Ama garo ama hagaran. Itoobiya danteedu waa in Somaliya aysan midoobin dowlad xoog lehna aysan noqon. Masiibada ku habsatay Somaliya waa FAA'iidada Itoobiya.
War ilahey. Kacabso waryaa xil dhibanada madhihin waan tagerney otobia lakin waxaa ey dheheen. Shacbkas yaan loo login al shabaab ee dowlada. Dadkaas haka fikirto kahor inta aan lasarin la anuhu. Waxaa waxaa wardiyeya itobiya waadna ogta hay laa kin. Munaafa ayaa yahay
XASAN TUUG WAXAA U CAD IN UU BAYDHABO KU QABSADO DOORASHADA. DIGIL IYO MIRIFLE NA DULKOODA HAWIYE QAATAAN. DAWLAD XAMAR KA JIRTO EE KOOX ARGAGAXISO AH BAA GOBALADII SOOMALIYEED OO DHA´ DAGAAL KA GEYSANAYA
WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN DALKA JAARKA 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDEY. PAYJE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂. XILDHIBAANADA SOOMALIYA BERI NIN KASTI XILKA MASII JOOGAYO XILKA MARKA DALKA LUGU KALA TAGO. HADA WAA IN AY WAAJIBKOODA GUTAAN. DALKANA IYO DIMUQRAADIYADANA UMADA SOOMALIYEED HESHIISKA KU TAHAY HA BADBAADSHAAN.
Ama garo ama hagaran.
Itoobiya danteedu waa in Somaliya aysan midoobin dowlad xoog lehna aysan noqon.
Masiibada ku habsatay Somaliya waa FAA'iidada Itoobiya.
XASAN MUUSE BIIXI HA QABSADO ISAGAA BADA BIXIYEY. LAFTAGAREENE MARMARSIINYO IYAY DAMULJADIID U DOONAYSAA SI DAGAAL LOOGU QAADO DIGIL IYO MIRIFLE.
Guul soomaaliya ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
XAMAR IYO LAFTAGAREENE WAY U KALA DHAMAATAY. MAXAA XILDHIBAANADII KOONFUR LOO WEERARAY OO DIYAARADAHA LOOGA REEBAY
Mashallah 🥰
War ilahey. Kacabso waryaa xil dhibanada madhihin waan tagerney otobia lakin waxaa ey dheheen. Shacbkas yaan loo login al shabaab ee dowlada. Dadkaas haka fikirto kahor inta aan lasarin la anuhu. Waxaa waxaa wardiyeya itobiya waadna ogta hay laa kin. Munaafa ayaa yahay
❤❤❤❤
.waar heedheha kani lafta gareet layidhaahdo madoqonkii habeen qudha casheeyeybaa waligey nacas nimo intaa leeg odey hore iyo odey danbe midna lagama sheegen nacas nimada iyo gun nimada uu nikaasi kudhaqaaqey majirto calaal xumo qof bili aadamihi qaado midka xun mida uu uqaadey lafta gareet umadiisii somaaliyeed mana jirto garaad xumo kafool xun garaadka uu ku gartey cadaaweda shacabkiisii somaaliyeed uu kula kacay iyo dalkiisii calankiisii umadiisii somaaliyeed wadada uu qaadey waxay kutahay umada somaaliyeed kabiir siqiir caamo midka yaabisey inuu cadawgii dalkiisa iyo umadiisaba uu lugta u qabto cadow kusoo maqan diintiisa iyo maalkiisa iyo dhulkiisa nin kusoo duuley inuu wadadii loosoo maraayey usii xaadho uuna yeedho majirto gun nimo kaweyn oo qof somaali ihi sameeyi mida uu sameeyey sikasta ood dadkaaga iyo shacbkaaga khilaaf idiika dhaxeeyo ma inaad cadow kusoo hogaamisaa waamaxay calool xumada somaali kaafogeysey ee cadaawe aad dalkaagii iyo umadaadii aad uugu.loogeysaa halkee ayaad ilaahay kaga dhuumaneysaa halkee ku qarin doonta ee umada somaaliyeed kaga dhuuman doo ntaa miyeeyna taariikhdu xaashi xun dhabarkaaga ku qormey wajigaa gubey ee umada utudh alle haana
Uuga toobad keeen dambigaad gashey dib uugasoo noqo hadaadkasoo noqoto geesi ayaadtahay hadaadkusii socotana ogow taariikhdu weyku qaban doontaaye
XASAN TUUG WAXAA U CAD IN UU BAYDHABO KU QABSADO DOORASHADA. DIGIL IYO MIRIFLE NA DULKOODA HAWIYE QAATAAN. DAWLAD XAMAR KA JIRTO EE KOOX ARGAGAXISO AH BAA GOBALADII SOOMALIYEED OO DHA´ DAGAAL KA GEYSANAYA
C. Laftagareen waa in lasooxidhaa
😂😂😂😂😂. HSH kaga dhow in laxiro
HABARTAN XUN CIIDAMADA SHEEGAYSAA WAA MOORYAANTII HAWIYE ACTION GROUP EE XASAN DHIIQO SAMAYSTAY. Yaa aqbalaya hawiyoow warkaas
WAR WAX LA QARIYABA XOOSH BAA DAAHA KA QAADAY DAMACA HESHIISKII 3 GE3SOOD KA AHAA EE SHURUN SHUUR SAMAALE KU KALA SAXEEXDEEN DALKA JAARKA 😂. QAYBTII 1KOWAAD WAATII MUSE BIIXI U SOCON WAYDEY.
PAYJE KII 2 LABAAD BAA BILOWDEY OO AHAA IN DALKU KA BAXO FEDERAL OO GALO CONFÉDÉRAL. WUXUU XOOSH ISLASOO BIKAACIYEY IN XASAN SHEEKH DICTATOR YAHAY OO TIISU SOCOTO. WAA NASIIBDARO IYO BEEN AY ISU SHEEGEEN😂. SOOMALIYA DASTUUR AAN HESHIIS LAGU AHAY MID SOCONAAYA MAHA. DAGAALNA DAMULJADIID CIDNA KAGAMA ADKAANAYSO EE WAA WAALI WAXA AY KU SOCDAAN😂. XILDHIBAANADA SOOMALIYA BERI NIN KASTI XILKA MASII JOOGAYO XILKA MARKA DALKA LUGU KALA TAGO. HADA WAA IN AY WAAJIBKOODA GUTAAN. DALKANA IYO DIMUQRAADIYADANA UMADA SOOMALIYEED HESHIISKA KU TAHAY HA BADBAADSHAAN.
WAR XASAN MUXUU U BAACSAN WAAYEY MUUSE BIIXI ?⁉️ OO AH NINKA DHUL IYO BADA SAXEEXAY ? HAWIYE DHULKA DIGIL IYO MIRIFLEY RABAAN