Maxaa keena kara dhabar xanuunka hadaba wax ka ogow by Dr Cadceed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 230

  • @Sabrasiman9
    @Sabrasiman9 6 ปีที่แล้ว +78

    Inta xanunsan allaha cafio🙂anagana ilhey cafimadka hano zyadio😍😍

  • @amcproduction2592
    @amcproduction2592 5 ปีที่แล้ว +3

    Tnx Dre Wan darema dhabar xanun weliba xiliga an xisada qadabayo ama an wax badan fadhiyo

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว +11

    Wlhi ana dhabrka bistey la ah alle ha icafio allhuma aamn ya allah 😪🤲

    • @abdullahi544
      @abdullahi544 2 ปีที่แล้ว +1

      Hablaha somalida waa dhabar xanuunka ukeena fadhiga ay cuntada ukariyaan

    • @mariamelmiofficial7541
      @mariamelmiofficial7541 2 ปีที่แล้ว

      @@abdullahi544 wlhi bro illah ba nokena oron kara aniga fdhigyga said ba maha inatn sacda badn

    • @Fataax-k4c
      @Fataax-k4c 2 ปีที่แล้ว

      Amiin wllo

    • @zakibuskulo626
      @zakibuskulo626 2 ปีที่แล้ว +1

      Dhabarku marku ku xanuunayo uur ku jirta iyo in kalyuhu ku xanuunayan ma mooda

    • @ayaanomar3066
      @ayaanomar3066 2 ปีที่แล้ว

      @@zakibuskulo626 Haa wlhi 3 iyo bar ayn la jifaa lkn dhowr biloodba waa zaid xanunkeyga waa la idhahy lafta ayaa gudaha u dunty bal icaawiya maxaa xal ah😭🤲

  • @hamdiyamohamed4307
    @hamdiyamohamed4307 5 ปีที่แล้ว +3

    Waad mahadsantahay Anigu dhabarku is an caadi aheyn I xanuuni jirey lkn wankaladnahay iminka waayo wa dabasha gym iyo orood Alxamdulilah ilahey mahadisa

  • @ma..6732
    @ma..6732 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow icaafi intaas ayaa lewga soo sheegay isoduceeya walayaal ducadiina wa maqbool inta xanuusan alaha nacaafiyo

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 6 ปีที่แล้ว

    maansha allaah barnaamigkan aad iyo aad ayaa loogu baahnaa mahadsanidiin inta soo diyaarisay oo uu ugu horeeyo Dr ka

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 5 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا Dr Alle haku barakeeyo 👈

  • @nuurcabdiraxmansayid7185
    @nuurcabdiraxmansayid7185 ปีที่แล้ว +1

    asc dr cadced
    wan ku salAamay
    dr cafceed gacmaha iyo lugaha cagaha ayn ka dhidhida maxan sameyna mahadsanid

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 2 ปีที่แล้ว +1

    💔😭😢Waa ixanuunaa

  • @abdirahmankhairehthegenius4876
    @abdirahmankhairehthegenius4876 6 ปีที่แล้ว

    Aniga yaraantaydi jig aya isoogaaday way igu soibaxday marka radio wana maray lkn bilaa faaido waa laiga waayay jugtii sidéen looheli kara jigta way jrtaa ilaa imika 25 jiir ahay thank you

  • @Sultana_Alisha
    @Sultana_Alisha 3 ปีที่แล้ว

    Dr nabarkaga iso dira wax ayaan ku weydiinaa

  • @suleekhaaxmed6006
    @suleekhaaxmed6006 3 ปีที่แล้ว

    Xagan Kala soo xidhiidh Dr

  • @mohamedabdiadandhaqane6100
    @mohamedabdiadandhaqane6100 ปีที่แล้ว

    Asc wall Dr dhabar hosee ayaa ixanunaye talefanakaga mahili karaa

  • @husseinbileabdirashiid3108
    @husseinbileabdirashiid3108 5 ปีที่แล้ว

    Thanks dr cadceed we need more information about dhabar xanuunka

  • @farxiyafaarax6952
    @farxiyafaarax6952 6 ปีที่แล้ว +4

    Mashallh allha xanunka haka dulqado intaa xanunsan

  • @addowilyaasali8114
    @addowilyaasali8114 ปีที่แล้ว

    Keep goinb

  • @Chadmali
    @Chadmali ปีที่แล้ว

    Mudo sanado ah la xanuunsanaya

  • @yusrabile8324
    @yusrabile8324 6 ปีที่แล้ว

    Tanks you very much for tips

  • @abdirahmankhairehthegenius4876
    @abdirahmankhairehthegenius4876 6 ปีที่แล้ว +2

    Docter deecanka maxaa dameeya sidéen usoo ceshani kara adoo mahadsn ?

  • @ubahbintumoha6883
    @ubahbintumoha6883 2 ปีที่แล้ว

    acz walal Ababye oo qof weyen jimicsiga ma Awodo maxa sameya

  • @xubiali7991
    @xubiali7991 6 ปีที่แล้ว

    Mash alah doctor cadced ala ku xiftiyo

  • @munodegan7
    @munodegan7 3 ปีที่แล้ว

    Dr allah haku xifdiyo ,infection ku ma keeni karaa dhabar xanuunka?

  • @abdullahiwarsame4182
    @abdullahiwarsame4182 2 ปีที่แล้ว

    Dr waan kaaga mahadcelin soo jeedintaada waxaan ku weydiinlahaa kwrn hadiiba xanuunku yahay daba gibinta mesha u dambeysa ee dhulka taabanaysa xanuun saa Ida ka daremayo markaan mudo fadhiyana waxaan dareemayaa kabuubyo dhanka barida ilaaa cagta hoose ah.

  • @ahmedkhalif3484
    @ahmedkhalif3484 6 ปีที่แล้ว +2

    Subscribe ii saar chanelkayga

  • @nasriinabdifitaah7061
    @nasriinabdifitaah7061 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc doctor ani gbr ayan ahy wali man gursan kali ayaa mudo sanad laga jogo ka qalanahy markii qalinkii leygu sameynaye ayaa dhabarta cirbada suuxisada leyga siiye wn cafimaday mudo alx markan dhor bilod jogay ayn wxan daremay xanuun dhabarka ilaa lugta oo ixanuna wn ugagsaday mudo ayn jogay malin ayn wxa qaday boorso dhar ah oo aad uculus waxan rabay in aan saro miis dher inta aan sarin miskii ayn borsadii la dhacay dhabarkii wuu ibararay hbn ayey ahed subixii dhabarkii oo ibararay ayn arkay ila hda wuu ibaransan yaray dhowr dhaqtar ayn utagay wxna igama shegin marka iso jwb doctor

  • @tiinaali5560
    @tiinaali5560 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc dr dhamamarka lafta dheer aya ixanuunto jug igaartat lixbil kahor

  • @zedkachannel6144
    @zedkachannel6144 4 ปีที่แล้ว

    Shukrn doctor

  • @mohamedmato883
    @mohamedmato883 2 ปีที่แล้ว

    Hada socdo dhabarka wow ixanuna maxa keno D.r

  • @nasiyalaki2640
    @nasiyalaki2640 6 ปีที่แล้ว +2

    Asc Dr xanuunka shoogu ama naxdinta ma saamaynkar lafaha sida dhabarka ama lugaha

  • @shugriomar2049
    @shugriomar2049 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc Dr I want to ask you one question about spine cord because I'm feeling my spine cord is very painful . Away all the way to my ribs between shoulder and neck and all of my left side is painful do you think about this problem can you reply back to me in Somali

    • @shaafinuur8205
      @shaafinuur8205 6 ปีที่แล้ว

      shugri omar
      chek your Gb bro
      of u live in abroud

  • @saidmohamed745
    @saidmohamed745 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc dr waan. Kudlamy wallakey waxaa xanuunya lafaha dhabrta maxa u dawaaah

  • @roodamo1772
    @roodamo1772 4 ปีที่แล้ว

    Wll roomadiska maxaa loo isticmaalaaa

  • @kalakacsani1901
    @kalakacsani1901 6 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid 1000 jeer. Aniga -
    11 bilood ayaan qabaa dhabar xanuun gaar ahaan qaybta hoose ilaa lugaha aniga waxaan ahay caato miisaanka 80 dada 21 dhererka 180cm waxa aan kunoolahay. Austria dhakhaatiir badan oo aan aaday wax idaweeya iima ayn helin.

    • @sacdiyoxusseinhkl330
      @sacdiyoxusseinhkl330 6 ปีที่แล้ว

      kala Kacsani! kkkkkkk adoo 21 jira hadaa tahay 80 see udhahee caato ahay 60 aa kugu fiican

    • @sacdiyoxusseinhkl330
      @sacdiyoxusseinhkl330 6 ปีที่แล้ว

      kala Kacsani! ani waxaan ahay 49 waxaana jiraa 24 dadka waxay idhahaan caati zaaida aa noqotay marka inaa 60 gaaro jeclaan lahaaa waana rajayn insha aallaah

    • @sadioabdi
      @sadioabdi 6 ปีที่แล้ว +1

      80 haduuyahay kilogram wuubadanyahay haduu pound yahay wayaryahay waa caato 80 pound 36.287 kilograms

  • @sundusmohammed8030
    @sundusmohammed8030 6 ปีที่แล้ว +1

    Jazekallaahu khayr

  • @raxmacabdi5391
    @raxmacabdi5391 6 ปีที่แล้ว +2

    Shukran wll

  • @faizajamanouh2045
    @faizajamanouh2045 5 ปีที่แล้ว

    Asc Dr cadced aiga dhabarka aad u ixanuunaya sawirba laisaray waxa laigu yidhi lafta isxoqaysa o dhecankiiba kadhamady marka maxa igacawinkara si aan dhareerayashi uhelo maha dhabarka okaliya xubnaha kala goysyada odhan a ixanuunaya jilbuhu haugu darnadene

  • @shuibsayga7518
    @shuibsayga7518 5 ปีที่แล้ว

    Dr wlhi sida muuqalka ka muuqata oo dhabar ka ah ayaa in badan ixanuunayso Dr ayan maanta tagay kaadi aya la idiray infaction ayaa la igu shegay

  • @mariamjego9016
    @mariamjego9016 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc dr cadceed wllky waxaan qabaa herniation disc qaliin ayaaa thy ayaa la idhahay xanuun aaad ah ayaan dareemayaa aan kala joogsi laheen xanuun baabiye waan kadaaly wax kle ii sheeg aan isticmaaalo anigoo la iqalin plz wll i caabi inuu allah sw daawo iiku daro ayaaa laga yabaaa dr mhdsanid

  • @haliimohussein7560
    @haliimohussein7560 6 ปีที่แล้ว

    Asc Dr waxaa I xanuuna sinta iyo dhabarka dhaqtarna wn utagay wali sidii ayey ii xanuuneysaa ee maxan sameeyaa

  • @laylanu6812
    @laylanu6812 3 ปีที่แล้ว

    Asc wll adoo mahadsan maxaa keena xanuunka qaybta ugu dambeysa ee laaban ama seenta maxaase daawo u ah baarakallaH

  • @hibohasan7110
    @hibohasan7110 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc wlal anaa kuu qiray Dr buuxa inaad tahay alaha ku faxido calamadaha neerfaha anaa isku arkay dhinac baa i xanuuna qoorta gacanta kalida ayuu maraa xidhidhkasi anuu wan dareemaya Dr waxba igama helo si walba waa lay baadhay aakhirki jimicsi aya ii qoreeb

  • @husseinbileabdirashiid3108
    @husseinbileabdirashiid3108 5 ปีที่แล้ว

    Waxaan u bahanahay ct scan or mra raajo wax badan masoo saarto

  • @xaliimomaxamuud6499
    @xaliimomaxamuud6499 4 ปีที่แล้ว

    shugran dr Cadceed

  • @deeqocadey730
    @deeqocadey730 4 ปีที่แล้ว

    mash allah fikir fican dr tore ani ayaba iga hadashay

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 5 ปีที่แล้ว

    Doctorkaa I feel alll over pain I wish u could help I want to doctor gm nothing is working I never seen u now day itee kanaxday

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 5 ปีที่แล้ว

    Dr banooni ama kubad ayan dhelay kadib dhabar xanun ayaan iskU arkay markaa maxaa ku daaweeyaa

  • @aaminomaxamed1828
    @aaminomaxamed1828 5 ปีที่แล้ว

    Asc dr sual ayan ku weydinaya aniga waxan ahy qof xanunsan oo xametiga aya laiga saray meshi laqaly ayan culeys kadaremaya sida kababyo okale waxan rajeyna inaad iso jawabto asalama caleykum

  • @naciimamahamud8376
    @naciimamahamud8376 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga xitaa marka an neefsanayo xanuun saidakadareemaa ilhy nacafi

  • @farduusaibraahin9494
    @farduusaibraahin9494 6 ปีที่แล้ว

    Dr adihoo iga raali ah waxaan rabaa inaan kuweeydiiyo waxaan cunaa kaniinka sokorta sonkorna imahayso waxaan rabaa inaan miisaanka kurido markaa waxa ma iidhimaayaa caafimaad keeyga

  • @laylosaid5918
    @laylosaid5918 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi dr ana cudurkas hda isku arkay

  • @farduussrywaxahaloqabto1872
    @farduussrywaxahaloqabto1872 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc dr dhabarku aad buu ixanuunyaa wuuna ibararayaa

  • @احمدالغامدي-ك9ن
    @احمدالغامدي-ك9ن 5 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa runti dhabar xanunku waxa keena ugu badnan buurnanta anigu awal markan soconaya waxa ixanuni jiray dhabarka wayo wan buurna lkn markan caatoway wanka caafimaday axdllah

  • @aishahusein6453
    @aishahusein6453 3 ปีที่แล้ว

    Aniga 4years Aya dhabax xaunun ka qaba markatane dhaqtar tago waxow I qora kanini kalshum ka ah markaqato ne wa ku ronaada lkn Kuma resto o wali wa ixanuna dhabar xanun kan waxow igu bilowday marka u umasha ah hbenki dhan an ilmo yar lafadhi jiray e mxa hda is ku daweya

  • @haniomarmohamed2031
    @haniomarmohamed2031 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr cadceed waan ku salaamay waxan rabay inaan ku weydiiyo aniga gacmaha iyo lugaha kuleel ayay I yihiin mana u huraayaan Marka maxaa noqon kartaaa

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 ปีที่แล้ว

    Aniga waxaan qabaa dhabar xanuun saaid ah anigoo yar ayaan meel dheer ka soo dhacay hada ayuu igu soo kacay

  • @khadradaahirbaashir3362
    @khadradaahirbaashir3362 3 ปีที่แล้ว

    Xariita bilow ilaa dhamaad i xanuunayo marka dhabar xanuun miyuu ka xisaaban yahay

  • @jamilaahmed66
    @jamilaahmed66 5 ปีที่แล้ว +1

    Dr qof ey xanuuneynin oo somali ah iney jirto ma umaleynayi

  • @sacdiyocadey9138
    @sacdiyocadey9138 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah Dr cadceed ilaah haku xafido wll waxaa aad ii xanuuna dhabarka maxaa sameeyaa

    • @naimaereg855
      @naimaereg855 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo ma buurnthy mise normal baa thy

    • @saynabxalane3601
      @saynabxalane3601 2 ปีที่แล้ว

      @@naimaereg855 abaayooy Ani bal ii faa idee

  • @ducaalejaam3596
    @ducaalejaam3596 3 ปีที่แล้ว

    M.a allha ajir ka siiyo

  • @salaanyare4895
    @salaanyare4895 5 ปีที่แล้ว

    Dr cadceed waxan ku weydin lahaa. Malo baahan yahay in la aado chripractic mahadsnid

  • @ShariifShariif-zp2uj
    @ShariifShariif-zp2uj 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilaahay haku xafido

  • @MoSalax
    @MoSalax 6 ปีที่แล้ว

    sxb waxaa i xanuunaya dhabarka ka bacdi markaan xalay shaqo kalay lkn hata aad bay ii xanuunaysaaa marka maxaa iigu la talinleheed

  • @neenahssn7346
    @neenahssn7346 6 ปีที่แล้ว

    Asc mahadsanid Dr waxn raba si qaasa inan kula so xariiro ma heli karaa tellkga

  • @sarahhhh6597
    @sarahhhh6597 3 ปีที่แล้ว

    Dhabrka i xanuunya Qabtiisa danbe dr wax la igu yidhi 2cm Ayey isu dhawaden laba lafood oo ka mida aad buu ii xanunyaa dhabrku talo maxaa isiin Miisankeygun waa 60kg

  • @raaqiyoosman9577
    @raaqiyoosman9577 5 ปีที่แล้ว

    dr talalka ilmaha ka so hadal fadlan gabar ba dhalay mana talalin hadanh qurba jogaa cunugta 4 sane jirtaa

  • @waxkabarowayahadunidazahru4638
    @waxkabarowayahadunidazahru4638 6 ปีที่แล้ว

    dr ani dhabarka ayaa i xanunayo subaxdi marka so kaco kaadi da xogaa hadey igu daahdo oo an musqul gelin zaid ayu ii xanuuna maxa sabba

  • @fadumosahra8852
    @fadumosahra8852 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allh dr

  • @naimohassanabdi3840
    @naimohassanabdi3840 6 ปีที่แล้ว +5

    Asc wll 2016ayaa dhawarka ixanuuny kdibna dr hindi ah utagy kadibna baritan ayaa maray woxo igu yiray dheecankaga ayaa badan kadibna cirbid ayaa liigu duray dhawarka oo biyo ayaa liiga miiray

    • @ugaasccasiisubaxfarax973
      @ugaasccasiisubaxfarax973 6 ปีที่แล้ว +1

      asc wall waxaan kuway diiya xaniinyaha markuu mudo sanda.kabadan kuxanuuno kadib dheeraado ookala dheeraado iyo miskaha dhex dooda ooxanuunta iyo xubinta oo cuncun keenta

    • @ugaasccasiisubaxfarax973
      @ugaasccasiisubaxfarax973 6 ปีที่แล้ว

      asc wall waxaan kuway diiya xaniinyaha markuu mudo sanda.kabadan kuxanuuno kadib dheeraado ookala dheeraado iyo miskaha dhex dooda ooxanuunta iyo xubinta oo cuncun keenta

    • @kaynaanistakiin5454
      @kaynaanistakiin5454 6 ปีที่แล้ว

      asc wllahy dr xageee jogaaaa

    • @jannadoonohadaalin4889
      @jannadoonohadaalin4889 6 ปีที่แล้ว

      Naimo Hassan abdi gcch

    • @umuikhlaasjanal3240
      @umuikhlaasjanal3240 6 ปีที่แล้ว

      Naimo Hassan abdi aallag haku cfyo

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 5 ปีที่แล้ว

    Jasaaka allaahu khayr

  • @dhemandahir9771
    @dhemandahir9771 6 ปีที่แล้ว +2

    Dr cadged asc wr wb inaan su al ku weydiyan raba xgee kaala soo xirira

  • @gabadhaheerdarawiishlascan7365
    @gabadhaheerdarawiishlascan7365 6 ปีที่แล้ว

    dr xagee lagaga helaa dad ka uso sheeg he xanuuna da iskabataye

  • @dekaadam8295
    @dekaadam8295 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr Cadceed wll adoo raali ah waxad iga caawisaa hadii alle idmo lafaha lowyaha ayaa I shan qara way is xoqayaan xanuun iguma hayaan alxmdulilaa base shanqar aan yareyn ayey sameynayaan waxan filayaa dhareerkii ayaa ka yaraaday marka maxan u isticmaali karaa adoo raali ah

    • @beerlula723
      @beerlula723 6 ปีที่แล้ว

      Deeqo Ali baamiyaha ama okra isticmal huuno cuntada ku darso

    • @dekaadam8295
      @dekaadam8295 6 ปีที่แล้ว

      zuduz jama wll adoo raali ah okra ma aqaan magac kale ma leeyahay baamiye Wan isticmaala Wali wax is badal ah kaman arag

    • @hudaomar640
      @hudaomar640 6 ปีที่แล้ว

      Wll isku mid ban nahay ee iso sheeg hadad heshay wax ad iskaga dawaysay

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 5 ปีที่แล้ว +3

    Dr dhamar xanuun wlhi hdii uu ixanuuno xtaa isama rogi karoh sxpday waxay dheheen hdaa guursti wuu kuu fiicanaan iga yaabshe kuwaasa 😅

    • @dantiigarad8435
      @dantiigarad8435 5 ปีที่แล้ว

      Hhhh gurso hee

    • @munomahdi9588
      @munomahdi9588 5 ปีที่แล้ว

      Sulekho abyoh ani kula dhibkaas wlhi xnn aya usheganeysaa wx an mesha aalin ku dirayan kliyaH Dr la Xariir👏

  • @bintunimco3340
    @bintunimco3340 6 ปีที่แล้ว +2

    masha allah

  • @cabdirisaqbashejama2945
    @cabdirisaqbashejama2945 5 ปีที่แล้ว +1

    dr lanbarkaaga ayaan ubaahanahay

  • @nagaadibrahim4259
    @nagaadibrahim4259 6 ปีที่แล้ว

    dr wallahy anigad lamodaa inu arko walahy xanun kademaya dhabarka

  • @wllweyne6690
    @wllweyne6690 2 ปีที่แล้ว

    19 year jira 71 kilo dhabar xabuun isku arkay tala isii Dr

  • @fadumohussien2175
    @fadumohussien2175 6 ปีที่แล้ว +6

    Asc doctor waxaan rabaah number kaaga

  • @nastehamudey1632
    @nastehamudey1632 5 หลายเดือนก่อน

    Wlhi anoo icanuunaa

  • @mahamudali7428
    @mahamudali7428 6 ปีที่แล้ว

    Dr anig waxa ixanunaya. Dhabarka ka kooro garbaha iyo dhabarka. Mesha. U dhexesa

    • @ismahanaweys678
      @ismahanaweys678 3 ปีที่แล้ว

      Alla wlloh isku mid ayan nahay aniga xita dhabarka qeybta kore gacmaha intaso dhan ixanunayo waliba wey igaracmayan meel malax ku jirta cml

  • @Gobtechn
    @Gobtechn 6 ปีที่แล้ว +1

    Qaabka fadhiguna aad ayuu sabab wayn ugu leeyahay dhabar xanuunku

  • @Potatoes-y2n
    @Potatoes-y2n 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshaa alaah

  • @fadumo.hassan9780
    @fadumo.hassan9780 6 ปีที่แล้ว

    24 jir ayaan ahay Ma shaqeeyi schoolna ma aadi wax dhaqdhaqaaq ahna ma sameeyo cun cab seexo saas ay tahay maalinwalbo dhabarka ayaa ixanuuna dhaqtar ayaan tagay wuxuu dhahay muruq ayaa kujiro daawo ayuu isoo qoray daawada markaan dhamaysty hada neh meeshiisa hadaan foorarsado inaan is toosiyo way igu adkaaneysaa

    • @amirmohamedjaaji6746
      @amirmohamedjaaji6746 2 ปีที่แล้ว

      Hada 27 sano ma gaartay mise ana u mooday mida kle abaayo dhabarki maku reestay?

  • @hanizigad3427
    @hanizigad3427 ปีที่แล้ว

    Asc dhaqatar

  • @ichBin_Schweizer
    @ichBin_Schweizer 5 ปีที่แล้ว

    D.r aniga dhabarka ixanuunaya aad iyo aad waxaa la i yidhi laba lafood ayaa isku dhawaaday oo is xogay wll ma jimicsanka maxaan ku daaweeyaa

    • @nasriinmoha1384
      @nasriinmoha1384 4 ปีที่แล้ว

      Asc apayo mela kala so xariiro isheg wn ku baahanahaye

  • @somaliachannel625
    @somaliachannel625 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going dr

  • @jecliyaalamanahaisjecel7867
    @jecliyaalamanahaisjecel7867 6 ปีที่แล้ว

    Dr nabarkaka isheeg waxan ahay bukan aad kuku bahane please

  • @mohammedsamow1527
    @mohammedsamow1527 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @hibohassan4049
    @hibohassan4049 6 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanit wll madama ino faideysay dhabar xanonka

  • @halimaomer625
    @halimaomer625 6 ปีที่แล้ว +1

    Dr Cadceed Qeyr Alle ha idin siiyee Waxbad no Faideysiin Adiga iyo Culimada iyo inta wnga Fafisaba blse utube waxan u nacay. Inta Sharta iyo Aqlaaq Xumada laso Fariista ee Danbiga galisa Dadka Ajirkoodana uga Ciyaarta Wllhi ...So Sorry..

  • @foos7330
    @foos7330 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc waa ku mahadsantahay barnaamijkan waa fiicanyahay maashaalah

  • @bulbulhaaji6816
    @bulbulhaaji6816 6 ปีที่แล้ว

    dhabarka dhowr jeer bn u dhacay ano uur leh iyo anoon lahay dhatar bn u shegay isna wuxu yiri buruga ku jircal jim same lugta calacashana dhuĺkay wada dhigmi oo kobo bu i qaray maxa sameyaa marka dr

  • @omarabdulahi7394
    @omarabdulahi7394 6 ปีที่แล้ว

    Asc Dr luugaha Ayaaa ixanuunka markaaasi anigu waxaan qabaa beerxanuun

  • @naimohassanabdi3840
    @naimohassanabdi3840 6 ปีที่แล้ว +3

    Adoo mahadsan👍 mexey tahy waxas maxasa keeno

    • @hawavehaa9627
      @hawavehaa9627 5 ปีที่แล้ว

      asc dr pels waxan kacodsanya nubarkaga

    • @hawavehaa9627
      @hawavehaa9627 5 ปีที่แล้ว

      ilahow jandi kuge wa sida dhinaxa ixanunayo

  • @saharaabdi6628
    @saharaabdi6628 6 ปีที่แล้ว +1

    Dhabar ilaa iyo santa hadii ay jug ka gaarto ood massage sameyso ama therapy. Ma wax dhib ayey ku kenaysaa hadii aad uur donayo
    Thanks?

  • @anisadqahmed1419
    @anisadqahmed1419 6 ปีที่แล้ว +3

    Ala aniga wuu i xanuunaa dhabarku 😢😢

  • @karaamacde2328
    @karaamacde2328 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @Naanihilaaa
    @Naanihilaaa 5 ปีที่แล้ว

    Xageelagaa helaa dr

  • @qadrofarah5138
    @qadrofarah5138 5 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @farxiyocali9614
    @farxiyocali9614 6 ปีที่แล้ว

    Dhabarka ayaa I xanuuno markaan foorarsado Waxaan moodaa in meel biyo fadhiyaan oo shulug shulug iga leeyihiin 85kiilo ayn ahay Waxaana jiraa 35 sano