Beesha jareer weyne oo ku hanjabtay in ay dhsi doonan dowladd Jareer weyne ay lee yihiin.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 เม.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah kakaca dhulka somaali idinkaa leh been yuu idiin sheegi. Xildhibaan caado qaate ah horta midoobe jareer wayne sadawada bixiya ,dadkiina mideya waayeelkiina aruuriy qaxooti nimada iskadaaya jareer waahagrateen jareer guulaysta horta goboladiina dhista

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walaalayaal
    Dadkaan Dowladihii horeba ma hadli jirin tii SIYAAD BARRE ka soo bilow wey cabsan jireen maxaa hada soo kicinaaya kuwii Dowladnimada xukunkeeda waayey ayaa qori dab ah la wareegaaya oo qoladaan oo soo kicinaaya maxaa yeelay iyagoo Martin ah ogsoon in wadanka Talyaani iyo ingriiska keenay oo wabiga looga tilaasanaaya qaarna uu beeraha ku falanaayey ayey wabiga jiinkiisa dageen ooy ku noolaayeen Jeerta iyo yaxaaska hilibkiisa oo kuwa badan ay ilaahada cunaan oo ku nool weli intii beledka usoo gudubteyna shaqooyinka hoose ayey ku noolaayeen ninka hada soo kicinaaya oo iska dhigaayo inuu u naxariisanaayo laakiin garab rabo inu helo oo Dowlad rabo inuu ku kiciyo waa lagu og yahay taasi makuu shaqeyneyso idinkana Soomaali waa taqaanaan ha isku dirina Sidii Afrikada kuwii Gumeysiga ugu raray Engriiska iyo America si loogu shaqeysto una adoonsan jireen ayna sixun ula dhqmi jireen ayey maalin walba u raadiyaan markuudi hore meeshay ka imaadeen oo hadaba qaar badan ayaa usoo guuray Africa markey Helen asalkoodii wadanka ay ka yimaadeen markey Helen magacyadii awoowyaashoodii iyo meeshey ka imaadeen oo registration communitygooda in America.
    Marka idinka markii qaxa dhacay dad badan oo idinka idika mid ah ayoo kulaabtey wadankii ay u dhasheen oo Africa marka dadka yaan la idinku dirin oo xabbadda laguu hor dhigin daneyste raba inuu xukunka gacant ku dhigo is dejiya yaan umada laguugu dirin hadda waa miyir qabtaa xasuuso 1991kii wixii dhacay waxaad rabtaan wanaag ku raadiya Mar Mar kale lakiin guriga aad hada degan tahay dab ha ku shidin wanaaga iyo Nabadda wadanka iyo wada heshiisiinta qayb ka qaataa balaayo kaa dheer ha yeerina Nabad aa naas la nuugo leh.

  • @SakariyeMaxamuudismaacil
    @SakariyeMaxamuudismaacil 3 หลายเดือนก่อน +1

    War odyashaa waxooda maxaa looga hayaa somalaay

  • @naajaxofficialchannel125
    @naajaxofficialchannel125 3 หลายเดือนก่อน

    Walaalahayga jareerweyme xaq ayaad u leedihiin inaad xaqiina dhacsataam, anigu garabkiina ayaan ahay, waanan ka soo hor jeedaa cid kastoo la dulmiyo. Walaalkiiin Isaaq ah oo idibka soo salaanaya Somaliland.

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 3 หลายเดือนก่อน

    Stand for your Wright

  • @hornofafricaninstituteofhe2710
    @hornofafricaninstituteofhe2710 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo ilahay somali ha u soo cwliyo

  • @mohamedjama1341
    @mohamedjama1341 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliyay caqligiini marhore aya sida kubada loogu ciyaray

  • @prosl11
    @prosl11 3 หลายเดือนก่อน

    Maantu bay soo toseen jareer Wayne inay hawiye iyo darood dulmi.kuu hoos nooladan idinka isku wacaan anagu isaaq ayaan idin leenahay dulmi kaa xarooba

  • @user-qy3zz2ey4z
    @user-qy3zz2ey4z 2 หลายเดือนก่อน

    Ar maxaa been lasoo aruuriyay odayaashana maxaa lasoo khalday mediahana maxaa siyaasad laga raadiyay arooya siyaasada sidaasi maahan khaasatan kuwiinaan siyaasiga isku sheegaayow meesha aad karaadineysaan ma idinka jirto bulshadana waxba ha ugu baaqina iney dagaalamaan maxaayeelay waxaa tihiin dad iney raaxeestaan rabaan sidaasna xaqooda ku helaan raaxana xaq laguma helo hortiinjiraa waayay taas midakale siyaasada xildhibaan kama bilaabato ee jabhad nimo ayey kabilaabataa iyo mooryaan nimo adinkana xildhibaan ayaa kabilaawdeen siyaasada dadka aad xaqa karabtiinne siyaasadooda xildhibaannimo kama bilaabin ee jabhad nimo ayey kasoo bilaabeen iyo qabqable nimo dhiigoodaa lasoo daadiyay hantidooda lasoo dhacay sidoo kale ayagana dhiigbadan ayey Soo daafiyeen hantibadanne wey Soo dhaceen ilaa iyo hadana wey kutaagan uihiin sidaasi waana sidaas ayeyna xildhibaan kinoqdeen calaa iyo xaal nimankiinaan jrrk siyaasi iskaga dhigaayow siyaasi matihiin jaga doon baa tihiine dadka masaakiinta hakhaldina hadiiba uusan idiinka Soo dhaxbaxeynin sidii ceydiidkii hawargidir,Cali mahdigii abgaal,qeybdiidkii hawargidir , muuse suudigii abgaal iwm oo kale oo dhiigyo cayo ahaayeen hadiikale aamusa 7da kursi ee xildhibaan nimo iskiiga fadhiya calooshana hanii waa weynaato ileyn caqligiinii ayaa sidaasi noqdaye maxaayeelay jrrk ayaa dhimasho oogu baaqeysiin adinkana dhimasho marabtiin jrrkiina dhinta ayaa leedihiin hogaamiye dadkiisa iyo dalkiisa inuu hogaamiyo rabana sidaad ku dhaqmeysiin uma dhaqmo naftiisa iyo maalkiisa iyo maskaxdiisa ayuu u huraa sidii Nelson Mandela hii reer south Africa iyo matin king Luther jr kii reer black america iwm marka umad aan halgamaa laheyn mahormarto aduunkana sidaasi ayuu soomaray hadaba ninkaan kufaanaayo waziir kuxigeenka gaashaandhiga usu maleeyana inuu mansab fcn ku leeyahay uusan ku Lahey waxaa ukheer badneed inuu hogaami dadkiisa uhorseeda trkh baal dahaba ka gasha dalaka iyo dibadaba nasiib darose kursi ihaano kudhisan ayuu ku fariistay oo eysan dad kadambeynin 7da kursina waa sidaasi cid kadambeysaana malahan dhamaantood wey uun iska fadhiyaan kooyee magac kuyaalna wey kayihiin jrr makamid yahay baar lamaanka haa bes intaas lee laga rabaa waxkale Malaga rabo ayagana wey ku qanacsanyihihiin xildhibaanadeena markaasey mediaha intey Soo fariistaan dad ahaan u hadlayaan cakku ciilbadanaa

  • @user-rp6zo7zi2h
    @user-rp6zo7zi2h 3 หลายเดือนก่อน

    Jareer wayene fadhiga ka kaca walhi cid idinka landheereysan ma jirto

  • @axmednuur27
    @axmednuur27 2 หลายเดือนก่อน

    Yaah !! Yaah !! Yaaaah !!! Ma isku raacdannahay in aan xabbad ku doono xaqeena , Heeeeeeh ,, hadda noo bilaaba , koo meeshaan agtaydaa fadhiya waxaas leeyahay farahaa i cuncunayo , ayaantaan xitta cawskii waan gadan waayay . Booto . Booto lee maan wadaynaa !! .

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 3 หลายเดือนก่อน

    Sax Masha allaah Allaahu Akbar alxamdulillaahi Allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭

  • @hawaalinuur7556
    @hawaalinuur7556 3 หลายเดือนก่อน

    Xaqiina dhacsada

  • @abu-ff8ws
    @abu-ff8ws 3 หลายเดือนก่อน

    Maxaa kaqaldan dadkaan 😂 dhiig haladaadsho aa . Acuudubilaah waalayaabay wallahi

    • @yusufildabxasan
      @yusufildabxasan 2 หลายเดือนก่อน

      Waxay leeyihiin somaalida geeska afrika dagan waaqaxooti waana kararaynaa

    • @abu-ff8ws
      @abu-ff8ws 2 หลายเดือนก่อน

      @@yusufildabxasan wallee. Oo masaasaa? Oo xagee kanimi marka ?

    • @yusufildabxasan
      @yusufildabxasan 2 หลายเดือนก่อน

      Qasa iyo anaka iyo intii islaam ah gaaladu in aytirtirto ayaa Ka go an
      Mana kaljecla jareer iyo jileec oo haday daynayaan career islaam ah wadanka afikada dhexe ladhaho dadkii jarreerka ahaa ee islaamka ahaa waa latirtiray