Thanks dr ani hada ayaa la i guursaday dheecaankaas ayaana isku arkay lkn ur badan malahan wax yar ayuu lee yahy iyo cun cun lkn dhabar xanuun iyo kaadi badan iyo gubasho iskuma arkin waana mahadsan tahay dr cilmigaagana alle ha kuu siyaadiyo ajarna alle ha kaa siiyo wax badan ayaa kaa faaidnay
Asc dr waxa rawa ina ku wediyo su aal dhiga cadad aa lawo bilod iga maqan baritan aa subiye waxa ku hayo egfasha aa le dhahy dawad waa is ticmale dhigin ma i imanin maxa subiya dr jw
Dr asc ❤️Allah ajar haku siiyo ee kaso hdl dhagta oo ku qeylisa aan xanuun laheen lkn ku xeeyso mxa sawaba iyo side laku daweya ❤️ mahadsanit Allah haku sharfo
Dr waxan ku waydiinaya wakhtigii cadada oo laba cisho ka hadhay uur malagu ogaan karaa aniga wan is baadhay posative ayuu noqday kadidi iyo dhiigiba plz jwb
Dire ani dhabarka ayaa ad ixanun nujiso ayaan ahaye mudo 10 bi lah wn ka shaqey san la ahy tulo ayaan jogan qalajiye ayey isoqoran marka ado raliya isoja waab mahad sanid Dire
Ur vagin has less naturel liquid... That is why u want to touch everytime.. Try to eat/drink egg🥚 early morning.. Don't clean with perfume or soap.. There is a medical shampoo that u can wash ur vagin..
Fadalan subscribe dheh (th-cam.com/channels/gw_TtKRk_a8V3AWRXKzHRw.html).
𝐊𝐚𝐧𝐢 𝐰𝐚𝐚 𝐢𝐧𝐬𝐭𝐚𝐠𝐫𝐚𝐦 𝐤𝐞𝐲𝐠𝐚 𝐬𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡. 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐚𝐲 𝐰𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐤𝐮𝐰𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐞 𝐚𝐧𝐢𝐠𝐚 𝐦𝐚𝐥𝐢𝐡𝐢. 👇
instagram.com/farisalattas/
𝗙𝗢𝗟𝗟𝗢𝗪- 𝗗𝗛𝗘𝗛 𝗧𝗜𝗞 𝗧𝗢𝗞 👇
www.tiktok.com/@drfarisalattas
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐧 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐫𝐢𝐢𝐬 𝐬𝐢 𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐭𝐨 facebook Page-keyga👇
facebook.com/Drfaristhahir/?ref=bookmarks
👍👍👍👍
Asc dr waxaa ku su aalaa haweney uur leh o isbucii mar dhiig yar ka imaada kwrn
Asc Dr aniga cuncun bN iskuarkaaah iyo qoyaaan aaan wax xanuunlahay iguhayn
Thanks dr ani hada ayaa la i guursaday dheecaankaas ayaana isku arkay lkn ur badan malahan wax yar ayuu lee yahy iyo cun cun lkn dhabar xanuun iyo kaadi badan iyo gubasho iskuma arkin waana mahadsan tahay dr cilmigaagana alle ha kuu siyaadiyo ajarna alle ha kaa siiyo wax badan ayaa kaa faaidnay
Makacawenkaraa walalo
M.a keep going bro alle cilmiga haku barakeyo m.a guuleyso
Asc walaal suaal ayankuweediinaayaa waxaan isku arkaa minka inuu isoobaxaayo xoogaayar iyo xanuun markaankaadinaayo qoyaan wata dhiig iyo hilbo gaduud xigeen ah walaal icaawi 😭😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🤲👈
Abaayo so dagdag ah ayaa dhaqtar ugu baahantahay
Dr bahalka aadbu icun cuna wxn kudhaqay saabunta detol kadib cun cunki wuu igu siyaday dheeecan yellow ah isku arky io oo urleh maxan sameya???😢
Saabuun dhan hakudhaqn iyo Shampo iyaga keeno cun cunka
Asc dr waxa rawa ina ku wediyo su aal dhiga cadad aa lawo bilod iga maqan baritan aa subiye waxa ku hayo egfasha aa le dhahy dawad waa is ticmale dhigin ma i imanin maxa subiya dr jw
Dr asc ❤️Allah ajar haku siiyo ee kaso hdl dhagta oo ku qeylisa aan xanuun laheen lkn ku xeeyso mxa sawaba iyo side laku daweya ❤️ mahadsanit Allah haku sharfo
Abayo aniga xita sas isku arkay
Dr faris Al attas Allah ku xafido mahad sanid 😍😍❤
Masha Allah dr Mahadsanid Allaha kusharfo
Aniga xaas ayan ahy lkn maxa kudadala ooleyga Rabaa drs
Mahadsanid dr🥰
Ale hakuxafido cilmigane ale hakuu siyidaadiyo wan qalanahay caloosha ayaa idanqanayso
Meqaa bilood qalan thy
mahadsanid dr dhiiga caadada bishii marku imaado 2 week qadanaayo ino dhamaado ila 17days maxa sababa plz
Mashaa allah jazaakal allahu qeeyr
Asc. Wxn. Qaba. Suaal xubinta. Taranka. Ee. Cuncunka. Mxa. Lagu. Daweya
Thank you 🙏🏿
Dr mhdsanid lkn markan calaamadan isku arko Daawo qalajin ah ma cuni karaa uusan dhakhtar ii qorin
Waad mahadsantahay Dr
Masha allah dr faris jazakallah
Mashallah mahadsanid 🤩
Gabadh uur leh biyo diiran maku maydhi kartaa dr
Mahdsnid Dr ajir xasan allah kaa siiyo wll
Jazakallahu kheyran🥰🥰
Masha allah allah hakuxafido walal
Masha allaah allaha ku dhowro
Walal salaadi ayaba shaki iga galay qoyan kas dartiis anigo dalada ku jira ayn dareema qoyan ee mxa sameeya🥺
Bisinka Ani xta Waan arkey lkn shiiq baan ka maqley asoo dhahayo hadaad qoyaanka isku aragto waa inaan iska Soo dhaqda ka dibne weysa qaadataa
Fangaya maxaa ka wadaa Dr
Dr waxuu dhaqtarku igusherga egfeshin ma u isticmalikara diinsiga
MaShA ALLAAH
Masha alah wlhi waa sax jazaakal laah
Dr waxan ku waydiinaya wakhtigii cadada oo laba cisho ka hadhay uur malagu ogaan karaa aniga wan is baadhay posative ayuu noqday kadidi iyo dhiigiba plz jwb
Haa abay waku ogan kartaaa
Wa.kuwe. Sabunaha. Lagu. Dhaqo. Xubinta. Taranka
Dr waxn donyaa waxn ahy walc aadna waan u xanusnyy mrkaa mxan qadan kraa oo iga yarynkara xanuunka pls waxn qaty kiniini folic acid iyo kii labalabada wlhiy candhuuf badna waan leyhy adnh wan uyra diciify mrkaa tlo mxd igu cwin lhyd 🙏🏻
ilahay haku dhib yareeyo walal lkn kiinin nooc kztu yhy ma fcna wayo uurkagu u yar yhy ilahay haku adkeyo💚
Gajada iska ilali gajada aad ugu daran walaca lkn dawo kale maleh kasi
Ajir illhag ha kaa siyo diktooore wax badan ayaaan kaa faaidnay
Please waxan kabariyaya in noshegtid sida layiskag daweyo habila basika
Asc Dr mahdsanid
Qoyaanka malihi muda sanad ah sidii tyroid legahely🥺
Hno marki laga helay ma cunaha Ku xanunayay qab noce ahbad iskaga shikidey alaha la dulqade
Urta ukunta uraay camal egfishin miyaa dr
Dr xanunka kaadida kadib maxaa keeno jwb wcn
Dr waxaad isheeekdaa dawada cundo hoyada uurka leh 3week ahay marke vitimiin kee cuni karaa plz jwb mhdsnd
Wllo iso ducee inu ale uur isiiyo
@@yaarabiducadydaiiaqbal9810 allaha kusiyo abayo waxbaa kushekaa luqa ikalala sohadal
@@caishocaishi5703 haye nombarkaga iso qor wll
@@yaarabiducadydaiiaqbal9810 abayo kada whAtspka isoo qor
@@yaarabiducadydaiiaqbal9810 allaah kusiyo xabiibti
Asc Dr l waxa kuweydinaa maxa kena 3bil ugu dambesa oo yimaado wax cad oo cano cml ah oo bur bur ah hadana marka isku tagno ninka cun cun keena
Abayo Ana sidas ah mxakena
Hadan qabo ishfagshin malmal ma istimcalikara wll
Asc wll qliy waxa aad ii dhiba finan kaso baxa makanka afkisa kuwas osababa in ou ibararo makanka waxana socda mudo dhan 7 sano arintas darted wll maxan sameya pls
Asc xabiibti hadii aad taladeeyda qada neesid midka aad hadeer sheektay waxaa la dhahaa gale wallaahi dhalmada ayuu reewa iska gaar intuu kugu yaalo ilmo ma dhaleesid wallaahi abaayo waala guwaa iska gub xabiibti
@@umufadmiina9490 waa runtaa
Gubid haku DaG dagin waa iga talo
Asc walaalkey waad mahad santahay walaal aniga Aya iheeso ee maxa iskugu daweyaa
ilaah haku xafido insha alaah
Thankz a million wllky🌷we really appreciate u❤jazakallah.dalkee kunooshahay akhii?
Dr kaninka matanaha lagu dhala layidhi maxa kajira allah aya bixiye cudur kale se malaga qadi kara kaninkas
Cuncun Iyo qoyan cuccunka igu daran
Digtoor anoo uur yarle oon is ogayn ayaan qaatay talaalkii koved 19 ee wax mayeelayaa baybiga biliis isoo jwb digtoor
@@drfarisalattas thank wll
Abyo ani xitaa waa qaatay talaalka ismana ogi inaa uur leedahy 40 bari ayuu iga maqanyhy caadada
Anigoo uurleh ayan qaatay waxna ma arkin wali lkn drku hanoo jawaabo
Naag uur leh la tilalay Ayan arkay waxba ma dhibeyso sas maqlay
Mahadsanid dr
The first viewed is me
Dr numbergaa rabbaa😢
Biyaha diran mxa lagawatha
Dr faris nag ilmo lagu qalay gym ma adi karta
Mhdsanid❤
sxp raga magahadleyshid miyaa
Kkk
Dire ani dhabarka ayaa ad ixanun nujiso ayaan ahaye mudo 10 bi lah wn ka shaqey san la ahy tulo ayaan jogan qalajiye ayey isoqoran marka ado raliya isoja waab mahad sanid Dire
Dr ani qoyaan malihi lakin cuncun ayn leyay Ee maxa weye iso jawaab plz
Ur vagin has less naturel liquid... That is why u want to touch everytime.. Try to eat/drink egg🥚 early morning.. Don't clean with perfume or soap.. There is a medical shampoo that u can wash ur vagin..
Masha allah
Mashalsh dr
Ovarian cysts kaso hadal wll 😥
In itee leeg ayay lagu ogada uuurka
Masahllha
Maasha allaah
Asc dr
Xili walba hadaaan isku arko kawan
Jasakalah
Dr cagaha ixanuna maxan sameyaa
Orodka badao
❤❤
Thank you dr
Thangs
Cajaaib shiikhow 😂😂😂
As
.
😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Asc
WcS
🥰🥰🥰🥰💞❤
Mahad sanid
Dr Wan ku Bahnahy intaa kala soxariiraa plz
❤❤❤❤❤
Asc
Wad mahasantahay abowe Allah Qer xaku siiyo
Mahadsanid dr
Mahadsanid Dr
Mahadsanid dr
mahdsanid.dr