FEYTAMIN K( K1 phytonadione) & vitamin K2 (menaquinone)) PART 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @abdalayare7266
    @abdalayare7266 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah kheyr alahakusiyo ala maxan kubaran wayay mar hore abayo fatiminadas odhan oksamasan halkanini ohalmar lacunayo majirtaa hadey jirto nososheg

  • @fahmosalah6682
    @fahmosalah6682 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wll jzk allah

  • @اريجتاجر
    @اريجتاجر 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة وبركاته جزاك الله خيرا حبيبتي 😙😍❤👍

  • @mariamabdi7041
    @mariamabdi7041 3 ปีที่แล้ว

    Asc wrb wall Naciima ManshaAllah ManshaAllah jazakaAllahu khayran
    Abaayo mcn

  • @leylomaxamedmaxamuud4451
    @leylomaxamedmaxamuud4451 2 ปีที่แล้ว

    Asc abayo naciima allaah ku xafdiyo

  • @ismahaanali7838
    @ismahaanali7838 ปีที่แล้ว

    Masha.allah shukran

  • @MORALS-r2k
    @MORALS-r2k 3 ปีที่แล้ว

    Asc walaalo kayrbadn Alllah ha ku siiyo

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 3 ปีที่แล้ว

    HADII AANAN HEESANIN VITAMIN K?
    1.
    2.Mindhicir xanuun hadaad qabto waad u bahantahay
    3.hadaad antipiotic aad u qaadatid
    4.dhig baxa ayaad u sahlantahay
    5.lafahaga in ay aad u daciifaan oo dhicitankaga uu bato
    6.in qalooc uu kaa galo kala goosyada
    7.dhabar xanuun , lugo xanuun , isgoosyada oo infection kaa qaado
    YAA U BAAHAN INUU TOOS U QAATO VITAMIN K?
    1.hooyada uurka leh
    2.dadaka antipiotic isticmaala
    3.dadka dheeefahiidka ka xanuunsan
    4.dadka xameetida ka xanuunsan
    5.dadka aan dhirta cunin
    6.dadka san gororka qabo
    7.gabdhaha caadada aadka ay uga socoto

  • @raxmoshariifraxmoshariifta8222
    @raxmoshariifraxmoshariifta8222 2 ปีที่แล้ว

    Ayankawada nockala ayan sohelay

  • @maamaqaali
    @maamaqaali 3 ปีที่แล้ว

    Abaayo Naciimo Caruurta markey dhashaan France waxaa lagu duraa Vitamin K Marka siduu dhibaato ugu noqon karaa markii la nuujinaayo ?

    • @kowsaraden5318
      @kowsaraden5318 3 ปีที่แล้ว

      Lafa xorshaash ama( benskörhet) ayaa la dhahaa luuqada iswedhishka

  • @namelos2963
    @namelos2963 3 ปีที่แล้ว

    👉💞👈

  • @raxmoshariifraxmoshariifta8222
    @raxmoshariifraxmoshariifta8222 2 ปีที่แล้ว

    Asc abaayo nocan ayaan soheley kawaran

  • @raxmoshariifraxmoshariifta8222
    @raxmoshariifraxmoshariifta8222 2 ปีที่แล้ว

    Ginseng