Meherkii Qarniga ee Kulmiyay Mudanta Beelaha Direed ee Magaalada Hargeysa ka dhacay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Meherkii Qarniga ee Kulmiyay Mudanta Beelaha Direed ee Magaalada Hargeysa ka dhacay
    == DHAMAYS MEDIA PRO==
    === Our Channel: / dhamays ===
    Subscribe: bit.ly/2SHt54u
    Website: bit.ly/2SnLhBr
    Facebook: bit.ly/3bAlVrt
    Twitter: bit.ly/2OPlM9T
    Instagram: bit.ly/31MG7SF

ความคิดเห็น • 22

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gabadha reer Xaaji Saalax ee Abtisame Gaaljecel duubka iyo Boqortoyada Gaaljecel waxan kulenahy Hambalyo Eedo 👑🐪 halka aad dhaqanka ku tahay ee habaryonisna hambalyo

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 10 หลายเดือนก่อน +2

    ManshaAllh tolkayo sure jecliyaa ilahay haydiin barakeeyo beerka idiinka ogsoonin waa goob hanbalyo reerka Allah haysu barakeeyo

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi 10 หลายเดือนก่อน

    Reer saalax yacniile. Shiikh. Xaafada Dariiqada...Waalaguu yaqanaa iyo reer macalin qaasin

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 10 หลายเดือนก่อน

    ManshaAllh ManshaAllh hanbalyo hanbalyo reerkii lagu nastee lagu negaaday ee barakooba Allh haka dhiigo ❤❤❤❤❤

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 10 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaha hanbalyo hanbalyo allaha ha isu barkeeyo❤

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah ilaaahay haysu barakeeeyo❤

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allaah aroos wacan beelaha doreed

  • @sahrahassan9342
    @sahrahassan9342 10 หลายเดือนก่อน +1

    Asc guarantee wanagsan

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 10 หลายเดือนก่อน

    Ilahay ha isku barakeeyo ❤❤❤

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allaaah

  • @bintihashi8265
    @bintihashi8265 10 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah ❤

  • @cawilcabdiyareofficial
    @cawilcabdiyareofficial 10 หลายเดือนก่อน

    Alle haskubarakeeyo aaaa miiiiin

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 10 หลายเดือนก่อน

    Madasha arooska Ee SNM lagaga hadlayaa waamaxay Isaaqii gobta ahaa dhamaa laangaab ayaa isusoo hadhay

  • @MahadSuldanka
    @MahadSuldanka 10 หลายเดือนก่อน

    Hanbalyo guleysta

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 10 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante Jazaka llahu khayr walee isaaq wareerisaad ku xidheen waa nana taagey xafladii arooska iyo shirkii qabiiladaa idkaga kaayo qaldamay xataa xafladda quraanka saasaanu u hadalaa waxaanu nahay xilibaan shaad oo miidhan anagoo iska hadlaynaanu aragnaa waa nana taagey anaga maaha jin ayaa naga dhex hadlaaya 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 9 หลายเดือนก่อน

    Carabi Carab bay dhashaa Canó wa isku midib. Ayan maqli jiray Somaliyey madaxa idin madobeyay Canó wa isku midibe??

  • @Hadan-hu5rk
    @Hadan-hu5rk 10 หลายเดือนก่อน

    Tola ayeey yaadirooy xataa faxladihii ma ka dhex barooranaysaan jazakallahu Dhulbahante canaa khayraa waa kuwaa isaaqii wareeriso ku xidhay oo xilibaan shaadh maad casumtaan iyo faysal majeedheen ha caayeene kkkkk😂

    • @nuurnuuraan8624
      @nuurnuuraan8624 10 หลายเดือนก่อน

      Ma afsomali ayaad so qortay

  • @MohamedAhmed-bu6xx
    @MohamedAhmed-bu6xx 10 หลายเดือนก่อน

    Aad ayuu iigaqosliyay ninkaa odagaa ee haashimiyada rerkii nabaray ee hanabaraan yidhi

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      waa runtii taarikhda waalan ee beenta laga sheegayo ayaa dadkii ka yaabi say, goorma ayay sure somaliland dagi jireen. waa ruwaayad cusub

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @MohamedAhmed-bu6xx
    @MohamedAhmed-bu6xx 10 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂