Ninkaas Yumahuudka ahi ee Leo Messi ka saar yuotibe_ka Duco beena Lama rabee Leo Africanus Saaro Waa Nin African Muslimn ah 100 laal sano ka hor ayuuna Noolaa Walaal mcn Asc
Asc aadan sxp ilahy cilmiga io aqoonta ha kuu siyaadiyo qof fikir dadka kale ka duwan wato waa ii kow oo somali ah fursad io awood hadaa heshid wx badan waad badlin guul sxp 🙏
Mar kasta oo reerkayagu i canaantaan siiba hooyo waxa aan ka soo qaadaa in la i jecel yahay hadii kalana waabaan dhagaystaa canaantaas si aan u saxo waxa la igu canaantay.
Waa sidaad usheegtay wll aadam . Waan layaabay wlhi waalidka majeclo ilmaha ubaari fala ee udhago nugul balse cagsigeeda midka xun ee madaxa la jecelyahay ee lala tacaalayo taasoo marka dambe keenta ilmihii aan lajeclyn in uu waalidkii kucaasiyo 😔☝️
Midan anuu aaminzanhy FarxaT nazhaadkupa waaa family oo hal maalin ha ahte la frxdo FarxaTu waa family hooyo apo walalyal ayeeyo awowa meel kale ha baadhin 😭🙏
Alx aniga hoyadey ma ogolen in gabdhaha wax qabtaan wilashana ay seexdan 2 gabar iyo 5 wiil nahay 5 wakhti markan cuntada karino aya walashey 1 mar karin jirtay lkn midka ani iga wayn waxba ma karin jirin waxba ma qaban jirin lkn cid waxba dhihi jirtay ma alahan
Somaalaay si aan wax u kala FAA'ideysano soo booqda channelkeyga I.sh waxaan soo wadaa muuqaalo xiiso leh ku saabsan jacel, sheekooyinka caalamka iyo sheekooyin jacel, xikamad, dhiirogalin+ waxyaalo faaido leh thanks
Sxp wa sax marka firisid dhaqankeena ayaba ku dhisan xita siyasad ahaan Tusaale, Qabiilka dhipka badan ee dadka dhiba waa la qadariya Lkn qabilka ahlu diinka ah ee aan dhipka badneen waa qabiil xun oo laga tiro badanyhay marka waa dhaqankeena
Alxm🥰wxaan la dhashay 2 kale oo aan isku hooyo iyo aabeba nahay aniga ayaa mar weliba lay canaanan jiray layna maagi jiray wax kasta oo an qabto oo wanaagsana hal malin qalad dhacay ayaa laygu maagi jiray waxaas oodhan wxaan u arki jiray inay i dhib sadeen lakin waxaan ogaaday maalinkan burco kaga tagy reerkyga ee ay isoo direen turkiga si aan wax usoo barto
Been maha waxan arkay laba hablod oo walaalo ah mid rerka OO dhan baa wax u dirsada guriga kama baxdo qof walba way waxbay u qabata malinta ay wax yar khaladana waala garaca ta kalena kabeheda laga daba qada qof lama hadli horo intanay hurdad ka kicin ba quracda loo diyatiya wlhi markan arko labada wll say u kala noolyihiin waxan dhaha taa laga baqaya nolo fican ku nool oon lagu safadayn
Wallahi waa dhibaatada i haysata aniga sidaan reerkayga u jecelahay wax walba ugu qabto ma malayn kartaan hadana intaa way i caayaan, wax aanan hayn haday i waydiiyaan oo aan idhaahdo ma hayo dhulka ayay ila jaraan, gabadha iga wayn na waxay yidhaahdaan inaga daaya way dabeecad xun tahay, kumana dhacaan, iyada ayaaba iga celisa,,
Walahi Ben ba ahan midka Asiga logu jecelyahay qasatan hoyoyinka adbey udaneyan misnehedane ma ahan in lahecelyahay ee in uu hor udulowo ayey kabaqeysa si uu fareheda uga bixin ayey intas galgecelka losiya alow asi hanaga dhigin awladenane asi haga dhigin
Run ahaantii shaqsiyadayda waa nooca xun dadka kana kuma darsado waxan dareemaa markaan dadka ka fogaado farxad dadkan waxay iga aamisan yihin nin cuqdadaysan lkin dhag jalaq um siiyo
Niyow saas ma ihi ciyaal xfdi wa foodeeya la kaftama iyo jamacdi Iyo wiilasha guriga ila joogo Lkn Eedaday la jooga waxkle iga aaminsanahay sethy hdlki uma dhaafiyo maqarinaayo ayadina in marwalbo sidii Radio cml loogi daldalimo inay rabto umalayna Hdi kohor hibil waa cuqdudlow ku hayso maqlay mrki ana inti badan wixii iwaydiso ugu jawaba bes mise mrky igu qaylinayso mabi lahadlo is ka dhahaysta Mrki baniaadanka hdlkiisa Dhaq jalaq looma siiyo sxp hore isoco
@@cimranomar5746 Allah ha u naxriisto hooyo mcn pro dad waxa jira is ka hdl yar bulshada hdy sheekaynayso is ka dhagaysto hdlin. Lkn qofki inay caadadisa thy in la ogaada laraba lkn qofwalbo aamusan hdi la yiro hibil waa cuqdadlow, mise bibi waa sida Oo qoorme dhib iyo rafaad uqaysatay ,mise dhac nin nabad kugula noolo hdi layirahdo waa sidan waa xumanta dadka laraban weeye soomalida mooye qof cuqdad kuu qabo kuma horjoogeen 1day
1 Sac Gudihisa Alle Waxaad Ku Faraxdo Haku Tuso Hada Comantigan Like isaarto 🤲👍🏿
Ninkaas Yumahuudka ahi ee Leo Messi ka saar yuotibe_ka Duco beena Lama rabee Leo Africanus Saaro Waa Nin African Muslimn ah 100 laal sano ka hor ayuuna Noolaa Walaal mcn Asc
@@yh___yinhbr1876 asc abowe walahi hadal an so wady igala hormarty liketana sidas uga ceshty mahadsanid 💙👌
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Amiin amiin yaa rabi
Wcs sxb qali nin yaroo aqoon yahana oo cilmi leh ayaad tahay
إن الله وملائكته يصلون على النبي يا أ يها الدين أ منو سلو عليه وسلمو تسليما
صلي الله عليه وسلم انا احب النبي محمد جدا الحمد لله رب العالمين 💜💚💙💙
Ustaad aad Allah haku sharfo❤
Lake saar Muslim nimo darteed
Sahanka xogaaha ya ila tagera ismuujiyaa
*Haa gurigeena ayey kajirta kan ugu dhibka badan ayey hooyo ujeceshahay isagoo 19jir ayey uguurisay xitaa 😂kuwii kalana weyjogaan waxbarashana horey buu udiiday lkn aad baa xaafada looga jecelyahy lkn isagu ma oga inoogu soo duceeya🙏allha soo hanuuniyo ubadka sidaasa🤲*
😂
AAMIIN Allah xaqa ha garansiiyo
Aadanow, waxbarashadda maanta iyo system-ka ay wax ku socdaan maxaa wax looga badalila'yahay, dhibku halkee naga haystaa, umad walba luuqadooda, ayay wax ku bartaan, annaga luuqadeena dugsida sare iyo jamaacadaha in lagu dhigo maxaa diidaya, dhalinyaradeena heer waxay gaareen inay wax barasho, oo idil nacaan, arrin-taas na waxa usabab ah waynu ka war-haynaa ee arrinku hadduu sidaa yahay ustaad maxaa xal-ah???? pleass muuqall kasoo samee mawduucan ballaran mahadsanid ugaaz🙏🙏
Arin rellya wlhiya wllo
@@kaderaroppleh welcome wllo
Wan u codeeyay mawduucan ustaad
Wa arin lu bahanyahay in laga hdlo malin dhawed ayan walashay kulaha see wax usocdan ilama wanagsana wll kaso hdl
Aadan khadar cali aadan sahan sxb caqli wanaagsan illaahay ha ku xafido .
Maalinbaa waxaan tabayo ama is waydiiyo ayaad ka hadashaa
Learn from school❌
learn from sahanka xogaha✅
Wlhi warunta wanee ihesata lkn waxan udalqata sii uu ilaahey igu abaal mariyo akhiro iyo aduun wan fahmay waxa lii cananto inee thay in lee jecelayahay
Mahadsanid wll Adam
Legend Aadan sahan shaqsi xariiriya oo mudan in lagu Daydo Alaha ku dhawro aakhiriyo aduunba wll ❤️
Aqoon yahan aadan sahan, waad mahad santahay waxaanad noogu jirtaa tiir adag , alle haku barakeeyo
Mahadsanid wll waxaan ka helay muuqaalkan dhiirri gali🙏♥️
Aadanow dacaayada iyo naaneysaha xumi maanay dambi ahayn ii soo jawaab
Nio aadan suaashaa waan kuwareeray walahi pilahay tolahay waaad mahadsanthay ustaaad
Runahaan tii aniga sahra ahaan dhib yar baa ee haysataay oo ku sabsaan muwducaan markaa aad iyo aad baad u mahadsan tahay Adanoow inaad ka hadshay muwducaan oo aad taloyiin naga sii saay جزاك الله خيرا 🤲👍👍
mowduucan waa imuhiiiim ablkga allh jano ka dhigo ustaad adam
Thank you my brother you have done so much for us live by that name
جزاك الله خيرا
ishaad kariday caawa aadanoow runtii wa muqaal aan xaqiiqdiisa aad u arkay thanks
Wll ku sali nabiga scw,
Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey,
Zcw
Asc aadan sxp ilahy cilmiga io aqoonta ha kuu siyaadiyo qof fikir dadka kale ka duwan wato waa ii kow oo somali ah fursad io awood hadaa heshid wx badan waad badlin guul sxp 🙏
Wllhi Barmaamijkan Waan Kugu Mahadinaya sababta oo Ah Waa arin Layaab Ah oo aadka fikirtay
Alle haku Sharfo
Mancha Allah
Mufakir kayaga
Imisa ah dulmanayasha
Laga sad bursado
Hadana lafta dhabarka ee uu
Reerku ku taaganyhay 😍
Asc
Wllo
Buugaagtad turjuntay miyaand soo daabicin wllo
Thanks wll Aadan❤
Mar kasta oo reerkayagu i canaantaan siiba hooyo waxa aan ka soo qaadaa in la i jecel yahay hadii kalana waabaan dhagaystaa canaantaas si aan u saxo waxa la igu canaantay.
Walahi intaa aad sheegtay qof leh
Ayaan isla noolnay balse maalinta latabo ayaa tusaale noo ah 🤔
*Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah Insha Allah,kudhufo sawirkeega kadib sitoos ah ayaa janalkeega utageeysaa*
Okey
Thnx wll mcn🥰🥺😍
Waa sidaad usheegtay wll aadam .
Waan layaabay wlhi waalidka majeclo ilmaha ubaari fala ee udhago nugul balse cagsigeeda midka xun ee madaxa la jecelyahay ee lala tacaalayo taasoo marka dambe keenta ilmihii aan lajeclyn in uu waalidkii kucaasiyo 😔☝️
Si qaldan ayaa wax ufahamtay mowduucana kuma dhicin
Allh yaxfadka teacher
Sxp adan wan ubahnen inaad kahadasho dhaqanka qoyska jazakallah kheyr
Si fiican baan kuu salaamayaa 🌹👌😘
Wllahi. Waa run wllalkey Allah hanahanuuniyo
M.a m.a mowduuc runtii aaad aan oga helay baaad inoo keentay ilaahay hakaa ajarsiiyo
mahadsanid si dhab ah ad u cabirtay
Wcs ALLE Cilmigaga haku siyadiyo bro Aadan🙏🙏
Waan ku amaani lahaaye waxan kabaqaya inaad isdhigato ama aan islaweyni kugu abuuro ee aadanoow taarikhdu kuma ilaawi doonto 🙏
Moving forward Adam
Midan anuu aaminzanhy FarxaT nazhaadkupa waaa family oo hal maalin ha ahte la frxdo FarxaTu waa family hooyo apo walalyal ayeeyo awowa meel kale ha baadhin 😭🙏
Mahadsanid Ustaad
Ninyohow nin fiican baatahay baaraka Allaahu fiik ayeeyo ayaan waxaan ka hayaa qofkii la rabaa la canaantaa
Maxa reerka lagugu nacebyahay baan islaha lkn hda waxa ii muqatay inaan ahay ruxa maqaamkisa lagadhin mahadsanid wll.
hhhhh wankusalmay zhp qli
iska xidhimayo insha Allah
mahdsanid
Wllalo wadku mahadsantahay wa nafic barnamijkani sida dadka lola dhaqmo wa muhim inna labarta si ay quf kasta àd waji fican inigadhaxeyo
Xog waxtar leh allah yaxfidak
Barnaamijkani anuun buu igu socdaa waayo Ani wax walba waa laygu canaantaa xataa anoon shuqulba kulahayn Alxamdulilah.
Mancha alh taparklah Adam sahan🙌❤ xaqiq bad ka hadashy wll
Aadan sahan maalinka aadan halkan waxba soo dhigin waan ku tabaa allaha ku xafido wll
ALAHA KAA AWALMARIYA
Waad mahadsntahy wllkayow
Waa Runta Wllè Aadan waad saad sheegtay oo Fmilkastaba waa leyahay
Yaanan kuli orane waa qaar uun.
Mzha allh xaqiiq wxa la modaba inu guri kasta degan yahay adn zahan
Mashaallah aboowe mahad sanid 🥰🥰🥰🤲
Mahadsanid macalin
Walal aadam runti arinta ad ka haleyso manta ayey i qabsatay oo aan ka harsan la'ay lkn ilhey cilmigisa vidio an u bahna ayu iso diray alx
Keep going Sahanka xogaHa
Inta ku xidhan chanelkan
LIKE isku MUUJIYA
Sidoo kale waxa Jira qof wanaagsan oo ay xaafadooda ama dadkiisu u dacaayadinayn ama aanay ula kaftamayn ixtiraam, qadarin iyo Ka haybadaysi.
Alle ha sharfo walal
Alx aniga hoyadey ma ogolen in gabdhaha wax qabtaan wilashana ay seexdan 2 gabar iyo 5 wiil nahay 5 wakhti markan cuntada karino aya walashey 1 mar karin jirtay lkn midka ani iga wayn waxba ma karin jirin waxba ma qaban jirin lkn cid waxba dhihi jirtay ma alahan
Keep going 😁😀👍
Walee been maaha guriyaha somaalidu waa sidaaa
Like ta lasheego bal itusa waligay iisara man odhane
Zxp saxaabiga (Qacqac binu camar atamimi) taarikh diisa inoo.soo bandhig
Somaalaay si aan wax u kala FAA'ideysano soo booqda channelkeyga I.sh waxaan soo wadaa muuqaalo xiiso leh ku saabsan jacel, sheekooyinka caalamka iyo sheekooyin jacel, xikamad, dhiirogalin+ waxyaalo faaido leh thanks
Wilhi waa run❤️💖
Walle wax ihaysta ayaad kahadashey maasha allaah
#Aadan_Sahan keep going pro
Alh ha ku xifdiyo 🥰
Adanoo soomaalida intee is laamin kahor dintee hasteen
Waaq
waaq
cabudwaaq
ceelwaaq
magaloyinkaas
maxa magaacas logu bixiyay marka 🤔
@@Rashka26 sanabyadi somalida cabudijireen waye diinta kahor waaq
@@saidhussein1064 thnks
wad i fahansisay
Markaa maxaa kaaga xidhan inaad ogaato
Su,ashan wax ßadan waan is weydiiyay lkn jwp waan u heli wayay
Sxp wa sax marka firisid dhaqankeena ayaba ku dhisan xita siyasad ahaan
Tusaale,
Qabiilka dhipka badan ee dadka dhiba waa la qadariya
Lkn qabilka ahlu diinka ah ee aan dhipka badneen waa qabiil xun oo laga tiro badanyhay marka waa dhaqankeena
Alxm🥰wxaan la dhashay 2 kale oo aan isku hooyo iyo aabeba nahay aniga ayaa mar weliba lay canaanan jiray layna maagi jiray wax kasta oo an qabto oo wanaagsana hal malin qalad dhacay ayaa laygu maagi jiray waxaas oodhan wxaan u arki jiray inay i dhib sadeen lakin waxaan ogaaday maalinkan burco kaga tagy reerkyga ee ay isoo direen turkiga si aan wax usoo barto
Keep going
Aniga ayey ba I haysataa dhoorsano midaa. Balse dhib malaha waxkasta marbay iska dhamaan.
Wlhay run sheegtey aadan zahan
Wlhi Aadanow ina Adeer Muuqaalkaan 1 daqiiqad oo qura maan fiirsan lkn su'aal kamid ah kuwa maankeyga kaweynaaday ayaan kaamaqlaa glbta. wlhi waa sugi la'ahy inaa fiirsado muuqaalkaan.
Koleyba ani markaan rogrogay dhankasta ka eegey, "Assumptions" ayaan iisoo baxy bal aan arko adna wxd inoo wado.
Wllh anigay ihaystaaa xldn qofka ugu wngsn baan ahy dhihi maayo balse mar walba la idulmiyaa qofka idulmiyoo guriga dhan ayaa wda og hdna hooyana qofkaas ayy jceshy waanan ku samraaa illahy hayga ajar siiyo🥺🥺🥺
Alx waligay hooyaday iyo aabahay magac xun iyo hadal xanaf leh kalamaba kulmin jacaylka kiisa dhabta ah ayaan ani iyo waalidkeen naga dhaxeeya waa wax ilaahay loogu mahadsho
Been maha waxan arkay laba hablod oo walaalo ah mid rerka OO dhan baa wax u dirsada guriga kama baxdo qof walba way waxbay u qabata malinta ay wax yar khaladana waala garaca ta kalena kabeheda laga daba qada qof lama hadli horo intanay hurdad ka kicin ba quracda loo diyatiya wlhi markan arko labada wll say u kala noolyihiin waxan dhaha taa laga baqaya nolo fican ku nool oon lagu safadayn
Wlhi barnaamijkaan cml inbadan ayaan radinaayay runtii cawana waan dawaday mahadsanid#sahankaxogaha#
Bal dadkan TH-cam ka wax so galiya lagary inay like wax u tarayse dadkan comments like ii saar baryaya waxay u tarayso maa la iisheego 🤔🤔🤔
Wan ogaday midkan ahay 😘
Wallahi wll aadanow waa suaal aan is waydin jiray, lkn markii dambe waxaan is dhahay waa qoyskiina kaliya?
Wallahi waa dhibaatada i haysata aniga sidaan reerkayga u jecelahay wax walba ugu qabto ma malayn kartaan hadana intaa way i caayaan, wax aanan hayn haday i waydiiyaan oo aan idhaahdo ma hayo dhulka ayay ila jaraan, gabadha iga wayn na waxay yidhaahdaan inaga daaya way dabeecad xun tahay, kumana dhacaan, iyada ayaaba iga celisa,,
Wa runtaa wllh
walal mahadsani
Wllhi Waa run weeyaan arintaan waayo aniga ayaa sidaas leygu yiraaahdaa marwalba
Daba galkaaga aadbuu uwanaagsanaa kkkk kkkk
Wlhi waa sual cajiib ah
Walahi Ben ba ahan midka Asiga logu jecelyahay qasatan hoyoyinka adbey udaneyan misnehedane ma ahan in lahecelyahay ee in uu hor udulowo ayey kabaqeysa si uu fareheda uga bixin ayey intas galgecelka losiya alow asi hanaga dhigin awladenane asi haga dhigin
Keep going zxpQali
Run ahaantii shaqsiyadayda waa nooca xun dadka kana kuma darsado waxan dareemaa markaan dadka ka fogaado farxad dadkan waxay iga aamisan yihin nin cuqdadaysan lkin dhag jalaq um siiyo
Niyow saas ma ihi ciyaal xfdi wa foodeeya la kaftama iyo jamacdi
Iyo wiilasha guriga ila joogo
Lkn Eedaday la jooga waxkle iga aaminsanahay sethy hdlki uma dhaafiyo maqarinaayo ayadina in marwalbo sidii Radio cml loogi daldalimo inay rabto umalayna
Hdi kohor hibil waa cuqdudlow ku hayso maqlay mrki ana inti badan wixii iwaydiso ugu jawaba bes mise mrky igu qaylinayso mabi lahadlo is ka dhahaysta
Mrki baniaadanka hdlkiisa Dhaq jalaq looma siiyo sxp hore isoco
@@yusufabdi3855 nio zxp amba eedaday ayaan la joogaaa hooyaday way dhimatay waxa aniga hadalkayga wuu adagyahay dadkana uma qoslo runtaana indhah ka galaiyaa dadka markay sheekaysanayaan ma dhex galo nio mana jecli saas ay tahayna waxa layga aamin sanyahay inaan cadaw ahay
@@cimranomar5746 Allah ha u naxriisto hooyo mcn pro dad waxa jira is ka hdl yar bulshada hdy sheekaynayso is ka dhagaysto hdlin.
Lkn qofki inay caadadisa thy in la ogaada laraba lkn qofwalbo aamusan hdi la yiro hibil waa cuqdadlow, mise bibi waa sida
Oo qoorme dhib iyo rafaad uqaysatay ,mise dhac nin nabad kugula noolo hdi layirahdo waa sidan waa xumanta dadka laraban weeye soomalida mooye qof cuqdad kuu qabo kuma horjoogeen 1day
@@yusufabdi3855 nio aniga dadka ma jecli waxa mar walba laygu canaantaa dadka soo dhex gal marka dadka ka maqanahay waxan daree maa farxad
Saan filaayo sidaydoo kalaatagay
Waa wax jira oo dhaba qoydkasta oo somali ahna ka dhex jira
zhp qofka Fiican ayaan u Noqdey Xaafadoo Lkn Dhiig Kar Ayaan Ka qaadey mar dhawayd ayaa ugu danbeysey
Wczln ustaad
sax wlhi anaa qoyskena sas ku eh qof wax walbo u qabto 90ka ne waa leycayaaa leee😭😭😭😭