Super power iyo garxajis oo gacaloobay waa arin fiican iyo tol gacaloobay gabadhu waa super awal gar.agaan sacad muse gar.ahaan xuseen abokor gar.ahaan nuux ismaciil ree axmed from sacad muse
Garxajis waa reer wangsan ayayday Aabahay dhashay wa habar yoonis alle ha uu naxaristo ayeey qimo bdn ayay ahyd❤ aniga Hooyoday macan wa cidagale reerka aadban iskugu maranahy hadaan nhy Ahmed noox ama reer Ahmed ❤❤❤
Gob iyo Nasab ayaa is helay waa sidii u ahaa dhaqankeena gayaankii dhabta ahaa ayaa is helay Reer Abtigey gobanimadoodii iyo reer tolkey xadaaradoodii Allah ha is ku barakeeyo
MANSHA ALLA WAA INAN TII AN ADEERKA U AHAA EE FOSIYA CABDILAHI DAROD.ILAHAY QOYS ĶI LAGU BADHAADHO EE UBAD KHAYR QABA OO WIILAL IYO GABDHBA LEH HA IDIN SIIYO ISKU RAAGA ISKU LIIBANA
I respect Sacadmuse and reer Ahamed. subxaanalah, the suldaan is the one who said the " jeegan". You should have ccontacted Dhulbahante gobti Nalaye Ahmed.
@@hamdalaki1787ciidagale iyo isaxaaq xagay dagaan hargaysa adeer dadka kala baro marka nin garxajis ah ceerigaabo gaynayso nin tolkiiya o sacad muuse ahna hargaysa adigu sidee wax ufahanta raga ama hargaysa uwada daa way wada dagaane ma gabiley iyo oodwayne kala gee halkaa a6aa ugaare sxp kaftanka raga waawayn soo baro Wali wan yartahay
asc guurka iyo calafku xuduud ma leh ee guurka yaan la gobolayn kaftankana ajar laysgama qoro ee ducadaa ajar laysaga qoraa guurkuna wuxuu ka mid yahay is dhexgalka bulshada ee gobolayta ka daaya waad mhdsa tihiin dhalinyaradaa is cugtayna ilaahay habarakeeyo.
Badaw khayr male siyaasadiibaad ku caqli iyo indhaba beeshay bal ufiirsoo intaa nine hadashay badidood abtibay iskuwadayihiin hadana waakala siyaasad guur quruxdii waa in aad cidkaa duwan ama kaa fog laxididaa waxa la iskuyahay iyo waxa la iskuhayo iyamaawayn
WAA DAD BARAKAYSAN SAA AFWEYNE IYO CAWAANTII DAD CUNKA AHAYD BAY HADH CAD ISKA KICIYEEN DALKOODII MARKAY HANTIYEENNA WAY ISKA CAFIYEEN CAWAANTII DAD CUNKA AHAYA.
Meesha ceeb baa ka dhacdaye maxamud warsame ma isaaga wax guursadaye miise isaga la,guursadeye oodayegu sidee buuu u hadlaye maxamud maaha nin la, qaadto ee nin idag waxqaate ceeb oodayega waa dhaqaan ceelis af somaligaba mayaqaan
Masha allah isaaqu waa nasab sikastay ukala siyaasad duwan yihiin ahadana waa dad hal meel ku qata kaftan bila turxan ah
Gobtii isaaq ayaa is guursatay hambalyo hambalyo
Cali gurey sawka hantaataqay ee xataa wadani ridey
Muusena Madaxwayne ula riyooday maalin cad subhanallah
suldaanka guud oday xasan salaanta sandalada isaaq ayanu salaamayna
Hanbalyo Maxamuud Warsame jama iyo Marwadiisa Foosiya Abdilahi Darood. Ilaahay ha isu kiin barakeeyo. reerkii dalka iyo dadka anfaca ilaahay ha idinka dhigo.
Wiil iyo caano gabadh iyo Caano.
Laandheera yaashiibaa is helay gadhwayn iyo xadaaradii axmed nuux
ماشاءالله تبارك الرحمن 🎉 🌹🎉🎉🎊🛒حفلة عروس عمي محمود ورسمي جامع وعروسة فوزية عبدالله داوود 😊😍😍😍👏🏾👏🏾👏🏾💐💐💐💐بارك لله محمود وبارك عليهما وجمع بينهما في خير
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير...
Cali Gurey waa nin weyn oo wax badan og. Hambalyo walal Mohamoud yare iyo xaaskiisa Alle ha isu barakeeyo
ManshAllah 💐❤️🎊 Meeher Wacaan Meesha kaa laa taaga Jajalaanta iyo Siyasada Oodayal kuu washay
Maansha allaah
Kaftankii caligurey baa qaaday
Kkkkk
Mashallah reerka allah ha barakeeyo 👑👑👑👍🇮🇷👍
Super power iyo garxajis oo gacaloobay waa arin fiican iyo tol gacaloobay gabadhu waa super awal gar.agaan sacad muse gar.ahaan xuseen abokor gar.ahaan nuux ismaciil ree axmed from sacad muse
Meherkan ragba isku arkay Masha alaah madax dhaqamedkii habar awal iyo madax dhaqankii garxajis iyo siyaasiba
Hambalyo Inaadeer 🌷🌷🌷🌷Habar yoonis Lama badali karo
Garxajis waa reer wangsan ayayday Aabahay dhashay wa habar yoonis alle ha uu naxaristo ayeey qimo bdn ayay ahyd❤ aniga Hooyoday macan wa cidagale reerka aadban iskugu maranahy hadaan nhy Ahmed noox ama reer Ahmed ❤❤❤
Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo reerka cusub mar kale hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Manshaa Allah Tabarakallah indr.
I Wish you have long happiness and good health together for many years to come.🤲👏👏👏💍👰
Gob iyo Nasab ayaa is helay waa sidii u ahaa dhaqankeena gayaankii dhabta ahaa ayaa is helay Reer Abtigey gobanimadoodii iyo reer tolkey xadaaradoodii Allah ha is ku barakeeyo
Xadarada Ciirigabo Yareebarow.
Manshalaah Manshalaah Manshalaah Alle haysu barkeeyo aammiin yaa Rabi
Maasha Allah Allah haysku barakeeyo ❤🤲
Alle haysku kiin barakeeyo Insha Allah isku waara Ubad khyr qabana Alle haydin kala siiyo.
Maansha allaah suldaan Hassan alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuubarakeeyo Zuldaan nin aftahanimo kugugaadhaa waa yaryahe
MANSHA ALLA WAA INAN TII AN ADEERKA U AHAA EE FOSIYA CABDILAHI DAROD.ILAHAY QOYS ĶI LAGU BADHAADHO EE UBAD KHAYR QABA OO WIILAL IYO GABDHBA LEH HA IDIN SIIYO ISKU RAAGA ISKU LIIBANA
INANTA FOSIYA CABDILAHI DAŔOD.FOSIYA BIDE.OO AY DHASHAY WALASHAY AMINA CALI
Illahay ha barakeeyo qoyskan cusub
Suladan xasan ilahay cimeiga halku barakweyo waxad saldinta dheertay kalsoni iyo hibo ilaha ku sii yay suldan
Suldaanka jeeganta
Masha Allah
Congratulations
Hambalyio Hambalyio
Congratulations congrtalutions congrtalutions congrtalutions king iyo queen maxamuud warsme iyo marwdisa foosiya
Maasha Allah dayarta Allah ha isu barakeeyo
Mansha allah mehera wacan
I respect Sacadmuse and reer Ahamed. subxaanalah, the suldaan is the one who said the " jeegan".
You should have ccontacted Dhulbahante gobti Nalaye Ahmed.
Reer ayeydey naaleye ahmed bi'ina faarax
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما بالخير او فى الخير
Mansha allah eshcalaa guur alle ha isu barakeeyo mudanha marwadisa ,Amiin Amiin Amiin, allay lehe Rag ba isku arkay
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
Mashaa allaah hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo
Masha allaah maxamud warsame jamac baarkalaahu caleehim wabarkalahu jamacubenku bilkheer
Masha siyasiga da'da yar ILLAHAY haysukiin barakeeyo ubad DDD iyo naftoodaba anfaca haydin siiyo
Hambalyo afhayeenka madaxtooyadda
Mashalah mashalah hanbalyo hanbalyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍👍👍👍👌👌👌👌
Ader ilahay runta kuguma cadaabo mj cali gurulay
ماشا الله الف مبرووووك حج
MashaAllah baarakallahfiik
Guurkii iyo meherkii waxuu noqday in laysugu faanoh waa hollywood arooskoodii
Aroosyadaa kolay way kalasareeyaan markaad inan aan inaderta ahayn aad doonto kolay waalagama maarmaan kaftanku
War odayashu masanay udhatqleyan wabay kadhabqiyen rerki meherki iyo farxadi hadalo xigmadysanba kuma hadlin hampalyo rerka alle habarakeyo
May Allah bless you and your family insha Allah ⚘⚘⚘⚘⚘⚘🌹🌹🌹🌹
Nimanka baryoonis ee hibadu saarantahay ayaad Maxamuudoow kadhalatoo welibadheega sare katahay
Masha allah hanbalyo abti qaali rugsan iyo reer San ❤❤❤
Congratulations to both of them .
kaftankii ceerigaabo iyo gabiley dhe ama kaftankii bariga iyo galbeedka hargaysa sidaas ayay sax kutahay cami😃👍
Hargeisa ya daga saw nuux ismcil maha gabiley waxa leh jiibriil abokor dadka ha isku qaldin
@@hamdalaki1787ciidagale iyo isaxaaq xagay dagaan hargaysa adeer dadka kala baro marka nin garxajis ah ceerigaabo gaynayso nin tolkiiya o sacad muuse ahna hargaysa adigu sidee wax ufahanta
raga ama hargaysa uwada daa way wada dagaane ma gabiley iyo oodwayne kala gee halkaa a6aa ugaare sxp kaftanka raga waawayn soo baro Wali wan yartahay
@@hamdalaki1787 hye dhe nuune xamda indrtay sharaf iyo quruxba badaneey indr geesiyad tahay isaaq wan kuquriya lkn kaftanka qaar kaleexo
@@hamdalaki1787 digits ka hamda kadib edit N delete kkk reer galbeedku maxay yidhaahdan you never know??
Ma qotiyad bu gursaday.kolay dahbay rabane
asc
guurka iyo calafku xuduud ma leh ee guurka yaan la gobolayn kaftankana ajar laysgama qoro ee ducadaa ajar laysaga qoraa guurkuna wuxuu ka mid yahay is dhexgalka bulshada ee gobolayta ka daaya
waad mhdsa tihiin
dhalinyaradaa is cugtayna ilaahay habarakeeyo.
Muuse Biixi inta aanu cali guray ku gaadhayni waa kaftanka bilaa turxaanka ah.
Lol muuse wakhtigii uu muuse awowgii geela raacayey cali guray awowgii business man buu ahaa wana qora waxna akhriya oo bada ku dawaafa
@@jamalskp7280
Waa ilmaadeer oo waa ilaahay mahadii haduu midna geela inoo ilaslinayay dhulkana difaacayay midna lacagta samaynay waa nicmo nicmo ku sug
Maasha allaah isku waara
Ilaahay haysukiin barakeeyo
Hadal xumada cali Guray iyo Cadami uudulqado.
Hanbalyo han balyo guduumiyaha wakii ladana waxaan leeyay alle ha kuu siyaadoyo hadal wanaagaaga iyo.diintaadaba
Yarkii hadduu si wacan u gacan-galay ... waxaynu sugnaaba waa isagoo sida awr raray ah biyaha ka dhaamiya ceelka labo-nuux ilaa iyo Gabiley inta u dhaxaysa!
Badaw khayr male siyaasadiibaad ku caqli iyo indhaba beeshay bal ufiirsoo intaa nine hadashay badidood abtibay iskuwadayihiin hadana waakala siyaasad guur quruxdii waa in aad cidkaa duwan ama kaa fog laxididaa waxa la iskuyahay iyo waxa la iskuhayo iyamaawayn
@@suldaanaskar2368 waar ninyow waa run laakiin idinku dhaqanka Soomaalida maydaan lihidin, dhaqanka Oromadaa leedihiin
@@osmanahmed7832 kkkkkkkk indr waad iga qoslisay subhanallah
Ninkii maxamuud heego ugacan galay ayaad leedahay waar indr meel xunbad ka baadhay walle midhkaas
Masha Allah ❤❤❤❤❤
SANAAG WAA DALKII DALXIISKA IYO AWOOWAYAASHA
Maasnha Allah hambalyo hambalyo hambalyo 👍🙏💖❤♥
Tolow toorno Iyo Ninkaa kale Maaney Soo Quraacan 😅😅Manta dhan Wuxuun bay Cunayaane🤣🤣🤣
Allah ha barakeeyo reerka Cusub.
VIVA LIBERTY CERIGABO
Masha Allah👑
Maash Allah hamblyo hamblyo hamblyo
ali guray madhama waa oday xabadi jiidhay berigi hore waan magi jiray had waan ka hadhay wuu dawakhay ban filaya
Hambalyo meher wacan
Mòchallh illhay hadiin xifdiyo Wlo qlih ubad qayr qaba alle hadin siiiyo mòchallh
Odayaasha maxaa wada gubay illaahayoow reerka barakee
Caadami joog joog anigu reer burco ayaan ahay qaybta bariga ha odhan halkan ayuu fadhiyayaa gabadhu dhaxdin ceeri ayaa lagaynayaa ee joogsada
Ha ka yaabin inabtigey baa tausarada Hargeisa la siinaya kkkk Hablaha 2 nuux xududa Maroodijeex ma dhafaan inabti🥰
Inalihay waa Inaa lilaahay raajucun.
War.niminkii ,aan islahayen Dalkaa.haa. Hogan.sheen
Maa.meheer bay kuu. Soo.urureen
Waa barwaaqo meherku mawaxaad rabtay in ay bilaa xaas ahaadaan mise in ay zino ku dhacaan waamaxay kalmada geerida eed isticmaashay
Waxdhaama lawaa meel kawacan oo latagilahaana majirto
Hambalyo❤❤❤❤👍👏👏👏👏❤❤
walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕
Mansha Allah
WAA DAD BARAKAYSAN SAA AFWEYNE IYO CAWAANTII DAD CUNKA AHAYD BAY HADH CAD ISKA KICIYEEN DALKOODII MARKAY HANTIYEENNA WAY ISKA CAFIYEEN CAWAANTII DAD CUNKA AHAYA.
Cukuse wlhi waa nin adag 😂😂😂😂
Cajiib wallee wasiir kii baa maanta Hablihii Hargeysa meherinaya ma durba
Masha allah.
Dameerka madow ina koore
Meesha wuu ku kaajey
Meeshan ma jeegaan kalaa ka abuurantay garxejis iyo awal xidid mise xadhig
Maasha allaah
Ma.afhayeenkii.madaxweynahaa
CADAMIYOOW MIYAANAD ADIGU WAXBA KEENAYN MA WAXUUN BAAD SUGAY
mabsha allah
Suldaan xasan iyo laab saax waa laba aftan maansha boqor tooyo awal
Congratulations 👏 👏 👏
My aptigy and ina adeertay
Hambalyo isku waara abid.
Cali Guray Nin adag baan moodijiree lkn waxbadan baan u duubnayn.
Bal waxan eega inta odaygu dayriyey kuwan maxaa keenay waar dadkan hadalka MAXUD XAASHI ha baro dadkan.. Cakuse, warancade thanks walee.. Waar anaaba tii sadexaad moodayee ninku waa maakhiriye ma wax buu qarinayaa.. 😂
Hadal xumaa balaayo kula dhabano xayiignaatay cerigaabo miyaa laysku cunaa hush
ZamZam Abdi ma reer Sanaag baad tahay miyaanad reer Hargeisa
@@ghazalihussein7990 mayee waan ahaye hadalkiisaan aad ula yaabay hadii la yidhaa ninku talyaaniguu ka yimi sidaa umuu hadleen hargaysa iyo cerigaabo waa isugu kay mid
Hambalyo
Cadami hadalkiisu waa badhaacis .sidii dumarkiibu ku leeyahay ninkaaga maraacaysid, waan kuu calool adaygayaa, ar naga aamus .
Waa wax lala yaabo waa runtaa waa badhaacis+badhaacis+badhaacis=waxbayahay
Waa runtii dee inanta maxaa geynaya dhul ayna arkin gabadh 2 nuux ah inabti dehaan kale.maba qabanayso inadeertay iyo inabtigey Hargeisa ayaa ka badan
@@ayaanahmed3421 hakuu ninkeedu geeyo ayuunbay tegaysaa hargaysa iyo cerigaabo isku mid
CEERGAABO MXAA GEENAYA ISAGIIBAA KASOO ORDAY
INANTU MIYAA LANACAY
@@cadarus75 inantu waxay reer hargaysa ka wayday bay reer cerigaabo ka heshay no cuqdad
Meesha ceeb baa ka dhacdaye maxamud warsame ma isaaga wax guursadaye miise isaga la,guursadeye oodayegu sidee buuu u hadlaye maxamud maaha nin la, qaadto ee nin idag waxqaate ceeb oodayega waa dhaqaan ceelis af somaligaba mayaqaan
Waanu soo dhawayinayinaa siidigayo.ciidagalah iyo reer ahmed nuur waa mid qudha
Waa Haber Yonis iyo Reer Ahmed Ciidagalah mash k jero🤣🤣🤣🤣
@@deqaabdi7328
Ciidagale iyo Axmed nuux waa lag iyo dhuux yaakala gurikara waana walaalo hadana waba iswada dhaleen
@@nasyadeuanyeong8707 aad iyo aad Ciidagale iyo rer Ahmed ama Nuux Ismaciil waa ul iyo diirkeed💕 Ciidagale gob iyo Nasab
Nasyadeu Anyeong Ciidagale mash maxa kan dadakan midna mahaa Ciidagale yaab!!!
Kii koowaad maaha kii labaad maaha dad kan meesha isugu yimi l don't understand what is wrong with them
ALI GUREY IDINKU MARBAAD DHACDEEN MARKALE WAAD SOO SOCOTAAN KKKKKKKKKKK
Two Dhulbahante men and the habar Jeeclo man speechs are respective and to the point.
What is wrong with Hargeysa Intelligence.
Ina miyateen wxuu qabay gabadh reer ahmed ah maaha tii u horaaysey in
Aniguna Cali qasaare baan kuu bixiyee meesha niicda kala tag.
Guulaysta labadiiniba
Qolada reer maroodi jeex dahabka waad isku yarayseen buurtaanu kuus idiinka soo qaadi
Amiin amiin
Maa..shaa.allah