Waa muuqaal sifiican aad ugu sharaxday aragtiyaha iyo ujeedooyinka qarsoon ee reer galbeedku ka leeyihiin inay dumarka ku qiimo tiraan iyagoo alaab kasta o la iibgeynayo ku xayaysiiya, dumarku dhagarta iyo Dabinada ay gaaladu la maaganyihiin haka digtoonaadan
Aadanoow maxasuusataa maalin aad tiri (waxad ogaataa hadii lagu dhiiri galin karo, ogoow in lagu niyad jabin karana) Malintan maqlay waan ku liibaanay anigoo sida ay dadka garadka lahi u fahmeen Mahadsanid
Thanks brother let us know when the book is available by the way u really brilliant I mean the way you approaching to us or how logical or rational thinking to us . It Really just next level See ya guys
Adanow video maaalin aan daawan oo asaa xagguu a day ? Waa videogii ahaa xagee kakeentay yahuuda sixirka kapala . Itus saaxiib iigu soo baaq videoga kan xogaha insha Allah . Waan mahadsantahay .
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ
Macalin aadan inaad xuriyad laraadiso umad diyaar Ku ah gumaysiga ayaa karoon inaad uhalganto dhhigana udaadiso kuma tilmaami Karno dayac haysta gabdhaha xayisiiya ashyaada qanacsiga lkn maanta ayagaa halkaas is dhigay taas na waxay kee naysaa inaysan noqonayn gabar oo gabarnimada way dhagaysata💯taas waa fikradayda
Ilatahay ha'inagga yeelo kuwo ku dhaqma taladda mid keeda wanaag san!!!!
Precisely advice Aadan Sahan go forward
Waa muuqaal sifiican aad ugu sharaxday aragtiyaha iyo ujeedooyinka qarsoon ee reer galbeedku ka leeyihiin inay dumarka ku qiimo tiraan iyagoo alaab kasta o la iibgeynayo ku xayaysiiya, dumarku dhagarta iyo Dabinada ay gaaladu la maaganyihiin haka digtoonaadan
M.a abaalkaga alle ha gudo wllo mahadsanid
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
Alle danbigiina iyo kan walid kiin ha dhafo pls shuruudaha waxyar ayaa iga dhiman igu cawiya Alle hadin cawiye 🙏🏼
Masha allh wll shukran
Keep going 💪 madaxa xasanaadka❤💔
Aadan khadar cali sxb aakhiro iyo adduunkaba guulayso
Aadan khadar cali (Aadan sahan) ilaahay haku sharfo wllo
waa dhigane dheef miirana
Allaha kaa abaal mariyo
Manshalah wll adan ilahey xikmada iyo cilmiga hakusiyadiyo
Masha Allaah
Legend is back
Rabbi jannada hakaa waraabiyo wax laysugu duceeyo jannaa uwayne
Adan sahanka nin waxan ku fekarayo ka soo hadlaa tahay legend waan ku wataa😏😎
Marka sxb maxad afka la taageysa😂😂😂😂
😂😂😂😂😂@@Inaopthisalam
Sxp adan soo soo badi tan kale eeg buuga markuu soobaxo nala wadaag markuu soobaxo i.a
Waad Ku mahadsantahay Jaalle Dhigahaasna waan Sugaynaa ❤
Wllkay Adan marka hore waan kuzalamay mawduca Aandonayo inankulla wadago
( waxaJira dadka cadaanka ahi inanay hadba guurka danayn in manta maraykan uu uqadana intaaso qaxonti 0omadawaa waxay ogadeen in 20/ qarni kadip uu dhalin yaro ay wayi donaan
Waamaxay zabaBtuu)
Wasalllamu calaykum
Hyla dhafina wllkay ama wllshay
Adaan sahan💪💪💪
Walaal noo soo fududeeyay
Adaan sahan keep pro
Mashallah ilaahy haku barakeyyooo
Ilaahy hakudaayo
Msh Alh KeeP GoinG wL Qali
Teacher ✌️😘
Caaan caan dhaley fatuush 😂
😍😍 another level
Wllo Adanow Allah ku sharfo ee noogu dadaal inad maalinleh usoo gudbiso muuqaalada
Alle haku sharfo zxp.
Alx wan akhriayay
Mahadsanid macalin
Mahadsanid Walaal
Aadan khadar Ali aadan zahan alle haku xafido mcn❤😥
Kep going
Shukrn 🧕
Waa run walahii
Ihay haku sharfo wll adan khadar cali (Adam sahan)👏🤗
Keep going zxpqali
Wallhi adanow indheer garad baad tahay❤
Legend always legend ❤️
Keep going 💓💗💗💓💓💗💓💓
mahasanid macalimuu
Aadanoow maxasuusataa maalin aad tiri (waxad ogaataa hadii lagu dhiiri galin karo, ogoow in lagu niyad jabin karana)
Malintan maqlay waan ku liibaanay anigoo sida ay dadka garadka lahi u fahmeen
Mahadsanid
Oo hady saatahay 😁🤔🤔 marwalbe dhiirigalinta ma fiicno 🤔😭😭
waa inaad ogaanaa uun⬆️
Adiga aadanow walaal buugaagta ma urub ayaad u iibgeesaa oo kaliya aniga waxaan joogaa muqdisho waxaana rabaa buugaagtaada ee halkee kahelaa
M.a wllo alle hainokadayo wllken aan jecelnahay🤗🤗😍😍😍
Halkee Laga helay adanow
Wllo adan no sobadi
Alle haku sharfe,e❤
تذكير
إن مغفرةالذنوب وقضاءالحوائج
لتقضى *بكثرة* الصلاةوالسلام على رسول الله
Cajiib. Mahadsanid abowe
Dr Ramlo Mohamed
Walaale Hadaan eegno naxwaha ama Grammar
Dumarka Waxaa ladhahaa Drs, Ragana Dr,
Marka ha,isku qasan waayo Dr Ramlo waa qalad waxaa sax ah Drs Ramlo,Thanks dear sister👏👍👌👈
Drs English ka kuma jiro mahdsanid
Drs waxay noqoneysaa marki lo yeraayo dhaqaatiir badan
Zxb sawirada qawan naga habee musul
Ituqullha
Hhh
Thanks brother let us know when the book is available by the way u really brilliant I mean the way you approaching to us or how logical or rational thinking to us . It Really just next level
See ya guys
It's amazing to see our Somali youngsters are appreciating his work .
M.a wllo keep going
Mahadsanid wll , inshallah wan sugaynaaa buugw
Thanks alot
Keep going
Dhab ahaantii waa duni hawo raacis nafihi loosii daayey
mahadsanid
𝗔𝗱𝗮𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗵𝗮𝗻🤚🔥
Keep going pro 🤗👏👏
Profile kagu uu dayacnyahay
Waa maxay sababta uu buugu ugu magacaabay xunaha daranka macbuud
Waan kaxumahy 🥺🥺😭
𝐌.𝐚 𝐩𝐨𝐞 𝐤𝐞𝐞𝐩 𝐠𝐨𝐢𝐧𝐠
MashaAllah
Another level
macalin xagi taariikhda isaamka noogu yar noqo si aanu u barano diin ta yada islaamka taariikh deeda
Thanks bro
😊Thanks 🤍🙆♂️
Jacayl lagu ciyaaray
Macalinka soomaalida alle haw hadhawro
Aadan wll video ga bilaa anshaxa ah is qaad
Aadanaw nagada naagahan iyo ragan iswata aad noo soo bandhigayso
Ma iisoo shere garaynkartaa اهاة الاسلا مية
Wll aadan Burco mad ka tagtayna, waxan maqlay Turki ayad aadee🥰
Haa wlhi been maaha zhp
Wcs
insha alaah
Ka so hadal nochill god
ما شاءالله
Asc wlle intee kahelnaa boogaagta aad turjuntaan maadaama anan joogin dalka wlle iisoo jawaab fadlan mahadsanid
buugan arimo laxariiro kanaalka ogaansho aa barnaamij kadiyaariyey aadan adiga wad kadiyaarisay runtii buugaan aadbaan ugu bahanahy
Adanow video maaalin aan daawan oo asaa xagguu a day ? Waa videogii ahaa xagee kakeentay yahuuda sixirka kapala . Itus saaxiib iigu soo baaq videoga kan xogaha insha Allah . Waan mahadsantahay .
Video kan xiga ugu soo baaq Aniga TH-cam waan kawayay.
Waaad mahadsan Tanya.
Qoraalka ayaa iga qaldamaya.
Commentigii hore meesha ah asaa (ahaa)ayaan oolajeedaa
Buugan isagoo turjuman miyaanu soo saarin musfate faynuus wll
Jacaylku waa kacsi wadnaha gaadhay
Masha allah walaal haluunbi maxaa kawadaa
Aadan burco miya ka tagtay
Maclin wxaD kaso Hadasha Buuga uu QoraY (todd henry) Ee ku suntaN "Die Empty"
Xagjir baad tahay
Hablaha qiimohuuda diinta islaaka ayaa meel saartay wahadan ku dhaqano ilahay dhamaan teen haina soohadeeeyo gabdho idun kuna qaata talooyinka wanagsan eewalidka
Beri baa maclin waraqad waa kujeclahay igu so qoray, anigo u maleynayey beriga jecelka in u ciyaal suqnimo yahay ba waraaqadii maamulihii ugeeyey😂😂
Naga daa dee 🤣
kkkk xariif dheh
Anigu ahaa nihaal walina waa ku jeclahay.
Ma kaa dhab’baa 🤣🤣
War nio buug ban qoraa baa tidhahdaa mana aragno bal iyagoo online aan helno
Adanaw gabadha caqliga u saaxiiba ninkii wax wanaagsan u sheega boqor ayay u aragtaa
Absouletlly wll
Ustaad waxaad warbixin ka soo diyaarisaa lixdii nin ee reer falastiin ee yuhuuda jabka u geestay
Sxp waxaadoonayaa in aan kulasoo xiriiro ee bara bulsho aan kaalasoo xiriiro
galmo uun mxaad uuga waranta wll
Bro tiktok maxa private igu dhiigtay please ka qaad
Baryahan wad gabisay ugaaz soo dadaal
Wllkay faromahan kuzodirayo
Haydhipsan waayo qudhaydupa waxan lugula jira
inad mel ka gadho TH-cam kaa manta waxan kuzo gudbinayaa qoloyin ka daray (nansoniyadaa)
Oo magacada ladhaho (SKB)
Oo lozogapiyo( secure contain. Protect)
Waad fahantan umalaynayaa
Question kiilanad aankuzodiro weyaan Halgal wacan wllkag