ookiyaalka aragga waa nacay maxaa ku badashaa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 33

  • @zakiyaali9739
    @zakiyaali9739 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allaah dr yahya adigoo kale
    ale hainoo badiyo aamiin

  • @sheexoibnugaandaa7408
    @sheexoibnugaandaa7408 3 ปีที่แล้ว +2

    Hambalyo 11k Dr

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid🙏

  • @adnanmohamed5093
    @adnanmohamed5093 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep up the good work Ahyaa Eye Health.

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      🙏

  • @abdimalikdiriye546
    @abdimalikdiriye546 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Dr wanku samalay
    Dr intaan soo caqliyeeshtay illa hada waxan isku arkay in isha bidix an isku qabto markaan cadceeda dhexsocda hadii an hoos helo labada indhood waa kala furi kara lkn marka qoraxda dhexsocda hal inan laabo waye siiba mida bidix
    2018 kii ayan dhaqtar tagay waxuu na iiqoray-0.5 garada ah mana isticmala ookiyal oo maxirto
    Dr tala ahaan maxa ii soo jeedin laheed mahadsanid Dr

  • @cqaadirmaxamed4762
    @cqaadirmaxamed4762 2 ปีที่แล้ว

    Dr ookiyalo qayirkoodu saa idyahay ayan wata ookiyalo aa qayirmin malahe laa

  • @yoonisxasancalasow7290
    @yoonisxasancalasow7290 3 ปีที่แล้ว

    Dr wxa kuweydina araga dhera idhiba mxa igula talin lahed

  • @yuusufmustaf6723
    @yuusufmustaf6723 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr: aniga markii aan ka soo kaco hurdada habenkii indhaha aad ayey ixanunsadaan cuncun wax dhan ma firin karo hadii aan firi iyo murayada ma firin karo wax yar ka danbo waa ficnadaa alx
    Markii aan joogo bilooyin waa igo soo kacaan waxaan kadaremaa culeys badan hadii aan wax firiyo oo aan ka jesto umama maleyo in aan wax firiyay
    Waxaa igu kacdo xasiyada markaas
    Dhoe malin aay jifaa kadanbo waa ficnadaa
    Maxaa sababa dr

  • @abdirizakhaji7727
    @abdirizakhaji7727 3 ปีที่แล้ว

    Garaadada ma iska yarayn karaa waxaan haystaa 7

  • @rudwacismaan7295
    @rudwacismaan7295 3 ปีที่แล้ว

    DR ARAGA INDHAHA MAWAXY KABADASHAA ARAGEEDA MA HALKIISIIYUUNBU TAAGNADA MISE KUU KORDHIYA MOBILE KA HADII MURAYAADA LGU ISTICMAALO DHIB MIYAA UGA IMNYA ARAGA ANSWER PLEZ DR

  • @shakrayare4762
    @shakrayare4762 3 ปีที่แล้ว +1

    dr tusaale araga fog markuu ka aciifo oo kale oo okiyaal lagu soo qoro ada free u ah so maha hdii macnaha in dhahaaga xanuun kugu heyn iftin marki arkan cml oo ad cadi tahay?
    Markan shaashadah isticmaalayo okiyaalha iftiinka iga celiya isticmaala kuwa effevt ma igu yeelan karan mise kahor tageyga waa ok,??

  • @queensukayna2174
    @queensukayna2174 3 ปีที่แล้ว

    Thanks dr

  • @sacdowcilmi790
    @sacdowcilmi790 3 ปีที่แล้ว +2

    Asc dr mararka qaar wax ma aqrinkaro cisbicaalka hadaan tago waxaa ley dhahaa indhaga wey ficanyihiin waxaa u bahantahy okiyal aqriska isagane digri2,5 ayaan wax ku arkaa plz wanfahmi la ahey

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Markaa wadatid ookiyaalka aqriska wax ma aqrin kartaa?

  • @xamdicabdicilmi2996
    @xamdicabdicilmi2996 3 ปีที่แล้ว

    Dr waxaan rawaa inaad ila taliso anigoo yar ayaan isku arkay inaan meel fog wax ka arki Karin waana yarahay 14jir ayaan ahay Wali walidkeyna waan kala baqaa Uma sheegin ee Dr maxa xal uah arinteyda pls iso jawaab ookiyaalka noocaan rawo maqaadan Karaa oo garaado ah mahadsanid

  • @queensukayna2174
    @queensukayna2174 3 ปีที่แล้ว

    Dr anoo okayal wato xataa araga fog waankudhibanahay sida sabuurada hadaan udhawaanin waxsifiican ugu ma arko 2 leewataa mardhaw baan iskasoobadalay jawaab plz🙏🏻

    • @xamdicabdicilmi2996
      @xamdicabdicilmi2996 3 ปีที่แล้ว

      Apaayo kula mid aan ahay Wali waalid keey lama wadaagin😭

  • @yuusufmustaf6723
    @yuusufmustaf6723 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr number kada isoo qar waa ku bahnaa

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      +252612882886

  • @Mursal235
    @Mursal235 3 ปีที่แล้ว

    Dr. Okiyalaha aan dhaqatar isoqorin ee aan suuqa kaso gato dhibmiyuu iikenaya?

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      Noocee tahay ee ku xiran tahay

    • @Mursal235
      @Mursal235 3 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa dee ustaad wax la iso qoray ma ahan ee wa kuwa iftiinka uso gatay

  • @isakdahir654
    @isakdahir654 3 ปีที่แล้ว

    Dr xagee laguugu soo hagaagi karaa macanaha xarun aad fariisato?

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว +1

      +252612882886

  • @abdirashidahmed4665
    @abdirashidahmed4665 3 ปีที่แล้ว

    Dr. Shaqadayda waxay ubadan tahay computer ookiyaalana maqaato....markaan shaqada kasoo baxo waxaan isku arkay shucaac iga galayo aragga fog maxaad igula talin lahayd

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Talooyinka linkigaan ku dadaal👇
      th-cam.com/video/676mSoq91m4/w-d-xo.html

    • @abdirashidahmed4665
      @abdirashidahmed4665 3 ปีที่แล้ว

      @@drahyaa Dr .... shukran waan daawaday clipkii..... waxaad kaga hadashay indha canuunka aykeenaan shaashadaha....kuweyga Ima xanuunayaan..ee cilladayda waa shucaac oo qoraal 100mtr ii jira markaan fiiriyo sifiican uma arko ilaa aan usoo dhawaado

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Baaritaan indhaha ah isaga samee si cilada loo ogaado.

  • @aminaabdulahi3384
    @aminaabdulahi3384 3 ปีที่แล้ว

    Dr shukran wallkey plz iisoo jwb wiilkeyga 3jir waye qoraxdana waa dhibtaa indhuhuu yareynaa bananka markaa loo bixiyo talefanka ayuuna aad ufiirsadaa dhaqtar miyaa geyaa

  • @bilanabdinasir4528
    @bilanabdinasir4528 3 ปีที่แล้ว

    Dr aniga indhaheyga wey ifcnaayeen gbr isku class ahan jirne okiyal ay laheed iska xiran jiray marmar xarago ahan iyadana araga loguso qoray wxa dhacde in arageygu daciifo marka ila tali plz okiyalna marabo mxa igula talin lahed arageyga wudaciife isojwb plz plz

    • @drahyaa
      @drahyaa  3 ปีที่แล้ว

      Baaritaan indhaha ah isaga samee