MAANTA IGAMA HAYSO 2025 HADAF KU SOCO
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- =======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
guusha wax yar iima hadhsan insha allah qoraalkan waxaan dib ugu soo laaban doonaa 2026 markaan Riyadeyda Rumeeyo ✊
I.a❤🎉
Hadaf iyo riyoweyn 2025 in sha allah ❤❤ my teacher my friend my brother ❤❤
Ilahoow sanadkaan muradkeyga I sahal o cafimad cibado leh aniga inti Muslim ah ya rabiii
Aamiin yaa Allah
اللهم آمين يارب العالمين🤲
Amin amin amin amin yaa rabi insha allah
Jazakallah Khair maclinkeygii❤
Illahayow culayskaston dareemayo fuded 😢igu badal khayr Allah kusiiyo wll ayuub
Ayuub alhh ku barkeyo walaky
Sxp jil jileyc iyo fikir tiro bdn waxba kukenimeysid runtan kushegaya qofka daqiqadu diyar unoqdo inu nolashisa badalo wadada isbadalka cakta saro wali talasharasho rabi iyo qorsho cad layaimada waxu diyar uhy inu wax bdn uwayo sidu nolashisa ubadalo wayo wa qof kiheysan wax walbo kadawa hadlana waqti umahayo waka qofka dhabta ahi e isbadalka rabo.....❤🫡🫵💯❤️
ان الله وملائکته یصلون علی النبی یا ایها الذین آمنوا صلوا علیه وسلموا تسلیما❤
Scw
SCW🫀SCW ❤❤❤
Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉
صلى الله عليه وسلم ❤️ ❤️
صلى الله عليه وسلم ❤️ ❤️
Dabcan waxan chanel kaaga kusoo biiray horaantii 21 ilaa hada waan daawan jirey un Vedio yadaada Faa"ido inay leeyihiina waan arkayey Balse naftayda ayaan jeclayn dhibka iyo isbadal ka xaqiiqada ah wxnse maanta oo ah sanadka 25 ogaaday in hal vedio oo ah kan uu badali karo nolosha qofka hadii uu horumarkiisa dhabta ah rabo,,
Thanks, Buddy. You are someone who has brightened my life so much, and I will never forget you.
Jazakallahu kheyr my teacher❤
Thanki you teacher ❤
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّد ﷺ❤️
Aad iyo Aad Mahadsanid USTADH ONE LOVE ❤❤❤❤
long life bro....❤❤❤
Thanks my Teacher
Professor, me beneficiei muito com você, Deus te abençoe
Best teacher
Thank you teacher ayub ❤
Aad iyo aad
Dhalinyaro waqtiga ha laga Faa'iidaysto waxna hala barto
❤Haddaa jeceshahay barashada English-ka nagu soo biir
12 January 2025 waxaan dib ugusoo laaban doonaa 2026 anoo hadafyao badan xaqiijiyay insha allah ❤❤ 🤲👏
Nasiinadu way fiican tahay,wll lix cisho,hadii aad shaqsyso malin inaad nafta abaal mariso ,si anad u niyad jabin, cilmi nafsiga aad uga hadla ,
(Salim omar )dhalinyaro dawada ,wax badan ayaaan ka faaidi dontan whli, oo ku sabsan nafatadad,
jasaaka laah qeyr❤
✅️shukran jzakalahu khyrul jazaa ustaad ayuub allh haku xafido hana ku barkeeyo 🤲 waqtigaga iyo cimirigaagaba
1 min first to see thanks macalin ❤
Insha allah MacaliN Sanad Kan AYaa Rumayn DOonaa insha allaH❤ Our Teach and Brother and SisterS❤
Isbadel kheer qabo insha allah ☝️
Mashallah ILAHAY AA NO INOAGBALO❤❤❤ waad Maharashtra walal ayoub❤❤
Never Give up 💀🔥
Thnks dhiiri galiyahayga
Mahadsanid wll Ayuub insha Alh 2026 Ayaan Vidiyowgan dib ugu so laban insha Alh 🤲
mahdsnid ustaad ilahy haku ciseeyo runtii Aad baan kugu xidha nahy dhiri galisa Aad banan uxiseeya muqaaldaada waayo waa kuwo Aniga iquseya oo si shakhsiyaysn ha ii taabanayaa wax padan wan ka faaiidaaa runtii ❤❤❤❤ Alle haku barakkeeyo wllkei Ayub Ahmed 🥰🥰
Really 💯
Go ahead
The advice which is changed My life ❤
Ayuub Ahmed walal alle ha nuuriyo nolashaada
Waxaad sabab u noqotay in qofkasta oo damiir iyo dadnimo ku jirto uu wax ka badalo xaaladiisa iyo xirfadiisaba ❤❤❤❤
Ustadiii Alle ha ku guleyo. ❤
My brother thank you ❤❤
Mwalimu keep rocking 💪🫡🤯🙏
Masha allah❤❤
Mahadsanid wall ayuub taa riiqdaa kuxosi don ta in sha Allah جزاك الله خيرا ❤
Mahadsanid my dear teacher❤❤❤❤
may Allah bless you for your dedication for us
mansha allah thanks mcalin
Mahadsanid ustaaad ilaahay haku ciseeyo runtii aad baad ii dhiiri galisaa aad banan uxiiseyaa muqaaladaada waayo waa kuwa aniga iquseeya oo si shakhsiyan ah ii taabanayaa iii na abaaraya
Wax badana wan ka faa iidaa runti waxaa ii dhamaaday labo sano oo murugo ah iyo oo hin😢2023 2024 labadiisane noloshayda iigu murugada badnaa ilaahay sanadkan sanadkaygii hayga dhigo inshaa alllah
بارك الله فيك
Wlh wan Ku duceyaa markasta ilhy khair Ku siiyo anigaa caawi maad u bahaan wlh wx I caawi Yana ma haysto ilohow icaawi yaa rabi
Rabi baa kula garab gali doono hacabsan abayo❤
Hadal yar iyo howl yar insh allah ❤
Exactly waad runtaa wllhi💯 Mahadsanid walal❤
Mahadsanid ustaad ayub ahmed
18/1/2025🎉 mahad sanid ustaad Meel dhexe wax ii marayan insha allah guul baan isu rajyn
Thanks teacher❤
Thanks my brother 🙏
alhamdulilah moobilka lacag waan ka sameeyaa xisaab malaha alx hadda ❤
Jasaakal laah qeyr ayuub
Mashaalah, Jazakallah.
Jazaa kallahu kheyr ustaad ayuub Ahmed ❤
You Are encouragement 🎉🎉
Thanks for your advice
Wll alx lkn sanad walbaa wan qalbi jabanhy😢
Wala ilhay ha ku kalmeyo amiin ❤❤
Waankusalaamy teacher ayub🎉
Thanks ustaad
Thanks teacher Qeer Alle Haku siiyo Anaga neh hadafka iyo gaolka aan lee nahay Alle hanala garab galo
Thanks
Mahadsanid walal jiro ayuub keep going
Ayuub ahmed ❤
Ayuub axmed noolow intay noolol jirto ❤❤❤
Aad iyo aad ustad
Allaha haku barakeeyo Walal Ayub Axmad
M.allH TabarakalaaH JasakalaaHu khyr Macalin Aqliga Wanaagsan Cilmiga iy0 Cafimaadkaba Allaha ku Barakeey0 ♥️
Fist one inaa ahy maleyga dareema
Thanks brother 2025 sanadkii ugu fiicanay allah ha kadhigo
Allahayow sanadkaan hamigeyga ii rumeey 6/2/2025 i.a yoolkeyga allow ii sahal
Amiin iidhaha zxipayaal
First 🎉
Walhi waa runtada riyadeyda Allah ha irumeyo insha Allah ❤❤❤❤❤
shukran ustaad
Hore u soco Macalin ❤️❤️
Mahadsanid my teacher
Rabi qof kasto muraad leh ha usahlo Adigana wal allah haku sharfo noo soo baadi maalinkasta meesha waa soo eegnaye
Now start 😢
Teacher fursaha internet ka Lagabarto noosooduub❤❤❤
Sxb koorsoyin cilmi ah iyo kuwo self development qadka kabaro intaa tiktok.waqtigaga ku qaadanlaheyd
See wall lugu barta
Sax weye ❤
Teacher ina kula so xariiraa rabyyy🎉
Macalin Shukran ❤
Waxaan rajaynaya inaan sanadkan isbadalo ilaahayoow muradkayka isahal iyo qof taMuslim oo muraad leh yaa rabi 🤲
Mash alh noso badi❤
3 sana kugu xidhanahay macaalimu manta alxmdllh wax badhan ayaa isurta galay oo sabab u ahay mhdsanid mhdsanid
USTAAD AYOUB ILAHAY HAKU ABAALMARIYO SIDAAD DHALINYARADA U DHIIRIGALISOH
Masha alllh wlll
2025 goaan baa qaatay allaha igu guuleyo 🤝💀
Do it now, sometimes later become never.
Alle haku sharfo
Ayuub hadalkaaga kumadan khasaarin
Am 16 I hope this year will be my year❤😊
Indha Allah wn xaqiijinaya
Maanta iyo nolol cusub insha allah
Ayoubow sahib anuu 5 bilood ka hor sanadkii hore bishiisii sidaad qorshe samaystay allena tala saartay 5 bilood way iidhamadeen waxan qortayna waan xaqiijiyey alle mahadleh.
Waxa sababay inan qorshahayga gaadho, waxan mudnaanta kowaad siiyey inaan 5 saladood jamac ku tukado suurad quraana akhriyo ,4 goor ducaysto malintii alle isku dhul dhigo. Alle mahadleh.
Markaa inaad isbadasho kuma xidhna inaad sanadka bilowgiisa Sugto manta bilood 6 bilood ka dib bilow.
❤❤❤
Ayuub wllkay waxad naftayda u hor seeday inan noqdo qof fikiraya anigoo rajo dhigay 2021 ayaan ku baratay oon bartay channel kaaga ilahay waxan kaaga barya yaa inuu kaa abaal mariyo wanagaad ii horseeday walal
walaal ayuub allah haku jeclaado
Alxm
Ayuub (SEEDI)