayan way iificanýih
    Lkn waxan isku arkay mararka qaar
    1 : labada indhow mid kamida ibod bodo
    2: mararka qaar gududa ku arka
    Maxa keni karo dr isoo jawad mahadsanid

  • @XawaCabdi-eh6je
    @XawaCabdi-eh6je หลายเดือนก่อน

    Ii sheeg ciladaha ku dhaco isha bani aadamka

  • @rashkacaderashkacade6522
    @rashkacaderashkacade6522 2 ปีที่แล้ว

    Asc Dr waan kusamalay. Waxan ku weydinaya su,al aa ka jawaabataty okiyaalka Blue cut-ka ah ee lo isticmaalo shaashadaha. Cadceedana maku mari kartaa. Mahadsanid

  • @somtroubleshoter9642
    @somtroubleshoter9642 2 ปีที่แล้ว

    Dr ninka baadiyaha aaday xogtisa waa igu yaraysay imasuu ku maqnaa

  • @ubaxcabdilaahi3129
    @ubaxcabdilaahi3129 2 ปีที่แล้ว

    Dr adba u mahad santahay sida dadwaynaha ugu fa idayso waxan Ku waydinaya anigo 20 jir ah ayan waxsn kadaremaya indhaha in cad iga sobaxay maxa sababa se maxa loga hortagi kara maxad sanid

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud ปีที่แล้ว

    ما شاء الله 😍😍💙💙

  • @Hawolul5981
    @Hawolul5981 5 หลายเดือนก่อน

    Asc dr ani nambarkaga ii sheg

  • @afraxgurey1175
    @afraxgurey1175 2 ปีที่แล้ว

    Dr indhaha ay siigadu laciifisay sidee loo soo celiyaa hada aragaygu waa 3.75
    Sidee usoo celiyaa

    • @mascuudabdi9401
      @mascuudabdi9401 2 ปีที่แล้ว +1

      wll mcne iskaddaa oo ilaahy u toobadkeen siigadana iska ilaali io waxkasta oo kugusababaya inaad sameyso sida aflaamta xun xun io gabdhaha oo aad vedioshooda aad udaawato ta ugu muhimsan ilaahy utoobadkeen weydiiso oo kuduceyso inuu caadadaas xun kaa gooyo
      anigaygan intaan duceystey sidii buu ilaahy igu nacsiiyey kuna daayey alx

  • @nuredinsheikahmed3932
    @nuredinsheikahmed3932 2 ปีที่แล้ว

    adigu noo sheeg ka fiican

    • @drahyaa
      @drahyaa  2 ปีที่แล้ว +1

      Waxaa filaa inaa si fiican u daawanin muuqaalka

    • @nuredinsheikahmed3932
      @nuredinsheikahmed3932 2 ปีที่แล้ว

      haa madaawan hada daawana

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 10 หลายเดือนก่อน

    Waar waa maxay ookiyaalku?? Ma afsoomaali'baa waa yaabe??? Wallee nabi allooow ninba afkii kugu Amaan iyo wuxuu is yidhi,, scwassalam,,, wbtawfiiq