Buuhoodle magaaladi daraawiishta

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 81

  • @naykoabdi950
    @naykoabdi950  3 ปีที่แล้ว +35

    Buuhoodle magaaladi daraawiishta,Waa muuqaal kooban oo aad ku arki karto magaaladi daraawiishta,Abwaanada iyo Ciidankii gaal la dirirka ahaa ee daraawiishta.
    Buuhoodle waa magaalo soo dhaween wacan oo dadka ku nool waa dad ku fiican marti soorka iyo Maamusida martida markaas joogta.
    Waan jeclaa lahaa inaad ila daawato oo sii faafiso muuqaalkan si ay u gaadho saaxibada kale ee aan arag.

    • @nolashadhabta8005
      @nolashadhabta8005 3 ปีที่แล้ว +4

      Thanks intaad ka soo tagin xaga schoolada inaan kasoo diyaariso ahayd insha Allah next year hadii alle nafta ii daayo waa joogaa❤️

    • @xidigtacayn4312
      @xidigtacayn4312 2 ปีที่แล้ว

      Man sha alah magaaaladydiiii

  • @istarhabeen
    @istarhabeen ปีที่แล้ว +5

    Gobnimada waa lagu yaqaana reer Buuhoodle. Eedada shaaha siineyse calankaii cawaale🇸🇴 bey xirneed 😍. Hore uu socda mashaAllah, laakin ilmo adeeradiina Sool iyo Sanaag ka saara gumeesiga...

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 3 ปีที่แล้ว +6

    Maansha Allah. Waa Mgalaadii Buuhoodle iyo Geesiyada Daraawsheed. #Rag Culus Caasimada G. Cayn....

  • @ahmeddanan4618
    @ahmeddanan4618 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa MagaaLo BiliC quruxoon KoboC dhaqaaLe ku zocdo maasha Allh❤️

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +11

    Buuhoodle magaalo aan jeclahay inan mar uun booqdo
    From Burco

    • @khadraabdi5080
      @khadraabdi5080 2 ปีที่แล้ว +1

      Manshaaa🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 2 ปีที่แล้ว +1

      @@khadraabdi5080
      Wan tagay wanan ku dalxisay Buhoodle xataa dhirta baliga ku taal ee riiga laga ag qodayan seexday

  • @KifaaxSiciid-jo2no
    @KifaaxSiciid-jo2no 6 หลายเดือนก่อน +1

    Magaaadii halyeeyada , magaaladii suugaanta , magaaladii xorta , magaaladii tacliinta buuhoodle ❤❤❤❤❤❤

  • @laylohasan4069
    @laylohasan4069 2 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah waa shaxdii oo qurux midhan ah alle ha barakeeyo

  • @jamiilaabdilahi4487
    @jamiilaabdilahi4487 3 ปีที่แล้ว +2

    Caasimadydii😍♥️♥️ wadku mahadsanthy wll muuqalkan quruxda badn🙏

  • @bintudarwiishubaxdymn2872
    @bintudarwiishubaxdymn2872 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad ugu mahadsan tahay vidéo qurux badan aad kaso duubtay xarunta garadada 🥰💙🇸🇴😍🐎

  • @fatumali4500
    @fatumali4500 2 ปีที่แล้ว +3

    Buuhoodle my home ❤💕
    From sool

  • @Raho339
    @Raho339 2 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah Buuhoodle Dalkii DaRawiishta Rabiyoow Barakee Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    Allaahu AkbaR☝️
    Scw Scw Scw❣️❣️❣️❣️

  • @shabtisuhayla8344
    @shabtisuhayla8344 3 ปีที่แล้ว +1

    Ale xafadahaygii haalk ka aarkaa hore uzoco pro💯🥰❤️🙏🙏🙏😘🥺

  • @Sheikh_Madhibe
    @Sheikh_Madhibe ปีที่แล้ว

    Buhoodle ilaahay meeshu igu beerey dhulkii Hooyo 🥰❤️🇸🇴

  • @saaramohamed3472
    @saaramohamed3472 3 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah buuhoodle my home thanks brother❤

  • @blackpink2487
    @blackpink2487 3 ปีที่แล้ว +1

    MAANSHAA ALLAA AAD BAAN UGU RAXEYSTEY BUH WAA DHISMAY XATA MISJIDKI WAA LACIDHIDHYEY DHULKA DADKU ISKA DHISTEY DAWLADI SOM LAHAN JIRTEY XOLO DADWEYNE BAY AHAYD DADOW AKHIRO XASUSTA KA IDINKA IIBIYEY MA LAHAYN WAA MEL SOM WADA LAHAYD SUBXANALLAA

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 3 ปีที่แล้ว +4

    My home 😍🐎🇸🇴

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqortoyada Somali wadanimo walltinimo waa. Hoyada. Somalia. Tariiqiyan

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +1

    Noolaada Walaalahayo Reer Buuhoodle.

  • @saedibrahim3485
    @saedibrahim3485 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah buuhoodle waa magaalo diyaarsan

  • @abdirahmanhunle2773
    @abdirahmanhunle2773 2 ปีที่แล้ว +1

    Shaxdu waan mashaan kudhashay❤️🐎

  • @salebanabdillahimohamed7329
    @salebanabdillahimohamed7329 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw buhodle wamagalo qurux badan

  • @cabdishakuuraxmedcabdishak7726
    @cabdishakuuraxmedcabdishak7726 2 ปีที่แล้ว +1

    Magaladayda labaad my captital two buuhodle 🥰🥰

  • @nawalyyart
    @nawalyyart ปีที่แล้ว

    Masha’ALLAH my hometown 😊😢❤❤❤❤

  • @MohamedAli-dn6ff
    @MohamedAli-dn6ff 2 ปีที่แล้ว +6

    Magaaladan way diiday habarland in ay raacdo ..

    • @jamiilaabdilahi4487
      @jamiilaabdilahi4487 2 ปีที่แล้ว +3

      Buuhoodle kaasay taqan🇸🇴🇸🇴

    • @Ayaanle-ke1tq
      @Ayaanle-ke1tq ปีที่แล้ว

      Tuulada yar ee faqashta cuqdadeysan ku nool yihiin burco ayey hoos tagtaa

  • @hamzmo774
    @hamzmo774 ปีที่แล้ว +1

    Gulesta dulbahante my family 👪 ❤

  • @sumishahmed
    @sumishahmed 2 ปีที่แล้ว

    M.a magaaladeydii buuhodle 💕 keep going bro

  • @khadarjamac553
    @khadarjamac553 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh gobalkii darawiishta buhodle

  • @naciimacabdifataax7449
    @naciimacabdifataax7449 2 ปีที่แล้ว +2

    Buhodle 🏡❤️😘😘

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 ปีที่แล้ว

    MAR DHOOW MA ARAGTAY INSHAA ALLAH BUUHOODLE. INTERNATIONAL AIRPORT YAAN U DUCEEYNAA NASIIB BADANAA. .!!!!!!!

  • @nimcoahmed5603
    @nimcoahmed5603 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaw wllky keeping bro

  • @sahradiriye3026
    @sahradiriye3026 7 หลายเดือนก่อน

    Viva abdi madoobe ❤

  • @saadocisman9119
    @saadocisman9119 3 ปีที่แล้ว +2

    Woowbuhodlechoryusoco💪👑👑👑🌺🌺❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰

  • @balqiis6754
    @balqiis6754 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaaxa bila shaandhada ah waa dhaka jabiye😂

  • @badarshabacbadar6293
    @badarshabacbadar6293 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going bro

  • @fihimaomar5034
    @fihimaomar5034 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @shaficiali4282
    @shaficiali4282 2 ปีที่แล้ว

    Keep GoiNg Pr0 NaYko Apdi

  • @caskapoi8
    @caskapoi8 ปีที่แล้ว

    maasha dhulkayagii ssc

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 ปีที่แล้ว

    Walee dhalinyaradan wax duubaaya hadayna deegaanka udhalan halaiska ilaaliyo warwayn ayay sidaan degankan allaha barakeyo ragiyi naagaba waysocdaan waalabadanyahay reerbuuhodlaw ogada

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Waa sida baligubdle iyo wajle xadka mara dhinac kale hadad u talabtid calnka itopiya ka taagan

  • @madtingftredd3287
    @madtingftredd3287 ปีที่แล้ว

    Ayayday walaalkeed ayaa joogo Buuhoodle and he’s very wise and old. I want to visit him so bad but I’m scared of being killed because I’m Habarjeclo.

    • @ethnicjewelryshop
      @ethnicjewelryshop 8 หลายเดือนก่อน

      Lmao yeah wise decision. Ahmed Garaad we do not play

  • @nuradinahmed3
    @nuradinahmed3 3 ปีที่แล้ว +1

    Nayko horeusoco Saxib 👋

    • @naykoabdi950
      @naykoabdi950  3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid saaxiib. 🙏

  • @mustafeabdi899
    @mustafeabdi899 2 ปีที่แล้ว

    Maanshaa ALAh

  • @ahmedxussein711
    @ahmedxussein711 2 ปีที่แล้ว +4

    Khatuumo state hanolato

    • @diyeshe-yare
      @diyeshe-yare 2 ปีที่แล้ว

      War waxaas af lee miya horta

  • @nolashadhabta8005
    @nolashadhabta8005 3 ปีที่แล้ว +1

    My 🏡 home 🥰❤️

  • @Ina-Maxamed
    @Ina-Maxamed 9 หลายเดือนก่อน

    Buuhoodle❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 2 ปีที่แล้ว

    Eedaday baa dayn keleh dad jooga ila raadiya

  • @IkraanSubeer-lg3dm
    @IkraanSubeer-lg3dm ปีที่แล้ว +1

    Magaladi dalxiska kumacan iyo jawigaba

  • @roodoahmed3579
    @roodoahmed3579 ปีที่แล้ว

    mansh allh

  • @cabdishakuur__officail
    @cabdishakuur__officail ปีที่แล้ว +1

    Magaaladaan ku ababay ku barbaaray

  • @nimcocabdi3711
    @nimcocabdi3711 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 2 ปีที่แล้ว +1

    Mey home 🏡

  • @loveblessed8276
    @loveblessed8276 2 ปีที่แล้ว

    I wish women in Somali could have the freedom to dress however they like to dress. I could have love to travel back home but am scared

    • @assassinpsycho1662
      @assassinpsycho1662 2 ปีที่แล้ว +1

      I’m pretty sure u can go a few days without wearing a crop top 🤝

    • @fj1914
      @fj1914 2 ปีที่แล้ว

      Obey Allah and his Messenger (Peace and Blessings of Allah be Upon him) and you succeed. Dressing correctly is ordered by Allah for men and women in Islam.

    • @Amy_omer
      @Amy_omer 2 ปีที่แล้ว

      You can wear diric iyo shalmad, its not necessarily to wear jilbaab

    • @Certified-k4j
      @Certified-k4j ปีที่แล้ว

      Come to Djibouti and you can wear whatever you want honey. I will be your guide

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 ปีที่แล้ว

      @jamal jamal we proudly wear jilbab. My daughter who was born in America wears jilbab and she is 18 and proud.

  • @phanzilzakirov2520
    @phanzilzakirov2520 ปีที่แล้ว

    Like

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Dagmda buhodle weyan togdher hoos tagta cayn wax jira maha been bay ku sheegin hhhhh

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 ปีที่แล้ว

    Tuuladasi noga dhigan gobol xadka dhacda hhhhh

  • @kaltunali1693
    @kaltunali1693 ปีที่แล้ว

    Deegmo bay noqonaysa marka lagu daro tuulooyinka isaaqa. Lakiin hada waa tuulo yar. Tulo inkaar baa loo yaqaana. Wajaale ka weyn 7 jeer oo ka dhaqqalo badan. Laguma noolan karo orodba lagu dhafa

    • @A-T_Teitus
      @A-T_Teitus ปีที่แล้ว

      Tuulooyinka isaaq ee Buuhoodle hoos yimaada mid inooga sheeg ??
      Tuulo inkaar Habrahaa u yaqaana oo gali Kari waayay oo Habaartama Ee meeshu waa degmo dhan Ee tuulo maaha Gabiley ayadaa ka Awayn, kaliya laamigii ayaa Ka maqan Taana Waxaa u samayn Dadkooda iyo maamulkooda Khatumo state, Waa magaalada 3aad Ee ugu wayn Caro Dhulbahante Wajaale iyo Buuhoodle wax la is barbar dhigo maaha, magaalo 30 Sano La dhisayay iyo magaalo 30 Sano bilaa maamul ahayd Wax ka is barbar dhigo maaha Ee marka Buuhoodle maamul yeelato markaa is barbar dhig.

    • @KAMAALSHAH-sc9ms
      @KAMAALSHAH-sc9ms ปีที่แล้ว

      @@A-T_Teitus tuuloyinka isaaq hadaan qaar kaaga dheego
      1. Qorulugud oo degmo weyn ah

    • @michaelcorleonejr
      @michaelcorleonejr 9 หลายเดือนก่อน +1

      Kkk waad iska hadlaysa idoorow, burihii bala idin ku celin, bila deegan baad tihiin dhul baladsiigiina jamahiirta ba idin ka diiday oo afka kabaha ku saaray 😂

  • @Certified-k4j
    @Certified-k4j ปีที่แล้ว

    Wa tuulo hhhh hal waddo kuma yaalo. Wa iska tuulo yar

  • @simoonali8974
    @simoonali8974 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk