MAXAMED & XANUUNKA QALALKA MAXAA KALA QABSADAY? STROKE ATTACK

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • #Luxuriant #Hair #Growth #NHS
    WAXAAN AHAA NIN LIXDIISA LIXAAD U DHAMAYSTIRAN YIHIIN OO SHAQAYSTA.
    A stroke is a serious life-threatening medical condition that happens when the blood supply to part of the brain is cut off.
    Strokes are a medical emergency and urgent treatment is essential.
    The sooner a person receives treatment for a stroke, the less damage is likely to happen.
    If you suspect that you or someone else is having a stroke, phone 999 immediately and ask for an ambulance.
    KYIV, Oct 2 (Reuters) - Ukraine on Sunday claimed full control of the eastern logistics hub of Lyman, its most significant battlefield gain from Russia in weeks, providing a potential staging post for further attacks to the east while heaping further pressure on the Kremlin.
    The stinging setback for Russian President Vladimir Putin was delivered after he proclaimed the annexation of four regions covering nearly a fifth of Ukraine on Friday, an area that includes Lyman. Kyiv and the West have condemned the proclamation as an illegitimate farce.
    Russia's Vladimir Putin will hold a signing ceremony on Friday to annex four more areas of Ukraine after self-styled referendums condemned by Ukraine and the West as a sham.
    Russian-backed officials had earlier claimed the five-day exercise secured almost total popular support.
    So-called votes were held in Luhansk and Donetsk in the east, and in Zaporizhzhia and Kherson in the south.
    The Russian president will make a major speech at the Kremlin.
    A stage has already been set up in Moscow's Red Square, with billboards proclaiming the four regions as part of Russia and a concert planned for the evening.
    The event echoes Russia's annexation of Crimea in 2014, which also followed a discredited referendum and was heralded by a Kremlin signing followed by a presidential victory speech in parliament. That initial annexation has never been recognised by the vast majority of the international community, and nor will this.
    luxuriant168.co.uk/collections/shop/products/hair-growth-set
    Remember to mention BSTV to get your 10% discount. CALL NOW! ON +447905472012.
    GOD SAVE THE KING CHARLES III
    KING CHARLES III
    THE QUEEN
    Brit Somali TV
    Bitcoin
    The psychological weight loss strategy
    bitcoin news
    Dr Mula Ali
    Dr Mula Ali Kurdistani
    see some weird treats
    Abdihafid Mahamud Jama
    weight loss tips
    St George's Chapel Windsor
    Canadians say goodbye to the Queen
    Russia's Vladimir Putin
    vidIQ

ความคิดเห็น • 158

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 ปีที่แล้ว +8

    Walaalkeen iyo dhamaan Muslimiinta xanuunsan Rabbi ha Caafiyo, Mahadsanid AbdiHafid,Bulshada inaad Dadka dhibanaha ah aad noo soo gudbiso at the same time you give them time to Express their feelings and thoughts jizakallah Khair

  • @amuu8286
    @amuu8286 ปีที่แล้ว +15

    Alhamdulilah for everything, Our Somali men please take care of yourself and don't deny the symptoms and the signal that your body telling you. Listen your doctors and follow the advice that your doctors tell you. Change your diets. May Allah give you shiffa. Jazakallah kheer 💕

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 ปีที่แล้ว +4

    Alxamdulilah. Ilaahay isga wax walba awoodee ninkaa dhalinyarada ah ee imaanku ka muuqda laxaadkiisi oo sidii hore iyo si ka fiican ah hasoo cesho. Sidaa usii wado adkaarta, Quraanka iyo ducooyinkaba. Insha Allah waad bogsan

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 ปีที่แล้ว

      Amiin walaal

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad ปีที่แล้ว +1

    Maxamed Cabdwahab Alle ha caafiyo, nin shaqaysta oo dadaal badan buu ahaa, arinkana waa qadar Alle waxaana rajeynayaa in Alle denbi dhaaf uga dhigo..

  • @queenayaanita9775
    @queenayaanita9775 ปีที่แล้ว +4

    Hadan afuri Raba wilkan walalkey dhaman inta somali e xanusan Ilahey cafimad taam ha siyo 🥹🤲🏼

  • @Shukri127
    @Shukri127 ปีที่แล้ว +2

    Alah Swt ha Caafiyo Team Brit- wa barnaamij fiican hore U soco.

  • @qm689
    @qm689 ปีที่แล้ว +5

    Hey Son I think ) xaqii lagugu lahaa ma aadan gudanin oo waxa aad kaseexatay living room ka 😂😁dadkiina Raggiinna daawanayoow xaqa dumarka guta (other wise even hereafter you ganna have problems ya). I ask Allah subhana watacala to continually healing you Aamiin Aameen 🤲🤲🤲🤲🤲🌹🇨🇦

  • @falisa576
    @falisa576 ปีที่แล้ว +3

    Allaha caafiyo walalkeen ilaahoow haku
    So celinin Mar Mar wu so noqdaa cudurkasi.
    Masha Allaah Allaha ku siyadsho Cafimadka Aa dareemayso Amiiin

  • @Sabr83
    @Sabr83 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah, For everything. Thank you for taking the time to make awareness of stroke the importance of health when it comes to our body. May Allah Give you a speedy recovery and strength. I wish you health and happiness.

  • @ninaahmed8838
    @ninaahmed8838 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanidin BRIT SOM TV guulaysta jazaakalah khayr

  • @Ardaagacartan
    @Ardaagacartan 5 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha caafiyo
    Iigu soo duceeya hooyaday uu kudhacay xanuunkaas mudona sariir yaal ahayd

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว

    Mashallah qof wanagsan o iman leh alaha cafiyo cafimaad inshallah aso gacantisa iyo lugtisa uficnaden alah natuso ❤❤walahi

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha shaafiyo laxaadkaaga oo dhan hakuu soo celiyo maasha allah nin iimaan leh weeyi

  • @zaraosman2096
    @zaraosman2096 ปีที่แล้ว

    Maxamed Ilaahay ha caafiyo aamiin. Cabdulxafidna Ilaahay ha u daayo umadda wanaaga u wado

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay caafimaad taam ah haku siiyo wll

  • @aishamuuse3003
    @aishamuuse3003 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay caafimaad taama haku siiyo adiga iyo intii xanuunsanaysa ee muslimka ah

  • @hassanlucky1672
    @hassanlucky1672 ปีที่แล้ว +1

    cafimad taam ah alaha siiyo asiga iyo intii kale ee xanuunsan😭🤲

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay ha caafiyo..

  • @dhamaystiran8342
    @dhamaystiran8342 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hau naxariisto aabahay wuxuu qabay dhiikar iyo karastarool hilibkana aaad buu u cuni jiray dhawr mar ayey dhakhaatirta oga digeen cunista hilibka wuu ka dhaga adayga allaha unaxariistee asagoo magaalo kale u aaday janaasad markay janaasadi kasoo laabten baa asaga iyo sxbkis maqaaxi hilib ka cuneen qadadi oo waxay islahaayen magaaladi aad ka timaden awal aad ku laabatan oo aabahay shaqo ayuu lahaa hilib kii buu iska dharjiyey kadib xaafada marku yimid baa lagu soo booday naftaba lagumA dhibin wuu dhintay Casarki😭😭

  • @anwarrooble7419
    @anwarrooble7419 ปีที่แล้ว

    Caafimaad dag dag ah oo barakeysan Ilaahey haku siiyo walal

  • @munashugri4272
    @munashugri4272 3 หลายเดือนก่อน

    Cafimad tama Alle ha ku sii huno

  • @ahmeddiyeshe3420
    @ahmeddiyeshe3420 ปีที่แล้ว +1

    Allah SW cafimadkisa dib haigu so celiyo qof walba xanunka stroke hayo Allah hacafiyo qofkii walidkii ama qof lanol xanunka lajoga unbaa fahmi kara dhibatada xanunka leyahay

  • @moah9023
    @moah9023 ปีที่แล้ว +2

    الله يشفيك اخي يارب.

  • @abdi2660
    @abdi2660 ปีที่แล้ว

    Allaha cafiyo waa qof imaaan leh
    Mashaa Allah waka bodeysaa Insha Allah qeeer

  • @zariza897
    @zariza897 ปีที่แล้ว +1

    Asc.aniga Aabahay ayaaba u dhintayy strok allah ba qadaray lkn wuu sababsaday Allaha u naxariisto
    Wilkana Allaha ka caafiyo aamiin

    • @dekofarah3627
      @dekofarah3627 ปีที่แล้ว +1

      Aamin abaayo anigaba aabahay ayaa u dhimtay ilahay ha u wada naxaristo

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 ปีที่แล้ว

    Allah Yashfik Allahuma aamiin. Cilmi yaraan beey u fadwoonayan qofka Cilmiga soo baran wax haka dhageysan adiga bilaa Cilmiga ahna umada ha lugooyn waa talo walaal oon Cilmiga ayadaba soo baran waan idin jeclahay dhamaan somali weyn ❤❤❤

  • @mariamismail147
    @mariamismail147 ปีที่แล้ว

    Illaahayow adigaa awoodleh walal iimaanku kabuuxo caafimaad sii yaa llaah🤲🤲🤲🤲

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ปีที่แล้ว +1

    Mahamed Ilaahay baan u baryayaa in uu Caafimaadkiisii u sooceliyo waa nin aad u wanaagsan oo aan garanayo Kuna wada nool nahay galbeedka London wax badana aan raacay bus-kii uu wadi jiray. Runtii in mudo ma,arag waxaan is iri wax uu aaday Kismaayo iyo kistaada oo ah dhulkii uu ku dhashay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 ปีที่แล้ว

    Walaalkay wariye Abdixafid Rabigeey hakuxafido si gaar ah iigu salan mahamed

  •  4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah alleh waa kuugagaray aniga ayii well hada I hayyaa oo gcanta bidixda mdhqaacaan jiro wheelchair baan well ku socdaa socodka yaa hada wxyar iisoo noqonaya 7 biooolbuu I hayysaa aafadisii insha'allh waanka lcidonaa marghoadna alleh ha kuu siyadiyo caafimaadka vyiutube videos badan baa ku jira kuushegaya calamadadaha markauu ku soo hayoiyo waxyabaha sabababa

  • @leylaahmed8967
    @leylaahmed8967 ปีที่แล้ว +1

    Allaah caafiyo walaalka inta udhiman allah udhamestiro wu nasiib badan yahay walaalkan isago 5saac la'ogaanin hadu san yahay dadbaaba kaso kacin qaarna hadalki dhan ka tago mana socdaan jnyar udhiman yu isdhiibin dhaqatirta ha dhagesto

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 ปีที่แล้ว

    ILAAHAY CAAFIMAAD DEGDEG AH HA SIIYO MAXAMED IYO DHAMMAAN INTA BUGTABA. ALLAHUMMA AAMIIN.

  • @fatmaasad5371
    @fatmaasad5371 ปีที่แล้ว

    Caafimad tam ah ilahey uga rajaynayna ilahey caafimad ka ha u siyasdiyo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @nacimoxusen9571
    @nacimoxusen9571 ปีที่แล้ว

    INSHA ALLAAH WAA CAAFIMAADEE ILAAHEEY IDINKII CAAFIMAAD AAMIIN AAMIIN

  • @ahmedali-pq4ns
    @ahmedali-pq4ns ปีที่แล้ว +2

    rabi caafimadkaagi ha kusoo celiyo walale isagaa awood lehi

  • @ahmedjibril5355
    @ahmedjibril5355 ปีที่แล้ว +1

    Asc Brit TV Abdilxafid Salaan Sare
    Mahamed walaal waxan Ilahay kaaga
    Baryayaa Caafimaad deg deg ah
    Maxamadaw Quraa ka Akhri
    in sha Allah waad bogsan.

  • @Thekingkillerson
    @Thekingkillerson ปีที่แล้ว +3

    brother stroke can be treated with the Quran Al karim

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 ปีที่แล้ว

    Maasha allah allaha u saaidiyo caafimaadka

  • @xaawogeenyo4957
    @xaawogeenyo4957 ปีที่แล้ว +1

    Allah hacaafiyo maxamad

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 ปีที่แล้ว +1

    Ilahy ha caafiyo abaha somaliyed

  • @maryanjama2918
    @maryanjama2918 ปีที่แล้ว +3

    Please u tilmaan saliid saytuunta katimaada falastiin waxay kasoobaxday beledul mubaarik haduusan helikarayn isoo wargeli meelaan ugu soodiro.Allah hasiyaadiyo caafimaad dhamays tiran.

    • @hamsehassan-we5wy
      @hamsehassan-we5wy 6 หลายเดือนก่อน

      Wlal ana ubaahan ee xageen ka heli karaa

    • @maryanjama2918
      @maryanjama2918 6 หลายเดือนก่อน

      Amazon bal ka fiiri dukaan kii gadi jiray way ka go day dagaalada falastiin dartood.

  • @zakariadasilva7110
    @zakariadasilva7110 ปีที่แล้ว

    Alx wax kasto Allah qadaro ku qanac Allah inta ku dhimana si dhaqsaa hakugu dhameeyo danbi dhaaf Allah kaaga dhigo

  • @halima2893
    @halima2893 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah
    Wa runtii allaha caafiyo walalkeen insha allah

  • @kawsarosmaplnl9892
    @kawsarosmaplnl9892 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha cafiyo wiilka wallalkeen
    AAMIIN AAMIIN YAARABI

  • @samirgaming3918
    @samirgaming3918 ปีที่แล้ว

    Insha allaah aboowe wad kakacee hadi alle idmo wan ku so duceynenaa hadi alle idmo nafta dhib adiga oo rabigaa ku kalsoon

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 ปีที่แล้ว

    Mashalaah ❤alle ayaamahadle cafimadkagiina haku sooceliyo bi idnilaah dambidhaafna hakakadhigo walal iimanle ayaad tahay

  • @idilabdullahi4882
    @idilabdullahi4882 ปีที่แล้ว

    ilaaheey haku caafiyo caafimaad taama ilaaheey haku irsaaqo walal

  • @ducaysanaddoontiiallaah5920
    @ducaysanaddoontiiallaah5920 ปีที่แล้ว

    Yaa Allaah ilaahayoow caafimaad taama sii walaalkeen🤲🤲🤲🤲🤲

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Alxamdu lillah. Baraka Allah Tabaaraka Allah.

  • @saidali7233
    @saidali7233 ปีที่แล้ว

    asc allah ha ku caafiyo brother

  • @degamalin3814
    @degamalin3814 ปีที่แล้ว

    Allah cafimad tama ha ku siiyo walal

  • @ninaahmed8838
    @ninaahmed8838 ปีที่แล้ว +1

    Caafimaad taam ah allaha ku siiyo walaal

  • @rbashka2146
    @rbashka2146 ปีที่แล้ว +1

    Cabdixafidow Qalalka Waa Cudur Stroke waa cudur ha isku qaldin Stroke Afsomali waxa lagu Dhahaa Faalig Asigane Alle ha Caafiyo

  • @aminamohamed6356
    @aminamohamed6356 ปีที่แล้ว +1

    Illaahay caafimaad hawgugu bedelo iisha allaah

  • @faridmohammed2263
    @faridmohammed2263 ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo isaga iyodhamaan intayada xanuunsanaysa

  • @somalipirates
    @somalipirates ปีที่แล้ว +1

    Xanuunkan aabaheey uu mudo 4 bilood ah haayo, baan daryeelaa oo kaligeey haayaa. inta uu ku dhacay ilaah haka badbaadiyo

  • @gabdaaogushidangabdhaa545
    @gabdaaogushidangabdhaa545 ปีที่แล้ว

    Cafimd tam ah Allhaa kusiyo wlo inta kale Alhaa kabd badiyo Amin ya rabi

  • @princeabdirahmanfarah
    @princeabdirahmanfarah ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo
    Cafimaad tam ah

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa9871 ปีที่แล้ว

    Walaalkey igu xigey sanadkii hore isagoo week somaliya jooga ayuu istarogaa kusoo boodey wuuna dhintey allaha naxriistii jano ha siiyo aamiin yaarabb

  • @drseynabckariim4919
    @drseynabckariim4919 ปีที่แล้ว

    Allah ha seeyo cafimaad taam ah

  • @fatimanuura8087
    @fatimanuura8087 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw caafi

  • @ruqiyahaji9305
    @ruqiyahaji9305 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah ilahay haku caafiyo

  • @anwarrooble7419
    @anwarrooble7419 ปีที่แล้ว

    Anagane Ilaahey hanaga bad baadiyo dhibaatoyinka iyo xanuunada

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 ปีที่แล้ว

    AAbahay ay ku dhacay abdixaafid waa wacyi galin fiican

  • @abuharith7082
    @abuharith7082 ปีที่แล้ว

    Alxm sxb alllhaku cafiyo Geeda qusdul xindika ladhaxaye iskudaaaweye I.a

  • @feysalmuhumed1392
    @feysalmuhumed1392 ปีที่แล้ว +2

    Inta uxanuunsan Allaha ka caafiyo inta aanan qabina Allaha ka badbaadiyo, waa muhiim in qofku uu dhaqtarkiisa check up uu ka samaystaa sanadkiiba mar hadii lagugu sheego dhiig kar, kolostaro, macaan, Gaas, ha dhayalsan waa in aad taxadar dheeri ah samaysaa inta aad caafimaad qabto ee aad dadaali karto, waxaa dhacda in aan mararbadan sahal uqaadano talada dhakhtarka kadibna xaaladu meel xun gaadho, calaamadaha lagu garto marka uu qofku ku dhacayo stroke waxaa loo soo gaabiyaa erayadan(FAST) face wajiga qofka fiiri in uu kala saramaray. Arm Gacmaha kor utaag dheh fiiri qaabka uu uqaadayo, Speech Hadal usheeg oo ku celi dheh in uu si sax ah udhahayo, Time waqtiga fiiri, hadii aad ogaato in ay wax qaldanyihiin wac gargaarka dag daga.

    • @Danjireshow
      @Danjireshow ปีที่แล้ว

      Illahay haku barakeeyo aqoonta muhiimka ah ee aad noosoo gudbisay inta xanuunkaasi kudhacayna haka dulqaado inta aanu kudhicina illahay SWT haka hayo

  • @lulinahassan6302
    @lulinahassan6302 ปีที่แล้ว

    Cafimad taam ah Allaha siyo wallaken

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo walaalka

  • @maidacadey1019
    @maidacadey1019 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haku caafiiyo alle hakusiyadiyo amiin ay rabi

  • @qawaraxdahir7772
    @qawaraxdahir7772 ปีที่แล้ว

    Alle hashaafiyo dambidhaafna hawgadhigo Mashalaah ❤

  • @fatumaabdi9926
    @fatumaabdi9926 ปีที่แล้ว

    Allah haku caafiyo hooyad Nairobi hospital ku yalo dawo Caistor dhiikar way haysta lakiin Caistor waa ku xanuusada dhahday wayba iska tuurtay wayo Gas qabta caloosha ka dhiba Alow umad caafi dhamanta wiilka khayre Allah ha siyo

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว

    Good interview

  • @cabdiqahaarcade2489
    @cabdiqahaarcade2489 ปีที่แล้ว

    Insha allah Waa laga wada kacaa

  • @MariA-jh2qr
    @MariA-jh2qr ปีที่แล้ว

    Qanaaca badan walalka Allaah ha,usiyaadiyo

  • @geelegeedi2948
    @geelegeedi2948 ปีที่แล้ว

    Ilaahay caafimad dag dag ah haku siiyo.

  • @farhiyohassan3758
    @farhiyohassan3758 ปีที่แล้ว

    Walaal caafimaadkaaga rabbi hakuu sooceliyo

  • @sagaldahir9382
    @sagaldahir9382 ปีที่แล้ว

    Alle Ha caafiyo Rabi Cafimad deg dega ban uga baryayaa insha Allaah

  • @yuuhaajihuwahaajihuwa3581
    @yuuhaajihuwahaajihuwa3581 ปีที่แล้ว

    Insha Allah alaa ya caafiik

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o ปีที่แล้ว

    Ilaahey haku caafiyo

  • @xasanloolodow7017
    @xasanloolodow7017 ปีที่แล้ว

    allaha caafiyo wallal ,keen

  • @hassnyousef5737
    @hassnyousef5737 ปีที่แล้ว

    Allah haku caafiyo walaal

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +1

    Simply muu raacin talooyinkii dhakhtarka Cholesterol waa in aad hilibka ka fogaato aniga leh

  • @faadumoabdullahiibrahim5006
    @faadumoabdullahiibrahim5006 ปีที่แล้ว

    Allaha caafiyo walaalkeen insha allah.

  • @moah9023
    @moah9023 ปีที่แล้ว

    تحياتي لك عبد الحافظ

  • @rahmohussian392
    @rahmohussian392 ปีที่แล้ว +1

    Karastarol hoyadey qabto igu duceya inu alle ka dulqaado wiilkan allaha cafiyo cafimaad sareeco leh insha allah

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 ปีที่แล้ว

      Walaal cunadeeda halaga taxadiro quraacdana Inta badan ha cunto boorash ama mishaari hoos bey u dhigtaa saliida non Cholesterol-ka ah cunada haloogu kariyo sidoo kale halaga ilaaliyo wal walka ama wax murugo u keeni Karo inta karaankiina ama awoodina ah

    • @rahmohussian392
      @rahmohussian392 ปีที่แล้ว +1

      @@aidarusmohamed877 aad iyo aad u mahAd santhy wll walwalka waka ilalina daqtatka no shegay borashka wa u bilaweyna inasha allah

    • @aidarusmohamed877
      @aidarusmohamed877 ปีที่แล้ว

      @@rahmohussian392 maamada Cholesterol-keeda wuxuu Ku xiran yahay hadba midka uu yahay LDL ama HDL mar Hadday daryeel joogta haysato Waa la maarayn Karaa waxaana macquul ah inuu hoos u dhaco oo ay muddo Iska wayso dadaal fara badan kadib halka ugu saraysana Waa Inu uusan gebi ahaan gaarin 200 ama 6.7 Rate Hana ku dadaasho maalinkii Inay cabto qiyaastii biyo dhan 2.5L Ilaa 3L caafimaad Sariica in Shaa Allah

    • @rahmohussian392
      @rahmohussian392 ปีที่แล้ว +1

      @@aidarusmohamed877 amiin taladada weyna anfici dontaa insha alah jassakallah

    • @badrinr5345
      @badrinr5345 ปีที่แล้ว

      ​@@aidarusmohamed877 saxib P-kol-LDL. 3.1. Haduu yahay maxa loga bahan yahay qofkaas adoo mahadsan

  • @MariA-jh2qr
    @MariA-jh2qr ปีที่แล้ว

    Allaah hacaafiyo masha Allaah

  • @SomaliWillmarTv
    @SomaliWillmarTv ปีที่แล้ว

    Allaha ku caafiyo walal

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 ปีที่แล้ว

    Mashallaah haa aniga wuu igu dhacay waqtigii karoonaha madaxa ayaa laayka qalay cabdixaafid dhiikar waa wii weleliyaa alxaam dulilaah wax cuqda dana kama qabo dhinaca bidixda ayuu iiga dhuf tahay laakiin iloow shiin yo ayuu igu reebay

    • @OmarAden-kw5pb
      @OmarAden-kw5pb 4 หลายเดือนก่อน

      Walal xagan kala soo xidhidha abahay ayuu hayaya waxban ku waydiiin walal

    • @Shaydanwase
      @Shaydanwase 2 หลายเดือนก่อน

      Alle caafimad buuxa haku siiyo wll

  • @yaameen305
    @yaameen305 ปีที่แล้ว

    Allah haku caafiyo

  • @cabdiqahaarcade2489
    @cabdiqahaarcade2489 ปีที่แล้ว

    Wlhi soo ii qabtay cml waye ilaahy Hana wada cafiyo

  • @abdirashidismail6631
    @abdirashidismail6631 ปีที่แล้ว

    Allah ha caafiyo

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 ปีที่แล้ว

    Allah caafimaad deg deg ah haku siiyo

  • @dadaal234
    @dadaal234 ปีที่แล้ว

    Allah ku caafiyo

  • @mohmedosman1895
    @mohmedosman1895 ปีที่แล้ว

    Asc ilaahay ha ku caafiyo

  • @osmancaqil127
    @osmancaqil127 ปีที่แล้ว

    Alle hacafiyo walal

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 ปีที่แล้ว

    Allaha ku caafiyo wall

  • @muniiromuuse3269
    @muniiromuuse3269 ปีที่แล้ว

    Alaha cafiyo alahuma amin

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 ปีที่แล้ว

    illaahay haku caafiyo

  • @MohamedHassan-fq3rs
    @MohamedHassan-fq3rs ปีที่แล้ว

    Allaha caafiyo insha allaha

  • @tienskenya5006
    @tienskenya5006 ปีที่แล้ว

    illhay hakucaafiyo walal waxan kula talinaya gacanta in jimicsi maalintii sedex jeer ad usameysaaa hanebkina laba jeer niyadana aad galisid in aad shaqadada kulaaban dontid i.a