Qaanuunka masaafada | dhibtaaba ha ahaatee masaafadaada ilaasho.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 123

  • @abdikariimmohamed7309
    @abdikariimmohamed7309 3 ปีที่แล้ว +17

    Dad waxaa ugu mudan midka xilli walpa kuu soo gudbinaya wax ku anfacaya thanks aadan

  • @samsunsam1338
    @samsunsam1338 3 ปีที่แล้ว +30

    Inta uu soo gaadhay iyagoo sooman😙😚🥰

  • @Just2facts2
    @Just2facts2 3 ปีที่แล้ว +8

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا كبيرا دائما ابدا إلى اليوم الدين امين يارب العالمين

  • @cawilld_wanted7900
    @cawilld_wanted7900 3 ปีที่แล้ว +8

    Thanks sxb mawduuc ii anfacay😊

  • @nasirnafii138
    @nasirnafii138 3 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu tilmaama walalkeen Hadithki xabiib keena scw أحبب حبيبك هوناما عسي أن يكون بغيضك يوما ما،وأبغض بغيضك هوناما عسي أن يكون حبيبك يوما ما
    Dinteena war waa dameysi... Shukran Macalin Adan khadar

  • @saredoomar6903
    @saredoomar6903 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashlh alahana hanagu anfaco wa xaqiq dadka kalahaytsata siiba anigu wan ka qomameyo dad badan on issu ficnayn imikana imakana kala goònay sobobtuna wa masafasada ilalin wllkay waku mahadsantahay barnamijkan jazakallah

  • @yuufey1505
    @yuufey1505 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allah. Walaal waxa uga duwantahay youtuber ka soomaalida waa inaad afsoomaali barax la' aad adeegsado marka aad fariin nala wadaageeyso.
    Waxaan ku lee yahay horay u socow walaal💙💙

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +8

    Wll ku sali nabiga scw,

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +7

    Mahadsanid macalin

  • @alishire2125
    @alishire2125 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah jazaaka allah khayr wllo

  • @allitpossible5858
    @allitpossible5858 3 ปีที่แล้ว +7

    Mataqaana karas merax laga dirayo😍💯💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @iqraabdirashid4597
    @iqraabdirashid4597 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid walal waa mawduuc i anfacay❤💯

  • @heersare3662
    @heersare3662 3 ปีที่แล้ว +5

    inta muuqalkan daawanaysa iyaga oo sooman 💕💯💯🙏

  • @th0maszhalpy791
    @th0maszhalpy791 3 ปีที่แล้ว +14

    AADAN SAHAN & INTA KU XIDHAN LIKE TA HAYLA DHAAFINA👍👍👍
    PIN KANA COMMENTIGA DHACKUSIIII LPH🦁🦁🦁🦁
    ALL OF MUSLIMS RAMADAAN MUBARAK 🕌🕌🕌🕌🕌
    TAAGERO BUUXA AHAY AADANOW 👋👋👋👋👋

  • @clraxmaansiciid9570
    @clraxmaansiciid9570 3 ปีที่แล้ว +6

    Macalim aadam😍

  • @husseinyousuf5150
    @husseinyousuf5150 3 ปีที่แล้ว +3

    Taas aad sheegtay waan arkay aadamow qaanuunkaas
    Waxan ahay 20 jir , waxan raadiya qof ii qalma nolosha qoftaas sadex mar ayaan helay balse way iga diideen waxan go'ansaday inan hore u socdo, sbbto waxa adag sidaan dookhayga u heli lahaa oo waxa weeye hal beegaygu Akhlaaq Diin asturnaan io qurux, taasi waxay sabbtay inaanan hal gabar aanan la hadal in muddo ah ilaa dhowr sano.

  • @faridfarid6561
    @faridfarid6561 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa talo fiican mashallah mahadsanid. Laakiin dhulku kubad uma ekka mana dhaqaaqo. EARTH IS NOT A GLOBE. IT IS STATIONARY PLANE.

  • @zuhraumucamaar2032
    @zuhraumucamaar2032 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaaka lah. Akhii Adam sahan wax na anfaca bad no soo gudbisaa allh janada kugu abaaal mariyo

  • @deykofaat4659
    @deykofaat4659 3 ปีที่แล้ว

    Waa sax aadan Ilahay haku barakeeyo Aqligaaga iyo cilmigaaga

  • @mohameddekane5632
    @mohameddekane5632 3 ปีที่แล้ว

    Ramadan kreem Dhaman Musliminta mel kasto dunida daafaheda ka joogtan🌟

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 3 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid sxb aadan sahan.

  • @niciimacabdilahi1426
    @niciimacabdilahi1426 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going forward

  • @bashiirjarro668
    @bashiirjarro668 3 ปีที่แล้ว +5

    Qaanuunkaa Masaafada maanta laga bilaabo waan ku dhaqmayaa insha allah

    • @Ahmed_alta
      @Ahmed_alta 7 หลายเดือนก่อน

      Ma ku dhaqantay😂

  • @xamsemaxamedxuseen3015
    @xamsemaxamedxuseen3015 3 ปีที่แล้ว +6

    Moving forward Adam

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 3 ปีที่แล้ว +4

    Nin ay waxkasoo mareen uunbaa fahmaya masaafada aadka hadlayso zhb dad aaanu isasiinay oo xoolahayga ku tirsaday ayaaan mrkaan waayay sidii aan ugasoo kaban lahaaa bilooyin igu qaadatay lkn hda alxamdulilaah qof walba waxaaan ula socdaa inaan ka maarmi karo hdiiba ay wax isbadalaan

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +4

    Thank you zhp
    Lkin muqalkan wxan umlaynaya iyado roob da ayo inaad dubtay
    From buroa

  • @bishaar765
    @bishaar765 3 ปีที่แล้ว

    Aadan khadar. Aqoonyahan somaliyeed. Ale ha ku xifdiyo wll

  • @QaaziAli-25
    @QaaziAli-25 3 ปีที่แล้ว

    Buugaagtii aad soo dhigtey dhawaana waan ka faaiideysaneyna macalin

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka Allah khair 💪

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc wllka kheerka jecel muraadkiina allah idiin saqiro Amiin 🤲 yrap nasoo booqda insha allah mahadsanidiin 🙏🙏🙏

  • @زينةمحمد-ق8ي
    @زينةمحمد-ق8ي 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah
    Alle ha ku barakeeyo

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuca dhinacyo badan taabanya,❤️🥺

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs wr wb
    Haye wllo👍
    Mahadsanid adanow wll❤👍🥰

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 3 ปีที่แล้ว +15

    Tani waa waanno nin wayn tii abid intii aan dunida saarnaa i soo marta🙏
    Suaal zhp aadanoow??
    Buugtan aad ilaa 2020 gii aad haysatay ee aad ilaa imika 4 bilood oo dhan buug kaliya ku soo turjumtay ayaa dhawaan i soo gaadhay. wll ma caajisbaa ku yara haysta mise cannaan baad nagga doonaysaa???.
    Hal buug in aad ku soo turjumto 4.billood marka kartidaada loo eego kuuma qalanto wllee. Hayaankaygii rumaynta iyo faca koraya ayaad ku soosaartay wax ku dhaw SANAD. Kolay habar fadhida addin la fudude anigu waan tirsanayaa buugta aad soo turjumto.
    Hal tallo☝
    Kawarn hadii aad maalinwalba 3 saac ku bixiso oo isdaba joog ah buugaagta aad turjumayso eed tafatirayso🤔 waxaan umalayn in aad buugaag badan soo turjumilahayd. Xataa qorraa ayaabad noqon waayo 3 saac mayara wakhtigaagana wax wayn kama dhimayso.hadii aad maalin walba intaas ku bixin lahayd waxaad soo saari lahayd 5 ilaa 6 buug sannadkii.iyadoo aanay meesha ka baxayn garaadkaaga koriinkiisa iyo luuqadahan aad soo turjumayso barashadooda. Garaadka iyo caqliga bulshadaadana ogow waxwayn baad tartaye.Kaliya bal sadex saac uun isku celceli.waana mudada ugu yar ee buugaag ku bixi karta. ANYWAY JAZZAKALAHU KHAYRAN.🙏

    • @footballaddict0
      @footballaddict0 3 ปีที่แล้ว +2

      Aduu wll ma maalgalinysaa?
      Caqabadu waa taas dhmaan qoryaada somalida ta haysataa cid gacan qbata lama hayo.

    • @mohanelmi2642
      @mohanelmi2642 3 ปีที่แล้ว +1

      wll caqabada 1aad ee qoraga hysata wa malgalinta waana ta ugu wayn. Wxybaha klena wy yaryar yihin o wa sida tafatirka cheking ka iyo wxi la mida ......

  • @cabditube7463
    @cabditube7463 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going bro

  • @gacalwalalaabo835
    @gacalwalalaabo835 3 ปีที่แล้ว

    mahadsaned adn sahan masafada bad baado is perfect road thank

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 3 ปีที่แล้ว

    M.alllh runtii aadbn u ula dhacey barnaamijka runti wax badan baan ka faa.iidey halka ka sii wad

  • @naciimoabukar2102
    @naciimoabukar2102 3 ปีที่แล้ว +3

    Geesinimadda ma ahan lagdinimad badanah geesiga waa kan naftiisa hanto oo xakameeyo

  • @maxamudmoalimcusman6502
    @maxamudmoalimcusman6502 3 ปีที่แล้ว

    M.a waa mooduuc xasaasi ah

  • @alibinali2141
    @alibinali2141 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll Aadan

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +1

    رمضان كريم

  • @honestman4046
    @honestman4046 3 ปีที่แล้ว +2

    THANK YOU 😊🙏SO MUCH ⚘💯✅❤💝🧡💙🤍💜🌷🌻🌼😊⚘🌹🌹🌹

  • @zara-abdalla-hassan
    @zara-abdalla-hassan 3 ปีที่แล้ว +1

    Mowduuc watigsa lajoogo warcad waa 😂♥️

  • @MohamedHassan-mz8cj
    @MohamedHassan-mz8cj 3 ปีที่แล้ว +4

    Aadan mawduucyadadi way iska soo Daba dhaceen yado kii hore aan la daawan mid kale soo gelisaa
    Dhawr cisho Kala danbaysii
    Waa iga talo

  • @xasanturky1935
    @xasanturky1935 3 ปีที่แล้ว

    Keep going zxpQali

  • @McM-iz7sd
    @McM-iz7sd 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah waxa tahy qof marku hadlo si toos ah qalbiga iga dagayo wll aajar ilaah haka siiyo

  • @abdulfatahmohamed7939
    @abdulfatahmohamed7939 3 ปีที่แล้ว +1

    RamadaN kareem dhaMaaNtiiN umada MusLiMiiNTa ah

  • @wadasocoshomedia4167
    @wadasocoshomedia4167 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh wll

  • @Wadaniga_1
    @Wadaniga_1 3 ปีที่แล้ว +1

    Alla Maxaan wax kaa bartay aadanow 📖
    Eebe haku barakeeyo aamiin 🤲🤲

  • @TheFutureWillBeDifferent
    @TheFutureWillBeDifferent 3 ปีที่แล้ว

    You're the best

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 3 ปีที่แล้ว +1

    Muwduucan inta fahatay bal hanoo jilciyaan ciwaanka mawduuca

  • @marwaanyarefans1854
    @marwaanyarefans1854 3 ปีที่แล้ว +2

    Wallalkay aadan

  • @khaludizuldaan6893
    @khaludizuldaan6893 3 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantahay wllo

  • @husseinyousuf5150
    @husseinyousuf5150 3 ปีที่แล้ว +1

    What does it mean the "rule of distance"

  • @cabdifataaxaweys2364
    @cabdifataaxaweys2364 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk waa sheeko layaab leh runtii

  • @bashiirjarro668
    @bashiirjarro668 3 ปีที่แล้ว +3

    Aqoon Yahan Aadan Khadar Cali Rooblow wll goormaad Jaamacadii dhamaynaysaa . lkn Haddii aad jaamacada dhamaysid ma jaamacad dibadda ah ayaad isleeday aad ?!……

  • @abdirahmankaarto315
    @abdirahmankaarto315 3 ปีที่แล้ว +1

    Aad Baan kuusalamay aadam waxaan ahaa qof xiiseeya bartaadan TH-cam waxaan kaa maqnaa mudo shanbilood ah arimo la xidhiidha howlo shaqo naftaydu dareemaysay inay casharo badani idhaafeen balse ilaa xalay yaan badankooda dhagaystay
    Aqoonta lasheegaa waa wax akhris iyo inaad dhagaysato afkaaraha dadka kala duwan kuna lamaanayso quraankaag kariimka ah

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 3 ปีที่แล้ว +1

    Channelkan kuma caajiso sababtoo ah degenaan iyo farxad ayaan dareema markan daawanayo

  • @nurxuseencabdiqaadir7041
    @nurxuseencabdiqaadir7041 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadanow barnaamijkaaga qaarkood dhalinta maanta mafahmaayaan ee ujilci mahadsanid

  • @mariahassan5224
    @mariahassan5224 3 ปีที่แล้ว

    يا سلام

  • @cabdixayimohamed5319
    @cabdixayimohamed5319 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walalkeyna

  • @zhukriyuuzufjamac2353
    @zhukriyuuzufjamac2353 3 ปีที่แล้ว +1

    Wax baan ka faa iday wllky mahadsanid

  • @fahadabdi5584
    @fahadabdi5584 3 ปีที่แล้ว

    Waa sirta kaliya oo
    Farmaajo uu ula dhaqmay
    Cadowgisa

  • @mohameddaher1248
    @mohameddaher1248 3 ปีที่แล้ว +2

    walal waxan jeclan laha inan talo kugu kororsado, waxaad samaysa wiigi labo mar qudha soo gali lakinse ka daa maalin kasta si ay qiimo u yeelato wata kale maalmo la garanyo soo gali tusale ahaan axad kasta iyo jimce kastaba si qofku ugu xisabtamaba wata kale gmail ama meel lagala so xidhidho kuso dar xaga hoose adyo aad ban ku salamaya

  • @duqayare6543
    @duqayare6543 ปีที่แล้ว +1

    Nabiga kusaliya wllyl

  • @Deeqa123-dt4lo
    @Deeqa123-dt4lo 3 หลายเดือนก่อน

    Ma.s ❤❤

  • @elyassomar4591
    @elyassomar4591 3 ปีที่แล้ว

    barro musaafada👍

  • @dragonwarrior4047
    @dragonwarrior4047 3 ปีที่แล้ว

    Aadan Khadar Ali Rooble ❤

  • @saladmuxyidiin2906
    @saladmuxyidiin2906 3 ปีที่แล้ว

    Buga #Faca korya waxan keclan lahayn inan Europ ka helno.

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo57 3 ปีที่แล้ว

    Sahan sahan 😚😙😍😘😗

  • @Cismaan112
    @Cismaan112 4 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga Caano lagu qabay❤

  • @shmaxamedmacalinabshir9331
    @shmaxamedmacalinabshir9331 3 ปีที่แล้ว

    john kiriamiti movie Ninkan maso hdl

  • @deeqaaxmed9240
    @deeqaaxmed9240 3 ปีที่แล้ว

    Sharafi korkaaga ha ahaato walaal laascaanod noogu imaw adoo raalliya

  • @abdiladiifabdirahman5318
    @abdiladiifabdirahman5318 3 ปีที่แล้ว

    Adan wakusalamy sxb

  • @Yuusuf_editor
    @Yuusuf_editor 3 ปีที่แล้ว +1

    Sx b xayeensiinta waaxaa saaran app colled red baayble

  • @sahalduale7531
    @sahalduale7531 3 ปีที่แล้ว

    Would you kindly give us the topic in either afka diinteena or afka gallatha?😄😄

  • @MustapheAbdishkuur
    @MustapheAbdishkuur 9 หลายเดือนก่อน

    Adan sahan

  • @abdisaid82
    @abdisaid82 3 ปีที่แล้ว +1

    MHD wl

  • @Mrsheekoyin
    @Mrsheekoyin 3 ปีที่แล้ว +5

    M.sh allah

  • @Barkulan-Xaqiiqa1954
    @Barkulan-Xaqiiqa1954 3 ปีที่แล้ว +1

    Much alle

  • @apdirashideprahim7422
    @apdirashideprahim7422 3 ปีที่แล้ว

    Adan plz science Ka barnamijyo cusub Ka diyari

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 3 ปีที่แล้ว

    Aadab wll waxaad kaa faaidanaa wax yaalo bdn allah ha inoo kaa daaye

  • @ckafibaraf7619
    @ckafibaraf7619 3 ปีที่แล้ว +4

    ‼‼‼⁉️⁉️⁉️
    ASC.
    Sxp aadanow waxaad muqaal nooga sooduubtaa Xog kusaabsan 🪐 حجر الفلاسفة ✋✋✋✋✋✋

  • @abdiqaniyaasin421
    @abdiqaniyaasin421 3 ปีที่แล้ว

    Xerta sahanka xogohow
    Buug soomaliya internetka meel halayga sheego

  • @maxamedcabdi3391
    @maxamedcabdi3391 3 ปีที่แล้ว +1

    Wcs

  • @DREAMER__10
    @DREAMER__10 2 ปีที่แล้ว

    AAD IYO AAD

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว

    احبب حبيبك هونا ما عسي ان يكون عدوك يوما ما

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 3 ปีที่แล้ว

    Sheekada waxaan ku maqlay
    Wiil yarbaa nin wayn ku yidhi ila legdan
    Ninkii wuxuu yidhi ku legdami maayo waayo hadii aad i legedo waa la ila yaabi tamar daridayda
    Hadii aan ku legdana sidoo kele
    Hadaba sinaba kuu lama legdamayo

  • @XOGDHUUX
    @XOGDHUUX 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow muqaalkaan waxa uu iila ekaaday kuwa dhiiro galinta balse waxa ka buuxa cilmi

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 3 ปีที่แล้ว

    Qaanuunka masaafada fikirkaa awalba wan lahaa lakiin waxa kufasaro ayuunban la aa

  • @faidobadanaa4826
    @faidobadanaa4826 3 ปีที่แล้ว

    asalamu calaykum waa hadal hayskaaga

  • @bashiradenamoud7389
    @bashiradenamoud7389 3 ปีที่แล้ว

    wll aadan buuga faca koraya pdf muu leeyahay

  • @susanali7107
    @susanali7107 3 ปีที่แล้ว +1

    ilaahy amarkiis

  • @king...3695
    @king...3695 3 ปีที่แล้ว +2

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,

  • @guuledali2694
    @guuledali2694 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll wakhtigan oo kle hasoo dhigin wll

  • @ugargaardiinta350
    @ugargaardiinta350 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan video yadada codka kor u qaad fadlan

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 3 ปีที่แล้ว

    Maanta ma gabay bad tirinaysaa Adanow waadiga afsoomali
    Aynan garanyn ku hadlay

  • @mubaarakarmanmalik7766
    @mubaarakarmanmalik7766 3 ปีที่แล้ว

    Mzhalah adam hal dislike ah wali ma helin zxb hadad argto commentiga side ba income loo heli kra plz iga jwb😥😥

  • @abdirahmandallab8957
    @abdirahmandallab8957 3 ปีที่แล้ว

    🧠✌️

  • @abdifitax2469
    @abdifitax2469 3 ปีที่แล้ว

    Asc