Wax badan ka ogow sida uu ku billowday Dagaalkii USC ee lagu riday Dowladdii Kacaanka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2021
  • Maxaa dhacay January 1991-kii? ( Xog Daahsooneeyd )
    Maxaa ka soo baxay kulan qarsoodi ahaa oo Guri ku yaala Km4 ay ku yeesheen madaxdii USC iyo safiirkii Ethiopia waqtigaasi u fadhiyay Soomaaliya?
    Maxaa cashir ah oo laga bartay 30 sano kadib burburkii Dowladdnimada Soomaaliya
    Barnaamijkan ayaa ka jawaabaya weydiimahaasi iyo kuwa kale ee Daawasho wacan.

ความคิดเห็น •