SYL WAXAA AFGAMBIYAY DADKI GUMEYSIGA LA SHAQEYNAYAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 149

  • @mcbahdoon5073
    @mcbahdoon5073 6 ปีที่แล้ว +16

    Ayaanle walahi waxa tahay wadani bardadan internetka halkad u uku qorotay hanoolato aan anigana waxaan ku leyahay ayaanle iyo inta wadanika ah ee kula midka ah noolada somaliya na allaha mideeyo oo labdooda bircad ha isku mariyo waxan dhahno okale maleh cudurkan dilaaka ah ee nalakuberey ee ah qabiil alle hanaka qabto waa cudur aan daawo laheen somaliya hanoolato somaliya guul iyo gobanimo

  • @techplanet2007
    @techplanet2007 6 ปีที่แล้ว +3

    asc Ayaanle Xusen Cabdi iyo inta la wadaagta barnaamijkaan aad ayan u salaamayaa intaa ka dib magaceygu waa MAXAMED MAXAMED HAADI SHEEKH IBRAAHIIM , waxaan codsanayaa in la akhriyo fariintaan
    ugu horeyn aad ayaan ufaraxsanahay waayo waxaan dareemayaa inuu jiro baraarug wadaniyad iyo mid siyaasadeed waayo waxaan arkaa meel walbo uu wadani soomaali ahi joogo waa uu soo qeyliniyaa taasi aad baan ugu faraxsanahay balse hadii aan gaar ahaan u weydiiya AYAANLE XUSEEN CABDI, AYAANLAW waxaan ku taxanahay wacyi gilinta iyo wararka dad gaar ah o aad adiga kaw ka tahay hadaan intaan ka xasuusta hadda wax ka sheego DADKAASI
    1.Ayaanle xuseen Cabdi
    2.sheekh max'ed idiris
    2.prof Cabid ismacil samatar
    3.Maamo aamino muuse wehliye!!!
    4.maamo Dr.maryam qaasim!!!
    5.Fanaank-Xuseen shire ciyaar jecel
    iyo in badan badan badan o an so koobi karin
    marka su'aasha aan jawaabta u la'ahay waxay tahay dadkaasi qawmiga ahi ee soomaalinimad ay ku qaaliga tahay o ay ku weyntahay maxay isu wareysan la'yihiin o ay isu weydiin la'yihiin war intee nagala helay o nagala heystaa?!!!
    yacnii waxaan ula jeedaa inay isu yimaadaan maxay talo dhaxal gal ah isugu darsan la'yihiin ka dibna caqligooda xalaasha iyo cilmigooda ALLE barakeeyay xal kama danbeys ah o hir kala ugu keeni la'yihiin?!
    AYAANLE waxaan ka codsanayaa inuu fariinta akhriyo jawaabna iga siiyo haduu waqti iihelayo fadlan fadlan jawaabtaasi halii siiyo
    SOMAALIYA HA NOOLAATO SOMAALIYA HA NOOLAATO SOMAALIYA HA NOOLAATO

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 4 ปีที่แล้ว +4

    Maasha Allah Hanoolaato waxaan ku jeclahay deganaanta iyo xushmadda aad dadka midka weyn iyo kan yar aad siiso ,wallaahi ibnu xalaal baad tahay(Allah Yaxfidaka)

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 5 ปีที่แล้ว +2

    This gentman is tilling u a correct story of old somali history's tks

  • @assadmohamed7532
    @assadmohamed7532 2 ปีที่แล้ว +1

    Majeertenia waa magac ka horeeyay dawladnimada, maxaa magac meel loogu bixiyay wax dad lagu eedeeyo maaha odayga virus kii qabyaaalada ayaa galay.

  • @imanhaji7166
    @imanhaji7166 4 ปีที่แล้ว +5

    Enlineer Yarow Shsriif Adan waa aqoon yahan Wadani ah haddana jecel cadaaladda (Allah Yaxfidaka)

  • @maryanmohamed431
    @maryanmohamed431 3 ปีที่แล้ว +3

    Adeerow waa runtaa aniga waxaan aqaanaa nin dhulkii jaziisa gatay oo la tagay Kenya waxna ma qora waxna ma aqriyo marka yaareedxoolahay dhaceen haday dalka dhib u galin lahaayeen

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 5 ปีที่แล้ว +3

    A very correct story u believe this gentman

  • @allahadoonkiisiiayaanahay27
    @allahadoonkiisiiayaanahay27 6 ปีที่แล้ว +7

    Ninkaan waa runtiii Dadka maliba cadow somaliyeed daba ordaaya waa la garanaa Marka asagana waa sheegay qabiir somaliyeed weye

  • @haar91
    @haar91 4 ปีที่แล้ว +2

    Waa sax waa laqalday halgankii SYL shisheeye alaha naga qabto iyo dabadhilifka

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว

      Shesheeyo waxba kaama qaadayo hadaa adigu midtahay

  • @musbaxmusbax3755
    @musbaxmusbax3755 6 ปีที่แล้ว +7

    Eng Yarrow, noolow. Cadogaaga allaha qabto.

  • @zackali9321
    @zackali9321 3 ปีที่แล้ว +1

    Some of his opinions are conspiratorial but when he said watch out for the Arabs I really felt that 👊

    • @awilosman1921
      @awilosman1921 2 ปีที่แล้ว

      Waxaan ka mid ahaa ardey tikoobka qayb ka aheyd laakiin waxtiraha loo saxa oo lasameynayey ma jirin masuuliyiintu waxey nafarayeen meela in aanloobixin jooga gurigaan oo qora magacyo isna daba miriya magac yada tirakoom guri kusameya ah soomaalina waxtirakoobey majiro waligeed waa tira koob ug ah

  • @liveyourlifeinlove9273
    @liveyourlifeinlove9273 ปีที่แล้ว

    Inta soo maarne iyo mesha taganahay waa caajiib 1 Djibouti 2 Ogaden 3 NFD 4 waqoy 5 konfur and etc mantena landers trying to impress the colonizers that was the main character of our problems . Wlhi we need to recreate 13 SYL and this time shaanta somaliyed to bounce back

  • @SammarMedia
    @SammarMedia 3 ปีที่แล้ว +4

    Duqaan cuqdad mj baa ka dhex hadlaysa, SYL ragii aasaasay oo hindisay MJ bay ahaayeen See bay jaajuus u ahaayeen? korka syl uga Soo dhacay u ahaayeen🙄Subhan Allah. Ninka hebel jimcaale irir ninkii cigaal la watey soo ma aha. Majeertenia ma SYL baa bixiyey?bal beentaas arag. Ma professor aqoon iyo garaad islaanimo leh baa sidaas u hadlo, maya! Duqow neceybka, beenta iyo xaasidnimada aad u qabto qayb ka mid ah Shacab Soomaaliyeed oo aadan aqoon gaara u lahayn waa cuduro qalbiga gala lkn daawo leh bal dawadaa raadi professorow IA. SubhanAllah 😞

  • @IMAANSHO
    @IMAANSHO 6 ปีที่แล้ว +9

    cadowka somaliyeed waxaa la saaxibay wax magarad oo somalinimo sheeganaya intaas tusaale hanoo ahaaato somaliyeeye iska daaya qadlaayada

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 2 ปีที่แล้ว +1

    Odeygu run ayuu sheegay. Reerka u sheegaya waa majeerteen

  • @abdihassanwarssame667
    @abdihassanwarssame667 3 ปีที่แล้ว +2

    Eng Yarow Nooloww waligaa Ilahay Haku Xaafido.....walakey

  • @hassanadan-1766
    @hassanadan-1766 ปีที่แล้ว

    Ing yaroow allah yaa rahma

  • @ibnulbaadiyah4111
    @ibnulbaadiyah4111 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninkaan waan niin xog ogaal ah

  • @og5608
    @og5608 6 ปีที่แล้ว +4

    Waa aqoonyahay garasho dheer digir aadan cunin yey ku digriyin xaqiiq fogaan- arag

  • @naimamahamad874
    @naimamahamad874 4 ปีที่แล้ว +1

    Nin aan bareerihiisa cadayn karin ama warsaxa ah hayn inaad waraysato baa khalad ah

  • @hassenmohamed1841
    @hassenmohamed1841 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkk Jareer kadoqonsan ma arag majeerteeniya talyani ba bixiyay ee tariikhda ha kabensheegin

    • @xaalixashi5385
      @xaalixashi5385 4 ปีที่แล้ว

      Sax waye gumeystaha bixiyay hadaad dib u fiirisid qariiradaha aya isticmaali jiren gumeystaha wey ku qoran tahy waadna ku arki kartaa magacas.

  • @AH-iu2nj
    @AH-iu2nj ปีที่แล้ว

    05.05.2023 Allah yarmho

  • @maryamnur7310
    @maryamnur7310 5 ปีที่แล้ว +1

    Siyad baer alha unaxaristo

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว

    Yacnii waxaan maqlay in koox uu kujiro (91) ay tageen tansaniya iyagoo sheegaaya in ay,yihiin tansaniyan kadibna waxaa lasiiyay sitiisanka ama baasaboorkii tansaniya kadib markii aycadaatay in ay,yihiin tansaniyaan.

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 4 ปีที่แล้ว +2

    Ayaanle well done.

  • @aali8892
    @aali8892 3 ปีที่แล้ว

    Wasiirkii arimaha gudaha ee xilligaas waxaa ahaa Yaasiin Xassan nuur bide. Maheerteen wadaankaan ayagaa dowlad ka ahaa xildhibaanadii iyagaa ugu badnaa

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 3 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan ingineerka sheeganayo waa kaadiriintii kacaanka wuxuu sheegayo oo dhan waa hadalladii suuqa iyo wixii huu haada beenta ahaa ee kacaanka iyo xoogaa yar oo asaga iyo wariyaha ka soo wada sheekaysteen intaan wareysiga billaabmin

  • @aliguled2166
    @aliguled2166 9 หลายเดือนก่อน

    Waa majerteen. Runtime waaye

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +2

    Odaygaan Pro Italian amaanaya. Hizbiya waxaa masruufi jiray Talyaani.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว +1

      Waa taariikhdii madoobeyd oo laga dhigayo taariikh wanagsan wase aduun, wax wlaba wad ku arki

  • @OmarAhmed-vz3bb
    @OmarAhmed-vz3bb 4 ปีที่แล้ว +2

    Asalamu calaykum waxay somali gadiga waysay waa marns rashid marna rusaaq

  • @MrFaaadil
    @MrFaaadil 8 หลายเดือนก่อน

    Abdullahi ciise Somalia wu uso dadaalay lkn dad cuqdad qabiil qaba ka horyimid

  • @qujufaaymediawariyeabdinas9546
    @qujufaaymediawariyeabdinas9546 4 ปีที่แล้ว +1

    DADKII GUMEYSIGa U SHAQEEYA AYAA MUWAADIN AH.

  • @اسداسد-ث8ب
    @اسداسد-ث8ب 6 ปีที่แล้ว +6

    syl halgan ayay u galeen dalka

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 5 ปีที่แล้ว +2

    Abdilahi Essa was voted by SYL groups to disqualified him that he was under age and not qualify to be a member of SYL

  • @aisha665
    @aisha665 5 ปีที่แล้ว +1

    MAJEERTEEN AYAA AHAAA QABIILKA WALIGOODBA JAAJUUS U AHAA TALYAANIGA HADANE IMARAT AYEY JAAJUUS U YIHIIN IYO ETHOPIA.SMAALIYA ALLAHA KA QABTO RERKAAS DADKA KALE WA HAL HAL,AYAGAASE UGU DARAN.

    • @husseinisse346
      @husseinisse346 5 ปีที่แล้ว

      Ubah isoo qabo waxatahay qof waxbadan oge

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 ปีที่แล้ว

      wlhi waa runtaa cancer ayay ku yihiin reerkaas somalida Allha naga qabto koleey isku wada dari mayno lkn badankoda way xun yihiin

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 3 ปีที่แล้ว

      Majerten nacaaya managartin alhamdullilah am majerten mahamoud saleban Cumar mahamoud

    • @foox4080
      @foox4080 3 ปีที่แล้ว

      Waa kugu doqonimo inaad qowmiyad dhan wax kasheegtid.
      Dadkaasi waa soo halgameen. Syl 5 nin ayay kulahaayeen oo asaasihii kujiro yaasiin xaaji cusmaan, calanka ayay sameeyeen maxamed xawaale liibaan.
      Xamar ayay alshabaab iyo argagixiso ka xoreeyeen 2006, oo dowladnimadii dib uga unkeen villa somalia iyadoo kudaafad laga dhigay.
      Guumaystihii talyaani way ladagaaleen, inkastuu ka awood badiyay markii dambe.
      Waad xasuusataa halgamaa cumar samatar iyo ragii kale ee talyaani hurdada u diiday.
      Waad ogtahay inay la diririreen oo soomalai tuseen in layska qaban karo rajiimkii siyaad barre.
      Illaa hadda dadkaasi qaranimada iyo dimuqraadiyada soomaliya ayay u taaganyihiin.
      Waad ogtahay hadda inay kahor istaageen farmaajo inuu dalka keligii talis ka dhigo iyaga iyo musharaxiinta xamar jooga.
      Caadifad qabiil iyo nacayb yaanu ku qaadin.

  • @saylirobleh5698
    @saylirobleh5698 3 ปีที่แล้ว

    somali wali waxayna ka fakarin in dhalinta aadka u yaryared ee syl in ay soo abaabuleen gumaystayaashii xukunka hayiistay xukunkana laga dheereeyay dadkii waaya araga ahaa waana sababta somali meel u gaadhi wayday

  • @leehajimedia690
    @leehajimedia690 5 ปีที่แล้ว +1

    Abdi farax juxa waaye majeerteen ninkii dhacay dalka 1969 36 millions

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      Waw juxaa waqtigaas dugsi sare xita magarin oo waa ka yar yahya sidad moodey oo isgau kacaankii la waqti yahay.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว +4

    Waliigaa hataa geerin qof aadan aqoon fiican ulahayn

  • @xoriyoibrahim1696
    @xoriyoibrahim1696 3 ปีที่แล้ว +2

    Cabdhlaahi ciise ayaa kuwaa shey hg ayuukabaqayaa kama hadlikaro waxaa afgooye kadhacaaya oo dadka jareerweyne laguhayo miskiin

    • @shugricabdi9938
      @shugricabdi9938 7 หลายเดือนก่อน

      Cabdulhi ciise wishegay wadad kale😊

  • @geedimaaney9402
    @geedimaaney9402 6 ปีที่แล้ว +5

    Ayaanle noolow

  • @Dr.Abdirahman1995
    @Dr.Abdirahman1995 5 ปีที่แล้ว +4

    Odeygaan reer ayuu kabaha la dulmaray. Hhhh
    Meesha soomali laga heesto wuu sheegau walaahi. hhhhhhhhhh

    • @Dr.Abdirahman1995
      @Dr.Abdirahman1995 5 ปีที่แล้ว

      Kulahaa ethiopia meel walbee joogtaa. Warkas wuu cadyahay. Masha alaah

    • @hassanyuusuf9750
      @hassanyuusuf9750 4 ปีที่แล้ว +1

      Injineerka waa nin taariikh run ah ka hadlay

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka ปีที่แล้ว

    Wasiirkaas 36 million dollar xaday waa Yaasiin Xassan Nuur bide isagaa ahaa wasiirka arimaha gudaha

  • @ahmeds.au-muse8876
    @ahmeds.au-muse8876 4 ปีที่แล้ว

    Xisbi Digil Mirifle weeye magaca dhabta ah. Markii dood lagu furay magaca qabiilka ee xisbiga ayey isla xuruuftii iyagoo wata waxay u beddeleen carabi Xisbi Dastuur Mustaqbil

  • @xaawoluulaadan6409
    @xaawoluulaadan6409 4 ปีที่แล้ว +1

    🤝💖👂👂👍👍👍

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 4 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh cali jimcaale waa Asaasihii irir samaale

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    Syl maxay aheyd ri gees kama ridine,ma daraawiish ayey is moodayaan reer buuhoodlow wax u sheega Kan gafuur culusta ah from garxajis

  • @bintoowcalasoow4259
    @bintoowcalasoow4259 5 ปีที่แล้ว +1

    Nin kan WA soomaali Dhabi ah

    • @xuseenfadal
      @xuseenfadal 3 ปีที่แล้ว

      Maxaad ulajeedaa walaal 'dhabi ah'.

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 4 ปีที่แล้ว +3

    Duqaan cuqdad mj ayuu qabaa

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 2 ปีที่แล้ว

      @@saidmohamed6488 Qafka wxa yhiin ka sheegey jareer iyo jilaac alle aktiis wxb isma dheera
      majeerteen manta waa qaniis wa ayaga
      murtad diinta ka baxey wa ayga
      naag ninkeda ninkale ka raacda
      dhman wxa laga helaa majerteen

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa hada waxa wadanka qasaya waa ku wii waagaas maalintaas na marin habaabiyay ayaa ilaa hadda dhibkaa nahaysto waa iyaga.

  • @imthehero76
    @imthehero76 3 ปีที่แล้ว

    Ayaanle waa wadani waan hubaa

  • @thetruthx235
    @thetruthx235 3 ปีที่แล้ว

    Waraysigaan ima qancin, maxaa yeelay halgamaagu wax ayuu rabaa in uu sheego lkn hadana wuu qarinayaa.
    Somaliya waqti aan waxba la qarin karin ayeey ku jirtaa. Ayaanle kasoo saar hadalka mararkaas oo kale.

  • @mhadabdi4867
    @mhadabdi4867 4 ปีที่แล้ว

    Ayaanle walaal odayga waxaan waydiin lahaa muxuu ku faana isag dhib iyo dheef somali waxa uu kusoo kordhiyay
    Hanolato.

  • @deeqshire8192
    @deeqshire8192 2 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxa uunoosheegsyaah in guuumayto dalka siijoogay

  • @mahadBaremaxamed
    @mahadBaremaxamed ปีที่แล้ว

    SYL MAXAA LAGA SOOGABIYEY

    • @suheibnoor5344
      @suheibnoor5344 11 หลายเดือนก่อน

      Somali youth league

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

    Wariyuhu markuu leeyahay magaca majeerteeniya talyaanibaa bixiyay, miyaanu Isla yaabayn? mise kuwa la eersanaayaba ma dhaamee-xataa isagu waa qawda maqashii waxna ha u qaban???wallaahi reer soomaali talyaani sida muuqata mustaqbal ma laha,,

  • @mohamedmuse5437
    @mohamedmuse5437 4 ปีที่แล้ว

    Eng ka waxa uu og yahay muxuu dadka ugu shegi la yahay

  • @abdirizaknurali6311
    @abdirizaknurali6311 4 ปีที่แล้ว +1

    Madaxweyne Aadan Cabdulle Cismaan Wuxuu Sameeyay oo Xumaan ah lama haayo 7 dii Sano ee uu Xukumaayay Wadanka Somalia Si sharaf leh ayuu ugu noolaay Wadanka Allaha unaxariisto

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      Addoon gumaysiga u shaqeeya ayuu ahaa oo Somali qabiil-qabiil u qaybiyey.

    • @abdirizaknurali6311
      @abdirizaknurali6311 3 ปีที่แล้ว

      @@Aw88-c1r haddii uu gumeeysi ushaqeeynaayay 1967 ayuu xilka ka dagay 2007 ayuu dhintay ee Maxaa intaas oodhan oo ah muddo 40 Sano ah ayuu ku dhex noolaay Somalia gaar ahaan Xaramka ee Maxaa danbi loogu heli waayay ama laba Qabiil oo uu isku diray loo heli waayay

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 3 ปีที่แล้ว +1

    Odagaan wax badan ayuu og yahay..

  • @hassenmohamed1841
    @hassenmohamed1841 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan waraysanaya wa qurunle wariye maha dadka ninkan ujeedo ma inan lafahmayn bu uqaba AMA cadee muu yiraahdo AMA nagada

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว

    wadan burbursan

  • @fowsiyagoled9514
    @fowsiyagoled9514 3 ปีที่แล้ว

    Cajiib. Waa. Wax. Jiira. Xaqiiqada. Sax. waatas

  • @abdirashidalidof8016
    @abdirashidalidof8016 ปีที่แล้ว

    Zoobe oo adeerkiis ah baa diiday xoriyada iyo kuwa kale

  • @Abdalla-1122
    @Abdalla-1122 4 ปีที่แล้ว

    Wasiirka Arimaha gudaha yaasiin nuur xasan bide $30 milion

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 ปีที่แล้ว

      Wax caddeyn ah ma u haysaa mise sid anu kan xilka qabba ee iska hadlaya bad ku rayi tahay’ midda kale ninkaas nimankii wadanka afduubtey ee askarta ahaa markey dlaka la waregeen dhaman madaxdii dowladdii la soo doortey ee ay xabsiga dhigeen waxa la saarey xisaabi xil maleh wax ay soo saarena majirto oo dhaman wa la siidaayey dbadedna ninkan magacowdey aun yaaliin Nur Xasan bidde wuxu ahaa 2 sano wasiirka arimaha gudaha oo ugu horeysey uguma dmabeysey .
      Waxase isweydiin leh in laga wixi kacaanku grystey oo dhaqaalihi dalka boobey oo xitaa lacagtii aad adigu bankiga dhiagtey loo diidey in dadka la siiyo mid aysan alcagi u oolinna lacagta dii la siinayo

  • @marwasiad1832
    @marwasiad1832 2 ปีที่แล้ว

    Hoo laguma dhargo ee imaan baa lagu dhargaa

  • @mohameddahir6151
    @mohameddahir6151 2 ปีที่แล้ว

    Adeerkaan inuu wax sheego ayuu rabaa inuu wax sheegane ma rabo 🤣 adeer maxaad wareysi u dhiibtay hadaad wax qarineyso

  • @sayidmuxamed3401
    @sayidmuxamed3401 4 ปีที่แล้ว

    Waa nagusooduuleen muxuu kawadaa

  • @hodanelmi2958
    @hodanelmi2958 4 ปีที่แล้ว +1

    Waryaa soomaaliya ha leyska daayo orimada guursigoda rag iyo dumka soomaaliyed.

  • @geel-qaadyusuf7235
    @geel-qaadyusuf7235 5 ปีที่แล้ว +2

    Kan waa fulay oo xita qof magaciis ma sheegi karo sidaas buu dad raba in wax u sheego. Adeer awalba .0.5 baa tahay.

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว

      Waa beenlow.

    • @naimamahamad874
      @naimamahamad874 4 ปีที่แล้ว

      Qoladii xornimadii SYL ka soo horjeeday oo rabay in wadanku cadowgu gacanta ugu jiro buu u hadal egyahay

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 3 ปีที่แล้ว

    Waxaasay yamyam iyo qadaad weeyn dadka u amaantaa,, wallaahi waa runtii oo syl nacab ka waynaa oo soomaali soo maray ma jiraa,,, wax badanbay qariyeen wax badanbay dadka kula murmeen, nasiib wanaagse maanta afkooday ku qirteen,,,

    • @awilosman1921
      @awilosman1921 2 ปีที่แล้ว

      Usman axmed cali
      Waxtikoob ah oo dhab ah weligeed soomaaliya laga sameyn xitaa hal magaalo si saxa looma tirin ardeydii ka qeyb galey baan ka mid ahaa laakiin masuu liyiintii waxey nafareen gurigaan fadhiista qorq magacyo jiibkiina ah oo isdaba mariya magacyada tira koob bug ah

  • @ilgiirmohamed116
    @ilgiirmohamed116 4 ปีที่แล้ว +1

    Cugdad majerteen baa kumahayo wasirka 31 milyan waa mj gobolkaa majertenyaa talyani baa bixiyay

    • @abdirahmanalimohamed437
      @abdirahmanalimohamed437 3 ปีที่แล้ว

      umaleeymaayo in u cuqdad qabo , balse xaqiiqda waxaa weeye Majeerteen waa cadoowga somaliya . Majeerteen 100% waxay u badan yihiin dad xaasid ah .this is the truth.

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdirahmanalimohamed437 majerten baan ahaay maarka am one of the them sibaa Cumar mahamoud baan ahaay and you cannot do anything about it

  • @maryamnur7310
    @maryamnur7310 5 ปีที่แล้ว

    Waxa kafican bajirin siyad bare bad a magadanin caisu xun batahay

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 3 ปีที่แล้ว

    WAAM

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 3 ปีที่แล้ว

    Sanbakhaar

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 3 ปีที่แล้ว

    I'm sorry but Eng. Yarow wax isku mahaayo. He's worthless.

  • @abdiguleed994
    @abdiguleed994 4 ปีที่แล้ว +1

    Majerteen miyu ka hadlaye tolow!!

    • @saidmohamed6488
      @saidmohamed6488 3 ปีที่แล้ว

      Kale majerten magac kale mataqtin

  • @maryamnur7310
    @maryamnur7310 5 ปีที่แล้ว +1

    Orada naga taga jaere baq ti batahay

    • @happysomalifamily9966
      @happysomalifamily9966 5 ปีที่แล้ว

      @mona alaqilya
      Adigaa cadeen baa omalanaya. Talo oradoo isoo fiire maraayada jawaab baa ka haledoonataa

    • @ainihassan7069
      @ainihassan7069 4 ปีที่แล้ว

      Adaa ka baqtisan ee meesha ka tag. Kuwa yahilinta oo la sheegayey aad tahay.

  • @somaliaafrica3314
    @somaliaafrica3314 5 ปีที่แล้ว +1

    Odaygaan lawaraysanaayo wuxuu shaashada layimid sheekooyinkii maqaayadaha hhhhh, Ayaanloow wax fiican oo laga faa'iidaysto warayso walalow.

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan matansaaniyaanbaa,mise ugaandhays yacnii waxaan kawadaa urujinkii hore.

    • @TheSumza1
      @TheSumza1 6 ปีที่แล้ว +1

      walaal somali ayuu ku hadlayaa somalinimana way ka muuqataa ee adiga originalkaaga waa xagee?

    • @hassanmire1452
      @hassanmire1452 6 ปีที่แล้ว +2

      @Fagare Shiikh, Engneer-keena/Aqoonyahan-keena weeye. Waa nin Soomaali ah, waa nin African ah waa nin u dhashay Soomaaliya iyo Afrikaba wejigiisa iyo muuqiisa ayaa qiraya dhulka in uu dhashay leeyahayna. Fagare Shikh, adigu xageed ka soo jeedaa bal noosheeg? Ha oran carab baan ka soo jeeda taas wax cad u ma heysid... Good bye, Ciao!

    • @suldanxaabsadeofficialchan8995
      @suldanxaabsadeofficialchan8995 6 ปีที่แล้ว

      Waaa nin Somali asal ah lakin. Adigaa bilaa asal ah oo la aqoonin meshad kaso jeedo

    • @ibraahimmaxamed9098
      @ibraahimmaxamed9098 5 ปีที่แล้ว

      Marka aad soo lee dahay ninkan ma tansaaniyaanbaa ama ugandhays.
      Adiga asalkaaga ma itoobiyaanbaa mise waa oromo is soo ogow sxb markaas dadka weydii waxa ay yihiin

  • @abdirahmanahmed1043
    @abdirahmanahmed1043 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaan wax badan buu ogyahay
    LAAKIIN CAADIFAD QABIIL BAA KA BUUXDA
    YAAHUUUU

  • @malyuunmanka5732
    @malyuunmanka5732 2 ปีที่แล้ว

    somapiya malin bay kuftay malinkasana udambeysay mana sonoqonayso horaa loo kala qaybiyey hada inta hartana way sii kala qayb san doonaaaaaa

  • @maryamnur7310
    @maryamnur7310 5 ปีที่แล้ว +1

    Ninka waa naceba majerten

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว

      Ninku majeerteen manecbee majeerteen waxaanay lahayn bay waligood rabaan sidaa ulasoco

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว

    Soomaaliyay iska baara dadka shaashadaha ka hadla

    • @musbaxmusbax3755
      @musbaxmusbax3755 6 ปีที่แล้ว

      Fagare Shikh Axmed nuur runta wey idin dhibeysaa lkn waxad ogaataa in ay cadaalada imaan doonto maalin uun.

  • @kamal171
    @kamal171 4 ปีที่แล้ว

    Waa iska gabobay e aqli majiro

    • @fardosa1238
      @fardosa1238 3 ปีที่แล้ว

      Qaaf rabak ninku xaqbuu shayaaye haduu runtii kuusheegay maxaykuu dhibtay

  • @hibohaginur9874
    @hibohaginur9874 4 ปีที่แล้ว

    Diin lamayaqaan

  • @xasandheeregahayr6353
    @xasandheeregahayr6353 4 ปีที่แล้ว

    qaaq qaaq

  • @xuseenibrahim4070
    @xuseenibrahim4070 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cajab

  • @Banooda
    @Banooda 4 ปีที่แล้ว

    Digil ii mirifle lix gobol federal ee rabeen been badnaa odaygaan ustaad cusmaan ma training u baahnaa wtf u talkin abt

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 ปีที่แล้ว

    Jareerkan waa nin xun vindictve i

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 ปีที่แล้ว +1

      nacalaa iyo kamisle hawiyehoow yahay a waso, jarrerka, mar u na sheegoto iyo mar u nacayo ka bixi la hahay, walhi zanzibar aan u tarxileena bidaha.
      ciilkiisa i haayo wlhi.

  • @sharmamoha6502
    @sharmamoha6502 5 ปีที่แล้ว

    Way
    Muuqata
    Mucaaradk
    Alaw
    qarax
    Dilaaa
    Dawladu
    Way
    Ka
    Dhismi
    La
    dahay
    Dad
    Dal
    Ma
    Rabaan
    Tukayaal
    Alaw
    Naga
    Qabo

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว

    Ninkaan kacaakii ayuu aaminsanyahay

  • @Banooda
    @Banooda 4 ปีที่แล้ว

    Syl ta aa sheegeysid naftirkooda waaye waxa talyaani u shaqeenayi dadka na iskeeg dhigaan inee xoriyad keeneen from 1960 ilaa hada koo kasto imaado was under some gaal kaafir marka fuck this shit all ya propaganda

  • @wacanrimareer3104
    @wacanrimareer3104 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waxaa loo carbiyay in somali uu kala dilo laakiin isagu soomaali maahan

    • @suldanxaabsadeofficialchan8995
      @suldanxaabsadeofficialchan8995 6 ปีที่แล้ว +1

      Waaa nin Somali weliba Somali asal ah .lakin adigoo cawaan ah oo bilaa asal ahba nagu dhexjira

    • @ibraahimmaxamed9098
      @ibraahimmaxamed9098 5 ปีที่แล้ว +1

      Sxb waa adiga oo kale ninka umada Soomaaliyeed kala sooc kuwada oo waliba jiran soomaalidana aan shaqo ku lahayn

    • @gulledkoshin4553
      @gulledkoshin4553 5 ปีที่แล้ว

      Kan nacayb kuwajah ayaad meesha la soo fariisatay.

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 2 ปีที่แล้ว

      @@gulledkoshin4553 ninkan runta ka hadley

  • @fatxiyamohammed7102
    @fatxiyamohammed7102 5 ปีที่แล้ว

    Ninka ni waa faaruw

  • @maryamnur7310
    @maryamnur7310 5 ปีที่แล้ว

    Ben lowo batahay

  • @maryamnur7310
    @maryamnur7310 5 ปีที่แล้ว

    Naceb majerateniya jaer xunwaye

    • @hodan3084
      @hodan3084 4 ปีที่แล้ว

      Jaajuusnimadoo sheegay un iyo gaal jacel kkkk

  • @ilgiirmohamed116
    @ilgiirmohamed116 4 ปีที่แล้ว

    Cugdad majerteen baa kumahayo wasirka 31 milyan waa mj gobolkaa majertenyaa talyani baa bixiyay