Awoodda Jimcoon | Laba faramood oo Soomaalida ku furan 🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 143

  • @sahanka97
    @sahanka97  3 ปีที่แล้ว +66

    Asc
    Waa kan Linkiga Iqra Books laanteeda dibedda oo buugteenna haysaa, gaar ahaan dadka ku dhaqan Maraykanka, Yurub iyo Turkiga ayay gaadhsiin kartaa, ee qofkii u baahani halkan ha kala xidhiidho.
    Message Iqra Books on WhatsApp. wa.me/message/56XT3I62JZ6YN1

    • @mahbettle4706
      @mahbettle4706 3 ปีที่แล้ว +3

      Maktabad muqdisho maku leeyihiij

    • @mahbettle4706
      @mahbettle4706 3 ปีที่แล้ว +2

      *Leeyihiin*

    • @rugaalmedia3563
      @rugaalmedia3563 3 ปีที่แล้ว +1

      @Ahmed Ahmed War adiga maxaad tahay hadii aad somalia aheen

    • @yh___yinhbr1876
      @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +1

      @Ahmed Ahmed Walaal horta adigu Soomaali Maad Ahayn HorTa Mise adiga haddaad qaraxa necebtahay iyo qabyaalada Ma anaa jecel IisheeG?🤔

    • @adnaankos6184
      @adnaankos6184 3 ปีที่แล้ว

      0000000

  • @abdishakuraidid8600
    @abdishakuraidid8600 3 ปีที่แล้ว +16

    Iskuul wax uu San ibarin baaan kabartay. Alle haku xifdiyo .Dadaalka sii wad

  • @aqoonchannel1438
    @aqoonchannel1438 3 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi nin xikmad badan oo aan layaabay
    Wax badan ayaan ka faaiday
    Masha allah👏👏👏👏👏👏👏

  • @daauudcabdi3650
    @daauudcabdi3650 3 ปีที่แล้ว +15

    Aadan sahan waxaan kuugu bedeli
    Lahaa, aadan soomaali. horay u soco
    Oo horseed unoqo dhalin yarta
    Soomaaliyeed.

  • @osmanwanaag8132
    @osmanwanaag8132 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah bro,Allah ha garansiiyo Somalida aragtida fican aad o soo bandhigtey insha Allah.adna Alle haku xifdiyo adun iyo aqiraba insha Allah.

  • @kaaha5916
    @kaaha5916 3 ปีที่แล้ว +4

    Aadanow Alle haku sharfo Aduun iyo Aakhiraba wlhi tan ilaa 2019 bilow gii si ilaa hada waxan Ahay xaadir waxa aan kaa bartayna 1 maxalin iima dhigin mahadsanid 🥰Alle haku sharfo

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 3 ปีที่แล้ว

    Wadani dhab ah oo Somalinimada ku weyn tahay ayaa tahay runtii da'daada iyo aragtidaada fog iyo xikmada kugu jirta Allaha kuu siyaadiyo odayaal ku dhali kara oo madaxdii dalkii isku sheega oo gees ka gees haysta uma danqadaan Somali adiga ookalay u baahan tahay oo wax walba u iftiimiya Thanks

  • @amaalahmed9589
    @amaalahmed9589 3 ปีที่แล้ว +3

    Wcs warxma.
    Maasha allah ilahay haku barakeeyo wll meel badanaa aynu dhaadaneen ayaad baraarujin inaga siisay,jasakallahu alfa khayr.

  • @zirhamsa
    @zirhamsa 3 ปีที่แล้ว +4

    Anaa ugu hooreyo manta jazakallah adan

  • @khalilyasiin8758
    @khalilyasiin8758 3 ปีที่แล้ว

    Qodob kastood kasoo hadasho
    Mid faaido u ah dadka weeyan alle haku barakeeyo
    Waxa jooga ani Ethiopia ku dhawaaad 10 sanno manaan baran afafkooda iyo dhaqankoodaba
    Taasna qaar badan igula yaaba , balse maanta arkay ina ku saxanahay
    Thanks very much , your fans from buroa

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe689 3 ปีที่แล้ว +5

    رب اني لما انزلت الي من خير فقير 👀

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 ปีที่แล้ว +11

    Wan idinsalamy sahnka xogaha wxan ku so biry 20k marku marayy hdana 2 -3 wuxu tagna 220k war intaynu isugu tagno dhawr accona samysano ninka aynu 1bil ku gadhsino 300k subscibe ah insha allah wuu gadhi donaye 🥺😍😍🥰

  • @cabdalemohamud917
    @cabdalemohamud917 3 ปีที่แล้ว +3

    Libaax libaax dhalay Alle haku Sharfo wll adan khadar

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 3 ปีที่แล้ว +1

    Naftu ineey maqnaatiyo ineey mahad ku noolaato.
    Maaweelis weeyaan hadii mid u dhexeyaaye.
    Waran kaagu ruuxuuna mudin weedh la marin wayay.
    Mahadsanid hogaamiye aadan

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 3 ปีที่แล้ว +1

    I'm Somali American I proud of that I was born Chicago IL

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว

      Why are you proud being born in foreign land???😏😏😏😏

    • @najmahussein3502
      @najmahussein3502 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Asiyah2000 my mom is American that's why I'm so proud

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว

      @@najmahussein3502 you mean your mother is white American or black American??🤔

    • @najmahussein3502
      @najmahussein3502 3 ปีที่แล้ว

      @@Asiyah2000 American is American no matter colour

    • @Asiyah2000
      @Asiyah2000 3 ปีที่แล้ว +1

      @@najmahussein3502 you seems confused may Allah guide us all

  • @canabismail9254
    @canabismail9254 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashallah adan sahan hore usoco shakhsi aan taagero inbadan

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 3 ปีที่แล้ว

    Ustad Mahadsanid Aadan Khadar Cali

  • @osmanmohamed5945
    @osmanmohamed5945 3 ปีที่แล้ว +1

    First one allaha ku xafido walaal aadan

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir1692 3 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLAH MUDANE HORE USOCO

  • @Garaad-
    @Garaad- 3 ปีที่แล้ว

    Dhaqanka soomaali ka soo hadal , afka hooyo iyo aqoonta gabayada maahmaahyada 🙏🙏🙏
    ---mhdsanid lbx

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 3 ปีที่แล้ว +1

    anigu waxaan u daawadaa xogahaada afkanaga iyo magacanaga somali aad mar walba kor uga dhigtaa haba lakala ququbnaadee xaqiiqdii aad ayaad umahadsan tahay Gud välsigne dig ung bror

  • @abdirahmanmohamed1490
    @abdirahmanmohamed1490 3 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid Aadan SahaN ❤🙏🙏

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 3 ปีที่แล้ว +3

    Adanow mar ad barnamish kan o kaleh ah so diyarisay 2018 ama 2019 mid ahan . Ayan xususta. Incha Allah malin oun baan so noqon donna 💪💪💯🤍

  • @yh___yinhbr1876
    @yh___yinhbr1876 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal allah Inoo kaa XifdiYo Ama Soomaali Joog ama Somaliland joog Insha allah .

  • @mahamedmawlid1604
    @mahamedmawlid1604 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahy caqliga haku barakeeyo wllo adam

  • @faatixpodcast1
    @faatixpodcast1 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin alle xaqa ha ina wada garadsiiyo idam alle

  • @indhodeeqabdilahi4021
    @indhodeeqabdilahi4021 3 ปีที่แล้ว

    Walhi cilmi baladhaban ka faiday wall ilahayban kagabaryaya cibado suban iyo cilmi dherer.🥰

  • @mowliidmohamed1670
    @mowliidmohamed1670 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Aadan.

  • @Somali122
    @Somali122 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan wll walahi waan ku tageeraa guuleyso mar kasta wax macquula kaa faa iidaa 🙏

  • @khalilmaxamedabdi4124
    @khalilmaxamedabdi4124 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa runtaa wll wxn ku dhaqanahahy jijiga wllhi maanta soomali waxay kayihiinba iska yar xata shaqooyinkii ugu muhiimsana Ethiopian ayaa hawsta hadii aad timaado wad nala arki waxa meesha kasocda

  • @xoghayechannel9513
    @xoghayechannel9513 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going sahanka xogaha

  • @daadirhaajiahmed4153
    @daadirhaajiahmed4153 3 ปีที่แล้ว +1

    First comment me
    Sahanka xogaha

  • @mahamudali6275
    @mahamudali6275 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllo waxyaabo badan ayaad ibartay

  • @suldaansiciid2001
    @suldaansiciid2001 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @bostinhodealmeider8443
    @bostinhodealmeider8443 3 ปีที่แล้ว

    Love from Kenya NFD

  • @munirtayga9913
    @munirtayga9913 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep going pr0 aden

  • @fadumoabdihakin4379
    @fadumoabdihakin4379 3 ปีที่แล้ว

    Mashllh wlky Adan sahan wad mahadsantahey

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah jazakalahu khayr

  • @Memetags.1
    @Memetags.1 3 ปีที่แล้ว +5

    Marar badn ban isweydin jirey muxu marekan isago neceb musliminta somaliduna ay dagaal kaga adkaadeenba maxuu hadana uquudinayaa hadh iyo habeen🤔
    waxan so xasustay
    (Af wax cunay xishoo)😌
    Lkn xusuusta
    (Nimaan kuu furidoonin yuu kuurarin)🙁

  • @maxmudxareed1345
    @maxmudxareed1345 3 ปีที่แล้ว

    Abaarso school Hala xirigo.

  • @sdmasdsml5054
    @sdmasdsml5054 3 ปีที่แล้ว

    Macalin alle ha ku sharfo

  • @cimranomar5746
    @cimranomar5746 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahay xaqiiqada kahadashay waxaan ku jirnaa gumaysi oo maskaxda ayaan nagala gumaystaa

  • @bahazanbozil2245
    @bahazanbozil2245 3 ปีที่แล้ว +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته أخي

  • @cawaaleyare2419
    @cawaaleyare2419 3 ปีที่แล้ว

    Alaha ku sharfo wll noo soo badi vedioyada noocan ah 🙏🙏

  • @Hassan66-z3m
    @Hassan66-z3m 3 ปีที่แล้ว +2

    Keep it up pro

  • @omalkhyrmahamuut8528
    @omalkhyrmahamuut8528 3 ปีที่แล้ว +2

    SaHnka XoGha 💙💙💙

  • @khayrqabe3108
    @khayrqabe3108 3 ปีที่แล้ว +2

    Haa balse waa 45% oo somali ah (yacni somalida jigjiga dagta),
    Intaasna ma aha kuwo si somali rasmi ah ku hadla,
    Amxari iyo english iyo somali ayay isku daraan,

  • @khayrqabe3108
    @khayrqabe3108 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a waa la i fahmay,

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial7116 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadan khader cali

  • @abdirzakmohamet1570
    @abdirzakmohamet1570 3 ปีที่แล้ว +1

    Aamiin wll ilaahay xaqqa ha ina wada garansiiyo bana inagu dilo

  • @XudayfeCigaal
    @XudayfeCigaal 10 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha inoo gargaaro

  • @khadarmohamed4493
    @khadarmohamed4493 3 ปีที่แล้ว

    Haylaan is sanaag do we agree

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 3 ปีที่แล้ว

    mahadanid wll adam

  • @AHMED-AK2030
    @AHMED-AK2030 3 ปีที่แล้ว

    Hayley jira 💯🦾

  • @salmaansomali5789
    @salmaansomali5789 3 ปีที่แล้ว

    Allah SW ayan ka magan galnay

  • @nabadoon3735
    @nabadoon3735 3 ปีที่แล้ว

    Sax Ustaad labadas wa dofaaro diineena ayay kujeesjeesen sidas ayay profesor kusheeganaayan kawaran

  • @farhan9564
    @farhan9564 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiq

  • @sports24328
    @sports24328 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahasanid aadan

  • @Mohamud717
    @Mohamud717 3 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @abdirahman_mohamed5569
    @abdirahman_mohamed5569 3 ปีที่แล้ว

    Maraykan yar yar 😋hhhhh

  • @naswarcabdi3968
    @naswarcabdi3968 3 ปีที่แล้ว

    From diri dhaba

  • @babaqani3715
    @babaqani3715 3 ปีที่แล้ว +1

    mahasanid

  • @xamsedhunkaal8855
    @xamsedhunkaal8855 3 ปีที่แล้ว

    Maraykanku inagama aqoon badna 5% ayaa ah dadka wax garanaya inta kale waxay u noolyihiin sida xayawaanka cunoo cab filimaanta hollywood daawo. waa dadka ugu jaahilsan dunida. awooda jimcooni waa ta ugu daran ee dadka loo adeegsado qofkiiyo adoon ah ayaa is moodaya in uu xor yahay.

  • @mansoorabdull3907
    @mansoorabdull3907 3 ปีที่แล้ว

    Sxb "Adoontaas Kenyaanka" ereyadaas aad adeegsate meynan cunsuri eheen. Anyway am your biggest supporter.

    • @salebanawil9993
      @salebanawil9993 3 ปีที่แล้ว

      Adoon waa naaneysta africaanka ee maahan cunsuriyada kenyan keliye adoon lama dhoho dhamaan afrikanka ayeynu dhahnaa

    • @mansoorabdull3907
      @mansoorabdull3907 3 ปีที่แล้ว

      @@salebanawil9993ereyga "adoon" wa Cunsuriyad oo micnihiisa yahay slaves.

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @gesdhere5596
    @gesdhere5596 2 ปีที่แล้ว

    Koor waa maxay ii faaideeya

  • @mohamudabdisalaan6155
    @mohamudabdisalaan6155 3 ปีที่แล้ว

    Good

  • @maryan8577
    @maryan8577 3 ปีที่แล้ว

    4:17 doofaradaas waa kuwee pl iso dheega aan daawadee

  • @hamzemohamedhussien
    @hamzemohamedhussien 3 ปีที่แล้ว

    Mᴏᴠɪɴɢ ғᴏʀᴡᴀʀᴅ ᴀᴅᴀᴍ

  • @ismailabdiaziz9577
    @ismailabdiaziz9577 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow horta aniga waxaan jooga kenya Gaar ahaan NFD ila Nairobi marka dhalinyaradena somaliyeed waxayba faan kadhigteen iney sawaaxili kuhdlaan oo ey afsomali hdad kuhadasho lagu moodo reer badiye marka arinkaan waa mid dhabo jiro

  • @Isonofrancesco.
    @Isonofrancesco. 3 ปีที่แล้ว

    Aadan wll waxaan ka dalban lahaa inaad ka soo hadasho mowduuc baryahan aan lamad wareeray oo ah sababta hablaha quruxda badani uraacaan xabaglayaasha iyo dadka xun xun ee ay uga firdhadaan rag quruxdooda ku indha doogsada oo haldoora ah ay marwooyin u noqdaan.
    Please si degdeg ah.

  • @munirakhalil5379
    @munirakhalil5379 3 ปีที่แล้ว

    Aniga kenya ku dhashey dhalashadedana wan haysta lkin wlhi wan necbhy in kenyan lay dhaho hata schoolka markan jogno naloma ogalo in an afsomali ku hadalno schoolkasna dad wawen o culumo iyo jamiciyal isku shegaya joga hadana kuma bararugsano bal anaga Kenyan ban nhy bey dhaha

  • @abdirahmanabdiazizgesey2063
    @abdirahmanabdiazizgesey2063 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaal ialahy haku barakeeyo anu cidna ima badali doonto i.a lkn dhalintii reer xamar qofka inu qabiilkiisa yaqaano iskadaaye hooyadii ama aabihii ayeeydooda kuwanan aqoonin baad kahelysa oo yaqaana Selena Gomez iyo charli iyo waxyaabo badan taas maxa kaleedahy

  • @amaanmaxamed7838
    @amaanmaxamed7838 3 ปีที่แล้ว +3

    Aadanaw zhp dadkeena maskixiyan ayaa lagaga adkaaday waayo qof maanta hadii aad is laysaan oo jidhahaan lagaaga adkaado beri ka maalin ayaad awoodaa mid ka xoogan yeelan kartaa lkn hadii maskixiyan lagaa adkaado waligaa waa lagaa adkaanayaa dadkeenana in maskaxiyan lagaga adkaado la doonayaa dadkeenuna ma baraarug sana

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 3 ปีที่แล้ว

    Maraykanka yahuuda ayuu u adeega oo dhulka u sii xaadha

  • @nihaalabdirahman6586
    @nihaalabdirahman6586 3 ปีที่แล้ว +1

    erey bixinadada waa kuwa cajiib ah runti, ereyo badn o carabi ahaan an ufahmo hadna an somali ahan ugu dhawaaqi karin ba ka baartay.
    Haba iska yara adkaato lahjadaade hadana ereyo badn o aynan hore u maqal baynu kaa barana.

  • @dadirhanas8534
    @dadirhanas8534 3 ปีที่แล้ว

    sheekada qoraxda iyo dabaysha hada ka hor ba noga shekaysa maskaxdaydu wa jogta ustaad

  • @naazirbaaashe6373
    @naazirbaaashe6373 3 ปีที่แล้ว

    masha allah wllo mahad sanid

  • @ifiyehd1181
    @ifiyehd1181 3 ปีที่แล้ว +1

    War aadana ku( daashay) soo maaliga cusub miyaa

  • @yousufbakoshe
    @yousufbakoshe 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahnimada maraykanka imika waxaad moodaa in hoos u dhac ku yimi

  • @munamohamed470
    @munamohamed470 3 ปีที่แล้ว +2

    Aadanow wllo ninka Elon musk ayaa school dhisay wllo barmaamush ka soo diyaari bal sababata loodhisay iyo waxlagafilankaro ee uu aduunkakusookorin doono schoolkiisu

  • @mohaahmed6813
    @mohaahmed6813 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kusalamay kapppe

  • @maxamedlixle8849
    @maxamedlixle8849 3 ปีที่แล้ว

    Asc
    Wllo adan
    Abal waynban ku haya

  • @entertainmententertainment8656
    @entertainmententertainment8656 3 ปีที่แล้ว

    wallo bugaagtiina oo pdf mahelayaa

  • @cabdirisaqaadhaadheere7494
    @cabdirisaqaadhaadheere7494 3 ปีที่แล้ว

    Zxp libaxaa baatey lkn gesii garab wayaa tey

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 3 ปีที่แล้ว +1

    Aduunka ma ogayn in marekan laga
    Adkaan karo Caydiid radiyal allahu canhu
    Ayaa tusay Aduunka in marrkan la iska dhicin karo

  • @mustafabdirashidmursal2903
    @mustafabdirashidmursal2903 3 ปีที่แล้ว

    Maxaa adoon u leedahay ina adeer dadka keenyaatiga ah ma adaa adoonsaday

  • @abwaandalxoreeye9234
    @abwaandalxoreeye9234 3 ปีที่แล้ว

    Wlll aadan Antakiristoos qaybytii labaad hadaad heshay maad nala wadaagtid

  • @wujuuwuhuu8734
    @wujuuwuhuu8734 3 ปีที่แล้ว

    asckum walalkeey : waxaad ii sheektaa buugaas oo ka hadlaayo awooda jimcoon , ma ii sheeki karta magaciisu iyo halka aan ka helaayo , waayo waan rabaa in aan aqriyo : suasha kale ; ma ii sheeki kartaa buugagta ka hadlaayo qaacidooyin kale aad soo gilisay hada ka hor .
    mahadsanid :)

    • @purhaanxbf8496
      @purhaanxbf8496 3 ปีที่แล้ว

      Wxd akhrida buuga the art of war
      Sido kale wxd fiirsataa barnamij uu ka diyaariyay shiikh c/raxmaan bashiir

  • @rugaalmedia3563
    @rugaalmedia3563 3 ปีที่แล้ว

    Allow isil guurka nagu sosocda naga qabo

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi2708 3 ปีที่แล้ว

    👁👁

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 3 ปีที่แล้ว

    Wr wlhi nio jigjiga wy ku daysay xabashi ayaa lgu abqaalay ganacsigii yaryraa isagu wu ku daayay habeenkii mrkad xafadaha dhexsocoto waxaa kaa soo hor bixi tiro dhalinyar ah sad soomali umoodayso unbaabad arki xamashi iska laafyoonaysa dhabuubta wrkeda daa io oromo jigjiga qariib inan ku ahay ayaaban ku dareemaa anoy magaaladaydii thy😓😓

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 ปีที่แล้ว +1

    Sxb warkaagu waa caajis waala badbdalaa warka hal qaab uun looma wado

  • @cabdirxmanyare3486
    @cabdirxmanyare3486 3 ปีที่แล้ว

    taas been maha wxn ahy ardy school dhigta ardayda badanaa ma ogo marekan inoo cadaw yahy kuwo dhahaa arkay jihaad majiro galada diintodee fa finayaan maxnaga galy dha hyaan muqaalkan allow tus kuwaan saxiibo nahy oo yirahda balaya aminsanthy

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +1

    Boqolaal cadaan ah ayaa jira oo afsomaliga bartay waliba dedaal u galay su'aasha is weydiinta mudan ayaa ah ma qof aan Dan lahayn ayaa baran kara af dadkiisuba sabool u badan yihiin oo xataa aan lahayn manhaj afkoogu si toosa ugu baxo??
    Cidina af aanay lahayn ma barateen sabab la'aan.

  • @gicilo386
    @gicilo386 3 ปีที่แล้ว

    Labadii doo faar😂😂😂

  • @somalianopinion
    @somalianopinion 3 ปีที่แล้ว

    Arinka Dugsiga abaarso micnuhuu u taagan yahay hadanba fahmay waqti xaadirkan uma baahni inan tago dugsiga abaarso si aan u fahmo waxa ka dhex socda

  • @gardhaalechannel3503
    @gardhaalechannel3503 3 ปีที่แล้ว +1

    *Riwaayad qosol badan xariif magaalo xeelad ma waayo,😂 👉**th-cam.com/video/Uy6Z9WrMQD8/w-d-xo.html*

  • @jimcaalecabdi1963
    @jimcaalecabdi1963 3 ปีที่แล้ว

    Ninka kaliya ee warkiisa larumaysankaro

  • @nuuriyecade7592
    @nuuriyecade7592 3 ปีที่แล้ว

    Aadanow ayaamahan afkasan gabo amusban bidaye Somali ul iyo diirbay ahaydoo qbiilbaa kala irdheyee umadeniba la isku diray oo is wada diidan oo anbad baynu nahay idaylkene ital iyo Wan gabnay awodi afqudhan kanolahy idaylkene isirdorsonkuna wuu jiraa idilba somali