Barnaamijka diiradda: Shakhsi Udooda Xuquuda Beelaha Jareer Weyne.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 มิ.ย. 2022
  • Barnaamijka Diirada Bulshada
    Martida:-Cshakuur Shaasha Oo Ah Shakhsi Udooda Xuquuda Beelaha Jareer Weyne.
    Soo Saare:-Ciido Aroos
    Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

ความคิดเห็น • 25

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on 11 หลายเดือนก่อน +2

    Jareertu waa dad ahlu Diin ah waana dulmi diid waana dad nabadeed oo xoogooda oo xalaal ku shaqaysto

  • @africandance4959
    @africandance4959 ปีที่แล้ว +4

    Tan wax mee wareesanee mise way dagaalamaysaa wayba kulushahee waraysiga qibrad uma laha

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 11 หลายเดือนก่อน

    Masha-allah Waa Nin Oday Somalinimo Eeku Weyn Tahay Weliba Allaha Ku Xafido

  • @craxmaanmaxamed8270
    @craxmaanmaxamed8270 ปีที่แล้ว

    Waa
    C/raxmaan
    Maxamed
    O
    LOOYAQAANO
    CADOOW
    WALAAL
    WAANKUSALAAMAY
    Hadii
    Aaddhimato
    Waxaan
    Noqondoonaa
    Kuwakubadalidoona
    Hadii
    Aanwadajoognane
    ilaa
    Aybeelaha
    Jareerweeyne
    Kanokhdaan
    Madaxweeyne
    Soomaali
    Waxaan
    Taaganahaygarabkaada
    Waxaan
    Ahay
    beesha
    Gasareed

  • @reporterkhaalidjunior698
    @reporterkhaalidjunior698 ปีที่แล้ว

    good reporter

  • @Xadiiqaadam-xadka2
    @Xadiiqaadam-xadka2 หลายเดือนก่อน

    Ciidwanaagsan

  • @mohammadsattarsattar7124
    @mohammadsattarsattar7124 ปีที่แล้ว +3

    Waaruntiisshaashaaa

  • @sharmarkecabdi-ki5yw
    @sharmarkecabdi-ki5yw ปีที่แล้ว

    Kusoco sxb mcn cadalada waina kahadasho wasax sxb waxa naqan danta halgamaha besha jareer weyne

  • @mohammadsattarsattar7124
    @mohammadsattarsattar7124 ปีที่แล้ว +3

    Waaruntisshaashaa

  • @jamalfaisal8521
    @jamalfaisal8521 4 หลายเดือนก่อน

    Naagtani weriye maaha way cadhaysantyba iyada kamid ah dadk wax dulmiya hadana aminsan inay xaqtahay

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 9 หลายเดือนก่อน

    dee maxaa usheegan weedeen qabiilkiina oo u abtirsan weedeen ilaiin sida dadka kaleba isu dhalo ayaa jereertuna isu dhashaaye

  • @user-ir5ip9cs2j
    @user-ir5ip9cs2j ปีที่แล้ว +2

    See loo xaq dhowra wadanka ba iyaga maahan ee dadkan dibade nooga yimaaden

  • @AbdullahiCusman-cf6sf
    @AbdullahiCusman-cf6sf ปีที่แล้ว

    Kefsn

  • @mohasilent
    @mohasilent ปีที่แล้ว

    War waxaan wariye miyaa mise qof doodooyo waaye mxaa dhace Hadalka Kudurdurineysa shaashaa wariyaha waa in uu xadkiisa ku ekaadaa qofka aad wareenaseeso waxaad weydiiso onuu fikirkiisa kahadlo aa saxan lkn ma ahan in lagu ladoodo fikirkiisa

  • @akaashyare-ih9kn
    @akaashyare-ih9kn ปีที่แล้ว

    Boqolaalka. Badalayso. Anaakamid. Ah

  • @Nuurhassan1979
    @Nuurhassan1979 ปีที่แล้ว

    Wallalsansha waat saxantaxay

  • @bashiirahmedhalane2967
    @bashiirahmedhalane2967 ปีที่แล้ว

    Jareer ayagaaba rabin wax barashada ee waxay jecelyihiin fuundi oyo wax la mid ah waxaa soo raaca balwad jareer hadau xukun rabaan meesha ay laga keenay ha aadaan

    • @makalangow123
      @makalangow123 ปีที่แล้ว +1

      Ya lagu Wasin adiga add Israel ayaa asalkaga ah stupid

    • @Nuurhassan1979
      @Nuurhassan1979 ปีที่แล้ว

      Waryaaxa xoy imisa jarer parposor yixin , idinka amaal maat cumaleysa , inaa abti oo shakaa lakugu siyo

  • @yaaxyeshariiif6351
    @yaaxyeshariiif6351 ปีที่แล้ว

    esfh

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on 11 หลายเดือนก่อน

    We don't need no more Dulmi No more racist no more Qabiiliiste no more Qabyaalad Rasuulkeena SCW WUXUU YIRI QABIILIISTE IYO BEENLOOWBA KAMA MID AHA UMADAYDA

    • @Laascaanood614
      @Laascaanood614 9 หลายเดือนก่อน

      Ok good go back to Tanzanian