Qeybta 8_aad ee sooyaalka doorashooyinka dalka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 ปีที่แล้ว

    Waa la xiray

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 4 ปีที่แล้ว

    Aaway Qeybtii 7-aad. Waan waayay aniga ee fadlan Linkiga ila wadaaga. thanks.

  • @hamzamohammed1160
    @hamzamohammed1160 4 ปีที่แล้ว

    Dalsan tv thanks hanoo kis-kiseenina barnaamish dacad soconaayo ka dhiga please

  • @abdulahihusein1054
    @abdulahihusein1054 4 ปีที่แล้ว +1

    Parfasore keep goin

  • @mohamudbishar4732
    @mohamudbishar4732 4 ปีที่แล้ว

    Qaybtii 7aad aaway?

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +2

    Muxuu tanaasulaaa, dhulkii & wadankii wuu gubay Gurigiisa & xafiiskiisa ayaa qori looga saaray, Bakhtigiisii boosanooro ku taala Legos , Nayjerya ,ayaa laga soo qaaday .. Siyaad bare ayaa tanaasul rabay, caruuurta 4 jirka ah kaa yeeli mayso... Guul wade,, Jawaari.

    • @ibrahimhassan8239
      @ibrahimhassan8239 4 ปีที่แล้ว

      Caayda marxuumka inta ka daysid, professor ka wax aad kubeeniso meesha keen, mase xaaraantii ayaa wali kuu mac

  • @crahmaancolaad6924
    @crahmaancolaad6924 4 ปีที่แล้ว +1

    Qebtii 7a-aad U tube Masoogalina Miyaa Dalsan TV MAHADSANID

    • @mtrmareye5710
      @mtrmareye5710 4 ปีที่แล้ว

      Wa runta sxb
      Ana wan kula qaba
      Mana arkin qyt 7aaad

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 ปีที่แล้ว

    Waa beenti Iscain cali abukar

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 ปีที่แล้ว

    Sarkil badan la liray

  • @mtrmareye5710
    @mtrmareye5710 4 ปีที่แล้ว

    Away qayti 7aad sxbayal dalsantv

  • @abdinasirwarsame4591
    @abdinasirwarsame4591 4 ปีที่แล้ว

    Haduu tanaasulay maxuu iskaga bixi waayay soo tow soorogaaliceliyay oo Gen ceydid iyo asga afgooye iskaga horyimaadeen war beenta ka daa umada siyaad bare si wadanka looga saaro dad fara badan baa god ugaley

  • @luckyman1043
    @luckyman1043 4 ปีที่แล้ว

    Dal la gubay miyaa loo tanaasulaa waaba sheeko cusub pro jawaari arinka Iska hubi

  • @MubYus
    @MubYus 4 ปีที่แล้ว +1

    Siyaad bare.. AKA.. Afweyne .. markuu wadankii oo dhan gubay dadkii xasuuqay ayuu rabay in uu tanaasulo... waa Beeenta ugu fool xun oo uu qof bin ,aadam ah ku hadlo... waxay Af laagado weyn ku tahay waxaas uu,, Jawaari ,, ku hadlaayo dadkii maaamulkii Siyaad bare dhibaatada iyo xasuuqa ba,an u gaystay... Taariikhda ayay u gashay waxaa uu ku hadlay.

    • @xasan.jaamac
      @xasan.jaamac 4 ปีที่แล้ว +1

      Markii la bixiyay, ciddii isku reerka ahayd ee keligeed taladu ku biyashubatay maxay iskugu tanaasuli waayay ?

  • @ibnrushdaverroes7633
    @ibnrushdaverroes7633 4 ปีที่แล้ว

    Odaygaan wuxuu qaraayo aa ka badan inta uu sheegaayo, waxaa u habooneyd inuu alle ka cabsado uu xaqqa sheego waqtigiisu ma fogae