Wariye shaashaa oo shaqo loogu diiday in uu Jareer yahay, Wareysi xiiso leh

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 187

  • @mohamedaden8748
    @mohamedaden8748 4 ปีที่แล้ว +3

    Hi Sir Ali
    Excellent job .
    Today , we might as well hand out to every Somali ID'S indicating tribal lineage like it used to in the 40's and 50's under the Italian colony in the south .
    Greer Weyne should stop living by adage of :
    " Urkiyoo Gadoomay , Abuukiyoo Duugmay Abaarlee waaye Alla mano Keeno " .
    And should fight for their rights in whatever means necessary .
    I commend this young man who showed resiliency , persistence , and bravery .
    And kudos Sir Ali for shinning the light on this dark side of Somalia .

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 ปีที่แล้ว +24

    Hada jareer nahay maxa No cunsuriyaysan Oo cuqdad an qabin nogu bereysan Ilahay umadisa hada nahay wan wada siimanahy kuliigena ilahay ba na abuurtay Naga dayaa Soomalay ❤️♥️🌹

    • @libanibrahim6077
      @libanibrahim6077 4 ปีที่แล้ว +1

    • @امحنان-ر6غ
      @امحنان-ر6غ 4 ปีที่แล้ว

      Qofka qof Muslim yasa ama bani Adam yasa asagaa dhib weyn heysata aduun iyo aakhiro, Laakin isma'oga.

    • @makkadagan876
      @makkadagan876 4 ปีที่แล้ว +3

      @@امحنان-ر6غ haa abayo Tas beenta ahyn xisabta ilahay xagisa bey jirta

    • @h2O5992
      @h2O5992 4 ปีที่แล้ว +1

      Walaal cuqdada iska saara
      Somaalidu waa dad is caaya
      Wax wada cuna waxaana keenaya
      In qof la caaya ama miranda takoor
      Lagu sameeya aqoonteena diimeed ayaa aad u yarayd inyar ma ahane
      Maxaa yeelay quraanka akhriskiisa
      Unba inteena badan nala barijiray
      Haddii San macnihiisa quraanka WADA fahamsanaan lahayn qofka
      Hadal qofka fogaynaya kuma yiraahdeen ,marka anigu waxaan
      ahay dada cunsiriyada also horjeeda
      Marka dadka diintu iyo xadaaradu ku yartay mataal Somali oo dhan ha ugu so qaadan adiguna anagu walaalladeen somaaliyeed ayaan idin haysanaye hana tusana inaad cuqdad qabtan oo adinka ruuxiinu hanaga dhigina naan idinka duwanay. Dadka soomaaliyeed
      Wa mid iska ilooba cuqdada.
      98% dadka somaaliyeed wa dad fiican. Jahiliyadina inteena badan wa laga baxay.

    • @امحنان-ر6غ
      @امحنان-ر6غ 4 ปีที่แล้ว

      @@h2O5992
      Please dadka cuqdad lagumasheego ayagoo cunsurinimo iyo si khaldan looladhaqmo, tan waa abuse kale.....
      Plus runta sheeg somali wali afkaartaas khaldan wayka buuxdaa,
      It's very wrong to dismiss the truth, our sisters and brothers really they have to stand for themselves, and do not let another slave abuse them....

  • @khalisuleman9389
    @khalisuleman9389 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa geesi isaa soo saaray shaasha guulayso walaal🙏🙏🙏🙏

  • @lulalasow5550
    @lulalasow5550 4 ปีที่แล้ว +6

    Somali horumar gaarimeyso meel kasta ee ay aduunka ka joogaan, hadii aysan heybsooca joojinin. Umad boqolkiba boqol muslim sheeganeyso ee dhaqankan leh.

  • @ahmedabdi6434
    @ahmedabdi6434 4 ปีที่แล้ว +3

    Warye c.shakuur shaanshaa waxaan leeyahay hadafkaaga ku guulayso ilaahay idankii sidòkale warye cali xaraare adna sxb aad baad ugu mahadsantahay shaqada wadaniyadu ku dheehantahay ee aad uhayso shacabkaaga soomaaliyeed mahadsanidiin cali xaraare vs shaanshaa guulaysta

  • @mukhtaarmuxumad2919
    @mukhtaarmuxumad2919 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid shaashaa fikirkaaga wanaagsan

  • @ducaysane288
    @ducaysane288 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalia waa meesha ugu horeeyso Dhanka cusuriyeeynya ....
    Sidaa darteed wey adagtahay in ay ka dhalato dowlad cadaalad iyo sinaan laga helo Somalia..

  • @hindaosman2464
    @hindaosman2464 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah shaasha hore usoco nin geesi ayaad tahay iska iloow soomaalida inta xun xun ee cunsiriyiinta ah arinta waxay ku tusaysaa sida colol xumada leh ula dhaqmayaan walalahood. Waa wax soomaalida dhibka dagaalka iyo faqriga waa cadaalada darada ay isku hayaan.

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 4 ปีที่แล้ว

      Guurso jareerka

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 4 ปีที่แล้ว

      ASC Rock walal ilaahay Ka baq Cayda iska daa ilaahay swt waa u simanahay nasab waxa ah qof ki ilaahay swt adeeco iyo Rasulkisa scw maalinta Ogow qabiil ma jiro Camal kada ilaasho JZ Qayr

  • @daadirdaadir9277
    @daadirdaadir9277 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi buntland mawada xuma aniga waxan aminsanahay in rer buntland ey ugu fican yihin dadka somaliya aniga ayaa mudo 3sanadod kunoola boosaso cunsuriyaduna dalkena oo idil ayeyka jirta

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว

      Haaaa Bro Sax Waaa Wllhi
      th-cam.com/video/3elHMNtle3o/w-d-xo.html

  • @aasiyabeautynatural7731
    @aasiyabeautynatural7731 4 ปีที่แล้ว +11

    Waxani wa wax wlaigeed so jiray ,dadkan lomà joojiyo ee allaah raac wuxu ku faray, wuxu ka reebayna ka tag

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 4 ปีที่แล้ว

      @@shcybshcyb8229 Erayadii Jaalle Siyaad

  • @mr.socdaal1433
    @mr.socdaal1433 4 ปีที่แล้ว +5

    Waa wax lagaxumaado in qof somaliyed qabiilkiisa shaqo loogudiido

    • @encrypted983
      @encrypted983 4 ปีที่แล้ว

      Lol oo dadku maxaa shaqo lagu geeyaa oo kale?

  • @Nyusuf-gj6xu
    @Nyusuf-gj6xu 4 ปีที่แล้ว +1

    Jeera majiro
    Umada. Waa. Somalia

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 4 ปีที่แล้ว +5

    Shasha waa will qaliya

  • @jghyd3035
    @jghyd3035 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadaalaa wuu guuleesta
    In lagu yaso maxumo waxaa
    Ka xun waxii laguugu yasay in
    Aat ka guul gaari weyso

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 4 ปีที่แล้ว +1

    Dadka, dadka kale cunsuriyeeyo waa dadka ugu liito noolal ahaan- cusuriyada waxa keeno waa cabsi laga qabo dadka waxtarka leh. cunsiriyadnimadu ma keento hormar -

  • @mohamedalidahir7884
    @mohamedalidahir7884 4 ปีที่แล้ว +12

    intiiinna ila aragtay in noloshu halganta tahay liketa ii saara mudanayaal iyo marwooyin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @engwarsame9850
      @engwarsame9850 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxaa ka faa’iidaysaa like-ta walaal? Waannu kuu saari markaas e ?

    • @mohamedalidahir7884
      @mohamedalidahir7884 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
      waan iska kaftamaayey thanks br

  • @halimahagi5604
    @halimahagi5604 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you Ali haraare well done job

    • @abdulqadiromar7806
      @abdulqadiromar7806 4 ปีที่แล้ว

      Well done ma ahaane ee walhi qabiil somaliya ku nasanaayo mise ku nasan doono majirto intey xaq daro luu haayo qabiilad laga badan yahay

    • @aminahussein5802
      @aminahussein5802 4 ปีที่แล้ว

      Cali Xaraare wax wanaagsan ma sameeyo.

    • @halimahagi5604
      @halimahagi5604 4 ปีที่แล้ว

      Abdulqadir Omar I hope inaad fahantid sababta aan u iri well done Ali waayo wareeysi aad u qiima badan buu willka dhalinyarada oo la dulmiyay la yeeshay Ali wuxuu baanka soo dhigay dulmiga Simaliya ka jira waxbadan oo qarsoon buu nala wadaan

  • @afromaninafrica1368
    @afromaninafrica1368 4 ปีที่แล้ว +2

    Shaqo qeyr qabta ka wanaagsan allah kula garab galo...youtube furo. sanadkan TV IYO RADIO qiimo badan malahan..qof daawado ayaan jirin

  • @axmed_deeq
    @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa barnaamij fiican, dadkeena waa in cunsuriyeytaa laga wacyigeliyaa. Radio Af Baraawe ayaa jiray oo dawladda goboleedka Koonfur Galbeed ka joojiyeen in uu ka shaqeeyo Magaalada Baraawe iyagoo leh dalka laba af uun baa laga ogol yahay, tasoo ila khaldan. In dib loo furay iyo inkale war kama haayo. Bal arrintaana dabagal intii suurtogal ah Caliyoow. Mahadsanid.

    • @bravaboy441
      @bravaboy441 4 ปีที่แล้ว +2

      Raadio baraawe afk barawaniga barnaamijka ayuu ka baxaa beenta jooji

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +2

      @@bravaboy441 Saaxiib bal af lagaadada jooji, barona sida fekerkaaga si asluubeysan aad u gudbin lahayd. Hadaad halkaa ka soo jeedo oo aad daneyneyso VOAda barnaamijkii ka baxay baad dhageysan lahayd bilo horteed, oo uu ka hadlayo Afhayeenka k/ Galbeed iyo qoladii laga joojiyey. Warkeygana waxaa ku jira ma ogi in dib loo furay iyo in kale. Caadifadi yey kula tagin nin yarna waad u hadal egtahee, bal adaa kasoo jeedee war nooga keen.? Wax ku qorida baraha bulshada sluubeyso adeer, hadii kale aashaada.

    • @Yuki-fx7sk
      @Yuki-fx7sk 4 ปีที่แล้ว +1

      @@bravaboy441 cawale runtiis waaye waa lo diday lahjadooda inay ku hadlaan hada ka warqabto no sheeg in lahjada jiminiga la ogaladay

    • @axmed_deeq
      @axmed_deeq 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Yuki-fx7sk Mahadsamid walaal.

    • @Yuki-fx7sk
      @Yuki-fx7sk 4 ปีที่แล้ว +1

      @@axmed_deeq ada mudaan wlal cawaale

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 ปีที่แล้ว +2

    Mr ali haraare ❤🇸🇴✌

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 4 ปีที่แล้ว +8

    *JEER LIVES MATTER*

  • @maxamedafyare132
    @maxamedafyare132 4 ปีที่แล้ว

    Asc wariye cali xaraare ra yigeyga hadii aan kadhiibto wariyahaan shaashaa inta aan ka aqaano in kastoo reer jowher aan ahay shaqo masiiyeen wariye kama dhigteen sababtuna waxey tahay inta uu idaacad kahadlaayay waligiis cadaalad masameyn waxa uu wareestaa jareer oo kaliyaaya adigaba baar hadalkiisa dib udhegeyso dadka kunool jowher wareyso haku daalin waaqabiileeste jareer wariyena uma qalmo

  • @mukhtaarmuxumad2919
    @mukhtaarmuxumad2919 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk jareerow ilaahay hamuujiyo sababta umadaani uu kuu dhexkeenay iyo ciqaabtooda dambiga eynagagaleen walibo inta ugu adag jareer naceyb

  • @abdelrahimsharifmohammad4338
    @abdelrahimsharifmohammad4338 4 ปีที่แล้ว

    Asc waa wax jira qayalada mana ka dhamanayo Somalia sida aniga ilatahay waqtiga hada lugu jiro xalada ay ku sugan tahay Somaliya.

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 4 ปีที่แล้ว +1

    WAREYSIGA CALI XARAARE WAXBA KAMA JIRAAAN

  • @whinywilly3960
    @whinywilly3960 4 ปีที่แล้ว +1

    Cabdiwali gaas maxweynihi hore iyo Dani ba ninkaan waa ka kuraxbadanyahay

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 4 ปีที่แล้ว +1

      I agree with you he is very handsome mashallah

  • @Nyusuf-gj6xu
    @Nyusuf-gj6xu 4 ปีที่แล้ว

    Jeera. Somalia
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷🌷🌹🌹🌹🌷🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹🌹🌹🌹

  • @abdiyusuf1413
    @abdiyusuf1413 4 ปีที่แล้ว +5

    Somalida qurbaha joogta jameekanka ayey guursadan marka jareerka mxee ku diidan waayab

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb 4 ปีที่แล้ว

      Abdi yusuf wlhi beenta mahan aniga Canada 🇨🇦 joogoo

    • @h2O5992
      @h2O5992 4 ปีที่แล้ว

      Walal markay noqoto Career iyo jamaykan career ayaan gurman laha anon ulajeedin miranda takoor ninja jareerka wa is dhaqan garanayna lakin janaykan Ismail dhaqan garanayno maxa yeelay jareerka meel aan u doonan aqaan ninka jamaykanka haddu muslin yahay xaqu waa ii googol yahay lakin ani ayaan cadaan iyo jamaykan waxaan iga baqa in aan waayo ilmihi lakiin cusiriyadi dad yar oo jaahil ah ayey ku dambaysa kuwana waa laga maarma dadka xaqa ciseeya adduunka illahay ha ku badiyo
      Somaliya ha noolato
      We are all one

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 4 ปีที่แล้ว

    Waaa arrin cajiib ah oo aad uqaab xuun waa midab sooc aan kuba jirin qaynuun iyo sharci iyo Somalinimo

  • @zozodeep8557
    @zozodeep8557 4 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah bini aadam maaha. Miya. Waa la. Dulmiyay

  • @ruqiyaabdulqadir4261
    @ruqiyaabdulqadir4261 4 ปีที่แล้ว +1

    Walahi waa dulmigi wadanakena babiyay ilahow qabayalada nagaxore

  • @kosaryusuf3418
    @kosaryusuf3418 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaahi waa khalad

  • @rso143
    @rso143 4 ปีที่แล้ว +4

    Wax jareer ladhaho majiree ninka cunsurinimada halaga daayo. Soomaalinimada kaliya maahee waa muwaadin Soomaali ah. Walaaleheen maan takoorka kadayno walaalayaal.
    Commentiga waxaan qoray anoo wali daawan videoga waayo cinwaanka baa igu filan..

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว +12

    Sorry arintaas

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 ปีที่แล้ว +6

    Nabar aad Fileysay Wax Kuma Yeelo, Se Waxaa Wax Kuyeela Nabar aadan Fileyn, Waan Ka Fileynay ineey Soomaalidu Isfaquuqida Taqaan, Dhib Male , Rag Waakii Kufo Ee Kaca, Hadana Kaalintii Gala, Waxaad Tahay Muwaadin Soomaaliyeed Horumar Uunbaad Ka Qaaday Ee Waxba Kuumayna Dhimin Qisooyinkii Noloshaada Kusoo Maray .

    • @grimmjow2832
      @grimmjow2832 4 ปีที่แล้ว

      Ha

    • @abdulkadiryuusufabdi7581
      @abdulkadiryuusufabdi7581 4 ปีที่แล้ว

      Weligood Bay ku jireen, ismana lihi cidbaa u maqan oo caawinaysa, hadeynaan INNAGA ahayn ( soomaalideena)...!!!! Feel sorry for them.....!!!! Dad badan ayey wax kasta ka badiyaan, lkn, masoo bandhigi karaan.. Ama waa laga xoogayaaa HADDAY fikradiisu tahay mid wax tar u leh dalka iyo deegaanka, ISAGANA xabsi ama jirdil iyo aflagaado...
      Ninka ragga ah waa i aad u qirtaa inuu kaa MASKAX badan yahay, ee ha u eegin qabiilka uu ka dhashay.....!! Love you my ppl, WHEREVER YOU MIGHT BE...
      🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998 4 ปีที่แล้ว

    Kan jareer nimo waxaa u dheere uqdad marka uma qalmo wariye

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 4 ปีที่แล้ว +2

    Uf Somali waa dadka uugu cunsuriyada badan markaad carabta tagtaan wllhi wad kumacantihin inla idin dhaho African sanweyn ayaa tihiin idinka carab ismooda dadka kle dameero ayaa utihiin markasaa yasasaa qof wllkaa ah oo Somali ah Bantu dadka ladhahaa waa qoomiyada uugu weyn africa 325mlion weeyi adinkuna 10gajoonaya oo cunsuriyad kushacday ayaa tihiin

    • @smartboy2627
      @smartboy2627 4 ปีที่แล้ว

      Adu dadka matahayna

    • @mukhtarjibril4473
      @mukhtarjibril4473 4 ปีที่แล้ว

      Smart Boy Illahay igama dhigo cunsuri Illahay igama dhigo qabyaladayste bro

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey7751 4 ปีที่แล้ว +3

    Somalida muslim ma aha ee qabiil bey caabudaan ........!

  • @geeljiredaljire9188
    @geeljiredaljire9188 4 ปีที่แล้ว

    Cali Xareere wareysi xiiso leh maaha ee waa wareysi murugo iyo calool xumo ah,wadani somaliyeed oo dalkiisa iyo dadkiisa ku dhex nool in sidaa loo dhibaateeyo waan ka xumahay!!!!!

  • @jamalmohamed1910
    @jamalmohamed1910 4 ปีที่แล้ว +1

    soomane iyo shaashaa ya wariyenimada buntland ku horeeray ileyn soomane wuu ka shaqeyn jiray puntland

  • @abdiqanimohamoud9434
    @abdiqanimohamoud9434 4 ปีที่แล้ว

    Ali xaare waa nin hurda wuu ogyahay in Somalia laysku cunsuradeeyo lkn 30p ayuu shaqaysanayaa

  • @encrypted983
    @encrypted983 4 ปีที่แล้ว +1

    Jareer muxuu ka doonay puntland? Muqdisho miyaa laga caydhiyay? Waa caadi aniguba hadaan tago meel aan qabiilkayga ku badneen fursada 1aad laisiin maayo.

    • @encrypted983
      @encrypted983 4 ปีที่แล้ว

      @Mangrove Roots Burco hadaan tago intuu nin iidoor ah joogo shaqo laisiin maayo! Waa caadi.

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 ปีที่แล้ว

    Harti aan Maxamuud saleebaan aheyn
    Lama heybsade
    Adoo jareeer ka hayb ah maxaa hooge kuba geeyeye?

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 4 ปีที่แล้ว +23

    somaali maxay isu cunsuriyeynayan itobiyanka way soo dhoweyan uff

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว +1

      Soomaalida waa xaasid
      Ninkaan lagayaabaa inuu
      Ka xirfad fiicanyahay

    • @grimmjow2832
      @grimmjow2832 4 ปีที่แล้ว +1

      Ha

    • @Nyusuf-gj6xu
      @Nyusuf-gj6xu 4 ปีที่แล้ว +1

      Sax. Sax

    • @hibomahamed5147
      @hibomahamed5147 4 ปีที่แล้ว

      Ubax Mohamed haa waarun walalo xaasid baa inagu badan

    • @hibomahamed5147
      @hibomahamed5147 4 ปีที่แล้ว

      N. yusuf gobol kasta oo somaalia kamida itobiyan oromo iyo waxdaran baa joga kuwa ugu daran putland iyo somaaliland wiilasha somaaliyedna oo wadanka xaqa kuleh waa lacunsuriyeyna

  • @65nuuryare
    @65nuuryare 4 ปีที่แล้ว

    Hadii la dhaho ilaah uumistiisa mahaa ku diiden mahaa lagu jawaabaa aakhiro yaa i siin kara jawaabta

  • @alihama1471
    @alihama1471 4 ปีที่แล้ว +1

    Jarer waaa wa waxka liita soomalida kle baqtiga cuna diin bdna lahayn wax dhaqan xumo oo dhan loogu tago

    • @cabdiraxmaanyare821
      @cabdiraxmaanyare821 4 ปีที่แล้ว

      istaaqfuru Laah Yaawaa Dadka Soomaalida Fiidiyoowga Wasmada Soo Jilaayo Ma Jareerbaa Oo Aanba Xishood Laheyn Aniga Jaleyc Dhan Maheysto Lkn boqolkiiba 95 Wey idinka fcnyihiin . Anoona Gaareynin Jaleec Oo Dhan Waayo Wariyahaan Oo Kalaa Kamida Qalbi Wangsan Jaleyc Dhana Maheysto

    • @abdiqaniahmedjama4326
      @abdiqaniahmedjama4326 ปีที่แล้ว

      Nio markay yagu liitaan adna ma wanaagsantahay xaqiiqatan adaa liita oo aan is ogayn .
      Inshallah walaalaheen way guulaysan walaalahana waxaan leeyahay soomali xataa jareer khaliya maaha qabiilo kale oo tro yaraan loo yaso ayaa jira oo aan jareer ahayn lkn alle dulmiga waa arkaa ilaahay hayna cafiyo dhamaanteen

  • @goledirie4702
    @goledirie4702 4 ปีที่แล้ว +1

    SHASHA SHAAB BALEY WAN SALAAMEY

  • @doctorsofthefelaighfighter8939
    @doctorsofthefelaighfighter8939 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax aad looga xumaado waxa wiilkaas lagulakacay.

  • @SahraSsDama
    @SahraSsDama 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc waa.ka.xumahay.in.loo.diido.shaqo.

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 4 ปีที่แล้ว

    wariye muwaadin soomaali aah waxaan u arkaa cali xarare in uu jiritaabkaaga uu mucaarad ku yahay

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 ปีที่แล้ว +4

    Waligeed mey Somali is yasi jirtey

  • @shamsoomar8862
    @shamsoomar8862 4 ปีที่แล้ว

    Aniga waan fahmi wayay yaa jareer ah hadaan somali nahay 100/90 jareerbaan nahay anigu koleyba ma aminsani nin jareer ahan lagugu diday lakin somalidu wax qabil la dhoho ayaa lafaha ka galay especially gobolada waqoyiga somaliyeed

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 4 ปีที่แล้ว +3

    Dee hadaba siicid denina haloo diido

  • @mahamedflag4309
    @mahamedflag4309 4 ปีที่แล้ว

    Somalida qabyalada iyo cunsuriyiinta ha iska dayaan wax meel gadhsinaya ma ha

  • @move-on1833
    @move-on1833 4 ปีที่แล้ว +4

    Puntland waa dad reer baadiyaal ah😬

  • @jefeaski9676
    @jefeaski9676 4 ปีที่แล้ว

    Dani balbalaar ayuu ka quroonyahay

  • @calmadowsoma8553
    @calmadowsoma8553 4 ปีที่แล้ว +1

    Vary Sad😓

  • @axmedrooza3501
    @axmedrooza3501 4 ปีที่แล้ว

    Ali Hama jateer adaa ka dhaqan xun oo ilaa awowgaa ayeeyada gaalada ka gadi jirey adna hoyada xabashida iyo kenyatiga ka gada nasab dhiman yahow nasab dhimanka dhalay warya af nasab laguma noqdo hadaa nasab tahay hoyada shisheye gama gaden nacalada iska dhashay wlhi dhaqan xumo idinka leydinkugu inada car qabilkaaga soo sheeghadaan cashar ku dhigi wayeg Ali Hamad ayaan shegaya

  • @taajirali9132
    @taajirali9132 4 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭

  • @degansh1939
    @degansh1939 4 ปีที่แล้ว

    Somali waxay ladagi laadahay waa cunsiriyada ay yiihiin Gabooye ayaan dhibteeda ka kaban laanahay Jareerna malagu daray waala inoo yaabaa.

  • @saidyuusuf3534
    @saidyuusuf3534 4 ปีที่แล้ว

    Puntland hooyada cunsuriyiinta soo maaliyeed weeye

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +1

    Beesha Maxamuud saleeban iyagaa wada alshabaab ah lana shaqeesta daacish iyo argagaxisada waa in layska qabto

  • @cabdulaahixuseen8366
    @cabdulaahixuseen8366 4 ปีที่แล้ว

    Ninka shaqada u diidey waxa uu ahaa mowliid xaji cabdi

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv 4 ปีที่แล้ว

    SOMAALI MAXAMED WAA INEY OGAATAA IN DAMBIGA UU GALAY FARMAAJO. KELIGII MA QUSEYSA DADKIISA IYO FARACIIS aAYAA RAALI UGU AH.HADII TAAS AYSAN JIRIN MAR HORE IYAGAA QOOTA SOO QABAN LAHAA

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 4 ปีที่แล้ว

    Wlh wa wad laga naxo runti sas umadi somalida ubateen cajib

  • @sagalsicid1492
    @sagalsicid1492 4 ปีที่แล้ว

    Cshakuur shaashaa puntland waad kunooleyd garowe waxaad ka ahad wariye aad loojecelyahay gabar ayaan kusiinay warsangali cumar suldaano kadhalatay oo caruur kuuhaysa aan laguudiidin laguugu dilin ilaa koonfur aad la,aaday iyadoo labo caruura kuuleh inta xunkaliya hasooqaadan wax wanagsana waad kala kulantay cusurinimo soomalida waa udhaqan dad ayaaba ladulmay oo magac loogadhigay midgo iyagoo naga wanagsan dulqaadka badi bowe

  • @samatarmoh16
    @samatarmoh16 4 ปีที่แล้ว

    𝐒𝐮𝐛𝐱𝐚𝐧𝐚𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐪𝐚𝐥𝐝𝐚𝐧𝐚𝐚 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐝𝐮

  • @moosowofficial8504
    @moosowofficial8504 4 ปีที่แล้ว +4

    beentiis waaye waana doqon al shaab la shaqeysto waxaan ahay nin lanoolaa inta uu shaqeynayay saxaafada waana jareer edebdaran oo iskala weyn dadka baahan oo xitaa eheladiisa ah doqon waaye yuusan ku ceebeyn adiga xaraare

    • @abdiyusuf1413
      @abdiyusuf1413 4 ปีที่แล้ว +1

      War nin Yahow maxaa ka qaldan nin weyn ayaa u egtahay hadana waxaad u hadleysaa sidii caruurta

    • @sacdiyasiyaad7241
      @sacdiyasiyaad7241 4 ปีที่แล้ว

      ASC walal ilaahay Ka baq aduun waa laba Maalin Cayda iska daa waayo dadka n waligood waa laxaqira somaliya sababaha ay la dagi la dahay waa cuqubada 4.5 Diinta islamka intay aga jirta waa sharci shaydan ilaahay swt wa u simanahay nasab waxa ah qof ki ilaahay swt adeeco iyo rasulkisa scw qof dadkisa nacaa ma jirto ilaa aan jojino xaqa dadka masakinta Agoon ta dhaca boobka dilka kufsiga nabad sugi mayno Tii ilaahay swt ma sheegin Umadas aan U ducayno in ilaahay dhibka ka qaado adiga Camal kada ilaasho JZ Qayr

  • @abdallahmohamedabdi6818
    @abdallahmohamedabdi6818 4 ปีที่แล้ว +2

    Puntland iyagii ba jareer u eeg deni eeg iwm...

    • @maryanali9186
      @maryanali9186 4 ปีที่แล้ว

      Adigaa jareer ah doqonyahow waxaa jareer ah qofkii janada ilaaheey laga waayo ninkaan doqonka ah waxaa jiro waxyaalo badan baa saxaafada ka mam nuuc ah dad gurigoodii intuu yimaado wuxuu rabo ma gudbin karo sidaasaa loo cayriyay maxaa yeelay magaalo kastaa sharci baa ka jiro ayaguna saa sharcigooda qofkii ka horyimaadane banaankaa la dhigaa haduu rabo buntland ha u dhashee

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว

      @@maryanali9186 Wax fiican maahan in qof dhallinyaro ah lagu diido reerkiisa anigaa Puntland jooga, Cabdishakuur Shaahshaah isagoo radio Garowe ka shaqeeyaan bartay magaciisa, waxaad ku dhacayna raalli kama nihin. Isagoo ilmo yar ah ayuu yimid 1991 waad u jeedaa xataa hadalkiisu maahan nin ku koray Jowhar iyo shabeelooyinka. Marka Cabdishakuur raalli ahow baynu leenahay waxaadna tahay nin adag oo hammigiisii ka dhabeeyey runtii, Puntlandna cidu kama leh hadduu maanta yimaado insha Allaah.

    • @abdisalamroble3119
      @abdisalamroble3119 4 ปีที่แล้ว

      Maryan Ali
      اتقواالله
      Qabila dhiyga kagalay

    • @kylehorn9933
      @kylehorn9933 4 ปีที่แล้ว

      MJ ayagaa Daarood ugu fool xun Runtii.

  • @fadumomayow7659
    @fadumomayow7659 4 ปีที่แล้ว +1

    😭🤔💔🇸🇴🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @duniasaad3235
    @duniasaad3235 4 ปีที่แล้ว

    Aniga hayo Habro iyo oromo puntuland lagu xumeeyey yaa ruufyaan ma lagu keena aad followed ku heshide

  • @alimohamud3243
    @alimohamud3243 4 ปีที่แล้ว +1

    Wadamada carabta ,Somalida iyo African kale sidaasi ku samaysaa

  • @basrabashir6681
    @basrabashir6681 4 ปีที่แล้ว

    Somalida intey iskala qoqobayso waliged horumar inaan gaarno hasugina qabyalada sida loogu dhaqmo hadan kitabka alah noosoo dajiyay ugu shaqmi lahayn sharaf baan kunoolan lahayn adun iyo aaqiraba ilahay xaqa hana tuso

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 4 ปีที่แล้ว

    Shashaa isagaa Qalad fahmay, Dad badan oo Puntiland u dhashay ayaa tirsada in lagu sameeyo Cadaalad daro. Laakiin Cali Xaraare muxuu Puntiland Xumaan ugu raadiyaa? Cali Xaraarow Cuqdadi ku dishey.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan waa dulmi waa ka xumahay in puntland qof soomaaliya sidaa loogu cusuriyeeyo waa dhulkayga aan jecelahay laakiin in qofna la hayb soo co ma ogoli anigu waan ka xumahay bro sorry😭😭😭

  • @gdk9960
    @gdk9960 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @hodafarah8507
    @hodafarah8507 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan ka codsanaya shaasha inuu kuturjumo sawaxili waayo jareerta wa landheeere afrika iyaga Ubadan wa iney ogadaan dadka dalalkooda la joogo iney bantuu ubadanyihiin ma na oga Somalia in lagu cunsuriye dad iyaga u eg wa in la ogeysia anigu jareer ma ahi lakin waxaan na loo cadabayo oo aan meel ugari Wayne dulmiga ayaan taagernaa gaajo iyo dullinimo inaan ilaa Zambia ka shaqeysano oo weliba dad u eg Abdi Shakur u eg aan la joogno aan ka shaqeysano jareerta ha hadlaaan

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan CALI XADHAADHE KA Codsanaynaa in uu dabo galo .. caawimo la aanta ku dhacday Hooyo Somali oo cunugedu god dheer ku dhacay kuna dhintay .. iyada oo Madaxda ismaamulka somalida ee jigjiga fadhiyaa dhagaha ka fureysteen .. Qiso naxdin leh th-cam.com/video/ChA8YQzjglo/w-d-xo.html

  • @mubaaraksaney4812
    @mubaaraksaney4812 4 ปีที่แล้ว

    Qofka haddii uu iska jeclaaday in uu wariyo noqdo. Balse uusan u buuxin karin aqoon ahaan, ma in uu micna kale u yeelabaa!?

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 4 ปีที่แล้ว

      @A.A.Y
      Meel gaaban auaad wax ka fiirisay, ee Allaah haku faham siiyo!
      Isagoo yar, ee aanan khibrad iyo aqoon lahayn ayuu raadinayey uu shaqeeyo.
      Balse; jaceylki uu u qabay awgeed ayuu meelo kale ayuu nasiib iyo in uu tababaro ka helo ku soo baxay.
      Kadib iyo kadib ayuu idaacad afkaa qoyan u hadasho furtay.
      Marka wax rafaad lagu gaaray ma aha, ee hadda ayey ahayd xilligi uu sugayey, ee ahayd in uu meel ka hadlo.

  • @gulleddaadax1473
    @gulleddaadax1473 4 ปีที่แล้ว +1

    Hahah cali xaraare gabadhiisa iyo wiilkeyga ayaa isguursa doono kulahaa hahah waa calaacasha oo timo kasoo baxaan haha.

  • @maryamibrahim8352
    @maryamibrahim8352 4 ปีที่แล้ว +1

    caliyow ha dambaabibin wax hubso marka hore ha dag dagin

  • @mariahonest2642
    @mariahonest2642 4 ปีที่แล้ว

    Qofwalba oo subscribed iisaara si dagdag ah Allaha uga farxiyo insha Allah

    • @bravaboy441
      @bravaboy441 4 ปีที่แล้ว

      @A.A.Y waakuma qotkas wllo

  • @maxamedafgaabafgaab8036
    @maxamedafgaabafgaab8036 4 ปีที่แล้ว

    hadii jareernimo shaqo laguu diiday maxaad ugu dhaxnoolayd intaa dhan ood uga tagi wayday ileen waxad qarsataaba wuu kuqarsadaaye

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 4 ปีที่แล้ว

      Wuu ku nool because he is somali man

  • @fatmaabdirizak6026
    @fatmaabdirizak6026 4 ปีที่แล้ว

    Wa wax lala yaabo in dalkiisa lagu cunsuriyeey wa jahilnimada kuwas shaqda u diday iyo kuwo kalaba war waxayd naan ogayn in wiilkaan wariyaha ah uu kawada aqoon badan yhy kana karti badan yhy kana rer magalsan yhy waxbaysan garanaynine wlhi idacadii shaqo siisa waxay noqon lahaayen idacada ugu macamiisha badan somaliya oo dhan war allah ka baqa oo dadka walaladiin ah oo aad isku wadanka tihiin ha is faquuqina idinkaba tira ahaan ah mid aad u yar dalkan idinka wada badan hadad idinku sidan isku galaysan sideed cadowga iskaga dhicinaysan qof kasto idinka mid ah wixu raba inuu ku noolado si xornimo ah adunka dalka uu markas jogo waxa u noqon kara dal ay xukuman dad jarer ah ama cadan ah ama carab ah waxna Kama samayn kartid oo inad cadalad ku nolato ayad rabta dalkagiina dhibtas ayad dadka ugu gaysanaysa caqliga magasho oo horta wax barta oo caqligu hashaqeeyo saan mel idinma gaynayso

  • @Ahmedwadani931
    @Ahmedwadani931 4 ปีที่แล้ว

    Dadkaas wlh anaa arkay dadka seey olla dhaqamyaan dad aad uxun waaye illhay nooma baahiyo

  • @hassankainan9511
    @hassankainan9511 4 ปีที่แล้ว

    WUXUU SHEEGAYAA INUUSAN WERIYE AHEYN, SIDUUU KU HELI LAHAA SHAQO WERIYE NIMO?

    • @xalanesuldaan9371
      @xalanesuldaan9371 4 ปีที่แล้ว

      Iska hubi Hada waa agaasime iyo mulkilaha

  • @liibaandaahir5925
    @liibaandaahir5925 4 ปีที่แล้ว

    buruur cali xarare waxaan unaqaan inangumeed daarood

  • @abdiqadirhajimhilowle1472
    @abdiqadirhajimhilowle1472 4 ปีที่แล้ว +1

    Kan asiga cunsuri weyn ah qabiiliistane ah waxbo yu afka suubsanin 24hrs wuxu ka hadlaa wa qabiil ee umada haka degtonato yan lagu kadsomin sheekadan yar ee uu sodhistay

    • @move-on1833
      @move-on1833 4 ปีที่แล้ว

      Waa waxa isaga la baday

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 ปีที่แล้ว

      Waa la baray cunsuri nimada ha la yaabin

  • @alihama1471
    @alihama1471 4 ปีที่แล้ว

    Ha

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว

    😥😥

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 4 ปีที่แล้ว +4

    Aniga Waxay Ila Tahay Sheekaada Waxba Kama Jiraan Waayo Gaalkayo Haa Laakiin Bari Oo Ninkaa Shaqo Loogu Diido Qabiil Ahaan Sida Ay Aniga Ila Yahay Sheekaada Waxba Kama Jiraan Mida Ninkan Waxuu U Eegyahay Nin Ka Soo Jeedaa Boqoryooyadii Ugu Dambayn Waxaan Ku Soo Koobayaa Soomaali Tv Qofkastaa Waxa Uu Idiin Sheego Aad Ha Waranysanina Wbt

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 4 ปีที่แล้ว

      Waa sheeko balraley iyo ii dheh.

    • @bravaboy441
      @bravaboy441 4 ปีที่แล้ว

      Mya mushmacquul aritan waa been

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 4 ปีที่แล้ว

      @@bravaboy441
      Dadki waayahaan danbe waxey wax fiican u qaateen, wax uun sheeg si laguu barto!
      Wae waxaan ookale xafiisyo u xilsaaran ka gungaar-koida ayaa fiicneed.

  • @cawilhamari2574
    @cawilhamari2574 4 ปีที่แล้ว

    Azc

  • @cawilhamari2574
    @cawilhamari2574 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlll arinkaaas waaa arinkii hory uduuby buu kuceshy lkn cadeeyn raadi cali xaraare

  • @shamsoomar8862
    @shamsoomar8862 4 ปีที่แล้ว

    Cali xarare waad ogtahay adiga meshad ka soo jedid in laflaf shaqada la isku siiyo marka sheko kale soo sheek tani naguma soconeyso

  • @bossman1024
    @bossman1024 4 ปีที่แล้ว +1

    Haduu shaqadii way armuu isagu uqatey.in.midab.logu.diidey.waayo marwalba shaqadu.mafura hadan shaqo ka waayo hadan.uqato midab waa danbi

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 4 ปีที่แล้ว +2

    Ina xaaroow maad ka hadashid somaliland in somali galbeed kasooceriyeen o somali nimo taa maka hadashid o oromoda Airportka hargeysa kashaqeeyaan.....taa kahadal

  • @yusufjeeri8428
    @yusufjeeri8428 ปีที่แล้ว

    Cali xaraare kasheeke fadkii lascano lagu dhacay oo islaan canjera dubaneyso ilmaheda dugsigii qur anka ay kumaqan yihiin lasootarxiilay oo dukamadii ay lahaayen dad dhulbahante ay lawaregen somali maeheen manta somaalinimo ayey raadinayaan calanka ayey xanbaarsanyihin balkawaran waligiit ayey wax dhacayen ilaa iyo seetka makaas ayaa waxeey kuleeyihiin waan sohalganay ilaah qofkasta oo abaal gala waa ugudaa gumeeysi uguma bedeli laheen siyaat bare beentaas iyo xaarkas somali kagaday muslin nimo ninaankuguturin iyo muumin nimoqaasa gaalmarasta kuudhowro oomagansataa dhaamo umada ayey dhibeen somalilan dhulkaas in giriiska ayaa gumeestay Xaq ayey uleeyihiin iney difaacdaan inkaarti ayaa utbaheda soqadatay citdhaqan ayaa xolaheda kagamo maran cali xaraare kasheeke taas qabyalada adigaaba kushaqeesto gumeysi ninqaday gumeeysi looguma bedelo

  • @smohamedabdi1927
    @smohamedabdi1927 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan iyo siicid deni soo isku mid maaha war dadku waa siman yihiine khaladka hala joojiyo

  • @hajiabdulrahman1365
    @hajiabdulrahman1365 4 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan wuxuuba kaquruxbadanyhay dani qanja Wayne maxaa loo cunsuriyeyay

  • @bossman1024
    @bossman1024 4 ปีที่แล้ว

    Idinku waxad somalida kale KU sheegtan jileec ama bilis shabeele waxay dhahan bilis.iyo.bare magacasi wa ereyo.dhaqan ah qofkii cudur