Nin dhawr sanadood kadib dib ugu tahriibay wadanka South Africa oo uu markii hore ka sii tahriibay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

ความคิดเห็น • 145

  • @a.ardaalewarfaa1237
    @a.ardaalewarfaa1237 ปีที่แล้ว +13

    Hereri awliyaa Allah waan ku salaamey Allah haku xafido welcome to mother city cape of good hope best city on the planet Allah bless South Africa

    • @abdullahiahmed581
      @abdullahiahmed581 ปีที่แล้ว +1

      Asc wlaal waxaan u baahnaa xog ku saabsan dalka South africa marka xagee kaalasoo hadlaa ama kaala soo xariiraa adoo mahadsan

  • @Guilermo01
    @Guilermo01 ปีที่แล้ว +18

    Wadadas wan maray 2016
    Waxa ugu daran xududka
    Costa rica 🇨🇷 iyo panama 🇵🇦
    Badana west afrikan ka dabasha ma yaqanaan mana naf adka waxan kawada mudo ma lugayn karaan labo gabdhod somali ah ba nala socday enago ah 6 rag ah gabdhahana waku mintidnay wana wada galnay maraykan inkasto asxabta isku safarka ahayn an is waynay marka maraykan galnay
    Waaalaalo somaliyed 8 gobol ka kala yimid banu ahayn somalinimada ma walalaysay wakhtigas

  • @zakariyaaabdiahmedbzb7592
    @zakariyaaabdiahmedbzb7592 3 หลายเดือนก่อน

    هيريري اولبا أحييك حفظك الله ومرحبا بك في المدينة الام راس الرجاء الصالح افضل مدينة على هذا الكوكب بارك الله في أفريقيا 🇿🇦

  • @abdi1943
    @abdi1943 ปีที่แล้ว +15

    Waabari aad baan kuu salaamaya waan ka xumahay dhibka ku soo gaaray waxaan kaa soo salaamayaa Minneapolis from Mufuleni aad baan idiin salaamayaa adiga iyo xoogsade

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว +1

      maashaa mr cabdi salaan gobeed

    • @saidharedaden1424
      @saidharedaden1424 ปีที่แล้ว

      Rag Soo jabay🙏

    • @positiveandfunny4332
      @positiveandfunny4332 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmuse2244 Ibrahim hassan ma isla socoteen yarka yara wadadka

    • @abdi1943
      @abdi1943 ปีที่แล้ว +1

      Maya maya ani Unka I soo qaaday

    • @maxamedcabdi895
      @maxamedcabdi895 ปีที่แล้ว

      Ma isla socoteeen tahriibka mise dadka kale la isla socoteen adu

  • @Mass998
    @Mass998 ปีที่แล้ว +5

    Sxb Waaberi aad Ayaan kuu salaamayaa, anna hada Ayaan dalkeenii Dib ugu Tahriibayaaa.

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +12

    Cabdisalanow Waxan uxiisnay barnamijyadii Aad ka samayn jirtay CANADA .........Africa Calaa wadan waad nala kulansiisay Jaaaliyada soomaliyeed wanad ku mahadsanthy UPDATE naga soo Sii Jaaliyada CANADA insha alllah Waqtiga Uu Rabi kuu samaxo insha allah

    • @qudhmunwaxid5704
      @qudhmunwaxid5704 ปีที่แล้ว

      Buufis baa kugu jira miyaa adna 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤️‍🔥🤚

  • @goodverygood3596
    @goodverygood3596 7 หลายเดือนก่อน +1

    C.salam mid iska hagaaji dhowr jeer baa ninka aqyaarta hadalka ku xirtay asagoo sharaxaad ku wado ama suaal kale u booday. Ma ah wax akhlaaq ah meeshuna ma yaal wareysj siyasadeeca oo kooban.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 ปีที่แล้ว +6

    Waaberi legend weeye
    Waxba kama halaabinee
    Waxbuu so barty ragguna we kii so jaba

  • @hassanmahm4448
    @hassanmahm4448 ปีที่แล้ว +7

    Ahmed waberi sanad iyo afar Biloodban Qol Ku wada Jirnay bariiskisa Ka Qorna Capetown Ana Alberta Aduun iyo xaalki Inan Gumadba Se Bariga Na Helay

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว +2

      Shukran boss

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 ปีที่แล้ว +1

      Ahmed guul baan ku rajaynaya abowe
      Insha allah ninka ku hor istigay oo walalka ah insha allah wuku Iman lugahaga oo nabsa ku kenaya Ahmed saliga nabiga scw badi insha allah kheeyr baa ku danbeeya adun iyo akhiro abowe iimankaga ilahay haku barkeeyo aamin

  • @mdhayirmohamud595
    @mdhayirmohamud595 ปีที่แล้ว +3

    Wa nin soo jabay wlh

  • @fosiyasicid208
    @fosiyasicid208 ปีที่แล้ว +5

    wxa lagayaba iney halkan kheyr kuu tahay hore u soco

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 ปีที่แล้ว +5

    Waraysi qurux badan wlhi

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +13

    WALIGAY Hal Maalin Inaan Tahriibo Kumaan Fikirin Walaahi Alle Ayaa Dalkayga Somaliland Oo Nabada Ii Barakeeyay Alle Hanoo Siyaadiyee

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 ปีที่แล้ว

      Isaga carar somaliland dhawaan daarood weyne baa qabsan doono insh Allah

    • @dhaqanemedianews1570
      @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +1

      @@alibulle7612 Daarood Waad Maqashay Uune Anigu Waxaanu U Naqaana Hablo Hadalka Ka Adag Maanta Dhulka Isaaq Yaalo Oo Dhan Cida Aan Ka Qaaday Sow Adiga Maaha Adoon Yahow

    • @alibulle7612
      @alibulle7612 ปีที่แล้ว

      @@dhaqanemedianews1570 kuwa meydadka daadsan soo iidoor qashin ah ma ahan ogow in dhulka Hawd hablaha isaaq ku wasno nimankana aan ku xamaalano oo aan gumeysano.

    • @SANBUS1
      @SANBUS1 ปีที่แล้ว +2

      Hadu qaxa kuu bilowday isaqow af spanishka sii barta aad Costa Rica & Colombia & Ecuador iskaga dhiiba

    • @Somaliland-First
      @Somaliland-First ปีที่แล้ว

      ​​@@alibulle7612 Xiqdi iyo nacayb ayaa qalbigaaga degay oo waad bugtaa. Hablaha aad leedahay waan wasaa miyaanay walaashaa, hooyadaa, habadaa iyo ededaa oo kale ahayn? Nin baad is-haysaan markaas ayaad dumar ku cararaysaa, waxay calaamad u tahay qof liita inaad tahay.

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 ปีที่แล้ว +5

    Ninkaasi waqti kama qasaarin, waa waayo arag. Buug Ka qor qisada

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว +1

      Shukran walaalkey. Waan ka qori doonaa

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@ahmedmuse2244walal visa Brazil xagee ka heshay please walal xig isii number kagana ii reeb sxb ragu isma ciile 🙏

  • @Burco.
    @Burco. ปีที่แล้ว +16

    A man has to have a story to tell

  • @SakariyeSakariyecali
    @SakariyeSakariyecali 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waaberi nin waayo arag 🎉

  • @faraxxashi3286
    @faraxxashi3286 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid cabdisalan

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 ปีที่แล้ว

    Masah allh Abdisalaan hareeri
    Waxa aad tahay wariye noo soo gudbiye mowdoocyo xiisa leh oo wax badan laga baranaayo.

  • @alibulle7612
    @alibulle7612 ปีที่แล้ว +2

    Guul baan kuu rajeenayaa saaxiib rag waa kii soo jabo

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey ปีที่แล้ว +3

    Ragga socodka waa udoor haduu mawdku daayo dalkaaga aamin joog hormari dalkaada

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +2

    Nashaadka ka muuqdo ma lahaadeen hadii loo dayn la,haa Ameerika

  • @halaneali6643
    @halaneali6643 ปีที่แล้ว +1

    Anigaa soo maray wadadaads

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +5

    Colombia 🇨🇴 iyo panama 🇵🇦 dheh. Costa rica 🇨🇷 mhne

    • @hassencabdi5582
      @hassencabdi5582 ปีที่แล้ว +5

      Waa kaasaxanyhy sababtoo doon waxaaa jirta colonbia to costa rica 🇨🇷. Adi wadaaas wali madan maqlin

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 ปีที่แล้ว

      Miyaad lasocotay?

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว +2

      Sorry brother waa runtaa waa wareysigii iigu horeeyey

    • @maalimmohamedahmed3051
      @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +2

      No way aad intaad Colombia ka baxdo aad u gambiso darien jungle. Sababto ah panama waxaa joogo xero military iyo waliba American. Halkaas waxaa ki sheegto ayaaa yaala maraykan.
      Midakle yarka wixuu ku leyhy waan lugeynay.
      Meeshaas anigaa maray.

    • @maalimmohamedahmed3051
      @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +3

      Colombia iyo costa rica xuduud mlhn. .

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +4

    Very interesting interview

  • @abdirahmaanyuusufmacruuf2470
    @abdirahmaanyuusufmacruuf2470 ปีที่แล้ว

    Wareysi fiican thank you hareri

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 ปีที่แล้ว +6

    Anoo libiya ku xirnaa 2sano hadana joga Uganda 🇺🇬 wlhi somalia kala orodbaa ku dhacay

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 ปีที่แล้ว +3

    Sout africa wadamo badan oo yurub ayee dhantaa quf shaqesanaayo hadane share samenaayo oo bishii lacag ka helaayo waa wadanka kaliya laga helo

  • @xamsewalaalo5240
    @xamsewalaalo5240 ปีที่แล้ว +2

    Nin aan dhul marini dhaayola

  • @engabdirahamanomar6565
    @engabdirahamanomar6565 ปีที่แล้ว +2

    Nasiibkisa aya qorna se ninkasi wa dedaaley. Labadinaba wan idn so duceynyaa 🥰

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah legend abdisalam great program as always

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 ปีที่แล้ว +4

    Wallee waa nin soo jabey
    Guleyso sxb

  • @cabdiraxmaankhaliif6825
    @cabdiraxmaankhaliif6825 ปีที่แล้ว +2

    Nin waliba nasiibkiisu aduunka ka daaqaya, wlhi waa wareysi cajiib! ah.

  • @zayidalli9736
    @zayidalli9736 ปีที่แล้ว

    Which ninkaan waa soo jabay legend aan marna is dhiibin

  • @AhmedMohamed-qd1qq
    @AhmedMohamed-qd1qq ปีที่แล้ว

    Zambia war bixin ka soo Samee Weriye sare c/salaan hereri.

  • @MohamettHassan-uq4fo
    @MohamettHassan-uq4fo ปีที่แล้ว

    Legend hareeri wan socdaa SanU dawnaayay Cabsidii ba iga baxday kk allah nabad nagu geeyi dhamaanteen

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 ปีที่แล้ว +2

    Best weriye mr herere

  • @qataarqato1367
    @qataarqato1367 ปีที่แล้ว +2

    Good interview

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 ปีที่แล้ว +2

    Waan jeclahay musiga herari doortay

  • @axmedgurey3714
    @axmedgurey3714 ปีที่แล้ว

    This is a good story

  • @Maskaxkoriye
    @Maskaxkoriye ปีที่แล้ว

    Waa soon waya aragtay zhp raga socodku waa udoor haduu wadku daayo

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli ปีที่แล้ว

    Xiiso leh...

  • @hassantech510
    @hassantech510 ปีที่แล้ว +3

    Jabka waa bilowga gusha ,Start fresh keep grinding

  • @abdihakiimsaed6834
    @abdihakiimsaed6834 ปีที่แล้ว +7

    Cabdisalaan waa wariye sare oo cajiib ah soo gudbin wanaagsanna leh, waxaan aad ugu qoslay 'Mareykan waxa lagu hayo miyaad is lahayd soo eeg?'' kkkk

  • @abdimalikshideabdimalikshi5042
    @abdimalikshideabdimalikshi5042 ปีที่แล้ว +5

    Nin soojabay dhe 🤣

  • @daahirhassan967
    @daahirhassan967 ปีที่แล้ว +2

    umay qornayn odayga africada ka shaqeeyso anaga mareykank waxba ku heeyn

  • @AsMo8888
    @AsMo8888 ปีที่แล้ว

    Macsonkor weligiin ma tahriibeysiin inta aad lacagtaas dalka ku dhisi laheydeen? Yaahuu

  • @cabdirisaaqmaxamuud9452
    @cabdirisaaqmaxamuud9452 ปีที่แล้ว

    2003 ayuu imaaday intuu wax qabsan lahaa tahriibay.somalida waa dad socda. Oo aan cilmi iyo caqli laheem

    • @roodaabdi4744
      @roodaabdi4744 ปีที่แล้ว +2

      Ahmed waa wllky intuu joogay South Africana wax badan wuu kasoo qabsaday alxamdulilah
      Waxan filayaa inaad tahay qof aan sifiican u garanayn

  • @abdirizakdhere04
    @abdirizakdhere04 ปีที่แล้ว

    Alla maxa jab ku dhacay inalillah ilaah naguma keeno

  • @sahrayusuf837
    @sahrayusuf837 ปีที่แล้ว

    Manshallah xaqiiqdu sass ayay ku fiican tahay ❤

  • @mohamedadam3089
    @mohamedadam3089 11 หลายเดือนก่อน

    Dadkii Canada soo galay ma weydiin sida ay Canada ku soo galeen??? ..

  • @dahirahmed572
    @dahirahmed572 2 หลายเดือนก่อน

    Waraysaga daqiiqada 20aad 😢😢

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed5887 ปีที่แล้ว

    Ninkaan nabiib xumaya

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 ปีที่แล้ว +2

    👋 Wey Mahadsanyihiin C/Salaan Hereri&Waabari.

  • @feisal6592
    @feisal6592 ปีที่แล้ว

    Jee mwaonajee sasaa tujaribu makasisi wa kanisani tuone wao wakovioipi kam ma shekh

  • @belecade9540
    @belecade9540 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wuxuu ilah ku qorin inaadan heli karin miskinkan siduu usoo jabay iyo sido waqtiga u saacidi waye isma lahan

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 ปีที่แล้ว +1

    Soomaali waa socod weligeed tahriibka 150 sano ka hor soomaalidu waa soconaysay

  • @saidjamaali2528
    @saidjamaali2528 4 หลายเดือนก่อน

    Wan ka xumahay Axmed Waberi inaan ka mid ahaa ragi kugula taliyey tahriibtaas dheer ee Latin America inkastoo aniguna jabka kugu dhacay mid la mid ah uu iga qabsaday Uk
    Guul baan kuu rajeynaya sxb

  • @abdihafittism9422
    @abdihafittism9422 ปีที่แล้ว

    Kkkk Rag Waa kii Sookara Jab😁🙌🙌🦁🦁🔥

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 ปีที่แล้ว

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 ปีที่แล้ว

    Iska samir Somaliya barwaqo
    Noqonysa cadaankuna wuu usoo qixidoona adigaana waxi and masaafurinyso lagu weydiin doona Insha Allah

  • @Sahal.moktar9308
    @Sahal.moktar9308 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamuj waayo aragnimo ku duugan tahay

  • @crisaaqyuusuf7256
    @crisaaqyuusuf7256 ปีที่แล้ว

    War waxan soomalia lagu sheegayaa dawlad maaha safiirka somalia muuyidhaahdo yaan lacelinayn

  • @abdinasirsalaad
    @abdinasirsalaad ปีที่แล้ว +1

    Please part two

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว +1

      Haye shukran

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว

      Okay

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว

      Ok .I will. Insha allah

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@ahmedmuse2244walal number aan kaka so xidhiidho ii reeb please 🙏

  • @abdirisaqmohamed7715
    @abdirisaqmohamed7715 ปีที่แล้ว

    Ninka gadal xaaqaya video lama socda yaa ila arkay kkk

  • @adoontialle2528
    @adoontialle2528 หลายเดือนก่อน

    waa qiso xanuun badan walahi balse kasoo qaad adoo dalxiis u aaday latin america sorry

  • @ahmedabdiqaadir2680
    @ahmedabdiqaadir2680 ปีที่แล้ว +1

    Herreri

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 ปีที่แล้ว +2

    Mahad sanid cisalan hereri

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 ปีที่แล้ว +1

    100/100

  • @ShugriCilmi-y6g
    @ShugriCilmi-y6g ปีที่แล้ว

    Hhh wada bug

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 ปีที่แล้ว +2

    sxb ha quusan ku noqo mareeykan, koleeyba wadadaas waa taqaanaaye

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว

      😂

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 ปีที่แล้ว

      @@ahmedmuse2244 south africa waa garanayaa sxb meeshaas waqti badan ayaan ka shaqeeyey aakhirkii waa ka dhamaaday

  • @abdulahiMohamed2023
    @abdulahiMohamed2023 ปีที่แล้ว

    Hereri safar badana horta ya fangareya

    • @cabdikhaliifjimale7551
      @cabdikhaliifjimale7551 ปีที่แล้ว +1

      TH-cam ka

    • @yacquubabdilahi8968
      @yacquubabdilahi8968 ปีที่แล้ว +2

      Qof kastaa wa jeebkiisa waxa uu ku safrayo sida qays qeysar now in Honkok youtube furo aan safar badan sameyside kkkkkk

    • @abdulahiMohamed2023
      @abdulahiMohamed2023 ปีที่แล้ว

      @@yacquubabdilahi8968 waa talo muhiim ah😁

    • @xasanyare7660
      @xasanyare7660 ปีที่แล้ว

      Lacagtiisa

    • @maxamedmowliidxarbi4738
      @maxamedmowliidxarbi4738 ปีที่แล้ว +2

      Aniga waa la yaabay sxb balse basa boorka uu wato aya sacidayo oo wadan marku rabo tikidka waa u raqiis saan jeclahay

  • @mohamedhassan-vr5fz
    @mohamedhassan-vr5fz ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wa xanuun sorry sxb

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 ปีที่แล้ว +1

    Ninaan dhulmarini dhaayala

  • @omarhussein3425
    @omarhussein3425 ปีที่แล้ว +3

    Calool haduu leeyahay it means he is well off Allah ha u ziyaadiyo

    • @hursheabdi
      @hursheabdi ปีที่แล้ว

      Wareysiga dhan inaad qof aflagaadeyso maa,kaaga soobaxday

  • @shafkazbinuxasan12
    @shafkazbinuxasan12 ปีที่แล้ว +1

    Asc m,a wariye jira lkn waad in aad samayso agadamiyad aad ku hormarinayso umada Somalia waa fursad maqan hadii lafikiro waa lameedhigi karaa

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ปีที่แล้ว +1

      ADEER UMADA SOMAALIYEED DHEH HA ODHAN SOMALIA YAAKHII
      ANOO REER DJIBOUTI AH AMA REER SITI SOMAALI GALBEED AH HALKEEN KU NOQDAY SOMALIA

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 ปีที่แล้ว

      Jabuuti waa gobol soomalia ka mid ah.

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ปีที่แล้ว

      @@shcyb1584 ADEER CALAN BAAN LEEYAHAYBKA TIRSAN QARAMADA MIDOOBAY,AU,ARAB LEGUE
      JAMHUURIYADA DJIBOUTI BAA LA IDHAAH EE ADIGU HALKEED II SHEEGANAYSAA

    • @shcyb1584
      @shcyb1584 ปีที่แล้ว

      @@mohamedabdirahman5840 Jabuuti waa gobol soomalia ka mid ah. Ma wadankeeni baad qaramo midooday inaga siisay? Qaramo midooday baan ka mid ahay baad leedahay, dalkaagi soomalia ahaana waad ka cararsan tahay!
      Waa ayaan darro.

    • @mohamedabdirahman5840
      @mohamedabdirahman5840 ปีที่แล้ว

      @@shcyb1584 SHEEKO YAAKHIII SOMALILAND BAY DAAN GACANTA KU HAYN EE NALA JAARKA AH
      WAAABA DJIBOUTI OOO CALAN IYO DAL IYO DAWLAD AH OO 200 EE DAL CAALAMKU AQOONSANYIHIIN HHHHH
      RUWAAYADIII 1960 AAD KU HAROWSATEEN WAQOOYI AYAA DJIBOUTI DOONAYSAAN INAAD KU WAASHAAN DIIDNAY

  • @nuuro8336
    @nuuro8336 ปีที่แล้ว +2

    Ax sorrydhibato badan wa soo aragtey dadka lasoo ceshay ma somali Kalyaa mise ajanib ku jiran

    • @ahmedmuse2244
      @ahmedmuse2244 ปีที่แล้ว +2

      Waa soomaali kaliya waayo safaaradaha kale waydiideen laakiin safaarada somaliya way ogolaatey in Lana celiyo

  • @AhmednoorAdan
    @AhmednoorAdan 5 หลายเดือนก่อน

    !!😊😅😅

  • @feisal6592
    @feisal6592 ปีที่แล้ว

    Faridoo hajui kundikaa shida ndio hiyoo

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 ปีที่แล้ว

    Soomalida maxay jab soo mareen...dhulkiina hoyo aamina

  • @Degaliah
    @Degaliah ปีที่แล้ว

    ❤❤❤

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 ปีที่แล้ว +1

    Sorry sxb

  • @sayidfarah3009
    @sayidfarah3009 ปีที่แล้ว

    somali iyo tahriib maxaa kla heeysta waar dalkiina dhista