Beesha Jareer Wayne maxay ka dhaheen Golaha Wasiirada ee xukumada Xamse

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ส.ค. 2022
  • Beesha Jareer Wayne maxay ka dhaheen Golaha Wasiirada ee xukumada Xamse

ความคิดเห็น • 126

  • @deeqaabdirashiid4675
    @deeqaabdirashiid4675 2 ปีที่แล้ว +9

    Jarer waa bina adaan wa uqalman wayo naf belayehin 🥰💯✋

    • @hassuliyakale1514
      @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว

      Waa somali dhab ah

    • @mahm223
      @mahm223 ปีที่แล้ว

      ​@@hassuliyakale1514ulaabo tanzania qashin

  • @hassuliyakale1514
    @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว +3

    Jereer weyne hadii lagaro 1 man one vote maxweyne is Ku so sharaxa hawiye Ayo darood 30 sano wax weekeni layahiin 🙏

  • @daandureyya7491
    @daandureyya7491 2 ปีที่แล้ว +8

    Coming from an abgaal dude . I hate this 4.5 thing . Why can't everyone have the same sort of a equal rights .

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 ปีที่แล้ว +2

    CALI HARARE 🎤 Af-Ayenka Beesha jareer Weyne Qurba Jogta America Mr Maxamed Axmed Tiir
    Salan sare 👏 sxb

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Jareer Hadee Wasiiro Badan Rabaan 1 Million Oo Qof Waa In Laga Dilaa, Fara-dheerta 3 million aaka dhimatay qabiil kasta dad qoorta laga jaro keena,

  • @yasminmaxamed6183
    @yasminmaxamed6183 2 ปีที่แล้ว +1

    waat kusaxantahy inaat ka hadashid xaqiina xaqiinana ale ha idin soo dedejiyo mxd axmed tiir aadana oogu qancay wareesiga aat bixisay waana kuugu taageer sanahy

  • @ilhammohamed1939
    @ilhammohamed1939 ปีที่แล้ว

    One man one vote waa in la suubiyaa mida kale reer jareerweyn waxna barta oo siyaasada haloo tartarmo iyo qofwalba iyo aqoontiisa wax halagu siiyo 🤔🤔🤔🤔

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 ปีที่แล้ว +3

    Jareer weyn waa ummad gob ah oo sharaf badan leh shaqaysta.

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 ปีที่แล้ว

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed dhamaantood.

  • @bashirali3202
    @bashirali3202 2 ปีที่แล้ว +2

    Mohamed Ahmed Tiir saas ayaan karabaa, you will be the next prime minister 👋

  • @karti-soor
    @karti-soor 2 ปีที่แล้ว

    Hanbalyo iyo Duco Beelweynta Jareerweyn iyo Gabooyee dad Beeralay xirfad leh, colaaddo Sookeeye aan ka qeyb qaaddan...

  • @SuperMan-kv8fy
    @SuperMan-kv8fy 2 ปีที่แล้ว

    ASC ARAGTIDAYDA JAREER WEEYNE ANAA LASOO KORAY FIONFURTA OO DHAN DEEGAAMO BADAN BAY KY U NOOL YIHIIN SIDA XAMAR SHABEELOOYINKA OO DHAN KOONFUR GALBEED .DIB HALOO FURO DASTUURKA . I.FROM YURUB .HOME TOWN LAAS CAANOOD .BARIGA AFRICA

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 ปีที่แล้ว

    Masha alaaaaaah wlky cali xarare xafidullaaahi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c ปีที่แล้ว

    Aniga Wax Ma Iga Dhiman, Dadkii Ee Wax Ka Dhinteen Isku Si Aa Wax U Qaada Neynaa Waa Wax Igu Cusub Riyadiina Ilaah Run Haniiga Dhigo Af-hayeena Jareer Weyne,

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 2 ปีที่แล้ว

    jareer wasiir heshay ayaa diidan qabilkeyga oo ah qabiil ka cnshurta bixiya ugu badn aya wasiir helin beesha shiikhaal sababta eey wasiir ku weysay waa yaab

  • @khadradhool4459
    @khadradhool4459 2 ปีที่แล้ว

    We have all the rights and we have to follow you, Mr. Mohamed

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa cadaaladaro ayaa kajrto soomaaliyoo idil

  • @maxamedsomali6614
    @maxamedsomali6614 ปีที่แล้ว

    Jareer waa sax dhalad waaye sinjigey adigan okiyaalaha heen daldalan marka

  • @khadijaali2562
    @khadijaali2562 2 ปีที่แล้ว +4

    wadanka xaqow bay ku leeyihiin

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 2 ปีที่แล้ว +1

    Ethiopia Oromo aya badan oo la dulmi jirey
    Mantana wakhtiga aya sacidey oo ayaga Ethiopia mamula.
    Beesha jareet wayne iyadna mar umbay Somalia u talin doonan

  • @Nor_90000
    @Nor_90000 2 ปีที่แล้ว

    Beesha ( Soomaaliyeed Ee Jareer wax aleele iyo wixii
    Ay ka yidhaahdaan
    Siyaasada Soomaaliya
    Waa sax .

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv ปีที่แล้ว

    I agree with my brother inshallah we will become one and pass this problems

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta dulman u hili ilahay ajar hakasiyo

    • @barlinmacalin9411
      @barlinmacalin9411 2 ปีที่แล้ว

      Jazeera weeyne waa beel Wayn oo aqoon yahanin ah keep going

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 2 ปีที่แล้ว +1

    Af hayeenka shacabka iyo deeganada Jareer Wayn ee Soomaaliya arin xaq ah ayuu ka hadlay,shacabkan Soomaaliyeed,waxa ay xaqa u leeyihiin waa in ay helaan.

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว

    Kani waan libaax umaba eka jareer maha habar jileec ah yaa dhashay nin aan hadlin hooyadii hal masiiso hubkiina qaata oo xaqiina dhacsada oo kalya isu yeela soomaali qori caaradi yey wax ku kala qaadataaye

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 ปีที่แล้ว +6

    It is time for Jareer weynee to be given a lion share of positions in the Somali goverment! . The Federal government is giving ministerial positions to people of Somaliland and at the same time refusing to give Jareer Weyne their share! Thank you Mr. T! the strugglel continues!

    • @bashj7379
      @bashj7379 2 ปีที่แล้ว +1

      Waa run jareere Wayne iyo Somali badan oo kale waa dulman yihiin

    • @mombasa7
      @mombasa7 ปีที่แล้ว

      @@sabs3875 Why should people from Somaliland be given position in the Federal government while Jareer people are supporters of the Federal government and are not been given position. Somaliland was just an example! Salam!

    • @deeqonuur5470
      @deeqonuur5470 ปีที่แล้ว

      @@mombasa7 you are not Somali simple

    • @mombasa7
      @mombasa7 ปีที่แล้ว

      @@deeqonuur5470 Nothing is simple! Life is complicated! It is Only simple to simple minded people! Goodluck with your simple mind! It is shameful that it is a woman who answered this! When you know that women and Somali women in particular are second class citizen! You should be fighting for all people's rights including yours!

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 ปีที่แล้ว +4

    ASC Mansha Allah Ninkaas xareer weyne waa Deg degay,maxaa yeelay 4.5 waa laga gudibi doonna marki la gaaro ,doorasho qof iyo cod, 4.5. Waa laga baabinaya ee ha iska sugo, Insha Allah Thanks ❤️❤️🇸🇴🇹🇷❤️❤️❤️❤️❤️

    • @yasukeuchiha6458
      @yasukeuchiha6458 2 ปีที่แล้ว

      Qabiil ay Hawiye iyo Daarood ay dulmeen shalay, maantana dulmo ku hayaan, maxaad beri ka sugi.

  • @Saciya306
    @Saciya306 ปีที่แล้ว

    Intii isfaquq jiiro somaliya nawad mala helayi jaere dad jiiro wyee .caro dhul maka dhamadhan .jarer o madhax wene ah wey imanesa isha allha

  • @jujaajuujaa1225
    @jujaajuujaa1225 2 ปีที่แล้ว

    CALI XARAARE AD HAYEENKU WUU KAA SAXANYAHAY. SHIIKHAAL OO SHALAY HAWIYE SHEEGATAY BAABLABO WASIIR LA SIIYAY BEESHA JAREER WAYN MADAXWAYNE AMA RAYSAL WASAARE WEEYE BOOSKOODU

  • @adandhux2260
    @adandhux2260 2 ปีที่แล้ว +2

    Jarer waa dad badan wayna uqalmaan waxay rabaan lkn halmid ayaankuu shegayaa, hadii doorasho la aado qof iyo cod ah waxaan hubaa inaysan 7 xildhibaane helayn jarer waayo dagmo kaste waxay ladagaan dad katirobadan tusaale
    Kismayo, muqdisho, jowhar, baladwayn, baydhabo,jilib intaasba waydagaan wana looga badan yahay ,marka walalow wixiina eemansada

    • @honeybadger4812
      @honeybadger4812 2 ปีที่แล้ว

      war magalo eey majority ka yihiin majirto lakiin wax waa helayan

  • @j.jilani4535
    @j.jilani4535 2 ปีที่แล้ว

    wasiirku dalka iyo dadka oo dhan ayuu wasiir u yahay. Beel kastana wasiir ma heli karto mar qudho.

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 ปีที่แล้ว

    Meelna amxar ya wadata meelna waxbad radinaysa war Ethiopia iyo lascanood Iska dhiiba sxb iska amus laguma jeedo hada balse walahi washasi ya lagugu so qadaya war lafta gareyn laso hadal

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 2 ปีที่แล้ว

    Ninkan waxba ma haye wuxuu ka ansaxsanayaa beeshiisa afhayeenimadiisa in loo si wado....

  • @samatarismail3215
    @samatarismail3215 2 ปีที่แล้ว

    Taasi waa cadaala darada somalida wana waxay Somaliland qoonsatay ee ay uga go'day, samaroon oo afarta beelood ee waawayn inkastoo beel beel kawayn ay nan jirinhadana isagoo kujiraba waata la siiyay hal wasiir wana wasarada mailada; SOMALIYA WAA CADAALAD DARO calanka buluuga ah cida sidata kama suusho dulmiga 🇸🇴

  • @sahalissaaliosman5752
    @sahalissaaliosman5752 2 ปีที่แล้ว +1

    Maashaalaah maashaalaah maashaalaah

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 ปีที่แล้ว

    Boyta 5 xaqooda Allah siiyo inshallah

  • @maliboy3141
    @maliboy3141 2 ปีที่แล้ว

    War somalidii ayaan wax looheen!

  • @yuusufxuseenshyuusuf7037
    @yuusufxuseenshyuusuf7037 2 ปีที่แล้ว

    Waa runtii Xaqiiqdana Waa la qarinayaa Hal waziir iyo laba Waziirna Jareer weyne waxba uma gasho

  • @MA-pu4id
    @MA-pu4id 2 ปีที่แล้ว

    Madaxweynuhu haddii uu daarood noqon waayo ha la caayo ha la caarido

  • @abdourazakmalambrahim1575
    @abdourazakmalambrahim1575 2 ปีที่แล้ว +1

    Runtiisa waaye afhayeenka ilaahayow cadaalad nookeen

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 ปีที่แล้ว

    Dalaka xaar iyo wab iyo wasaq kalia yad kaso sa idayseen Iska goosta adinka iyo tuugsigina maxa loo baryaya waxaba oga daray madaxa ya la idinkaga istagaya sxb karbashkina wa diyar sxb Hassan sheikh ya dhibka keenay walhi

  • @honeybadger4812
    @honeybadger4812 2 ปีที่แล้ว

    4.5 hadii laga baxo jareer 7 xildhiban ma heli dontan kibirka joojiya

    • @user-jn2jt9od4x
      @user-jn2jt9od4x 11 หลายเดือนก่อน

      Xoogaa nasso
      👊👋🖕🤟🤜💪💯💯💯

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on 11 หลายเดือนก่อน

    Dowlad kasta ay dhisaan wey dumeeysaa waxeey ku dumeeysaa dulmiga ay ku dhisaan

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว

    War heedhe mashatan cadalad mataalo ee Ninmakan madaxweyn ayaa xaqaulayahin 👍👍👍👍👍

  • @theruler411
    @theruler411 2 ปีที่แล้ว

    Waa la bilaabay somali daayer

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 ปีที่แล้ว

    Aa cuudu bilaahi minal Qabyaalad wa minal Qabiil Rasuulkeena SCW Wuxuu yiri Qabyaaladu waa xaar walwaal

  • @ismacade1648
    @ismacade1648 2 ปีที่แล้ว +1

    Ali waaqomiyadda jareerweeyne qorlaalka iskasax sxb

  • @hawaismohamed8089
    @hawaismohamed8089 2 ปีที่แล้ว

    WAXALEYSKUU HAATAA was ofgooye iyo Jilaab majiiwan mesee Sacaad

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 2 ปีที่แล้ว

    haa la sabro qabiilada kuligood wasiiro ma wada heli karan

  • @xasantimir1205
    @xasantimir1205 2 ปีที่แล้ว

    xildhibaanada dibi hareedleh baydiidanyihiin

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 ปีที่แล้ว

    Jareertu miyaanay digil iyo mirif ka mid ahayn see biont five u noqdeen waa runtii Wiilka jareer piont fife maaha waa qabiila weyn oo u dhiganta qabiilada kale waligay waxaan u haystey in gareer weyn in ay kamidtahay digil iyo mirif

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 ปีที่แล้ว +1

    Xasan Sheekh uma Qalmo in uu Somali madaxweyne u noqdo .. waayo waa nin ay aad ugu yartahay Somalinimada iyo wadaniyadu ... kaaga Darane Qaranimo ka doortay Qabyaalad . tusaale "IGAARKAYOW GEN .Odowaa" . Xasan Sheekh waa nin aad niyada uga dila Saraakiisha Xooga dalka th-cam.com/video/khqcRPOUDQY/w-d-xo.html

  • @xusen9315
    @xusen9315 2 ปีที่แล้ว

    Waankaxumahay ninkan afhayeenka lagusheegayo jareermayaqaano sababtoo ah Jareer beel ma aha eewaa qowmiyad soomaaliya waa labo jareer iyo jileec

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 2 ปีที่แล้ว

    Beelihii wax la siiyey ayaa cabanaya soo ma oga kuwo ka badan oon waxba la siin

  • @abdisalamabdule899
    @abdisalamabdule899 2 ปีที่แล้ว

    Wasiirka warfaafinta ayaa hesheen dood maa qabtaa

  • @hassanfarrah4483
    @hassanfarrah4483 ปีที่แล้ว

    War ninkan waxba ma oga habargidir oo dhan waxay heshay Wasirka arimaha gudaha oo meel u ka sheqayo aysan jirin, naftan wey xanuunsantahay alaha cafiyo wana very low ikua

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 ปีที่แล้ว

    Jareer waxay degaan jiinka ama dhinaca webiga laga bilaabo Hiiraan ilaa jubada hoose.
    Laakiin sida aan maqlay jareer waa dad ka yimid kenya, tanzaniya ilaa ugandha.
    Taariikhdaas waa in la soo baaraa iyada oon been iyo indho cadeys leyska daayo.
    Waxaana keenay gumeysigii oo ay beeraha uga shaqeyn jireen.

  • @ilhanshide1144
    @ilhanshide1144 2 ปีที่แล้ว

    Xuquqahena wa ina helna wax walba uqalana

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 ปีที่แล้ว

    Somali OL Ah Dunida OL LAh

  • @cabdisalaanjamanuurcandisa4482
    @cabdisalaanjamanuurcandisa4482 2 ปีที่แล้ว

    cali haraaroow maanta warkaagu waa bilaa minxiise waa sidee dhadhan mayeelanayo markuu bilaa minxiise

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 ปีที่แล้ว

    Jareer wenoow dulmiga dhafa kursi leedihiin wana niila siiyay shalay idinkoo wax hesan joogteen manta hadii niila xasuusto niila inkirin booskina niila baneeyay dulmiga daaya hadii kale waa niigala qadaa xilka marekanka u dacwoda

  • @abdinasirmualim9228
    @abdinasirmualim9228 2 ปีที่แล้ว

    Qoralka wuu kaa qaldanyahay qomiyadkudheh waabeeloniskutagay

  • @ibrahimmusse6612
    @ibrahimmusse6612 2 ปีที่แล้ว

    Nin somaaliya oo Ka hadlay waxaa ina haysta, waakii ugu caqli badnaa. IGA gudduun boqaadin tii ugu sarasay. Halka Ka wad. Ilaahay Ka Ku garan galo.

  • @salaxxabiib2266
    @salaxxabiib2266 2 ปีที่แล้ว

    No Dulmi No xaqdaro No xadgudub No Qabyaalad No Qabiil No faquuq

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 ปีที่แล้ว

    Asc Somaali waxay nabad noqonaysaa marka Beesha Jereerwayn Madaxweeyne loo doorto oo prime ministerkana ka dhigo beesha xamar cadcadka markaas ayay Somaali Somaali noqonaysaa iyo Nabad

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa dhiman mahad karataay iyo wixii ikraan tahliil qashey in jagoooyin loo magacaabo.

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว

    Tiiroow markahore aad edebdaro ugu qanacdeen in aad aqbashaan 0.5 waxey aheyd in aad diidaan

  • @Professor4555
    @Professor4555 2 ปีที่แล้ว

    Dowlad dalka dhan ka wada taliso o amniga dhan sugi karto marki la gaaro le howlahan la xalin kara, hadda kuwi hubeysna ba markey xukunka ka degaan kuwi kale ee qabtey mucaarad ku wada ah jilbaha goynayo , inta xaalka saan yahey rajo kale iima muuqato

  • @jamajama6133
    @jamajama6133 2 ปีที่แล้ว

    Khabiyo ninkisa dhamestirta

  • @theruler411
    @theruler411 2 ปีที่แล้ว

    Jareer Wayne ma somali ba mise waa qabill.

    • @hassuliyakale1514
      @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว

      Somali meshaa ka imaday Ku xirintahay somali waa jareer iyo jilec waa qomiyat

    • @abdulqadirmukhtaarsalaad3151
      @abdulqadirmukhtaarsalaad3151 2 ปีที่แล้ว

      Waa somali

    • @mahm223
      @mahm223 ปีที่แล้ว

      ​@@abdulqadirmukhtaarsalaad3151maha Somali waa dad yimid 1700 kadib

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 2 ปีที่แล้ว

    Asc axmed tiiroow makula taliyaa soomaaliya cadaalad ma taalo jareerwayne waa inaad ka dhigtaa sida xarakada shabaab godoona galisaan dawlada soomaaliya si la idiin tuugo ama la idiin baryo dhulka ugu hodansan idinkaa daga tashada inta la idiin tashan

  • @XalaalSomalis
    @XalaalSomalis 2 ปีที่แล้ว

    Jareerweyn Somaliya si rasmi ah bayudagaan kuna Dulman yihin Jubaland and Hirshabeele. In Hirshabeele, I am certain that they outnumber Abgaal. In Jubaland, they outnumber Kumade. Just stating the fact. I agree that this is one of the unjust policies among Somalis that’s holding us back. Until everyone is treated equally, we may never see the daylight.

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 2 ปีที่แล้ว

    .5 kaasi waa waxa somaalia halkaa dhigay ilaa la baabiiyana waligii dulmigu wuu soconayaa majiro madaxwayne ama baarlamaan kaliya marna isku dayay in qodobkaas meesha laga saaro

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 ปีที่แล้ว

    WAA RUN GOBOLO BADAN WAY DEGAAN LAAKIIN SOOMAALIYA OO DHAN LAGAMA SOO DOORAN KARO
    LAAKIIN WAA LA DULMAY JAREER WAA RUN

  • @khalifmohamed2486
    @khalifmohamed2486 2 ปีที่แล้ว

    " Helibka hashay si xun ayaa loo qaybiyey ee waan halgameyna ilaa nalooga baqo sida " libaaxa," oo naloo ogolaado " Qaybtii Libaax ", oo la yiraahdo: " Hasha ma bar mise bar, Bar libaax leh, barka kale na ma dalool mise dalool? Dalool waxaa leh libaax, daloolka haray ma waax mise waax ? Waax waxaa leh libaax; waaxda hartay ma fallar mise fallaar? Fallaar waxaa leh libaax ; fallarka soo haray na annakaa leh., " - waa qaybintii cabsida libaax ku jirtay ee dawaco! Anigu hore u ma maqlin qabiilka " jariirweyn " lagu magacaabo. Walow aan aaminsanahay inuusan jirin qabiil ka mid ah kuwa degen Soomaaliya oo aanan ka qaybgelin dagaalada sokeeke ee ka jira dalka Soomaaliyeed. Tan kale, qabiilkasta waxaa ka mid ah oo ku dhexnool muwaadiniin timo adag ( jatiir ) iyo san ballaaran leh, sida darteed fahmi maayo sida looga dhexsaarayo oo loogu darayo qabiil la yiraahdo " jariirweyn".

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 2 ปีที่แล้ว

    Somalia Qof walba waa dulmanyahay.nin dhaha wax baan u qaybinaya howl badan baa u taalo

  • @sahalissaaliosman5752
    @sahalissaaliosman5752 2 ปีที่แล้ว +1

    Jarer waaqowmiyad

  • @abdinasirmualim9228
    @abdinasirmualim9228 2 ปีที่แล้ว

    Wardadakaan qiyaano kama dhamaato quf iyo codne hasugin in dalkan hgaaro wayo markaas awooda waxay galeysa jarerka gacantiisa

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 2 ปีที่แล้ว +1

    Dal la wada leyhy hadii ad rabto waxbadan bad sugi somaliwayn ha nolato😂

  • @RomeoForever2015
    @RomeoForever2015 2 ปีที่แล้ว

    Very intellectual. Brother Mohamed this people won’t change. Jareer is the largest group that resides in southern Somalia. What’s 3 ministers do for us. They should resign and walk away from their post. If we not gonna get equal share or equal representation then we don’t want it.

  • @ahmedadan1396
    @ahmedadan1396 2 ปีที่แล้ว

    Caliyow waa Sax san yahay afayeenku. Waxey Mudan yihiin beeshiisu in loo badiyo Qoondada hadda la siiyo oo Cadaaladda loo dhawaado. Sidoo kalena aan lagu Xirin Qori iyo Dagaal. Dawlad waxaa loogu baahan yahay Waa in ay Cod u yeesho dadka Masaakiinta ah oo aan dulmiga Jeclayn. Mahadsanid.

  • @shamsoqase1752
    @shamsoqase1752 2 ปีที่แล้ว

    4.5 dhibkeeda

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 2 ปีที่แล้ว

    Umad rogmatay kuwii lalahaa wadamo hormaraybaayjogaan ayaaba wax kuqiimaayn haya qabiil

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 ปีที่แล้ว

    Jareeri singal iyo Congo waxa hoow doontan! Xilalku inti lahaydba Kuma Fila

    • @hassuliyakale1514
      @hassuliyakale1514 2 ปีที่แล้ว

      Adigana ethiopia wax u doonta😜

    • @mahm223
      @mahm223 ปีที่แล้ว

      ​​​@@hassuliyakale1514adoon aamus jareer aqligiisa lex sac uu imada marki la oran jiray run beey eheed wax yar taarilhda soo baro kadib adaa ulaaban doona meeshii aad katimid

  • @kahlledidres4401
    @kahlledidres4401 2 ปีที่แล้ว

    Is muujiya buu ku yidhi Ali xarare, lkn ninkan odayga ahi muu fahmin! Ama isagaan rabin inuu fahmo! Ilaahayow dowlad is dhista dadka iyo dalkana dhista noo sahal. Amiin ya Rab. أنا أمير ونت أمير ومين بيسوق الحمير؟ gabooye iyo jareerweye way is xulufaysteen. Ilaahay iyagana how sahlo

  • @shambalafe300
    @shambalafe300 2 ปีที่แล้ว

    Meeel isku uruuro wa baaha

  • @mustafcbdi339
    @mustafcbdi339 2 ปีที่แล้ว +1

    wey u qalmaan lkn hawiye iyo daaro Ayaa 10leh see cml sxb jariir hadey sada Ama laba qaataan dadka kali maxaa laseyaah hal xataah macquul

  • @abduwelidimbilei8318
    @abduwelidimbilei8318 2 ปีที่แล้ว

    Somali kaldhaqaday iyo calamkii o kadhaqay 😂😂😂😂

  • @muhyadinmustafe467
    @muhyadinmustafe467 2 ปีที่แล้ว

    Dee ka dagaalama maxaa madaxa la foorarinaysaan waanala dhacay

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 2 ปีที่แล้ว

    Golaha alshabaabka dheh calow

  • @moomar4185
    @moomar4185 2 ปีที่แล้ว

    It seems Hassan Sheikh is going to be failed this time.PM Hamza had nothing to do with this the list of the Ministers was prepared by Hassan Sheekh because even the DPM was The Who had the worst relationship with PM Hamza and now he is appointed as his deputy.That is what Hassan did and PM couldn’t even say no this guy cannot be my deputy .

  • @mahmedabdulle9179
    @mahmedabdulle9179 2 ปีที่แล้ว

    Qabyo ninkeedaa dhamees tiro

  • @maxamedcalibulsybulay5163
    @maxamedcalibulsybulay5163 2 ปีที่แล้ว

    maxaa adiga kaga jira waxaad akhriyayso

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 2 ปีที่แล้ว

    Sxb Ogadeen ba wasiir lama siin e iska aamus 😅

    • @XalaalSomalis
      @XalaalSomalis 2 ปีที่แล้ว

      Dowladda ba waxa Raiis u ah Ogaden. Marka beenta iska da. Also, Jareerweyn Somaliya si rasmi ah bayudagaan kuna Dulman yihin Jubaland and Hirshabeele. In Hirshabeele, I am certain that they outnumber Abgaal. In Jubaland, they outnumber Kumade. Just stating the fact. I agree that this is one of the unjust policies among Somalis that’s holding us back.

    • @nasseromar4986
      @nasseromar4986 2 ปีที่แล้ว

      Kuumado dhan yaa hal waziir helin, ogaadeen kulahaa!

    • @husseinhussein2964
      @husseinhussein2964 ปีที่แล้ว

      Ogadeen wa la wasa hooyada was

  • @msalad6532
    @msalad6532 2 ปีที่แล้ว +1

    Deni zanzibaar ma tirsaneysid

  • @Em1489
    @Em1489 2 ปีที่แล้ว +1

    Inay jareer waziir ka doodaan waxa ka horaysa inay dhibic shan ka doodaan

    • @superfun1819
      @superfun1819 2 ปีที่แล้ว

      Inaa guumeed🤭

    • @Em1489
      @Em1489 2 ปีที่แล้ว

      @@superfun1819 walal maxad igu maagi, xumaanba maan sheegine? Ma jareer baad tahay?

  • @xaajidhagax3702
    @xaajidhagax3702 2 ปีที่แล้ว

    Somalia's four-point-five system is amount to apartheid. Under this system minorities are deliberately and systematically denied to hold the position of presidency, prime ministry, deputy prime ministry and number of key ministries. Minorities were allowed to be granted only leftover positions without portfolios. This discriminatory system brought mistrust, never-ending squabble, animosity, confusions and conflicts to those clans who claim majority. 4.5 rule will never unite our country and our good people. The earliest we get rid off the system the better for all Somalis.

  • @yasukeuchiha6458
    @yasukeuchiha6458 2 ปีที่แล้ว

    Cali Xaraare looks like a Fox News anchor interviewing BLM activists. His clan ignorance & bias is hard to hide. For someone who takes money for this kind of interview he should be more sensitive & thoughtful.

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 2 ปีที่แล้ว

    SOOMAALIYEEY LA IDINMA WADA QANCINKARA XAL KEENA
    Salaan sare Garbaharey, Gedo

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 ปีที่แล้ว

    Waxaa dhiman mahad karataay iyo wixii ikraan tahliil qashey in jagoooyin loo magacaabo.

    • @cabdiraxmaanmaxamad3211
      @cabdiraxmaanmaxamad3211 2 ปีที่แล้ว

      Jareer waxaa lugu ogyahay gurya dhisow iyo musqul iyo God qashin iyo in eey dad dhacaan iyo in eey koba caseeyaan iyo xamaali aqoon eey xil ku qabtaan malahan beertooda hafashaano