Iyadoo xaalka dalka uu sidan yahay, baddiina uu saxiixay, walina ethiopia ay iska wadata qaskeeda ayaa hadda uu diray wasiiro si ay ay ethiopia u soo baryaan Waa arimo murugo leh in uu xasan baryo iyo sujuud ku raadinayo xaalka dalka.
Dawlad nomadic Ma xasan oo la tageera qof kii soomaliya dan kale wa inuu dhiiqo ka qabyaalada axmed madoobe yuu dhacay qabriguu faqey Dee xasanbuu diiday inuu boqor noqdey guul axmed islam
Beenta jooji Ethiopian kuma jiraan meesha. Jubbaland ayaa la wareegey Doolow. Anagaa joogna doolow. Hassan sheikh xagiisa ayaa u janjeerta suldaanka. Wariye dhexdhexaad ah ba ahaan jirtay. Lakin hadda dhinac ba u badan tahay bro.
Ciidankan xasan sh. Iyo xamse u adeegsanayaan maamullada maaha ciidan qaran balse waa calooshooda u shaqaystayaal.waa mamnuuc in ciidan qaran loo adeegsado si siyaasadaysan
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇬🇶🇬🇶🇬🇶💪💪💪👑👑👑🥰🥰🥰🦁🦁🦁
Dagaalku waafidmadii habaarqabe xasanshmeelkasta somaaliya dabbaakabaxaya dhiig baakudaadanaya illaaho w nagaqaboojiaamiin aamiin
Allow xasan iyo kooxdiisa naga qabso rabow kuwo ka wanaagsan nogu badal
What heck is ciidanka Ethiopia doing there? Somalia guul.
Xasan bay dalka ka ilalinayan
Dir versus Darood Civil War
Cadowga somaliya haa jabo oo itoobiya u horyso
Daarod wuxuu rabaa inuu rajadii somaalia oo isku soo noqonta inuu baabi'iyo marku itoobia dabada la galey ee isku raacsanyihiin intooda badan. Waxaa Madaxweynaha la gudboon inuu Somaalilland iska fasaxo .
I strongly agree you akhi 🇸🇴🥺❤️🤍💚 Hawiye and Isaaq (Dir Family)
Soomaaliya waa udhamaatay meelwalba soomaalibaa ku dhimaneeysa
Waxaasi waaqalad
In Ethiopia soomaali soomaaliya ku la dagalaman
SIDHULKEENA LOOQATO GARII
SMLIYEED WAALA ISKU JEBINAYAA
Wax jubalan ladho majiran wacadawga somali iyo dabodhilif iyo somaliya
Dawladuba waa jubalanad hadaas ma kooxda xasan gurguurte baa dawlad ah
Daba dhif waxaa ah ninka dhulkii iyo badaha somaliya saxiixay hawiye dadka kale ay daba dhilif ku shegaan Lkn daba dhilifkuba waa ayayaga
Xasan shiishow somaalia qaybi oo Ciisaha iyo dhulkiisa jabuuti noogu dar. Baybay
War beenloow ba tahy dagaalka waaba la soo afjarey ciwaankaaga ku soo qortey jubaland iney magaalada qabsatey
Xasan dulli ilaahay somaali hakaa qabto itoobiya weligii goaan kaqaadan maayo waanin jilicsan ooliita
Waar dadka somaalia xil ka hayo somaali maaha ee itoobia hadaba Abiye waxbu iska ogyahay inuu Puntland iyo Jubaland itoobia leedahay wey cadahay.
Iyadoo xaalka dalka uu sidan yahay, baddiina uu saxiixay, walina ethiopia ay iska wadata qaskeeda ayaa hadda uu diray wasiiro si ay ay ethiopia u soo baryaan Waa arimo murugo leh in uu xasan baryo iyo sujuud ku raadinayo xaalka dalka.
Jubland baa dagaal kula wareegtay halkaas lama sheego…
Xasan shiiq dagaal ka itopiya ha cilaamiyo waa laga At kaa naaa
suldaanka tv waan kaga guuleystey raaskabooni waan kaga guuleystey kulboyoow waan kaga guuleystey badhaadhe waan kaga guuleystey dooloow buuløxaawo maxaaad sugeysa isa soo dhiib intaan ku dilin
Itopiya masar ha loo keeno waa laga at kaanaaa
Walaahi
Suldaan doolow ciidamada dowladda ayaa heysta dani miyaa kuu soo gudbiyey
SULDAANOW NIN WEYN AYAAD TAHAYE MAXAAD DOWLADNIMADA UNECEB TAHAY, HADA WAXAAD SOO QORTAY DOOLOW OO JUBALAND LA WAREEGTAY BEENTAADA, ITHOPIYA DHEH TAASAA SAX EHEE, XAGEEY JOOGTAA AWOODA JUBALAND EE DOOLOW.
Dawlad nomadic Ma xasan oo la tageera qof kii soomaliya dan kale wa inuu dhiiqo ka qabyaalada axmed madoobe yuu dhacay qabriguu faqey Dee xasanbuu diiday inuu boqor noqdey guul axmed islam
Dawladu xageey joogtaah
Adeer waa dabargoyn soomaaliyeed iimaan laawayaal baynu umada soomaaliyeed gacanta ugu jirto
Xaqiiq hadhow waxa ay donayaan iney meel cidla ahi noga dhqaaqaan weyna u muuqataa walle
Waxaad ku u hadleeysa Garguurte Waxaad shegeeyso waxba kama jiraan waxaa tahaay beenlow imaanka al ka qaad
Beenale dolow juboland ayaa heysato.cidanki dowlada itopya ayey isku dhiben.
Beenta jooji Ethiopian kuma jiraan meesha. Jubbaland ayaa la wareegey Doolow. Anagaa joogna doolow. Hassan sheikh xagiisa ayaa u janjeerta suldaanka. Wariye dhexdhexaad ah ba ahaan jirtay. Lakin hadda dhinac ba u badan tahay bro.
❤❤❤❤❤soomaaliyguul 😂
Itoobiyaa kula wareegtay dheh
Haye
Ciidankan xasan sh. Iyo xamse u adeegsanayaan maamullada maaha ciidan qaran balse waa calooshooda u shaqaystayaal.waa mamnuuc in ciidan qaran loo adeegsado si siyaasadaysan
Itopiya maxee tahay gaal jecli daa waa jabee in sha alaah
Walahi
waan-ogaa-Ethiopian-vs-Somalia-aheed
Waar dadka somaalia xil ka hayo somaali maaha ee itoobia hadaba Abiye waxbu iska ogyahay inuu Puntland iyo Jubaland itoobia leedahay wey cadahay.
Beenta noo wad ethopia Ninka u shaqeeya waryaa waa xasan beenta qabyaladaa iska daaah ninka Bada saxiixay waaye