Waa sax hadii dhankaa laga eego waa la helayaa axaadiith fara badan, balse hadii aynu innaga isku dayno waa laga yaabaa inay nagu adkaato balse aniga ayaa warcad kasoo saari doona in shaa allah. hadii ay jirtana islaamka iyo muslimiinta guul usoo hoyi doona in shaa allah
Bro cilmiga wax laga laga tusay ninkaasi waa cilmul gayb kaliya Allah baana xog ogaal u ah wxaana daliil u ah..( إن الله عنده علم الغيب وينزل الغيث ويعلم ما فى الأرحام وماتدري ماذا تكسب غدا وماتدري بأي أرض تموت إن الله عليم خبير..... Wxaakaloo daliil u ah قال تعالى :- قل لا أملك لنفسي نفعا ولا ضرا إلا ماشاء الله ولو كنت أعلم الغيب لاستكثرت من الخير ومامسني السوء. Iyo aayado badan
Ku safrida waqtigu maaha mooye dhaalnteed, in waqtigii tagay lagu safra maaha suurta gal waayo waxa ka baxaya meesha xeerka sababaynta oo ka mid ah xeererka physics ka, takale wax ilaahay qoray oo qadaray waa siduu ku qadaray isma badalayan waxa kasto dhacayaana lawxul maxfuudka ayey ku qoran yihiin mana is bedelayaan, in lagu safro waqtiga timaadada ahna maaha suurto gal waayo waa qayb qaybkana Allah uunbu khaas uyahay. Nabi muxammad SCW sida saxiixa ah waa in jidhkiisa iyo ruuxdiisaba la wada dheelmiyey waayo hadii ruuxdiisa la dhelmiyey mid ay gaaladii la yaabaan may ahaateen oo riyo ayey iskaga qaadan lahayeen, in looga daliishado dhacdada nabiga SCW teenana maaha suurta gal waayo dhulka ba uu dhaafag ilaa samada todobaad meeshu nabigu tagayn SCW xeererkeeda physics ka lama odhan karo hubaal waa kuwa dhulka oo kale, takale hadii ta loo daayaba arinka nabiga SCW la tusay wuxu ahaa icjaas, icjaaskuna waxa weey wax dadka cajsi galinaya oo ay ka caajisi karaan arin mucjiso ahna maaha suurta gal in dadku iskala yimaadeen, takale saynisyahanno badan baa arinka diiday, Culimada islaamka ee raasikhiinta ahna way diideen.
ARAGTIDA | Time travel | Enestien waxu ku shegay in waxii Hore iyo waxa so socdo in Sawiro dhaq dhaqayo oo kale ay Dadku u dheehan karaa lknse aysan waxba ma badali karin Waa un Aragti Wall
Maanta unbaad iska hadhashey runtii hore wax fiican ayaad keenijirtey hadase waad ku dhax dhacdey waxa soo socda ilaahay unbaa og waxa nadhaafaney waa sida ay kaga tagen inaku waxba kama qabankarno qadar weyaan nabi muxamadna isaga awoodisa ama cilmigiisa ku muuntagin isra wal micrAj ee waa awood ilaahiyina ilahaay unbaa og waxa soo socda waxatageyna waa qadar adoo hada jogana waxba ka ma qabankartid
Ufiirso o ha degdegin wuxu waa "theory" waa aragti science waa feker uun Ee maaha wa dhab ah maaha xaqiiq maaha wax la hubo Malaha si kale o aad aadan umaagto uunbad waydaye wuu kuu sheegay inay aragti tahay
Qisada alle quranka inogaga waramay ee nabi muuse&khadar kuna sabsan wiilka yar ee nabi khadar dilayo ayan ku dabiqi lahaa anigu hadan jogi laha sina ogaan lahaa (inkasta oo uu yuhuuda aad ulaayay ) tana aanku farxo
Ilama aha macquul in dib loogu laabto wixii dhacay oo xaqiiqo ah balse way dhici kartaa caalam khiyaali in la sameeyo oo laga helayo dhamaan duacdooyinkii waagii hore ama saadaalin waxa dhici kara ah taasna lagu sheego ku safarka caalamka Sidaas waxaan udhahay Qofka dhintaa waxaa istaagtay qiyaamihiisa mana aha macquul in qof qiyaamihiisa dhacay uu dib usoo laabto hadey dhici kartana Nabigeena dadkiisa kuso ceshan laha ay u horeeyan Hooyadiisa & Aabihiisa uuna il ka qaadin waligii Garaadkayga hadaan Hadlo yaana la ii qaban waxan qaldo ileen aadame ayaan ahay Sixi kara O Wax qaldi karee
وعليكم السلام استاذ آدم Kusafarka waqtiga 2mar ayaan ku daawaday film ilaa 3 film gaarsii Mar waa Hindi oo waxaa jilay akshey kumaar Marna wa film yarub ah maxasuusto yacni wadanka jilay Marna waxan ku daawaday oo jilay hiritik Roshan Haddii aan u imaado fahankeyga yar iyo aqoonteyda yar ee aan ka heysto ( ku safarka waqtiga ) = in nabi maxamad ladheeel miyey ay unoqoto wadda lagu tago ama ay kashidaal qaataan (ku safarka waqtiga) ama meel kale halaga keeno oo ku dheerineysa (ku safarka waqtiga ) xittaa hadii labaarbaaro Masheegi kari iney helayaan waayo waxaa iska hor imaanaya Arkatida ama figirkan (ku safarka waqtiga) iyo aayada ah (وَلَوْ كُنتُ أَعْلَمُ الْغَيْبَ لَاسْتَكْثَرْتُ مِنَ الْخَيْرِ وَمَا مَسَّنِيَ السُّوءُ) 188 سورة الا عراف Haddey dhacdo ku safarka waqtiga in heer laga gaaro majiri doonta dambi, Dhibaato, carqalad, ay nooc uu dad dhibsado Heer lagaaro dhibic dhiiga ineysan dhul ku daadin yacni ( qaabiil inta loo tago loona sheego waxa uu ku socdo ay qaldan yihiin) oo sooyaalka ( taariikhda) dib isu baddalo qof kastana jannada tartiib ku galo Hadda ufiirso in jannada tartiib lagu galo micnaheedu waa 1 in muusha uu kabaxo ballanka ay wada galeen الله سبحانه وتعالى iyo sheydaan waayo Qofkasta haduu uu ogaado xilliga uu dhimanaayo cibaada majooojiyeen 2 imtixaanna majireen ( لِيَبْلُوَكُمْ أَيُّكُمْ أَحْسَنُ عَمَلًا ) qofna Dhibaato iimaankiisa ku heera ma mareen 3 tanna aniga ka ahaan ama qofkasta wuu sameeyaa oo waa wax dabiici ah nolosha ka dhex dhacdo Waana qorsheynta, bari waxa qaban lahaa ama saacadaha soo socda aan qorsheeeyo micnaheedu Waa iney dhacaan waxaa doonaayo, marka tii dabiiciga ahayd ayaan is ilaalinaa yacni qorsho wanaagsan dajisanaa Yara sawiro in noloshaada gacanta laguu galiyo!!! iskadaa inaan dambaano'e sujuud ayaan nolosha ku dhameysan laheen. Haddii loo baahdo Hitler meel kale ayaa lagu barbaarin lahaa waayo qofka waxaa riixa ama hiigsi uyeela meesha uu joogo iyo heerka garaadkiisa iyo heerka aqooneed iyo waaqica uu joogo sidaasna dagaal 2aad madhaceen Almuhim majireen wax Dhibaato ah intaasna waa inta figir ahaan iyo aqoon ahaan aan ka heysto ( ku safarka waqtiga)
In laga dhabeeyo iyo waxa iska soo hor imaanaya 5 wax yaabod ee Allah oo kaliya og mid ka mid ah waxa weeyay cilmi qeybta ama waxa dhici doono in aan cidna ogeen
Qisada Nabi Muse iyo Khidri ayaan ka arki karnaa time travel in ay macquul tahay. Nabi Khidr wiilka uu dilayo sidee ayuu ku ogaa in uu willkaasi caasi noqon doono? Waa macquul in loo waxyooday. Lakiin hadii aan eegno Khidr noloshiisa inta nalooga sheegay, waxaa ka muuqato in uu *awoodo* iyo *cilmi* *gaar* *ah* *lahaa.* Taasi oo suurtagal ka dhigi karto in uu isaga mustaqbalka u safray, soona arkay wiilkaasi waxa uu yahay. Uuna goaan qaatay in uu dilo. (xaqiiq ma ahan, waa fikradeyda kaliya)
Waad ku mahadsantahay akhii shuaasha Anigu waxaan qabaa inaanan dili karayn oo aanan waxba ka qaban karayn madaama aan ogahay in ay waxani dhaceen marnaba maaha mid aan wax ka qaban karo, se hadii aan dilo macnaheedu waxa weeyi wixii aan mustaqbalka ku arkay may ahayn wax sugan, Waxaan qabaa in ayna marnaba logic ahayn su'aashan iyo aragtidan time travelkuba, Markan adiga aan ku waydiiyo isla shuaashas iyo sababta aad noo waydiisay akhuu. Mahadsanid
dheelminta nabiga scw ma noqon karto cadayn suurto galnimada time travel waayo nabi ciise waxa uu lahaa mucjiso illaahi ah noolaynta qof dhintay, oo ma odhan karno waa suurtogal in qof nolosha lagu soo celiyo waayo nabi ciise ayaa saa sameeyay
Oow oow aadan tan maanta ka qorimayo konkan waxa kashaqeya kalmado alle midwalibana waa sida uu alle ugutalagalay si hadii loo eegana arintanu qaybkii alle ayay faraha lagashay wax marnba surtobaya maha
Walal #Sahanka marka laga hadlayo barnaamijkan #TimeTravel waa Game ay iyagu diyaariyeen ee haday run ka tahay anigoo geelayagii lajooga 1994 ha istusaan, saacad dibloo celin maayo aduunyada, shaydaan iyo shurakadiisa
Waan iska dayn laha wayo ilahay xigmad ayuu aduunkan u sameeyay xigmadaasna ma fiicna in la baal maro oo hdii ay 40kaas milyan noolan lahayen xiligaan ayba dhici lahayeen waxyabo kale o khatar ku ah dunida.
noloshan qorshe alle ayay ku socotaa mana aha wax aynu wax ka qaban karno. Tusaale ahaan haddii immika aragtidan run noqoto makula tahay dadka sameeyay iyo dadka dunida awooda ku sheegta ay xagga wanagsan u adeegsan karaan mise waxaan hubnaa inay dhinaca xun iyo la dagaalanka islamka uun u isticmaali lahaayeen.
Suuragalnimo kaliya ma ahee waa mustaxiil waxaan dhici karin in waqti tagay aad u laabato dhacdooyinkana wax ka badasho mushkilad aan xal laheyn ayaa jirta oo loo yaqaan the grandfather paradox in qofka tagtadii uu ku laabto awoowihii oo yar ma dili karaa? Waa mustaxiil waxaan dhici karin
Aadaan wax weyn ayaa iska bedelay aragtidaada ku aadan mowduucaan ee dib u daawo muuqaalkaadii hore ee time travel uga hadashay!! Adi Wax weliba ma noola imaanee adigoo aan u fiirin maxay diinteena ka tiri, seynis iyo falsafad qaleel ah baa la timid 😅😅
Aadanaw 2 week ka hor ayaan time traveling-ka aan ka fakarayey deedna intaan aad u dhex dabaashay ayaa salaadii casar u kacay oon masaajidka tagey, markii aan tukaday ka dib ayaan kitaab soo qaatay si aan quraan u akhriyo intay 5ta gaadheyso suuradii iigu horeysey ee iisoo baxday markaan kala furey wxy ahayd سورة الإسراء dabadeedna wxn is weydiiyey israa wal micraajkii Nabigu (SCW) miyeyna time travel ahayn. Sidaan su'aalo isku weydiinayey ayaan ku war helay Eedaanka salaaadii maqrib. Fiidyawgaagani su'aalihii igu taagnaa qaar ka mida ayuu iiga jawaabay. Mahadsanid saaxiib
Hadaan aragtidayda isku dayo aragtidaa kusafrka waqtiga Ku salysan Qodobka kobad nabiga scw isagu adowada xagiisa kamay iman in uu arintaa sameeyana wxuu isaga lasiiyay ma ahyn cilmigeedana lama siin ee awood alle iyo qadarkiisay Ku dhacday halka wxa ka dhalaynsa in awooda adunu lahyn Ta kale alle quarantine kiisa wxuu Ku sheegay in awooda qaybka kaligii uu furayaasheda hayo Oo xataa maligtu anag awooda lahyn markaa kolnaba aniga aragtidayda in bini adan arinkaa sameeyo suuro gal ilama aha
Asc aadan zhp ka so hadal ragan gaalda ah ee quraan kariimka ahaa aynu jeclayn jeexjeexy qaarna ay ololiyeen naarta alle haku fogeeyee:: so hadal zhp:::##
Waxay aniga ila taha7 in aan dilo laakiin qaa hatii aan ogahay qaybka iyo wax yaalaha qarsoon Spptoo ah dhiig kumanaana ayaan ku bad baadinaya sdilkiisa
Aadaan sahanow markan buug khaldan baad akhriday bowe Dheelminta nabiga wa qadar iyo awood ka baxsan tan bini adamka mana aha mid cilmi kastuu bini aadamku helo uu ku gaari karo sidaan aaminsanhy Tan kale e time travel ma mcquul baa inaad soo indho indhayso 30 sano ka dib waxa dhacaya ee aad sii ogaan karto iyana maya ayaan kaa iri oo waakan ilaahay leh qaybka awoodiisa aniga uun baa leh oo ogaan kara ...balse aadame cilmigiisa iyo tabartiisa maaha si kasta oo uu u horu maro Intaasi waa aragtyda aan sidaa u cilmiyaysnyn balse aan kaga fekeray arinkan
Thanks Sahanka Xohaha, inkastoo wax badan oo aynu ma dhacdo maskaxdeenu inoo tuseysey aynu run ahaan u aragney, hadana wuxuu arinkani xidhiidh la yeelanayaa qadarka iyo qeybka, khader oo quraanku ku xusey dilkii ilmaha yar ee ciyaarayey, aqoon ALLe swt kasiiyey qeybka ayey aheyd, hadana ALLe swt qadarey dilkaas, keenistii carshigii balqiis ayaa ka mid ah oo bashar keeney, lkin sheelmintii Nebigu waxay aheyd nidaam ka baxsan khilaafayana qawaaniinta fisigiska iyo xili ku safrida labadaba, wuuna jiraa xadiis odhanaya, in la weydiiyey Nebiga csw waxa uu raacey, jawaabtuna waxay aheyd wax ka dheereeya ileyska-cadceeda,
Waa sax hadii dhankaa laga eego waa la helayaa axaadiith fara badan, balse hadii aynu innaga isku dayno waa laga yaabaa inay nagu adkaato balse aniga ayaa warcad kasoo saari doona in shaa allah. hadii ay jirtana islaamka iyo muslimiinta guul usoo hoyi doona in shaa allah
@@TheFundedMan alle hakurumeyo hammigago khayr wata
@@faysaaskar8506 Aamiin.
Adna ALLAHA ku barakeeyo wll
Waxani maha Fikir ee wa riyada gaalada. Wa bahabaha aan weligeed dacayn.
Scwscwscw
{ وَأَمَّا ٱلۡغُلَـٰمُ فَكَانَ أَبَوَاهُ مُؤۡمِنَیۡنِ فَخَشِینَاۤ أَن یُرۡهِقَهُمَا طُغۡیَـٰنࣰا وَكُفۡرࣰا }
[Surah Al-Kahf: 80]
Bro cilmiga wax laga laga tusay ninkaasi waa cilmul gayb kaliya Allah baana xog ogaal u ah wxaana daliil u ah..(
إن الله عنده علم الغيب وينزل الغيث ويعلم ما فى الأرحام وماتدري ماذا تكسب غدا وماتدري بأي أرض تموت إن الله عليم خبير.....
Wxaakaloo daliil u ah
قال تعالى :-
قل لا أملك لنفسي نفعا ولا ضرا إلا ماشاء الله ولو كنت أعلم الغيب لاستكثرت من الخير ومامسني السوء.
Iyo aayado badan
Nabiga scw awood rabaaniyaa waday mana rumaysni in aadamuhu heerkaas gaadhayo
Waad ku mahadsan tahay xogtaas Oo waa aragti science uun,
Waxase jira waxyaabo ma-dhacaan ah aan suuragal ahayn OO hadii ay aadamuhu adeegsadaan aqoonkasta iyo awood kasta OO ay ku dadaal-galaan intay taagtoodu iyo tamartoodu tahay aanay sinaba u ogaan karin Waana waxa maqan iyo ""qaybka"" Illahay OO kaliya unbaa u ogaal iyo aqoon badan
Waxa kalo jira arrimo mucjiso ah OO uu Illaahay ku ilhaamiyo awliyadiisa ama ambiyadiisa isaga OO uga jeeda bal inay in uun umadda ambadka ahi aaminto illahy iyo jiritaankiisa
Waxani maha Fikir ee wa riyada gaalada. Wa bahabaha aan weligeed dacayn.
Waxaa hubaala in dib loonoqondoo qaabkayrabto hakutimaadee aakhiru samaanka aduunkaan casrigaa waabaabi,in
{ فَٱنطَلَقَا حَتَّىٰۤ إِذَا لَقِیَا غُلَـٰمࣰا فَقَتَلَهُۥ قَالَ أَقَتَلۡتَ نَفۡسࣰا زَكِیَّةَۢ بِغَیۡرِ نَفۡسࣲ لَّقَدۡ جِئۡتَ شَیۡـࣰٔا نُّكۡرࣰا }
[Surah Al-Kahf: 74]
الحمد لله على كل حال وفي كل مكان في العالم 🌏
(وما أوتيتم من العلم الّا قليل)
Ku safrida waqtigu maaha mooye dhaalnteed, in waqtigii tagay lagu safra maaha suurta gal waayo waxa ka baxaya meesha xeerka sababaynta oo ka mid ah xeererka physics ka, takale wax ilaahay qoray oo qadaray waa siduu ku qadaray isma badalayan waxa kasto dhacayaana lawxul maxfuudka ayey ku qoran yihiin mana is bedelayaan, in lagu safro waqtiga timaadada ahna maaha suurto gal waayo waa qayb qaybkana Allah uunbu khaas uyahay. Nabi muxammad SCW sida saxiixa ah waa in jidhkiisa iyo ruuxdiisaba la wada dheelmiyey waayo hadii ruuxdiisa la dhelmiyey mid ay gaaladii la yaabaan may ahaateen oo riyo ayey iskaga qaadan lahayeen, in looga daliishado dhacdada nabiga SCW teenana maaha suurta gal waayo dhulka ba uu dhaafag ilaa samada todobaad meeshu nabigu tagayn SCW xeererkeeda physics ka lama odhan karo hubaal waa kuwa dhulka oo kale, takale hadii ta loo daayaba arinka nabiga SCW la tusay wuxu ahaa icjaas, icjaaskuna waxa weey wax dadka cajsi galinaya oo ay ka caajisi karaan arin mucjiso ahna maaha suurta gal in dadku iskala yimaadeen, takale saynisyahanno badan baa arinka diiday, Culimada islaamka ee raasikhiinta ahna way diideen.
Dhaman vedio wan dhamestey 100% si fiicn ayaan u fahmay caqliyan ilama ah inay macquul thy wakhtigihi hore maskaxdada dib walo Celin karah adu ma tijid qof dhamestiran ee klia waad arki uun waxna kama badali kartid samena hadalkedadba abdaa
Allah ha naxariisto Siyaada Baare Doolada kameeya danbeene
Anigu madileen sababtoo ah ninkaan illaahay ayaa ugu talagalay inuu yahuuda uu ku yareeyo waana qoomka ugu shartabadan aduunyada
وما كان الله ليلظلعكم على الغيب ولكن الله يجتبي من رسله من يشاء
Waan dili lahaa ka yar sabatoo ah waxaan ku salaynlahaa Qisadii Nabi Khadar ee Surat kaaf ee uu ka yar dilay
Ok walhiy wa gacan uur kujirta wana rajeynaynaa in asan imaan
Surah alkahfi :80
War ugaas aadan sahnow ilmaha waan dili lahaa, si'aan ubadbaadiyo malaayiinta nafood uu sababsan doono .
يدفع أعظم الضررين باحتمال أخفهما
Masha allh aadanow barnamijkan waa mid xeeldheer waa kaaga mahadcelihaa sogudbintiisa
Tusaale kale nabi Muuse iyo khadar
Qisada suratul kahfi ayada bal fiiri time travel makaaga muuqdaa mahadsanid cilmiga aad nasoi garsiisay wll
Adan ad bd ugu mahadsan barnaamijyada qiimaha badan
Waa la Wada qaaday Nabiga scw.
Mahadsanid wll adan
aadanow waan dili lahaa kaas yar hhhhh
nabi khadar sida aynu qisadiisa ku maqalnay inan yar oo caasi waalidkii ku ahaa ayuu dilay somaha
Wandili laha sidi nabi qadar
Ilaahay awoodihisa cid lahaan karta ma jirto adoomuhuna ma gaadhi karaan waxad aad sheegayso in pastka wixi dhacay wax laga badalo oo qof hadda jooga ka badalo waa aragti daciifnimo ah iyo dullinnimo ilaahay ayaa leh qaybka maqan iyo ka soo socda midna cidi ma ogaan karto walaalow diinta ku dedaal wax gaalo dhoobdhoobtey haka sheekayn oo aan weliged dhici Karine
Aniga hadaan fikirkeygo ka dhiibto 100% wax dhici karo mahan kusafar ka waqtiga
Lanoqo firkirkada daciifka ah
@@AwedJR wll macaan fikirkeygo anaa xor u ah arintaana waaa arin ka mid ah qeeybka hadii la dhaho waa dhab waxeey noqonk inuu qofka arki karo xiliguu dhimanaayo anika dhanka diinta ayaan ka fiir
@@Namaamediatv waa runta waligeed dhicinamayso
bani aadam gaal ah waxwaliba waykasuurtoban anigu waxanisleeyay fikirkaan saacadi qiyamaha kadhow eeilaahay talo saarta muslimiinay
@@AwedJR xanuun baad tahee dadka kaxishoo
Cadow ma nihin maankayga, mana odhan karo waan caqli badanahay.
Qadarta Allah cidmadali karto ❤
ASC Aadaa u mahadsantahy aadanow sxp waxbadan ayaan kaa faa'iiday ilaahey hakaa abaalmariyo aduun iyo aaqiro ba
ARAGTIDA | Time travel | Enestien waxu ku shegay in waxii Hore iyo waxa so socdo in Sawiro dhaq dhaqayo oo kale ay Dadku u dheehan karaa lknse aysan waxba ma badali karin
Waa un Aragti Wall
Mowduuca cinwaan kiisa waa qaldan yahay. Cinwaanka wuxuu ku fiicnaa "waqti ku safrid"
Maanta unbaad iska hadhashey runtii hore wax fiican ayaad keenijirtey hadase waad ku dhax dhacdey waxa soo socda ilaahay unbaa og waxa nadhaafaney waa sida ay kaga tagen inaku waxba kama qabankarno qadar weyaan nabi muxamadna isaga awoodisa ama cilmigiisa ku muuntagin isra wal micrAj ee waa awood ilaahiyina ilahaay unbaa og waxa soo socda waxatageyna waa qadar adoo hada jogana waxba ka ma qabankartid
Ufiirso o ha degdegin wuxu waa "theory" waa aragti science waa feker uun Ee maaha wa dhab ah maaha xaqiiq maaha wax la hubo
Malaha si kale o aad aadan umaagto uunbad waydaye wuu kuu sheegay inay aragti tahay
Mahadsan
Mahadsanid macalin
Qisada alle quranka inogaga waramay ee nabi muuse&khadar kuna sabsan wiilka yar ee nabi khadar dilayo ayan ku dabiqi lahaa anigu hadan jogi laha sina ogaan lahaa (inkasta oo uu yuhuuda aad ulaayay ) tana aanku farxo
waxan ugu hambalyayn lahaa malaayiinta uu dili doono .
❤
Waa Qisadi Nabi Khallar iyo Nabi Musa kudhaxmartay, Suratul Kahf ee gortu cunigi yara dilay N. Khalar.
Waa wax aan dhici karayn laguna wareerayo
Thanks ustaad.
Ilama aha macquul in dib loogu laabto wixii dhacay oo xaqiiqo ah balse way dhici kartaa caalam khiyaali in la sameeyo oo laga helayo dhamaan duacdooyinkii waagii hore ama saadaalin waxa dhici kara ah taasna lagu sheego ku safarka caalamka Sidaas waxaan udhahay Qofka dhintaa waxaa istaagtay qiyaamihiisa mana aha macquul in qof qiyaamihiisa dhacay uu dib usoo laabto hadey dhici kartana Nabigeena dadkiisa kuso ceshan laha ay u horeeyan Hooyadiisa & Aabihiisa uuna il ka qaadin waligii Garaadkayga hadaan Hadlo yaana la ii qaban waxan qaldo ileen aadame ayaan ahay Sixi kara O Wax qaldi karee
Mahadsanid WlloH aadan
🎉aragtidani maaha xaqiiq
KU SALI SUUBANAHA SCW 💯
SCW
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
❤️❤️❤️صلي الله عليه وسلم ❤️❤️❤️
صل الله عليه وسلم
suasha kowad 3:00 aminadayda ma dili laheen sbabto ah maba awoodo oo waqtigi geridisa ilhy baa qoray oo kama hor maryo kmna dib marayo hadii dhanka dintana ilahy qurankisa waka kuyiri sacad kuma drsnayan xilga geridoda ugmana hormari krto marka waa may ma awoodi laheyn hday dhcdo ku sadarka waqtga
وعليكم السلام استاذ آدم
Kusafarka waqtiga 2mar ayaan ku daawaday film ilaa 3 film gaarsii
Mar waa Hindi oo waxaa jilay akshey kumaar
Marna wa film yarub ah maxasuusto yacni wadanka jilay
Marna waxan ku daawaday oo jilay hiritik Roshan
Haddii aan u imaado fahankeyga yar iyo aqoonteyda yar ee aan ka heysto ( ku safarka waqtiga )
= in nabi maxamad ladheeel miyey ay unoqoto wadda lagu tago ama ay kashidaal qaataan (ku safarka waqtiga) ama meel kale halaga keeno oo ku dheerineysa (ku safarka waqtiga ) xittaa hadii labaarbaaro
Masheegi kari iney helayaan waayo waxaa iska hor imaanaya
Arkatida ama figirkan (ku safarka waqtiga) iyo aayada ah (وَلَوْ كُنتُ أَعْلَمُ الْغَيْبَ لَاسْتَكْثَرْتُ مِنَ الْخَيْرِ وَمَا مَسَّنِيَ السُّوءُ) 188 سورة الا عراف
Haddey dhacdo ku safarka waqtiga in heer laga gaaro majiri doonta dambi, Dhibaato, carqalad, ay nooc uu dad dhibsado
Heer lagaaro dhibic dhiiga ineysan dhul ku daadin yacni ( qaabiil inta loo tago loona sheego waxa uu ku socdo ay qaldan yihiin) oo sooyaalka ( taariikhda) dib isu baddalo qof kastana jannada tartiib ku galo
Hadda ufiirso in jannada tartiib lagu galo micnaheedu waa
1 in muusha uu kabaxo ballanka ay wada galeen الله سبحانه وتعالى iyo sheydaan waayo Qofkasta haduu uu ogaado xilliga uu dhimanaayo cibaada majooojiyeen
2 imtixaanna majireen ( لِيَبْلُوَكُمْ أَيُّكُمْ أَحْسَنُ عَمَلًا ) qofna Dhibaato iimaankiisa ku heera ma mareen
3 tanna aniga ka ahaan ama qofkasta wuu sameeyaa oo waa wax dabiici ah nolosha ka dhex dhacdo
Waana qorsheynta, bari waxa qaban lahaa ama saacadaha soo socda aan qorsheeeyo micnaheedu
Waa iney dhacaan waxaa doonaayo, marka tii dabiiciga ahayd ayaan is ilaalinaa yacni qorsho wanaagsan dajisanaa
Yara sawiro in noloshaada gacanta laguu galiyo!!! iskadaa inaan dambaano'e sujuud ayaan nolosha ku dhameysan laheen.
Haddii loo baahdo Hitler meel kale ayaa lagu barbaarin lahaa waayo qofka waxaa riixa ama hiigsi uyeela meesha uu joogo iyo heerka garaadkiisa iyo heerka aqooneed iyo waaqica uu joogo sidaasna dagaal 2aad madhaceen
Almuhim majireen wax Dhibaato ah
intaasna waa inta figir ahaan iyo aqoon ahaan aan ka heysto ( ku safarka waqtiga)
Waxani maha Fikir ee wa riyada gaalada. Wa bahabaha aan weligeed dacayn.
Mashaa allah aden sahan waxadtahay nin noofaaiideeye wanku salamayaa
In laga dhabeeyo iyo waxa iska soo hor imaanaya 5 wax yaabod ee Allah oo kaliya og mid ka mid ah waxa weeyay cilmi qeybta ama waxa dhici doono in aan cidna ogeen
Mnsh allh sxp maskxdada waan qatay
Meel dhaw baad kasoo qabatay
Aadan abti nin yar oo aragti fog ba thy ilhy caqliga hakuu barakeeyo lkn wali somaaliya xildhibaan kamaad noqon miya 😄😄from gobolkii raga
الماضي مضى ولا يرجع
nebiga ﷺ in israa iyo micraaj lageeyo waa mucjiso lasiiyey qof kle oo lasiiya ma jirto tan kle Time travel waa been aan sal iyo raad leheen waxaa cadeynaya ayadaan "قُل لَّا يَعْلَمُ مَن فِي السَّمَاوَاتِ وَالْأَرْضِ الْغَيْبَ إِلَّا اللَّهُ ۚ وَمَا يَشْعُرُونَ أَيَّانَ يُبْعَثُونَ"
xitta geybka ama wixi maqan nabiga ﷺ ma oga ayadaan ayaa cadeyneysa وَلَوْ كُنتُ أَعْلَمُ الْغَيْبَ لَاسْتَكْثَرْتُ مِنَ الْخَيْرِ وَمَا مَسَّنِيَ السُّوءُ ۚ إِ.
Qisada Nabi Muse iyo Khidri ayaan ka arki karnaa time travel in ay macquul tahay.
Nabi Khidr wiilka uu dilayo sidee ayuu ku ogaa in uu willkaasi caasi noqon doono?
Waa macquul in loo waxyooday.
Lakiin hadii aan eegno Khidr noloshiisa inta nalooga sheegay, waxaa ka muuqato in uu *awoodo* iyo *cilmi* *gaar* *ah* *lahaa.*
Taasi oo suurtagal ka dhigi karto in uu isaga mustaqbalka u safray, soona arkay wiilkaasi waxa uu yahay. Uuna goaan qaatay in uu dilo.
(xaqiiq ma ahan, waa fikradeyda kaliya)
Waan dili laha sabbto ah dartiisa ayay u burburtay dawlaadii cusmaaniyiinta
Waa madnuuc inan dilo wiil sabiya waayo danbi malaha sidaa awgeed ma'an dileen
Hmm waxni ma dhacaan ayay umuuqta
Masha allah
Wan dayenlaha sabaabto ah yuhuda ayu iga gagabiyay❤
Asc marka hore aad bad ugu mahadsantahay warbixinada aad noo soo gudbisay.
Time travel marnaba suurtagalayso,sababtoo ah in safar waqti lagalaa bani aadanku awood Uma lahan,in waqti tagay Dib loogu noqdaa macquul ma'ahan,in waqti dhici doona sida 2050'2080 lasagna Midana suurtagal manoqoneyso. Kaliya Allah ayaa ok waxa mustaqbalka dhacaya iyo waqtiga tagay,alle kaliya midaas awoodo safarka waqtiga
Waad ku mahadsantahay akhii shuaasha
Anigu waxaan qabaa inaanan dili karayn oo aanan waxba ka qaban karayn
madaama aan ogahay in ay waxani dhaceen marnaba maaha mid aan wax ka qaban karo, se hadii aan dilo macnaheedu waxa weeyi wixii aan mustaqbalka ku arkay may ahayn wax sugan,
Waxaan qabaa in ayna marnaba logic ahayn su'aashan iyo aragtidan time travelkuba,
Markan adiga aan ku waydiiyo isla shuaashas iyo sababta aad noo waydiisay akhuu.
Mahadsanid
dheelminta nabiga scw ma noqon karto cadayn suurto galnimada time travel waayo nabi ciise waxa uu lahaa mucjiso illaahi ah noolaynta qof dhintay, oo ma odhan karno waa suurtogal in qof nolosha lagu soo celiyo waayo nabi ciise ayaa saa sameeyay
Mahadsanid wll 100%
Dareenka dadra sida looga ganacsado xariif baad kutahay sababtoo ah ciwaanka iyo xogtu isma leh!
Wuxuu ogyayahay somalidu in ay yihiin umad qiiro waad fahantay
Aadanow arinkaas waa cilmul qayb,
Waxa beri dhicidoono Allah ayaa og
Zxp music gii ad video Yada ku so Dari jirtay noogu so dar wlhi aad ayuu dadka xamasad u galin jiraye
Legend
Oow oow aadan tan maanta ka qorimayo konkan waxa kashaqeya kalmado alle midwalibana waa sida uu alle ugutalagalay si hadii loo eegana arintanu qaybkii alle ayay faraha lagashay wax marnba surtobaya maha
Waan dili lahaa aniga oo ka qiyaas qaadanaaya qisada Nabi muuse iyo ninkii cilmiga alle ku manaystay dhex martay ee suuratu kahfi ka waramayso
Walal #Sahanka marka laga hadlayo barnaamijkan #TimeTravel waa Game ay iyagu diyaariyeen ee haday run ka tahay anigoo geelayagii lajooga 1994 ha istusaan, saacad dibloo celin maayo aduunyada, shaydaan iyo shurakadiisa
Waxani time travel maha Fikir ee wa riyada gaalada. Wa bahabaha aan weligeed dacayn.
Saynisku waqtigaa dib loogu noqonayaa ama laga hormarin ayuu kaa dhaadhicin lkn nabigaa ladheelmiyay waxa uu u yaqaanaa quraafaad.
Yep. Afcousre
M.a allaha ha kubarakeyo wll
Manan dileen ee waxan ugu yeri laha diinta islamka hadu illaah yirahdo
Macalin ❤❤
Barnamijyadan waa Inaad xoogisan si umadeena u dareenta xaqiiqada Reer Galbeedka
asc wll adan bro waxa noga soo hadasha warbixinta maalmihi udambaysay calamka isla dhex maranayan earth's core stoping spinning and reversing direction ♥️👑video kusabsan mowduca bro♥️👑❣️
Waan iska dayn laha wayo ilahay xigmad ayuu aduunkan u sameeyay xigmadaasna ma fiicna in la baal maro oo hdii ay 40kaas milyan noolan lahayen xiligaan ayba dhici lahayeen waxyabo kale o khatar ku ah dunida.
Maalmahan physics kaad aad u badsatay malaha,wax macquul ah maaha time travel,dheelminta nebiguna mid related marnaba la noqon karta maaha.
Aniga hadi laga dhabeeyo degaal ban ulaaban lahaa si sano u saxo wax yaabo iga qaldamay tan kale wxn hor istaagi lahaa dowlada soomalia burburkeeda
noloshan qorshe alle ayay ku socotaa mana aha wax aynu wax ka qaban karno.
Tusaale ahaan haddii immika aragtidan run noqoto makula tahay dadka sameeyay iyo dadka dunida awooda ku sheegta ay xagga wanagsan u adeegsan karaan mise waxaan hubnaa inay dhinaca xun iyo la dagaalanka islamka uun u isticmaali lahaayeen.
Si fiican Waan u fahmay waxa aad sheegeeyso, laakiin ma suuragal baa hadeey imaato anigu waa maya
Suuragalnimo kaliya ma ahee waa mustaxiil waxaan dhici karin in waqti tagay aad u laabato dhacdooyinkana wax ka badasho mushkilad aan xal laheyn ayaa jirta oo loo yaqaan the grandfather paradox in qofka tagtadii uu ku laabto awoowihii oo yar ma dili karaa? Waa mustaxiil waxaan dhici karin
Waan dili lahaa
WAAN DILI LAHAA !
hadiiba ay dhici lahayd inan hubo wiilkaasi in uu aduunkaan khal-khal galin doono oo muslim iskadaaye gaalada xitaa uu dhibaateen doono waan dili lahaa, layskama hadlee waxan daliishan kara xadiiskii nabiga ee ahaa "من راي منكم منكرا فاليغيره بيده " sababta aan udaliishaday xadiiskaanwaxa weye horta dulmi waxaa ladhahaa qof ku xad gudbaaya qof kale hadaba hadiiba aan ogaaday oo aan hubo in uu wiilkaasi gaysan doono dulmigaas aad ka udaran ee malaayiinta muslimiinta ay ku halaagsami doonaan maxaa iidiidaya inaan dulmigaas ka hortago، cunugaas waxaan shaki kujirin in xaalada lataagan yahay uusan dambi lahayn lakin waxaa muhiim ah in la ogaado wiilkaasi mustaqbalkiisa madama aad usafartay aad na aragtay inuu kumutaysan doono cadaab falalkaas guracan ee uu ku kici doono isaga ayayba unoqonaysaa ixsaan sababtoo ah janada ayuu gali doonaa taasna waxan udaliishan karaa"وامالغلام فكان ابواه مؤمنين فخشينا ان يرهقهما طغيانا وكفرا ☆فاردنا ان يبدلهما ربهما خيرا منه زكاتا واقرب رحما"
Waandili.laha.waayo.dadka.ayuu.dhibataynayaa
Mandhiqa qofka bartay bas ayaa sawirankaro bas
Ani Ahaan Waan dayn lahaa sababtuna waa in dadkaasi uu layn doono yuhuud ubadnayd fikirkayga
Soo qof walba markay noloshu gasgas la ciyaarto soo iskamuu boodsiiyeenba sanadada xunxun 😂😂 adanow meesha ma game baa la ciyaarayaa
Hadiyad garaadkiisa korisa ayaan siinlahAa
Maha wax dhici kara kaasi nabibu ahaaa mida kale quranku so inoma si shegeeen
Aadaan wax weyn ayaa iska bedelay aragtidaada ku aadan mowduucaan ee dib u daawo muuqaalkaadii hore ee time travel uga hadashay!! Adi Wax weliba ma noola imaanee adigoo aan u fiirin maxay diinteena ka tiri, seynis iyo falsafad qaleel ah baa la timid 😅😅
Aadanaw 2 week ka hor ayaan time traveling-ka aan ka fakarayey deedna intaan aad u dhex dabaashay ayaa salaadii casar u kacay oon masaajidka tagey, markii aan tukaday ka dib ayaan kitaab soo qaatay si aan quraan u akhriyo intay 5ta gaadheyso suuradii iigu horeysey ee iisoo baxday markaan kala furey wxy ahayd سورة الإسراء dabadeedna wxn is weydiiyey israa wal micraajkii Nabigu (SCW) miyeyna time travel ahayn. Sidaan su'aalo isku weydiinayey ayaan ku war helay Eedaanka salaaadii maqrib.
Fiidyawgaagani su'aalihii igu taagnaa qaar ka mida ayuu iiga jawaabay. Mahadsanid saaxiib
Scwscwscw
Wan Deen lahaaa wayo wxn wa wax xag Allah ka ahaaday
Suratul anamal ayada 40 aad
Masha alh
Time travel ka grandka ah maquul maahin xitaa time travel future maquul maahin kolka xisaabaha la waday
Ilayn ibna Adam fara dhaadheerbaynu nahee
artidayda " wan dili lahaa willkaa yar waayo waxaan oagahay in maalaayiin ay dartii udhiman doonaan, sabab nabi muuse markii ilaahay kuyidhi waxa jira qof adiga kaacilmi badan oo aduunka jooga utag oo wax kasoo baro ninkaas cilmi badan waxyaaabu uu sameeyay waxa kamid hayd in uu dilay cun ceebkasiiliin, ahkadib nabi MUUSE (scw) uu waydiiyay maxaad udishay cunugaa? uu ugu jawaabay inuu cunugaasi noqon doono mid hooyadii ku adag waalid caasi noqon doono waana sababta aan udililaahaa( adolf hitler) kaliya cungaa wuxuu kidilay inuu hoyadi ku adkaan doono ana waxaan ogahay in adolf uu daraadii millions udhiman doonaan. WAAN QALDAMI KARAA.
Hadaan aragtidayda isku dayo aragtidaa kusafrka waqtiga Ku salysan
Qodobka kobad nabiga scw isagu adowada xagiisa kamay iman in uu arintaa sameeyana wxuu isaga lasiiyay ma ahyn cilmigeedana lama siin ee awood alle iyo qadarkiisay Ku dhacday halka wxa ka dhalaynsa in awooda adunu lahyn
Ta kale alle quarantine kiisa wxuu Ku sheegay in awooda qaybka kaligii uu furayaasheda hayo
Oo xataa maligtu anag awooda lahyn markaa kolnaba aniga aragtidayda in bini adan arinkaa sameeyo suuro gal ilama aha
Asc aadan zhp ka so hadal ragan gaalda ah ee quraan kariimka ahaa aynu jeclayn jeexjeexy qaarna ay ololiyeen naarta alle haku fogeeyee:: so hadal zhp:::##
Wax faaiido ah maleh barnaamijku maanta
Waxay aniga ila taha7 in aan dilo laakiin qaa hatii aan ogahay qaybka iyo wax yaalaha qarsoon
Spptoo ah dhiig kumanaana ayaan ku bad baadinaya sdilkiisa
Wan dilli laha sababta waa hal qof iyo 10 million oo qof waxaa daraan 10 million oo qof
In xiliga lagu safro waliba sidaad usheegtay oo qaab cilmi loo gaaro waxasi madhici karto oo waayo nabiga scw tiisu ma aysan ahayn sceince iyo toona ee waxay ku xirneed mucjiso loogamana tusaale qaadan karo culimada kaga tusaale qaadatay ee magacyadooda laga raba mideeda kale arintaasi waxay galaysa inaad xitaa ogaato waxa dhacaya mustaqbalka iska daa inaad wax kadhex samayso ee waxaaba suura gal ahayn inaad ogaato waayo waa qeyb hadii kale dhimashadaada ayad ogaani lahayd inaad ogaatana waxay ku xirantahay ogalaanshaha eebe eebana ciduu doono ayuu tusaa qeybka bari ama bari dambe oon xitaa sidaas usii fogeen kuna xiran waxooga tusaale oo dhacda marka fikradaan waa waxay filimaanta kusoo bandhigaan mana wanaagsana in ummada looga shekeeyo waayo waa tashuush dadkana yeysan aaminin inay gaalo qeybka soo ogaatay waayo iyadoo inyar dawlado ay dhisteen qaar ayaa diinta kalaabtay
Waan Iska Dayn Lahaa Waayo Taag Uma Hayo Xadhig Mag Jeel
Iyo Dhibaato
Aadaan sahanow markan buug khaldan baad akhriday bowe
Dheelminta nabiga wa qadar iyo awood ka baxsan tan bini adamka mana aha mid cilmi kastuu bini aadamku helo uu ku gaari karo sidaan aaminsanhy
Tan kale e time travel ma mcquul baa inaad soo indho indhayso 30 sano ka dib waxa dhacaya ee aad sii ogaan karto iyana maya ayaan kaa iri oo waakan ilaahay leh qaybka awoodiisa aniga uun baa leh oo ogaan kara ...balse aadame cilmigiisa iyo tabartiisa maaha si kasta oo uu u horu maro
Intaasi waa aragtyda aan sidaa u cilmiyaysnyn balse aan kaga fekeray arinkan